MAXAMED DAUD OO KU BEEN ABUURTAY WIILKI 3 BILOOD ISBITAAL SOS LA DHIGAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @CiiseDiinCabdulqadirCapt-tx1pf
    @CiiseDiinCabdulqadirCapt-tx1pf หลายเดือนก่อน

    Dahir sxb qof wanagsana tahay yarkan caawi allaha ku caawiye

  • @baarliin527
    @baarliin527 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahow daahir calasow haku dayicin😢

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 หลายเดือนก่อน +1

    ❤Dahiroow wiilkan wa fariid an ganban e abe u noqo😢😢😢 o gacanta ku haay😢😢😢 😢😢 a

  • @hudafarah1501
    @hudafarah1501 หลายเดือนก่อน +2

    Daahi ilaahay kheyr alaha Ku siiyo wiilkaan caawa

  • @carafatabdiwahib315
    @carafatabdiwahib315 หลายเดือนก่อน

    Dahirow Allah kusiyo cimri dheer iyo cibaado suban❤❤❤

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 หลายเดือนก่อน +3

    Cunugaan waa dayax 15 naad ah codkar ah maansha alaah

  • @khadramohamud9184
    @khadramohamud9184 หลายเดือนก่อน

    Miskiin Walaahi Albaabkii Rabi u furay ka xiri rabaan. ALLAHAYOW Kuwa wiilkaan yarkaa dulmiga ku haayo horayna u dilmiyey ka qabo😢😢😢 .Cabdinasir walaal qaali dadka xun inta fiican baa kabadan Allaha ku caaeiyo❤❤❤

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 หลายเดือนก่อน

    Alla dahiroow wiilkaaan sad ugu hiilisay alle ha kugu hiiliyo 😢😢😢😢 wayo waxey raban inaa la cawin😢😢😢😢 wa dad xasidiina😢😢😢 dahir wiilkas gacanta ku heey abe an adiga eheyn malahan😢😢😢😢😢

  • @SadiaJumbur
    @SadiaJumbur หลายเดือนก่อน +1

    Marshall alaah ajar alaha kaa siiyo

  • @Jemalahmed-qf7lu
    @Jemalahmed-qf7lu หลายเดือนก่อน +1

    ilaHay haku xifdiyo dahirow adiga iyo ubad kagaba

  • @Shukriin23
    @Shukriin23 หลายเดือนก่อน

    dahir ilahey haku sharfo adun finicma aaqira filjana❤❤

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q หลายเดือนก่อน

    Daahir ilaahay kudayici maayo inta aad masakiin ta caawi nayso oo garab tagan tahay ❤

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g หลายเดือนก่อน +4

    Maxed daud waa nin waalan oo aad u fudud maxkamadan Dahirow iska saar wax uu kuu kor dhinaayo ma jirto waa nin aad iyo aad u fudud

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allaaha Allaaha ka malsiyo wan masantahy idan ku cawin😍😍😍👍💐sida dakan💐💐💐💐Allaaha cimriga ku barakey 💐💐💐😍😍😍🤩🤩🤩🤩🤩😍😍😍😍

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 หลายเดือนก่อน

    Daahir Calasoow nin culus baad tahaye keeping going mudane.

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah wiilkan wada yaa loo dulmiyey. Waar dadkan waa

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 หลายเดือนก่อน

    Waa dadaalaaya William miskiinka ah. Dad Allah haloo caawiyo. We should support him. This is wrong. He should not be intregaged by different groups ...

  • @rahmakhalif6891
    @rahmakhalif6891 หลายเดือนก่อน

    Wiillani hala dhaafo waana runtii

  • @Khalidrasta99
    @Khalidrasta99 หลายเดือนก่อน

    Daahirow wiilkaa adiga
    Kuugu ognahnay sxbow somali waxay tiraahdaa Maskiin baa Miska La kora Leh 😢ila soco

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน

    ABAABA HA DHAGEYSAN GARSOORE MAXAMED DAUUD

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 หลายเดือนก่อน +2

    Mama iska jiifta wiilkeedii kajoofayso hooyo mahan taasi waa lacag doon

  • @xawonur-k3z
    @xawonur-k3z หลายเดือนก่อน

    SAX DAAHIR AQLIGA ALEKAAMO QAADO 20 INTEEYKUOGEED

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 หลายเดือนก่อน

    M. Daud asaga waalan oo xanuunsan. Waa ey ka xun in la caawiyo wiilka maskiinka.

  • @canabcalibaashi8175
    @canabcalibaashi8175 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed daauud soo kiii waalna yaa yaresanyaa😂

  • @qamardagan8175
    @qamardagan8175 หลายเดือนก่อน

    Calasow xagee nambarkaaga laga helaa

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 หลายเดือนก่อน

    Mohamd daud wa bentis waye

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน

    ABAABA ASAGA IYO GARIIRAYE DUKAAN HALO CAMIRO MIDNA GALAB HA GADO MIDNA SUBAX SHIRKAD HA NOQDAAN

  • @truelife6820
    @truelife6820 หลายเดือนก่อน +1

    Wayaab wiilkaan halalataliyo
    Malinta qiyame qofna maweydinayo yaathay io hoyada io abahaa keen
    Blseayga ayaa kaweydinayaa
    Mahan inuu wxas iskumashquuliyo
    Wey cadahay iny dhaleen habar io oaday xaran isku arkay dad xalal isku mehersaday ilmo ay dhalen o 3 bil jiro xili qoraxkuleel ah meel lamadhigeen
    Mana aminsani inuu reer helayi inuu aqbalo wxuu yahay ayaa ugafiican inuu San iskubaafiy9 wlhi hdy maqasho xta ineysan Rabin wan hubaa
    Horta ninka maba aqonsankaro blse naagta wey taqana cunugeda
    Xiligey mesha dhigtay halkey dhigtay intu jiry io sidokle ninki kadhalay siduu u ekaa wey ogtahay dabcan, cabdinasirow abowe illhy caabud qabilkan waa wax aduunkan uun KU eg iskadaa ciyaal sos ayaa kamidthay ilmo lasoturay qofna muurabin taas kumarabto haradsan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 หลายเดือนก่อน

    ABAABA WIILKA SOMALI AYU KA DHASHEY WA IN LA GARAB ISTAAGO

  • @KhaalidCraxiin
    @KhaalidCraxiin หลายเดือนก่อน

    Borrow daahir qeyr alaha ku siiyo

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 หลายเดือนก่อน

    hooyada iyadabo xaq lagu leyahay oo canug allah ku arsaqay bey jid ku turtay asiga muxu danbi ah uu galay mar key ha bareso

  • @maryannuur2123
    @maryannuur2123 หลายเดือนก่อน

    Sax.sax.sax

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 หลายเดือนก่อน +2

    daahir waxasi wa been cabdinasir yan laga been abuurin wiilkan daruufta wey ka muuqataye kuwas ha maqlin wiilkan yan isteres lagu furun ee shaqo abuur halo sameeyo xaasidka badan

    • @MaryamaTahliil
      @MaryamaTahliil หลายเดือนก่อน

      Wlhi abaayo waa runtaa aniga iyo cabdi naasir 2014 aan ciyaalka sos ku aqaanay allow kuu gargaar abwe❤❤❤

    • @Ahlu___kheyr
      @Ahlu___kheyr หลายเดือนก่อน

      ​@@MaryamaTahliilwalal soos ilmaha ku jira dhamaantood ma hooyo iyo aabe la'aan miyaa

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 หลายเดือนก่อน

    Iyado tuurty isago 3 bilod jira manta wajiga ay ku sheegan karta maba jiro

  • @Theking24h
    @Theking24h หลายเดือนก่อน +1

    Moxamed Daud inkar qabe thy beenlow thy ka xishow wilkaa maskinka

  • @qamardagan8175
    @qamardagan8175 หลายเดือนก่อน

    Wiilkaan waxaan aqaanaa gabadhii sos ka shaqeyneysay oo abaayada u ahayd isagoo yar ayaa loo keenay waana gurigii kow la keenay hadaad rabtaan waa leydinku soo xariirin karaa

  • @mandeeqmireofficial3346
    @mandeeqmireofficial3346 หลายเดือนก่อน

    Habraha Soos kusoo koray oo wiilkaan caawinfiisa kaxun haba habar beena udiraya hajoojiyaan wiilka yarkaa dinma le ekaa naayaadaa ka dhamaada

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 หลายเดือนก่อน

    Kun dukaan mey firtaa yaanyo ayey ku goobeeyan naagaha

  • @jeelemohamed5344
    @jeelemohamed5344 หลายเดือนก่อน

    Way dagaalayaan 2ba gaahaa wax ha isugudaran bra

  • @sahraGaalib
    @sahraGaalib หลายเดือนก่อน

    Laba kunoo doolar maa dukaam furto been badanaa miis ama gaari gacan wax waa saari karyaa wax kale ma goyso

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 หลายเดือนก่อน

    Maxamed daauudka fududaa wixii loo sheego ma iska rumaysanayaa .. 9 bilood ka hor buu is baafiyay may u timaado.. hadda hadday xamar timi oo hooyo rasmi ah tahay markay diyaarada kasoo degto ayay u tegi lahayd....xitaa run tahay waa qayrul masuul isagoo 3 bilood jira ayay tuurtay

  • @weriswerisina1183
    @weriswerisina1183 หลายเดือนก่อน +2

    Been badanaa hooyada hada so baxday waa xay ilaahay ka baq hooyo maha ma naagta garoowe ku silcisay taasi ha igu sheeegin DNA hala timaado

  • @NourGazim
    @NourGazim หลายเดือนก่อน

    Markay cawin kaarto gob ba ku tahy lkn inta kale kuma hayo guleso

  • @IsmaaciilGaaweeto
    @IsmaaciilGaaweeto หลายเดือนก่อน

    Ma damac ayaa ka galay halaha yar oo loo aruuriyay

  • @FadumoCumar-w8n
    @FadumoCumar-w8n หลายเดือนก่อน +1

    hooyo ma aha waana been c abdi naasir waa wiil sharaf leh o ay daruufta ciishay lacagta ayey kugu aragtay miyaa saddex bilood ma ilowday markaad u baahneed hadda uma baahnid ka carar waxad tahay wiil naxariis badan o wanaagsan yay ka faaidaysanin magaca hooyo ma istaahisho

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 หลายเดือนก่อน

      Sax hdey dhashy mey jiifteene wey soo ordi laheyd sida haadka... Waa fake runtii.

  • @AaminoAamino-us2rj
    @AaminoAamino-us2rj หลายเดือนก่อน

    Asc.waa.been.lakin.muhiima.wax.ah.dhii.adnaeena.waa.muuhiima.

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 หลายเดือนก่อน

    cabdinasir cidna ha ugu dhoofin meel wa iga talo somaalida qaar wa lugooyo nolosha aad hada galeyso bey ku quuri layahiin hunguri baa galey weliba iska hubi DNA musuq masaqa wu badan yahay dhaqtar ajanab raadso

  • @weriswerisina1183
    @weriswerisina1183 หลายเดือนก่อน

    Daahir calsow qaamaquu ayaa kula hadley

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 หลายเดือนก่อน

    Daahirow waad saxan tahy crurta somalidu wey dulman yihiin... Wiilkaan yaan lasii dulmin, hooyadaasi waa been waayo hooyo ay ilmo ka lunsan yihiin iyadoo xiimeysa ayey Xamar imaan laheyd oo DNA ga dhiibi laheyd😢 miskiinkaan yaan lasii lugoynin.