Wlhi wan ilmeeyey qisadan markan dhagayatay waliba gabadha yarta ah oo caawisay somalida qaar waxaa ku jiro dad insaan ah oo damqanaayo illahow u gargaar wiilkaan iyo inta dhiban ba gabadhaas caawisay na cimriga iyo caafimaad ka u barakay 😢😢😢 naagti qayaantay na xaqa allaha tuso shaydan aya qaaday hadii ay tahay qof islam ah oo rabi swt ka baqaysana cafis haka dalbato wiilkaan yar oo ay culayski haystay culeys kale ugu dartay
gabadhas ficilka ay sameysay marka aan maqlay wlh ayda oo aan i agjooyin ayaan u sacbiyay. ma aqan xta goorta aan sacbiyay. simple kind but powerfull.❤❤❤
Ta so korisay asaxaan iyabay uu sameysaye ta qiyantay iyo kuwi dhalay iyaa dad xun oo naxin ahaa ilahay haaw naxariisto hooyada abalka uu gashay qof aay aqoon marka qof aan ilahay uu mahad naqin dadka uma mahad naqo iya hore lo yidha
Lama yaqaan habarta baad caruurta la tuuray way dhibtoodasn dalkerna in la is ilaaliyo bal ilamahan eega waxa ku dhacay islaantan musiibadu ku sii noqotay isagoo awalba dhibane ahaa
Qofkasta oo wahigiisa oo kale leh lala raadsado xataa hadaad araktaan xaafado caruurtoodu u ektahay waxa dhicikarta in ay Wada dhasheen oo ama nasgtii ama ninkii dhalay baa dhiigooda laga heli usoo raadiya dad u ek Somalida oo dhan hakaga dhex raadiyo ilaa jabuuti iyo Somaliland shantaba wahigiisa hakaga soo baadho waa fariida waliba habaryar soos haka ak fogaan waayo hadii lagu dhibaateeyo hiil baad ka heli meelkale hatagin ganacsigasgu soos yuukafogaan hadana is ilaali haday arkaan in waxyar laguu guray garabna adan hayaan way ku damcikataan nin fariida ayay tuuray fidhantadii dhashay
I wish gabadhaas yar ee garoowe sidaas ugu caawisay inaan dadka ka aqoonlahaaa maanta hadey dhibaateysan tahayna waan caawini lahaa i hope iney bash bash ku jirto she is 1 in a million
Walahi Daahir waa iga ilmaysiiisay waxaa tahay Shaqsi somalida ay ubahantahay ina tahay I don’t care qabiil waxaan kaa codsona maxakamada time ka balaq balaqda soo gaabi dadka dhiban ayaa ka muhiimsan Legend Respect fam✊ 😢
Sorry wlky wan kula Murugoday wan ilmeyay wa mln jimco wan ku duceyna in alle ka baxsho dhipta iyo murugada ad daremeyso alle faraj iyo albab kheyr leh alle haku furo
Xaqiiq walhi qiso aad u xanuun badan weeye walhi markan dhagystay wan yabay lkin inanku wuxuu aha nin adayg wayaha nolosha qadhadhkeda ku samray alle ha ku sahlo wll waxa kugu dhacay
Illaahow gabadhaas nolosha u hagaaji aduun iyo aakhiro aamiin yaa rabi
Habaryar allaha ku caawiyo, dahir allaha kubarakeeyo
Ameen
Wlhi wan ilmeeyey qisadan markan dhagayatay waliba gabadha yarta ah oo caawisay somalida qaar waxaa ku jiro dad insaan ah oo damqanaayo illahow u gargaar wiilkaan iyo inta dhiban ba gabadhaas caawisay na cimriga iyo caafimaad ka u barakay 😢😢😢 naagti qayaantay na xaqa allaha tuso shaydan aya qaaday hadii ay tahay qof islam ah oo rabi swt ka baqaysana cafis haka dalbato wiilkaan yar oo ay culayski haystay culeys kale ugu dartay
Haa walhi
dahir calasow allaha barakeyo ilmaha allaha u barakeyo walidkiis allaha barakeyo amiin ❤❤❤
Daahir alle ha barakeeyo from holland.
Ax ax 😭 Alloow ku gargaar aduun iyo aqiiro amiin wlhi waa iga ohisay cawa. Dahiir qeer alle haku siyo amiin 🤲
Wiilkan iyo intii la mida alle ha barakeeyo
gabadhas ficilka ay sameysay marka aan maqlay wlh ayda oo aan i agjooyin ayaan u sacbiyay. ma aqan xta goorta aan sacbiyay. simple kind but powerfull.❤❤❤
Masha.allaah naxariista waa u dhalasho 👍🏾👍🏾👍🏾
Dahir calasow qof kaa qalbi jilicsan ama kana naxariis badan ama kana deep badan majiro aduun Aduunkaan
بارك الله فيك جزاك الله خير الجزاء ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ninkaas naagtii dhashey maanta dad la’aan iyo cidiisii oo aanu garaneeen ayey dhigtey, wakaas marba magaalo naag kale hoyadiis moodaya, markaasaa hadana iyana sii lugoysey oo ka dul guurtey. Bal dulmigaas eega muslimow. Ninkan ha loo duceeyo in ilaahey meel wacan iyo wadadii janada u sahlo. 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Naagta dhashay kaliya dambi ma lahan ninki dhalay xata wa dambiile
Ta so korisay asaxaan iyabay uu sameysaye ta qiyantay iyo kuwi dhalay iyaa dad xun oo naxin ahaa ilahay haaw naxariisto hooyada abalka uu gashay qof aay aqoon marka qof aan ilahay uu mahad naqin dadka uma mahad naqo iya hore lo yidha
@@dhashisheekhisaxaq9514 haaa hooyadaas soo korisey ajar badan bey shaqeysatey. Alle ha u nariisto. 🤲🏽
@@mariaosss5446ayad iska leh midka danbiga ugu Wayn Ninkas intay Sagal bil caloosha ku soo Waday ayey Cidlo dhiigtay Silaca uu manta ayda masuul ka ah
Dahir Alasow you are doing great work bro keep it up
Tii ku xummeysay waa teer Garoowe, gabadha yar Ee faceed ka weyna waa Reer Garroowe ❤❤❤❤
Yaa og tii xumaysay inay reer garoowe inay timid aa dhici karta asagana ay meeaha ku furato najaasada
Lama yaqaan habarta baad caruurta la tuuray way dhibtoodasn dalkerna in la is ilaaliyo bal ilamahan eega waxa ku dhacay islaantan musiibadu ku sii noqotay isagoo awalba dhibane ahaa
Qofkasta oo wahigiisa oo kale leh lala raadsado xataa hadaad araktaan xaafado caruurtoodu u ektahay waxa dhicikarta in ay Wada dhasheen oo ama nasgtii ama ninkii dhalay baa dhiigooda laga heli usoo raadiya dad u ek Somalida oo dhan hakaga dhex raadiyo ilaa jabuuti iyo Somaliland shantaba wahigiisa hakaga soo baadho waa fariida waliba habaryar soos haka ak fogaan waayo hadii lagu dhibaateeyo hiil baad ka heli meelkale hatagin ganacsigasgu soos yuukafogaan hadana is ilaali haday arkaan in waxyar laguu guray garabna adan hayaan way ku damcikataan nin fariida ayay tuuray fidhantadii dhashay
MashaAllah Daahir Calasoow waxaad qof aad iyo aad u qiimo badan welibana Saqi ah sidaad ugu gargaarto masaakiinta Alle hakuu gargaaro. InshaAllah.
Ree garoowe walhu way kala fiican yihiin
Naagtii ku xumeesay waa ree garoowe, tii kasoo kaxaysayna waa ree garowe👐😚
Dahir may Allah grant you janatul firdowsa u really help many people thank you so much 🙏
I wish gabadhaas yar ee garoowe sidaas ugu caawisay inaan dadka ka aqoonlahaaa maanta hadey dhibaateysan tahayna waan caawini lahaa i hope iney bash bash ku jirto she is 1 in a million
Allaahu Akbar gabadha yar ee caawisey wllkeen waxan Allaha uga baryayaa aduunyadana nimco aaqirana janatul firdows maceeda Allaha haka dhigo ❤
MashaAllah Daahir Calasow waxaan kuu rajeymayaa guul inshaAllah.
Daahir o allaha kubarakeeyo caawiye illahay janadii fardowso hakuugu casuumo maasha allaah
Gabadha yar ee talefanka ku cawisay marku garowe walhi wa gabar gob ah allaha xafido aakhiro iyo aduun in.a
Labada gabdhood ee caawiye tii garowe iyo aniso kheer allaha siiyo❤
Nin rag ah waaye oo noloshu ciiishay horey usoco habiyar
Daahir calasow ilaahay dembi dhaaf hakaaga dhigo sida aad u caawiso dadka Soomaaliyeed ee dhiban ❤❤❤
Alloow ku gargar adun iyo aqiraba awowe dahir alasow dad daryele😢😢😢
M.Allh gabadha caawisay iyo
islaantii dhacday Allaah aya wada abuuray
Subxaana laah
Rer garowe waa dad wanagsan wllhi lkn qofku xamar haddii uu ka yimado lama aamino wayo qofkasta alshabab ayay uqaban ee xuman kama aha❤
Man sha alaah dahir shaqo fican
Walahi Daahir waa iga ilmaysiiisay waxaa tahay Shaqsi somalida ay ubahantahay ina tahay I don’t care qabiil waxaan kaa codsona maxakamada time ka balaq balaqda soo gaabi dadka dhiban ayaa ka muhiimsan Legend Respect fam✊ 😢
Ilhay ha
Ku xafido dahiir
Mashaallah brothers are sisters please keep going we love your job ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Inanku waa fariid alle ha barakeeyo risiqna ha u furo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Ajir iyo xqsand ilaahay haka siyo shaqadq ad umada Somalida u heyso❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlhi this boy he knows how talk Masha Allah One Love 💞💞💞💞💞💞💞
Wlhi dhib badanbuu lakulmay
ALLOw cawii wiilka yar gabadha naxaristaa badan ALLOw nolol wanagsan siih YAA yarbo❤❤❤❤😢😢😢 walhi waa qalbi jab
Aad ayn maxkada iyo team sadaqo ugu mahad celinayaa.fdln daahir iyo teamkaaga waxaan ka codsanayaa kiiska wiilkan si dhaqso ah in aad badhitankiisa u gudo kashaan waa kiis calool xumo la darreemayo
Well talented and legend
Horay usoco daahir calasow
Wiilka alaha barakeeyo be strong bro
Janno gale Daahir Alasow ❤❤❤
Illahow u gargaar wiilkaas. Intii u axsaan samaysayna khayr ugu abaalgud. Waa qiso xannuun badan .
Amiin yaa rabi 🤲🤲
Subxanallah maalin walba qiso xanuun badan ayaad maqleysaa wiilkan illaahey ka sokow dadkii intan lasoo ekeysiiyey oo wax soo barey illaaheey ajar iyo xasanaad haka siiyo illaaheey baa macaaga ah Allaha ku caawiyo aduun iyo aaqiro ❤
Walaahi waavxanuun aboowe ilaahay hakaa saaro dhibka😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ilaahow u sahal muradkiisa malinwalbo qiiso murugo badan xasbiyallaah waa nicmalwakiil 🤲🤲🤲
Allah swt ha kaa dulqaado kurbada.
Daahirna Allah khayr badan ha siiyo.
Allahumma Aammiin 🤲🏿
Gabadhaas caawisay waa in la helaa she is somali hero
HAA WLH NASAB NAXARIISTA KU IDISHAHAY BEY AHEYD ALLAH HA DHOWRO
Gabadha Kale ee tikitka Garowe uga Soogoysay oo iyadana Soo amba bixisay wuxuu gabadha kale ka gelay iyo intii ay ugu Dartay cajiib bey eheed iyadana
@@Abdikahinshukri-gx2cbarmey ehel yihiin oo iskudhiig yihiin uu alle usoodiray
He mad me cry wIhi yarabi 😢
Jazakalah khayr 😢
waa Maxkamad Barakeysan❤❤❤
WAlaahi waa ooyay aadbaan u ilmeeyay maskiinkan yar allow wiilkan yar waalidkiis uu hellaa yaarabi sida ugu dhaqsaha badan yaarabi
mansha allah daahir waa dadashey ❤❤❤❤❤❤❤
Gabadas yar e wiilkas fahamtay illhow xafid mel walbe dunida ka joogto😢
Masha alh keep going dahir
Walalow wiilkaan anaa wax fiican udiraya ee telefon kiisa somalia ii soo dira. So aan ula xiriiro toos insha allah
M.allaah ajar allah kaa siiyo laakiin maxkamada lambarkisa lagama sheegin miyaa???@@maryannmohamoud7213
Sacdiya waa somali hero wlhi
Mnsha Allah daahirow shaqo fiican bad wadaa hakaa kasii wad
Masha Allah Dahir you’re hero
(وإن عليكم لحافظين كراما كاتبين يعلمون ما تفعلون ) الانفطار
( WAXAA IDIN LA JOOGA WAAR DIYAAL QORAYA WAX KASTA OO SAMAYSAAN , WAX FIICAN AMA XUN)
surat Infidhar
ADEER XUSEEN
Allahu Agbar
Wlhi waa qiso aad u xanuun badan baa ku dhacday walaalkeena
Bro don't wry
Ilaahow cimrigaada barakee iyo cfmd Dahir ❤
Asc
illaah ha barakeyo dadka soomaaliyeed naxariista leh
😢😢😢😢wlhi qalbika ixanuunay dahir wiilka caawi ilhey Haku barageeyee wxa tahay qof naxariistu kuweyn tahay
Anigoo noloshaan ku jiro hadii aan balwad aaan sii yeesho wax ii dhiman ma lahan 😢😢
Alle Haku Gargaro Wll 😢😢😢Taani Waa Adunye
Waxaa addunka kle kaga fiicnhy waa iscaawinta alx soomaaliyey aan iscaawino illaahow faraj ufur inta dhiban inta wax la baxdyna u barake somli one love ❤
Allaah wayn oo waaxid ah, illaahba macaga ah, fariid noloshu ciishay, Dahirow fadlan ilso hadal. Waxan kuu shegi lagaa qorshe iyo fikir wiilkan iyo inta la midka ah ee la faquuqay anficidona.
Anagane noosheek aan kaa faaiidnee
Walaal fariinta dadka lawada wadaag si aan oga wada faidno deee
Aad baan ugu xumaaday wlhi😢😢😢😢 ilaahayoow caawi
Asc walaal daahir calasow aad baad u dadaaleysaa alle ha ku garab galo. Ila soo xiriir waxan kuka joogaa holland.❤
Ii soo qor walaalo telfoonkaaga insha allaah
Wlhi Waa Qiiso Xanun Badan 😢😢
wanbla ilmeeye walhi illhey irid qer qabto hakufuro 😢😢😢😢😢😢😢
Waa ibnu Xalaal ibnu Xalaal dhalay weeyi🙏
Smart, experienced boy... Rag waa kaa🙏
Waa nin aftahan ah oo dad wax u sheegi kara. Allah farxad hasiiyo
Mashalh kani waa fariid🎉🎉🎉🎉❤
Ilaaheey gabadhaas qayr hasiiyo
Ax ax alaha idinbarakeeyo dhamaantiin insha ALAHA
Naagta qiyaantay allah ciqaabo wiilkan tan cawisay na allah caawiyo abowe wanka xumahay wllke
Allow idin barakeysida kutihin tim dahircslasow
Sadaqa ilaahey khayr ha kusiiyo dahir ❤❤❤❤❤❤
Ma Sha Allah Dahir ❤
Allah hakuu gargaaro. InshaAllah.
Wlhi qalbiga ixanuunay wiilkaan waxaa baabi,isey naagti tiri hooyo ayaan ku ahay alla xaasidsanaa
Qalbiga aye ka jabisay nagtaas
Ala wìilkaan qalbiga ayuu ihuriyay walahi waa markii labad een coment ka bixinayo ax ilaahay haku taageero wllo
Dahirpw wllhi waligey barnamijyadada wanku xirnaa lkn wllhi kiiskan wa kaduwan yhy kuwii hore wayo kuwa dadbey lahayen lkn qof cid umaqan ay jirin alle moye ayad cawisay sxb ilahey halu xifdiyo wan qireysanhy cawa wllhi
Inalilah waa ina illahy rajicuun
ALLOw gabdhehena somaliad wiilashena somaliad oo dahir calosow uguu horeeyo waxkhayr qabaa siih allah wiilka yar siih eeheel dadka ALLOw uu khasab
Sorry walalkey 😭 ilaahey haku caawiyo ilaahey neh ha kuu gargaaro Ameen yarabi 🤲😭😭😭
Mansha alaah ma la soo diri karaa mise way isdaagtay
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw
Salalahu caleyhi wasalaam salalahu caleyhi wasalaam ❤❤
masha allah yarkan waa nin maskax leh ilmahan was ilmshii. doesldii maxamd siyad bar caloolgaly eaxana dhalay darood
Maxamed siyaad bare wuukadambeeyaa waa 24jir wiilka
Wa arin murugadeda leh waxan ugu baqaa hoyada dhashay wiilkan hadii ey nooshahay in ey allah kabaqdo oo soo radiso wiilkeda hadii aaney aabihii aqoon xitaa oo ey mardanbawday towbadu waa furantahy xitaa cunug aa xiligaas leyga soxaday caruurdeyduuna uegtahy waa mangal oo xiligan caqli iyo cimri kugumayara ee ciqaabra iska kalayareey aabe haduu waayo waa in ow hooyo helaa allaha halaga cabsado
Whi waa wax laga xumado arinkaas waan daawan waayay marka aan arkay qisada wiilka yar kudhacday yaribi 😢😢😢😢😊
Ilaahey nolol farxad le ayaan alle kaaka baryey ❤
Illaahow qisadan way xanuujisay, lakiin waxaan u ducaynaya gabadha yar ee wiilka caawisay, ilaahow caawi.
Allaha ku xafido daahir ❤
Maskiin😢 ilahy hakuu gargaro wll waa qiso xnuunbdn wlhi inkarqabtda wilkan u qoonsatay meshii uujogay xitaa aqonsigiisa kaxaday
Dahir alow kugeey janada wxa tahay naxariis badane u usoo diray umadiisa
Daahir culusoow austaraaliyan joogaah xagaalagahalaah
Sorry wlky wan kula Murugoday wan ilmeyay wa mln jimco wan ku duceyna in alle ka baxsho dhipta iyo murugada ad daremeyso alle faraj iyo albab kheyr leh alle haku furo
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 alle habarakeeyo if iyo akhiraba
Xaqiiq walhi qiso aad u xanuun badan weeye walhi markan dhagystay wan yabay lkin inanku wuxuu aha nin adayg wayaha nolosha qadhadhkeda ku samray alle ha ku sahlo wll waxa kugu dhacay
Garoowe ma lacag kaash aya laga isticmaalaa??
Dadkii somaaliyeed allaah daahir calasow buu usoo diray waligiin marathon dawlada somaalia oo nin miskiin oo garab ubaahan oo ay wax tareen inay youtuberka is kusoo sawiraan oo lacag siiyaan maahee
Maasha Allaah
Qiso xanuun badan waaye wlhi 😭😭😭😭
Taas habaar qabto ayeey ahayd wiilka yar lu goysay 😭😭😭😭😭