Xabsig Mohammed Daud iyo Safiya Dagaal kulul Daahir ALasow AFka Furtay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 46

  • @Xograacmedia1
    @Xograacmedia1  4 หลายเดือนก่อน +6

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu
    soo bir oo Subscribe saar, akhyaareey
    Muuqaalka share iyo like ha lagu cimaamado.
    Mahadsanidiin.👇
    th-cam.com/video/EIqGjqcSa70/w-d-xo.htmlsi=NRO_Q0NK6cfHcUzw

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 หลายเดือนก่อน +12

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 3 หลายเดือนก่อน +2

    subxaanalaah.

  • @a3d1rahman
    @a3d1rahman 3 หลายเดือนก่อน +1

    Istaaqfurulah

  • @hhabdi4981
    @hhabdi4981 4 หลายเดือนก่อน +8

    War ilaahay kabaqa Muslim baad tihiine miyaydaan ogayn inuu ilaahay idin maqlayo

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 หลายเดือนก่อน +6

    Safiyaa ka fiican ninkan Subxaanalaah

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be 3 หลายเดือนก่อน

      Asagaba waa wanaagsan yahay balse waa sixranyahay mana xumo inuu Qof fiicanyahay waamuuqata

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 3 หลายเดือนก่อน

    Tolkeeyow idinkoo walaala hadaad isku caaycaayina Wlhy waxaan aduunka ugu necebahay ee plz walaaladey 🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanalaah

  • @hhabdi4981
    @hhabdi4981 4 หลายเดือนก่อน +4

    Gabadha hacaayin

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana Laah meesha waa laga dhintay waxaas ayaa maxkamad lagu sheegayaa yaqyaqsi. Mohamed Daud iyo Safiyo ma istaahilaan inay caruur gacanta ku hayaan oo masuul ka noqdaan

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf 4 หลายเดือนก่อน +5

    Maxamed daud waa nin qalbi wanagsan alle wixi dhabay hawga jaro hana cafiyo

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 3 หลายเดือนก่อน +1

      Muxuu ku qalbi wanaagsan yahay afkiisaba xaar ayaa ka dareerayee

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@samowsamale3490Haa walee somalida dadka walan ayey jecelyihin oo ay amanan

  • @Shamsamahamed-k6q
    @Shamsamahamed-k6q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasbunalah war odaygan ilmihiisa waxey ku naceen wa fadaro islamo iyo odayaal 60 jiraan ilahow soo hanuuni

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 4 หลายเดือนก่อน +2

    War way isku ogyihiin inay is caayaan inta waxbay ka dayayaan

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 หลายเดือนก่อน +1

    safiya wa xaran cun hau celiso ninka lacagtiisa isagaana wa doqon naag lugahaka xidhan buu lacagtiisa u diray

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 3 หลายเดือนก่อน +1

    War way is ogyihiin dagaal ma aha sida kaliya ee lacag looga sameeya Soomaali waa darama in loo jilo😅

  • @ahmedmohamud787
    @ahmedmohamud787 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkk. Show Dadka Waa leeysla. Caayaa iyo. Sir. Fakatay. Yaab

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wax wada walana kuwada jiraa yaab dheh

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 3 หลายเดือนก่อน

    Kkk gabadhn caadi mahan
    Lkn m,daud gabdhaha caayda haka daayo taas waqalad

  • @Ayaan344
    @Ayaan344 3 หลายเดือนก่อน

    Odeygaan Mohamed daud ah waa xaraam waxbo ma xeeriyo gabadhiiba si wanagan u hadleyso asagiina waa caytamayaa war wuxu Ina gumedsanaa

  • @Shamsamahamed-k6q
    @Shamsamahamed-k6q 3 หลายเดือนก่อน

    aniga wan yabey odeygan asaga islan walba ma isku dhagan yihin somalida waalwaalan aya naguso batey

  • @Theking24h
    @Theking24h 3 หลายเดือนก่อน

    Dahir isaga passwordka u daran inu lawareego youtubka ka faaideeyso inta walaan dahirow

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 หลายเดือนก่อน +1

    Lacag baa la rabaa waa sheeko kale

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 3 หลายเดือนก่อน

    War nio siday sheegayso weeye ninkan waa nin xun waayo gabadha aan caayaynin ayuu caayayaa

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhh

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 3 หลายเดือนก่อน +1

    Safiya hadaad in yar oo xishood ah iyo in yar oo kheeyr ah leedahay adoo xijaaban ayaad mediyaha soo gashaye maxaa sidaan kuu dulleeyey mise diinti aad heysatay ayaa khalad aheyd oo hadaad toosantahay bal noo fasir arinkaas

  • @hhabdi4981
    @hhabdi4981 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hamarin kitaabka ilaahay

  • @hoygamurtidamadadaalada6140
    @hoygamurtidamadadaalada6140 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waar kan muxuu ahaa ku lagaa miyaanan dadka kuu caayi jirin,markaa imisa ayey ku siin jirtey markaad dadka kale u soo ceydo

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 3 หลายเดือนก่อน

      Hore ayuu u sheegay inay dadka u ceydo oo markiiba shan boqol oo dollar uu siiyo

  • @مريمالصيعري-ج8ر
    @مريمالصيعري-ج8ر 3 หลายเดือนก่อน

    Allow cafi wiilka

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 4 หลายเดือนก่อน +1

    Yaab

  • @umukalthum2144
    @umukalthum2144 3 หลายเดือนก่อน

    Tiktok walaga tajiray

  • @faysal9536
    @faysal9536 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaan ku sii daba koco hhhhhh

  • @fowsiyaliiban7266
    @fowsiyaliiban7266 4 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhh acuudu billahi

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkaa asharaf caayay hala qabto ninkan wuu kimray

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 4 หลายเดือนก่อน +2

    Suaal Nimankii Hawiye maxay tahy cayda laiscaayayo Waxaan malyuun rooble Iyo yuuboss
    Safiya iyo Maxamed daauud Kala xishooda walalyaal😂😂😂

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 3 หลายเดือนก่อน

      Way soo xoogsi tageen sidan xoolo ayay ku rabaan waana heshiis game ayay noo ciyaarayaan

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 3 หลายเดือนก่อน

      @@samowsamale3490 kkkkkhadiiba sidaan xoolo lagudoonayo waa Ceeb

  • @MaryanMohamed-g8b
    @MaryanMohamed-g8b 3 หลายเดือนก่อน

    Cow dhaar. Ka. Yaqaan

  • @MaryanMohamed-g8b
    @MaryanMohamed-g8b 3 หลายเดือนก่อน

    A dcht. Get. Nodig

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wax wada walana kuwada jiraa yaab dheh