My daily routine Fartun happy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 747

  • @halimamohmud2144
    @halimamohmud2144 2 ปีที่แล้ว +325

    Walaashay ayaa iga dhimatay ee iigu sooducayya walaalayal please

    • @haliimomohhamed6900
      @haliimomohhamed6900 2 ปีที่แล้ว +7

      Allah ha unxaristo sister

    • @haniali229
      @haniali229 2 ปีที่แล้ว +2

      Ax illaah ha u naxariisto abaayo qabriga alle ha u nuuriyo

    • @cabdiraxmancabdilahi2291
      @cabdiraxmancabdilahi2291 2 ปีที่แล้ว

      Ilahy ha unxariistowl

    • @fartunhappy2110
      @fartunhappy2110  2 ปีที่แล้ว +38

      Allah unaxaristo abayo qabrikeg allah uwasaciyo amiin yarbi

    • @sucadibrahim8075
      @sucadibrahim8075 2 ปีที่แล้ว +1

      Ale qalbiga hakuu qabajiyo janada hydinku kulmiyo amiin ya rabi

  • @barafwaye122
    @barafwaye122 2 ปีที่แล้ว +97

    Dunidan maa soo marin qof ka dul qad badna kana ixtiram badna
    Nabi muxammed scw🕋❤✋

    • @nomercygaming4300
      @nomercygaming4300 2 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @xamdiahmed6075
      @xamdiahmed6075 2 ปีที่แล้ว

      Mashaalha amiin martiga ilAllhaya kumarkayo

    • @nasronuur7921
      @nasronuur7921 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw Scw Scw

    • @ayanabukar226
      @ayanabukar226 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 2 ปีที่แล้ว +19

    .wacaleeykumu salaan waraxmatulaahi wabarakaatu fartun cadey martida midii farxadi hore soo celiso allaha ka dhigo allaahuma aamiin ya rabbi 🤲🏾🤲🏾🤲🏾💞💝♥️

  • @saramahamed1901
    @saramahamed1901 2 ปีที่แล้ว +39

    Muraadkaada allaha kuu sahlo xabiibti niyadaada sideey jeceshahay allaha kuu yeelo adiga iyo annaga iyo intii islaam ah qof walbo meeshuu ka ooman yahay allaha ka waraabiyo aamiin yaa rabbi 🤲🏽🤲🏽❤️😍

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 2 ปีที่แล้ว +12

    Asc inaalilahi wainaa ileyhi raajicuun illaahey ha unaxariisto hana ku irsaaqo janatul Fardowsal aclaa qabrigana illaahey ha u waasiciyo su"aashana illaahey ha ufududeeyo marti la jecel yahayna illaahey haka dhigo kitaabkeedana midigta illaahey haka siiyo. Ukhtii idinkana illaahey haydinka sabar siiyo. Habo Fartuun marabi inaan kuusoo qoro laakiin qalbigaan ka naxay markaan arkay. Habo illaaheey hakuu sahlo howsha aad haysid waayo runtii hadaan ka hadalno qofka nolasha kula kula qaybsado waa qof naftaada ku qaali ah. Runtii inaad keentid Baraha bulshada qoyskaaaga waataas maantey waxa kaa raacay waayo illaahey qadar wuu nayiri laakiin taxadara buu nadhahay.. Marka habo gaari markii hore umadaan baahnayn nin baa ku garab taagnaa MaashaAllaah, dumarkeena inteey is leeyihiin iska tiiriya ninka baynu jabad ku dhaceenaa. Habo caqli hadaad leedahay gurigaaga dib usoo cesho adi iyo walalaka ma umaleynaayo wax wayn ineey jiraan, Hadeeydaan ahyn kuwo matalaaya nolol aan run ahayn, Waayo guri dumaaya waa wax mudo soo socday wax igu soo bood ah majirto. Habo ani aad baan kaaga waynahay. Waxaan dhamaanteen xaawaleey naftayda iyo naftiinaba idin kula dardaarmi waa ineynu barano markaan ninkeena ka gardranahay inaan, Raali ahoow dhahno. Runtii ninka raga aad bay nooga qalbi fiican yihiin taasaa illaahey ugu dhiibay, Dalqada inshaAllaah habo mcn illaahey hakula garab galo. Bal Barahii Bulshada irsaaqadii baa idinka gashee bal xoogaa ka yaree xaga nolashaada (Private) ka qoys aad iskugu qurux badan baad ahaydeen. Ani waxaanba ku dhihi lahaa hasoo galin waayahaan, You Tube. Runtii fartuun qof reer ka dumey qosol uma yaal siiba qoys isku duuban. Saas waxan udhahay xoogaa uun xataa inaad ka nasato. Subxaanalaah masaasaa isku jeclaydeen ani jacaylka maanta jiro. Waa dhalanteed aduunyo. WBT

  • @hamdiyusufmohamed3331
    @hamdiyusufmohamed3331 2 ปีที่แล้ว +2

    Abayo ilaahey hakuu fudadeeyo illahe wax ku dhiba kuma tusa waan kudareemi karaa adoo xaamila ah hooya iyo nin kugarabtaagan haaysan hadana qaliin horay ugu dhalay hadeey macquul tahy hooya waco abayo harafaadin waan kujecelnahy strong wamin

  • @aaminasahra3900
    @aaminasahra3900 2 ปีที่แล้ว +2

    wa inaa abaayo niyada u dhisnaaa ka ilaalinaaa waxa qalbigeda wax yaaalo wa balan inaa like kula dhaafin fartuney kuna dawado

  • @Zahra-hx4rf
    @Zahra-hx4rf 2 ปีที่แล้ว +4

    Gabar adag oo waliba qurux bdan aya tahy hore u soco mcney nolol frxd badan aya ku rajenayaa fartuun

  • @qaali8741
    @qaali8741 2 ปีที่แล้ว +10

    Waxat aheyden family qurxbadan walahi adban idin jetlag ilahey haiku so kin celiyo abayo wanku jeclahay

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 2 ปีที่แล้ว

    Nolasha social media faa iido malah reero badan baa ku dumay ma ila aragteen dadwaynoow?

  • @abdisalamyuusuf9215
    @abdisalamyuusuf9215 2 ปีที่แล้ว +9

    Manshaa allah abaayo allah kula koriyo ilmahaga cabdisalan nin fican aan umoodijiray qofka aamusan kacarar waaye manta in uu gabadha caawiye eheed alla hooyo alle macanaabo aamiin

    • @aishachannel7098
      @aishachannel7098 2 ปีที่แล้ว +3

      Inuu xunyahay maxa kuogaatay dambi iska da

  • @saawirquman1132
    @saawirquman1132 2 ปีที่แล้ว +8

    routine ka noo wad haka caajisin tuuney anagana garabkaaga nahay in shaa allaah horay u soco

  • @haniali229
    @haniali229 2 ปีที่แล้ว +23

    M.a hore u soco sis nolosha nin kaliya maaha ilmahaaga mustaqbalkoda iyo naftaada ku mashqul abaaaayo

    • @ayandahir6709
      @ayandahir6709 2 ปีที่แล้ว

      Waa brank abaa waxaaas 😄

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 2 ปีที่แล้ว +10

    Aamiin yaa rabbi qaali alhamdulillah masha allah tabarakallah 🥰 markaad faraxsanthy od shaqeysaneyso wan faraxaa alhamdulillah walashada garbkada allaha ku deysto iyo cuweymir yar abayo keep going Tunney

  • @maydoll5355
    @maydoll5355 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo fadhiga rijinga kumarsan ban kahelay MashaAllah beautiful kasoo hadal sister 🥰🥰

  • @sureyaomar3849
    @sureyaomar3849 2 ปีที่แล้ว +1

    Tuney cadey wankusalami walashey abayo waxan kuweydina cake marka laqaso daqiqado miyaa ladiga misne hore oven ka lagagiliya

    • @hudarahma2465
      @hudarahma2465 2 ปีที่แล้ว

      Lamadhigo abayo ovenka isago sishidan ayalagakiya, isago dansan xata lamagaliyo shid kadib marku kululado hore kagali kadib intad rabto kadhigo kulayillka

  • @nafisoomar4179
    @nafisoomar4179 2 ปีที่แล้ว +5

    M.a abaayo hormar wacn cuweeymir nagu slaan iyo nadiifo cdy

  • @ardoteyb946
    @ardoteyb946 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah fartuuney huno Abdisalaam so celi please. Insha Allah ilahayow soo siikhir yaa Rabi yaa Caziiz yaa Jabaar 💖 💓

  • @maariya1851
    @maariya1851 2 ปีที่แล้ว +8

    masha, allh fartuun noll qurx bdn ayaan kuu rajynaa wan ku jeclhy xbbti😭🥰❤ sabaaxa al nuur

  • @fadumodhugad3296
    @fadumodhugad3296 2 ปีที่แล้ว +21

    Fartuney walaaley rerka wuxukuquryahay hooyo iyo aabo xal hadu jiro hala xaliyo biliis nagafarxi

    • @hafsoomar7797
      @hafsoomar7797 2 ปีที่แล้ว +1

      Abyo saan inay farxad ku dareemYsay laga yaba waa xamilo nin dhib un baa lamaqanyhy 🥺

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 2 ปีที่แล้ว

    Ameeen abyo adigana ILLAHAY nawad ha kugu kala keeno

  • @nutureisthebest5871
    @nutureisthebest5871 2 ปีที่แล้ว

    Fartun faraxeey I like your routine crazily qolknaa qurux waali ah ayuu yeeshay 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว +3

    Fartun happy, hore u soco guuleyso
    Cafimad iyo farxad waarta walashay❤️

  • @nimcoshariif7373
    @nimcoshariif7373 2 ปีที่แล้ว

    Mcnyy frxda alle haku siyadiyo noloshada horey u wado wiilkaga na rabii haku xafido xppti ❤

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 2 ปีที่แล้ว

    Asc gabadha walashed dhimatay abayo ama habo ilahey abayo samir iyo iman hakaa siyo janadana alha galsho adigana sadaqo jariyaa ubixi waxey lamid tahay ayadoo iska dhuuqeysa tubo canaa oo kadhamaneyn inalilahi wainailahy rajucun inti nala dhalatay intii walidkena muslinkodhan alow unariso amin

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo idhinka oo gudaha ku jiro specifically cunuga unsi ha ku shidin.

  • @ayuushdaymoddiamond9218
    @ayuushdaymoddiamond9218 2 ปีที่แล้ว

    Aaamin abyo adigana farxadiina allaha idin siyadsho

  • @laylaabdiqadir7565
    @laylaabdiqadir7565 2 ปีที่แล้ว

    Xbbti wan kuxiisay maalimahan dhan wan firinayey inaad sogasho waxan isdhahay miyey xanuunsantahy

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 2 ปีที่แล้ว +1

    Ha mashaallha tabaraklha cumemir allha inodayo

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaabi yaa allah alle ha aqbalo ducadada queen

  • @mamamustafa8564
    @mamamustafa8564 2 ปีที่แล้ว +2

    Wilkaas abaao willkaas baabuurta ka kala daa awalbaad gari kale ku daalisay ee willkas socodsii galab kasta lugihiisa uma baahna baabuur, Insha Allah waxan alle ka rajayn intaan cunugga kale kuu imaan inuu kani kuu orodo, Familkaagiina Allah isku kiin soo celiyo hadii qayr idiinku jiro, hadii kale Hooyo iyo Ilmaheeda is huran ,

  • @hodanmacalincumar9634
    @hodanmacalincumar9634 2 ปีที่แล้ว

    Fartun uur miya ledahy

  • @sahroali2647
    @sahroali2647 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh kuraasta qurux baa ku dhamaatay Masha allh

  • @sumayoahmedmahamed768
    @sumayoahmedmahamed768 2 ปีที่แล้ว +7

    ماشاء الله الله يحفظك يا اختي الغالية ❤❤

  • @fadumoalijaamaac4367
    @fadumoalijaamaac4367 2 ปีที่แล้ว

    Iisoo duceeya asxbey muraadbaan leeyhy

  • @ismahaanibrahim9929
    @ismahaanibrahim9929 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah fartuun nabarkaada raby aby talo kaarabay

  • @Zuhour157
    @Zuhour157 2 ปีที่แล้ว

    Keep going abyo noloshadaa faraxad ku dhamayso♥️🥰🥰

  • @qaliadan4952
    @qaliadan4952 2 ปีที่แล้ว +15

    Fartuney fadhiga marada nimanka ku badalay mad numberkoda nasisid abayo hda ka horna wan kuweydiyay igama adan jawapin

    • @fahimafahima9268
      @fahimafahima9268 2 ปีที่แล้ว

      Marada mey ka badashey mise ana umaleeyo jaalo ila ahaa kii hore

    • @qaliadan4952
      @qaliadan4952 2 ปีที่แล้ว

      Kan cades waye way badashy abyo

  • @shukricmuuse2494
    @shukricmuuse2494 2 ปีที่แล้ว

    Fartuun mcnto gaarigaan somalia ma noogu keenikaraan

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin Aamiin Asmiin❤😍🙏🙏🙏

  • @khadramirejama9289
    @khadramirejama9289 2 ปีที่แล้ว

    Shaaxa iyo coffee iska yarey abayo waxa ku jira mado ladhaho coffeain la dhoho ilmahana aan u fcnen

  • @ilwaadqurux4197
    @ilwaadqurux4197 2 ปีที่แล้ว

    Wllo uunsiga babyga ka ilaali neef Bay ka qadaan

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 2 ปีที่แล้ว

    MASHAALLAH habo qaliii mabruk

  • @safiyaahmed4855
    @safiyaahmed4855 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabaraklah allah ku siyadiyo faraxada qali hore usoco kula mida ahay hooyo single mother ah hesata laba caruura allaha iidayo wax walibana waa caf noloshena hore mid kasii qurux badan ayaan rajeynaya insha allaha aniga iyo hoyoyinka kalaba adigana allaha kugala keeno insha allaha kadaaya qoralada niyad jabka oo usoo qora qoralo dhirigalin ah waayo waxani waa calaf inaa kala tageysiin ma umalenen ayey qof waliba soo qoreysa usoo qora wax sare usii qaada o haku soo qadina noloshii hore mahadsanidin

  • @saaraawad6504
    @saaraawad6504 2 ปีที่แล้ว

    aamiin yaa rabbi 🤲🏻

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan4865 2 ปีที่แล้ว +3

    amiin yaa rabi .Gaari dumar mansh alah rabi noloshina ha idin so celiyo adi iyo sowjkaga

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 2 ปีที่แล้ว +9

    Maasha Àllah Àllah ku xafido Inshallah Adiga family qurx badan Allah xafido Inshallah 🤲🤲😍😍😍😘😘💐

  • @safiyaabdiraxman6896
    @safiyaabdiraxman6896 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo fartun Allha Ku xifdiyo isoducee abayo wan xanunsahay

  • @hodanibraahim2070
    @hodanibraahim2070 2 ปีที่แล้ว

    Maxan kuxiisay abyo

  • @emanhassan910
    @emanhassan910 2 ปีที่แล้ว

    Fartuun Abayo gadhiga ilmaha magaciina lcgtisana inte kabixisay qlz iso jwb

  • @haliimaabdinaasir9971
    @haliimaabdinaasir9971 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo allah ku xifdiyo fooshana allah ku fududeeyo qaliyey suaal ayaan ku weydinaa adoo raali eh qaliyey madama horay aad caadi ugu soo dhashay hadna aad qaliin ku dhashay hadana allah waxaan kaga baryaa inaad caadi udhashid fartuuney ma isku Dayi rabtaa inaad caadi ufoolatid Dr.mala tashatay abaayo allah kuu fududeeyo pls jwb

    • @holland-abdi7809
      @holland-abdi7809 2 ปีที่แล้ว

      insha allah caadi ayay udhalaysaa alla qaliin kale kuma sababo waayo cid babyga iyo iyada caawinaayo maleh. Marka uduceeya walasheen somaliyeed

  • @faisafanichannel4311
    @faisafanichannel4311 2 ปีที่แล้ว +1

    Maya dadku haday san haysan dhaqale ku filn wy isku dhcayan lkn wa ina ninkaga wxu awoodo usamaysaa hadan qalad kuhadlay an iscafino wll

  • @canabxasan9539
    @canabxasan9539 2 ปีที่แล้ว

    Fartun happi illhay dartisa ujeclhy allha ku dhowro qlli

  • @mariyocabduqadir9086
    @mariyocabduqadir9086 2 ปีที่แล้ว +1

    Mab ruuk cuwaymir maka raayi🥰🥰

  • @mariya_honest
    @mariya_honest 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hakuu barakeyo gacantaada tuun

  • @sacdiyioxasan4062
    @sacdiyioxasan4062 2 ปีที่แล้ว

    Alaah ha unaxariisto adinkane samiir alaah haydiinka siiyo

  • @babysofi4824
    @babysofi4824 2 ปีที่แล้ว

    ilaahow aabahy u naxariiso ya raxmaan

  • @samdaegal3151
    @samdaegal3151 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin aamiin Yarabi Wllo ❤️❤️❤️🌹

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🙏😍❤

  • @sumayocali1908
    @sumayocali1908 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin

  • @sahraisaaq7768
    @sahraisaaq7768 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabrakallah

  • @mulkiali8797
    @mulkiali8797 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo xaliimo walaashaa ilaah waxaan uga baryey jannadii fardowsa aclaa inuu geeyo idinkana samir idinka siiyo alaahuma aamin marri la jecelyhy ilaah haka dhigo aamin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @marexangirl5093
    @marexangirl5093 2 ปีที่แล้ว

    Abayo howshan weyku dibte nag iskakenso Nairobi yaa jogtaye nag mawenesiye wadhna dadal badantehe ilhy hakula garab galo

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 2 ปีที่แล้ว

    Jooji kamirada ordeysa si wax lo arko fadhiga guudmashalh qurux waye isha baxarka mashalh

  • @faadumomaxamed9425
    @faadumomaxamed9425 2 ปีที่แล้ว

    C.salaan gaari kuu ahaa kkkkkkk hada isku tasho waaye dheh Allh isku Soo celyo family qurux badan ayd ahaydeen

  • @umuanas6411
    @umuanas6411 2 ปีที่แล้ว +13

    Fartuun happy abyo waxa culeysa aad jidayso iska daa culeyska iska ilali 🥰

    • @sharafali3992
      @sharafali3992 2 ปีที่แล้ว +4

      Kii lajiidi jiray baa garabkeda kamaqan Beddel kheyr qabo Allaha siiyo hadii asagii wax isugu hareena Allaha isu soceliyo Amiin..

    • @umuanas6411
      @umuanas6411 2 ปีที่แล้ว +1

      @@sharafali3992 amiin yaa rabi🤲🤲

  • @filsanmohamed4670
    @filsanmohamed4670 2 ปีที่แล้ว

    Amin ya allah insha allah shukran sharaf bdn inta nogu duceyse in la mid ah allaha ku siyo insha allah

  • @zahracareandbeuty4213
    @zahracareandbeuty4213 2 ปีที่แล้ว

    Ilahow kuu fududeey abaayo ilamaha kuu barakeey kuna xafid aduun iyo aakiraba

  • @sadiohassan4107
    @sadiohassan4107 2 ปีที่แล้ว +3

    Abayo fartuun ilaah garabkaada hagalo mideeda kale gabar ayaa ahay inaa youtub furtaa rabaa ma,iga caawin kartaa adoo mahadsan

  • @faadumazahraxuseen6571
    @faadumazahraxuseen6571 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllaah aya ka dhigtay fadhiga xbbty🥰🥰🥰

  • @HaniHani-xw2is
    @HaniHani-xw2is 2 ปีที่แล้ว

    Walashay Fartun waxbadan idinku xirnatagero ini ahay abayo c/salan soceli San uganaxay mamalayn Kartid waligay wan kudawan Jiray abayo niyada ha najabin

  • @MariamAhmed-uc3dz
    @MariamAhmed-uc3dz 2 ปีที่แล้ว

    C.salaam aby soooo celi waaku baryaaaaa 🥲🥲🥲waaa kaaaa murgay waaa isku kiin jeclahay 🥲🥲🥲🥲

  • @drsamrandagan3912
    @drsamrandagan3912 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah tabarakallah

  • @wiiloibarahim8907
    @wiiloibarahim8907 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah alle ha idin xifdiyo dhamantiinba

  • @shamsoadam8261
    @shamsoadam8261 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allaah wall adiga iyo segaga Allaaha isku kiinso celiyo wada jirkina yan jaeclahay Abaayo

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 2 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllaah fartuun caday Allaaha kuxifdiyo abaayo

  • @Najmuuni
    @Najmuuni 2 ปีที่แล้ว

    Aamiiin abyo mcnto

  • @faaraxkurtafaaraxkurta5867
    @faaraxkurtafaaraxkurta5867 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allaah tabaarakAllaah abaayo fartun happy

  • @princesszuhur3677
    @princesszuhur3677 2 ปีที่แล้ว +2

    Fartun abayo يوم عرف so dhawa haiska ilowan ducad abayo

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 2 ปีที่แล้ว

    M.a Abaayo gabar fariid aathy

  • @khadrahasan8090
    @khadrahasan8090 2 ปีที่แล้ว +1

    keep going ziztre fartuun

  • @idilmohamoud892
    @idilmohamoud892 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh tabarakalaah wll Alle hakubarakeeyo inshallah 💯💯💯💯💋💋💋

  • @muniirahassan664
    @muniirahassan664 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah allhuma baarik

  • @msszooya1919
    @msszooya1919 2 ปีที่แล้ว +8

    Miiska dhaxda ku dhiman fartun ina mid fudud ku badashid insha alah

  • @ayaanmaxamed4253
    @ayaanmaxamed4253 2 ปีที่แล้ว

    Amiin ilahay haku xafido adiga iyo reerkad akhiran janatul fardos

  • @munacabdinuurmaxamed2333
    @munacabdinuurmaxamed2333 2 ปีที่แล้ว

    Maash Allaah abyo lkn hal mid Abdisalaan so celi farxadiin ayaan jecelahay hadii aan kugu gefey ka rali noqo

  • @umalkhayraxmed7655
    @umalkhayraxmed7655 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ii farax sanow fartuun Qali mar walba hadad wx noosoo duubtid farxadaada dareemynaa qalidydiieey

  • @najuupea7294
    @najuupea7294 2 ปีที่แล้ว

    Walaalayal isoo booqda you tube keyga pls

  • @fatumazahra6979
    @fatumazahra6979 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله مبروك

  • @barlinmohammed3129
    @barlinmohammed3129 2 ปีที่แล้ว +1

    Walashada alahajanatulfardowso acla alageyo abyo inshaalh dhamteen aamiin

  • @ubahmohamedmohamud4278
    @ubahmohamedmohamud4278 2 ปีที่แล้ว

    fartuuneey aad baan ugu cumahay arintaan ee ilaah dhexdiina heshiis ha dhexdhigo

  • @kpopwold4211
    @kpopwold4211 2 ปีที่แล้ว

    Hej abayo fartuun wakosalamay xabiti mashalah wukucawi fagninge

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 2 ปีที่แล้ว

    congratulations 🎉 habo mcn❤❤❤

  • @aslimcln7295
    @aslimcln7295 2 ปีที่แล้ว

    Muraadkaaga alle haku sahlo abyo oowlaadana alle hakula koriyo

  • @sadiohassan4107
    @sadiohassan4107 2 ปีที่แล้ว +3

    Hooyo sadax cunug heesata ahay inaa igacaa wisaa rabaa youtuber inaa noqdaa rabaa

  • @alisharifaden8785
    @alisharifaden8785 2 ปีที่แล้ว

    Asc abayo meeshad kaso gaday kursiga cunuga eesheeg
    Adoo mahadsan

  • @hodanomar6442
    @hodanomar6442 2 ปีที่แล้ว

    guulaysoo gabadhaydi yaay gor iyo ayaanta garAb kagaa wanta ganahy garii dumaraay

  • @sahrahassan4353
    @sahrahassan4353 2 ปีที่แล้ว

    asc abayo waxan rabaa huufar aan kugu arkay fadlan xagen ka heli karaa

  • @sawdasaalahwaliduroon75
    @sawdasaalahwaliduroon75 2 ปีที่แล้ว

    Maya lakan sanadkan sheydanka wa kacsan yahay family walbo oo qurux badan weyba kalatagoyan maxa dhacay bisinka habo fartun please abti cabdisalan noso cili 🥺🥺🥺