- 458
- 7 679 692
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
United States
เข้าร่วมเมื่อ 22 มิ.ย. 2024
MAXKAMADA DAHIR ALASOW
SHEEKH RUSHEEYE OO SIXIRKA KA QURAAN SAARAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
SHEEKH RUSHEEYE OO SIXIRKA KA QURAAN SAARAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง: 3 983
วีดีโอ
Q.3aad NAAG KALE OO UU DHIBAATEEYAY AYAA IMAATAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 17K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Q.3aad NAAG KALE OO UU DHIBAATEEYAY AYAA IMAATAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
9 KUN DOLLAR AYAA LAGA QAATAY NAIROBI AYAA LA KEENAY MEESHI SWEDEN LAGA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 19K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
9 KUN DOLLAR AYAA LAGA QAATAY NAIROBI AYAA LA KEENAY MEESHI SWEDEN LAGA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Q.2aad KIIS LALA OOYAY SHARCIGA AYUU KA QAATAY XABSIGA AYUU KU GURAY CARUURTA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 24K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Q.2aad WUU QIYAANAY SHARCIGA AYUU KA QAABTAY XABSIGA AYUU DHIGAY CARUURTA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA HOOYADAAN DULMIGA LOO GEESTAY NIN XUN AYAA HELAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 42K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA HOOYADAAN DULMIGA LOO GEESTAY NIN XUN AYAA HELAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
FARXAD WIILKI WAA LA HELAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 4.4K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
FARXAD WIILKI WAA LA HELAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
KIIS XASAASI AH NAAGTI LALA QABAY IYO DHAXALKII NINIKA IYO KII KA DHUUNTAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 12K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
KIIS XASAASI AH NAAGTI LALA QABAY IYO DHAXALKII NINIKA IYO KII KA DHUUNTAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
fALANQADA SIYAADA EE DAHIR ALASOW IYO SHAAXSADE , XASAN SHIIKH IYO ABAGAAL MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 8K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
fALANQADA SIYAADA EE DAHIR ALASOW IYO SHAAXSADE , XASAN SHIIKH IYO ABAGAAL MAXKAMADA DAHIR ALASOW
GABADHA SHARCIGEEDA LAGU DHACAY LACATA OO LA KEENAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 17K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
GABADHA SHARCIGEEDA LAGU DHACAY LACATA OO LA KEENAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
KIISKI UGU ADKAA OO WEJI KALE YEESHAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 6K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
KIISKI UGU ADKAA OO WEJI KALE YEESHAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
DAAROOD INEY CANADIAN BOY UGU SO GAMBADAAN HABARGIDIR LAGAMA YEELAAYO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 7K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DAAROOD INEY CANADIAN BOY UGU SO GAMBADAAN HABARGIDIR LAGAMA YEELAAYO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
GABAR CIYAALKA S.O.S AH OO LAGU UUREEYAY KADUBNA LAGU NABAY WIIL MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 7K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
GABAR CIYAALKA S.O.S AH OO LAGU UUREEYAY KADUBNA LAGU NABAY WIIL MAXKAMADA DAHIR ALASOW
NOLOL IYO GEERI KIIS XANUUN BADAN MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 2.7K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
NOLOL IYO GEERI KIIS XANUUN BADAN MAXKAMADA DAHIR ALASOW
KIISKI WIILKA OO DAGAAL ISKU BADALAY KADIB MARKU DHAHAY HALA KEENO HABARYARTA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 32K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
KIISKI WIILKA OO DAGAAL ISKU BADALAY KADIB MARKU DHAHAY HALA KEENO HABARYARTA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
WIILKI AABIHIIS WAA LA SOO HELAY LKN WUU CIISHOONAYAA WALI MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 71K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
WIILKI AABIHIIS WAA LA SOO HELAY LKN WUU CIISHOONAYAA WALI MAXKAMADA DAHIR ALASOW
FARXAD WIILKI KIISKIISA, SHARCIGA WALA KEENAY SIXIRKII WA LA BURIYAY WAA KAN MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 62Kวันที่ผ่านมา
FARXAD WIILKI KIISKIISA, SHARCIGA WALA KEENAY SIXIRKII WA LA BURIYAY WAA KAN MAXKAMADA DAHIR ALASOW
WEY SIXREEN SHARCIGA KA QAATEEN JOWHAR LAGA TUURAY WEY WAALTAY HOOYADIIS MAXKAMADA DAHUR ALASOW
มุมมอง 100Kวันที่ผ่านมา
WEY SIXREEN SHARCIGA KA QAATEEN JOWHAR LAGA TUURAY WEY WAALTAY HOOYADIIS MAXKAMADA DAHUR ALASOW
SUBXANALLAH HOOYADEED AYEE KU DHAHDAY WAAN KU XIRAYAA OO LAWYER U QABSATAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 13Kวันที่ผ่านมา
SUBXANALLAH HOOYADEED AYEE KU DHAHDAY WAAN KU XIRAYAA OO LAWYER U QABSATAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
PART 4 KIISKII UGU DHEERA UGUNA ADKAA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 4.1Kวันที่ผ่านมา
PART 4 KIISKII UGU DHEERA UGUNA ADKAA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
PART 3 KIISKII UGU WAREERKA BADNAA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 6Kวันที่ผ่านมา
PART 3 KIISKII UGU WAREERKA BADNAA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
PART 1 : KIISKII UGU ADKAA 2025 OGAADEN VS ABAGAAL MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 6Kวันที่ผ่านมา
PART 1 : KIISKII UGU ADKAA 2025 OGAADEN VS ABAGAAL MAXKAMADA DAHIR ALASOW
DAHIR ALASOW OO MAMO FARANKO RUNTA TAABSIIYAY KADIB CAYDII FARTUUN BARE MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 2.1Kวันที่ผ่านมา
DAHIR ALASOW OO MAMO FARANKO RUNTA TAABSIIYAY KADIB CAYDII FARTUUN BARE MAXKAMADA DAHIR ALASOW
FARXAD WIILKI WUU NOOLYAHAY LKN DARBII JIIF AYUU NOQDAY XANUUNKI KADIB MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 45Kวันที่ผ่านมา
FARXAD WIILKI WUU NOOLYAHAY LKN DARBII JIIF AYUU NOQDAY XANUUNKI KADIB MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Q.2aad wiil in france cadaan ku dileen loo maleeyo MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 2.9Kวันที่ผ่านมา
Q.2aad wiil in france cadaan ku dileen loo maleeyo MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Q.1aad wiil FRANCE in lagu dilay oo cadaan dileen looga shakiyay MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 2.9Kวันที่ผ่านมา
Q.1aad wiil FRANCE in lagu dilay oo cadaan dileen looga shakiyay MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Xasan Sheekh kama hadlin Xaawadle ragga laga bireeyay Xasuuq ba’an MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 3.2Kวันที่ผ่านมา
Xasan Sheekh kama hadlin Xaawadle ragga laga bireeyay Xasuuq ba’an MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Intu Dhahay Wa ku cawina ayu wax aan la sheegi karin ku sameeyay Baahida ayuu MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 20K14 วันที่ผ่านมา
Intu Dhahay Wa ku cawina ayu wax aan la sheegi karin ku sameeyay Baahida ayuu MAXKAMADA DAHIR ALASOW
DAHIR ALASOW: YAA DOOD KA QABA INAA AHAY AWOODA SOCIAL MEDIA | MAXKAMADA DAHIR ALSOW
มุมมอง 2.7K14 วันที่ผ่านมา
DAHIR ALASOW: YAA DOOD KA QABA INAA AHAY AWOODA SOCIAL MEDIA | MAXKAMADA DAHIR ALSOW
Wuu i inkiray wecel ayaa tahay aniga kuma dhalin 😭 MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 87K14 วันที่ผ่านมา
Wuu i inkiray wecel ayaa tahay aniga kuma dhalin 😭 MAXKAMADA DAHIR ALASOW
40 SANO KA HOR AYAA LAGU WAAYAY HOLAND MAXKAMADA DAHIR ALASOW
มุมมอง 3.7K14 วันที่ผ่านมา
40 SANO KA HOR AYAA LAGU WAAYAY HOLAND MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Maxakamadixi laga waayaye dowladaha somalida waaha laaga heley sher dahir Allah ha hafido❤
Maasha Allaah
Nin gaalaa la guursan ilmahaa lagala soo baxsan kkkk
Subxanallah xalima jiifka kakac gabdhihiina nimanka walaan kaceshto
Mashallah Allaha cawiyo wiilka 😭😭
Walhi wuuiga oohiyay wiilkaan dahir Allah haku caawiyo
Daahir Dahab Oop telka gabadha isoo qor Qayr qabe
amiin amiin amiin yaa allaah
Sidee loola xiriiraa maxkamada daahirow
Asc sher dahir igeya
Amiin ya Rabi
1
Ninka Waa Xaasid Walaahi
Ilmaha hadey ku dhasheen Ingiriiska Sharcigooda Waa loo soo saari karaa.
Ninka Xaasid sanaa..
War bixiya wax dhama wax suxanllah
Xir ku ligood marka tagto
What do you want?
Dahirow reer diini raadi culimada somaliyeed na waxlaqabo.
Daahid shiikh rusheye ayaa kaficad dumarka calosha kahad laayo?daabo allaha noogu daro 99magac alle aaamin
DAAHIROW SHEEKADI QABYAALADA AYAAD BILOWDAY CABSIIYE IYO QABSIIYE MEESHA MATAALE CADAALAD U HADAL QABYAALADA JOOJI HABARGIDIR HADAAD MAQASHO SHEEKADA WAAD MACAANEYNEYSAA KA WRN ALA YAA NINKAA HADLAAYO DAAROOD KA DHIGAA SIDA DUMARKAAD ULA HADLI LAHEYD
DAAHIR NINKA QABIILKIISA UU QARINAAYO YAC HABARGIDIR WAYE UN WIXII DAAROOD AH O DAMBI GALAY MA QARIYO WU SHEEGAA HAWIYE HADUU YAHAY HOOS BUU U DHIGAA NIO CADAALADA SIM IN BADAN BAAN KU ARKAY ADO SAMEYNAYO WAXAASE
Gabar intay igu dhagtay idhahday ala abowow sow walaasha maahi wlh baan ku dhaartaye geesinimo aan wax ugu sameeyo inansan laheyn calool adkaa raga dumarka kufsado
Haa siiyo lacagteeda war meheer ha bixiyo
Macha Allaha ❤❤❤❤❤❤
Aamiin
waar kan sh. caan ah oo tiktokar ah buu u egyahee
kan sweden ha geynina meeshiisa u daaya
Mashaallah Dahir Alasow❤❤❤❤❤
Yaab badanaa 9 cunug iyo hoyadod miyuu dayacay ninkii dhalay welibo gabar walashiis udhashay wallee faarax faa ido maleh wey rafaaday runtii gabadhan
Alxaaq alaahu akbar markiyh lamaqlo haladhaho alxaaq ama sadaqtu jazakalahu yaah shey🤲q
Maansha alaah. Sheekh. Quraafaad
😂😂😂😂
Masha.allah ILLAHAY haku xafido wiilkaga
Daahir.walajin
Wacal baari manoqdo gabadhan wacal mahan Lagayabe in ay hooyodeed uu odayga kashakiyaya iydana aney ka qancinin shakigiisa Allaah aya naga og
Lo,da, waxa la yiraahdaa lugaheyda hore ayee biyaha isku gefisaa. Cunugaan Yar oo daahir lagu diraayo iyo ehelkiisa, Waxan ku leeyahay adeer macaan dan,taada garo, ee Daahir Alasow arintaada waa galay Waana uu dhameeyay ee, somalida kale ku waaleyso iskaga har , wax kuuma qabanaayaan.
Ninku ma saliim baa miskiin ayuu ahan jiiray aduunyo
Bismi Allah
DAAHIR GUULEYSO NINKAAS DHIIG HALAGA QAADO HADII AY ISKU DHIIG NOQDAAN WAA IN XABSIGA LA DHIGAA XUQUUQDII IYO DAYACII AY KUSOO KORTAYNA LAGU XUKUMAA XATAA HADUUSAN XALAAL KU DHALIN SABABTOO AH ......
Wlh dumarki Somaliyed meel walba waa lagu dhibateyay. Si walba waa loo dhibateyay. Yaa Rabi xaqoda ugaso qaad
Shuubo ayeey noqotay sidaa ayaa loo soo celiyay
Armu cidi tahay hee
Alloow caawi wiilka yarka Daahir Aloow kugu garab istaag caawinta 🤲🤲🤲💪💪✍️✍️✍️✍️😓😓
Hg mrna ku qarabta mrna tugsada somaliyey .wayo hg illaha kor mariyay o wx ka dhigay sidas kuma xumen kartan inu magaceda kor maro ma ahe
Warki hore war soo dhaaf edadey ayaa dhihi jirtay
Xasbunallaahu wanicmal wakiil. Qaladkaba wuxuu ka bilowday inaa cunug yariis oo saqiir ah ninaa la aqoon ku dartaan because garuu leyahay, surwaalkuu gaabsaday, iyo lacag. Qoysaska Allaha xaqqa tuso iimaankana galiyo oo ku hanuuniyo inay hablahooda iska fogeenin ama ku gadan aduunyo. Dumarow idinkana bilacalayk iska baara ninkaa guursaneesaan oo istikhaaro tukada Rabbi la tashada iyo dadka ulul cilmiga. Ragoow idinkana Alle ka cabsada oo dumarka dhibaatada ka daaya.
Kuwa ladhashay maxaa so Islaam ma ahan oo Illaahay kama cabsanayaan miyaa maxay Ilmahaan iyo hooyadood xaqa uga galayaan Kan wadaad ma ahan wadaan hala godee.
Walaahi waxaan ku jawaabo ma garanayo,sagaal cunug uu dhalay iyo hooyadood ayuu silciyey. Illaahow adigay agtaada Cadaalad taalaa. Ee ilmahan iyo hooyadood xaqooda sii Rabiyo Adiga waxwalba ku dhibine. Aamiin Yaa Allaah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Gabdhaan waxaa ay sheegey hadiy runta ahaye walahaye noloshada aya lagu cilaye
DAYUUS DUBEY COWRADEDA O KA FALEYEY O YIRI HOYADEED WA DHILO