KOKO IYO CADNAAN AYAAN GIFT QAALI AH UGU DHIIBAY LOOSEY🥰

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 264

  • @ZakariaApthirahmaan
    @ZakariaApthirahmaan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +145

    Inta cadnaan io koko markee maqlen soo oradey😂😂

    • @BintuShariif-f7c
      @BintuShariif-f7c 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waikanaa😂

    • @MAXAMEDAMIINQALIIF
      @MAXAMEDAMIINQALIIF 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ☝️

    • @SabirinHaaji
      @SabirinHaaji 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Wanjoka gurika samiyo😮

  • @Inamuuse204
    @Inamuuse204 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +158

    Wada jirka cadnan koko iyo samia saaid baan ugu farxi lahaa ya ila mid ah uxiisey cadsamko😢❤❤❤

    • @Ftb_clips
      @Ftb_clips 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      Ina bulle😂

    • @ayanbadan8735
      @ayanbadan8735 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Me

    • @Nimcoayu
      @Nimcoayu 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Aniga❤❤

    • @asmafaysal-nf3vv
      @asmafaysal-nf3vv 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Ani😢❤

  • @fatximaxamed5460
    @fatximaxamed5460 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +66

    Samia waa gabar waa nagsan waa gabar fiican m.a👸

  • @wankujeclahay8173
    @wankujeclahay8173 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Kooko cadnaan iyo saamiya wada jirkooda uxiiseyy😢❤

  • @SadiaBillow
    @SadiaBillow 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    Samia koko cadnan bulle mashaallah walala wanagsan Allah haidinxifdiyo kuweygii farxad kunolada .

  • @SadiaBillow
    @SadiaBillow 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Samia koko iyo cadnan wlhi saxibtinimadina waxkale waye wlhi mashaallah Allah haidinxifdiyo kuweygii waidinkufanaa wlhi waxatihin walalo wanagsan.wadajirkina uxiise wlhi 😭samia iyo koko labo boqorad anjecly ifaraxsanada marwalba cadowga ishoda Allah idinkaqabto labadeydii 🫂♥️💋samko forever 🫂♥️💋

  • @BushraSuleiman-i6i
    @BushraSuleiman-i6i 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +96

    INTA U XIISTAY SAMIYA AND KOKO WADA JOOGOOGA ❤❤

  • @gulledHaji
    @gulledHaji 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +45


    ﴿ قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ ۝ اللَّهُ الصَّمَدُ ۝ لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ ۝ وَلَمْ يَكُنْ لَهُ كُفُوًا أَحَدٌ ۝

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +26

    Samia koko kama kaftanto koko hada baydhabo jogta markey timado ku farxi donta thanks samia❤❤❤

  • @SureerMahamud
    @SureerMahamud 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +39

    Abayo Samiyo markasta guushada waku farxa abayo mcn❤

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    Matanaha inta uxiistey cadsamko ilhy dib ha kulmiyo iyago nabada samia ma. Gabdh caqli badan weeye sxiptinmda wx ka taqan keep forword abyo❤🎉

  • @NasraAhmed-r5r
    @NasraAhmed-r5r 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Loosey mesham cadana loo ooyi wayay adi maa lug oyaya maye is daji abwo cadan iyo koko samiyed uu sodhakhasada kudhah way cidaltayaa whi yarsteeen qlip wnga alle hankaxafdo❤😊 waan kufanaa samiyedan whi😘💯🧡🫶😊

  • @jamiilajanno-q2i
    @jamiilajanno-q2i 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    M.a Allh awooo beeest veido mnta thnks saaamio koko cadaan wn u xiisaan wlih❤❤❤❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Boqorada deena samiya qalbi waagabar wanagsan masha allah samiya qalbi 🎉🎉🎉🎉❤❤❤😊

  • @hiigsiganoloshaofficial1747
    @hiigsiganoloshaofficial1747 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    Samiya gabar wanagsan weyi zahiptada wax ka taqaana 🎉

  • @warsanmohamud8765
    @warsanmohamud8765 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Samiya guulayso markasta❤❤❤

  • @GulledAbdi-o5c
    @GulledAbdi-o5c 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +37

    Samiya inantayadi farom somalilan 💚🤍❤️

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Koko iyo samia wada jirkoda wan uxiisey😢❤

  • @nimcomoxamed2345
    @nimcomoxamed2345 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    KOKO wn uxisne wllhi ❤💋

  • @sayidali406
    @sayidali406 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    salaan mida ugu qiimaha badan iga gudoon saamiya

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman164 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +28

    Micnaha saaxiibtinimada qofkasta magarankaro 🎉

    • @ayanbadan8735
      @ayanbadan8735 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

      Xaqiiq❤

  • @Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c
    @Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Samia way uu xistay koko

  • @iidodayibiido9764
    @iidodayibiido9764 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Loosey Measham cadnanan loo ooyi wayay adi lagu ooyi maaye is daji😂😢 cadnaan soo dhakhso ku dheh bes😂

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Iaamin warqadba ku jirta dhaheysa cadnan dhaqso uso laabo😢😅😅

    • @maandeeq2121
      @maandeeq2121 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@iidodayibiido9764 so maha 😂🥹

    • @maandeeq2121
      @maandeeq2121 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@LaylaCabdiraxman so maha😂🥹

  • @IbtiHosh
    @IbtiHosh 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +28

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledgeable and The most shine all created prophet Muhammad scw ❤😊

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Hada hadiyada waa gaadhay marka daawanayno muqaalka maaho xalay duubtay filaya mnshalaah asxaabtaada alle nabad qab hakugu soo keeno saamiya xbbt❤ waan u xiisay wada joogiina walahi 😢❤

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Myy mu gadhin markn dawneyno kamey qarin vidouga

    • @nimcoibrahim4910
      @nimcoibrahim4910 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@LaylaCabdiraxman hada maxa surprise u dhahday

  • @FarduusCabdi-g6s
    @FarduusCabdi-g6s 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +30

    Samiya iyo cadnan oo wada jooga goorman arkayaaaaa😢❤

    • @QamarAlifaarax
      @QamarAlifaarax 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😢😢😢😢

    • @abdifatahDuceysanee177
      @abdifatahDuceysanee177 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Mar dhow I.a❤❤🎉

    • @maandeeq2121
      @maandeeq2121 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@FarduusCabdi-g6s mar dhoow l.a

  • @Xuseen_gadudow_sxb_kume
    @Xuseen_gadudow_sxb_kume 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    Hada aragto ayado 1M maroso like isara🎉

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Koko muse, cadnan bulle alpha io Samia wada jogina wa uxisny

  • @maarayxaashi975
    @maarayxaashi975 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    I miss you cadnan koko samia way inii xiistay wlhi soo dhaqsada anagana wan idin xiisnaye🙈😥

  • @SihaamiitaDaahir
    @SihaamiitaDaahir 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Samiya abayo sithy loosely caar balsa ha ooyin abayo hanaga oosiinin❤😊❤

  • @asmasead649
    @asmasead649 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    Samia jooga cadnaan gift ❤

  • @QueenMayza
    @QueenMayza 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    TEAM SAMIA SAMIA DENA MAXN KU HAYSANA 500K AAN GADHSINO👸❤️

  • @ShugriCabdiladiif
    @ShugriCabdiladiif 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    jacaylkan ku qabo video gaagu wxn furay isgo yala 45 sec

  • @SabirinHaaji
    @SabirinHaaji 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Kooko caawa baydhabaa nalajoktaa waankufarah sanahay ariktideeda washed kooko❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +31

    Team KOKO BULLE ONE LIKE 👀😍

    • @ShugriCabdiladiif
      @ShugriCabdiladiif 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      kiikiyeey xaasid sanida abaayo😢

  • @Mumtazliiibaan
    @Mumtazliiibaan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilahayow iisahal Samia say sxptayd Koko ujeceshahay❤cml Gabar iijecel wlhi Samia iyo Koko waa sxpo😢xita sxp lama dhihikaro waa wllo❤❤ilaahay haku Soo celiyo sxpta koko😢abyo samiyooy😮

  • @maandeeq2121
    @maandeeq2121 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Inta u xiistey koko io cadnaan 🥺💓

  • @Asma-Abdiqadir
    @Asma-Abdiqadir 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Samia waa inan qalkbi wngsn🎀💕😘

  • @AyaanXuseen-l4s
    @AyaanXuseen-l4s 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Samia wanaagagu wanaag dhfy mlinba mlinta ka dnpesa kusii jeclaana❤👸🥺

  • @AsmaAadan-x8e
    @AsmaAadan-x8e 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Mashlh wllo ilhy ha isku kiin daayo ❤

  • @AishaAbdinuur-s8r
    @AishaAbdinuur-s8r 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Haa kuu raacdo saamiyo Ali boorka ❤

  • @hafsamohamed4339
    @hafsamohamed4339 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Samia qof gob ah oo sxbtinimada wax ka taqaan guulayso qalbi ❤️

  • @BarwakoMouse
    @BarwakoMouse ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Hada waban kabaxay cadnaan imika loosey iyo samiya❤

  • @FihiimaAxmedAbdirahman
    @FihiimaAxmedAbdirahman 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Samia qimo badan inder mcn hore uzoco ❤❤❤❤❤

  • @faadumomacalim4073
    @faadumomacalim4073 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Samiyoy koko magaldyda jogtaa mna lakulmin ciil iahyo cawa galbtan wa so waayey lkn bari waa radinaa inaa arko rajynaa i.a 😢😢🎉

    • @yasmiinM-w8p
      @yasmiinM-w8p 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Abyo majogto haku lug go,in beydhabo ay aade maanta 🥹

    • @faadumomacalim4073
      @faadumomacalim4073 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@yasmiinM-w8p abyo anbo beydhaba jooga

  • @HoodoIsmail-c6u
    @HoodoIsmail-c6u 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Bari I.a ibtaxaanayan leeyhy ducadiina rba😭🫶🏾🥺

  • @NachmaSiciid
    @NachmaSiciid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Samko dharka aad xiraantay waa kii aad xidh naayd markii uu cadna ku soo dhiibay dahabka mantan adiga u dhiibay gift walhi Abaayo waa ku jecelay

  • @nimcofarhan5979
    @nimcofarhan5979 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Loosay gift siii saamiya😮😂

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Number one Samiya quruxleey

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Fadlan walaalaha soomaaliyeed waxaan idinka codsanayaa in aan 500k aan gaarsiino samia ahmed si aan u ilaalino iskoorkeeda waa noo dhiman 7 cash kor u soo qaada isku dey in aad qoraankaan aqriso (Arkaa milkiile)

  • @MaxmuudAhmedmaxmuud
    @MaxmuudAhmedmaxmuud 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Samia is not easy.....🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ZaynabMacalin-d4s
    @ZaynabMacalin-d4s 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wllhi caawa wafaraxsanahay koko bulle baydhabo janaay kulakulmey wllhi koko quruxleywaaye

  • @SacdiyaxasanYusuf
    @SacdiyaxasanYusuf 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Yaysan ku raacin samiya waa qof qalbi wngsn oo emotional noqonayso aniga iyo ayada isku mid nhy samiya salan sare qalbi

  • @LubnaIbrahim-cs4nt
    @LubnaIbrahim-cs4nt 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Mansha allh wllshy ilahay haku barakeyo ❤🎉

  • @CaashaKhaliif
    @CaashaKhaliif 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Samia game cusub noo sa samey ❤😊

  • @kaltuunibraahim9781
    @kaltuunibraahim9781 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    ha raacin hdii kle hadhaw dacayad ufiyar garaw samia ninay u oysay😂😂😂

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Na ma oyeyso cadnanbey u ooyi weyde ma ninkle uooyi koko cml mad moodi😂😂

  • @xafsocali3086
    @xafsocali3086 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Saamiya raaac kuxumeeyn 😂 losey waa nii wada salaame dhamaantiin losey wllkey❤

  • @CadnanCali-dx2on
    @CadnanCali-dx2on 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Omg lamanahan wawada 🎁 💝

  • @حواءحسين-ف8ف
    @حواءحسين-ف8ف 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Saamiyo loseyna sii gifti ceb waye quf ina wax udhibto iyaga gifti asna ad wax siinin

  • @amirahmed5003
    @amirahmed5003 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Samia iyo cadnaan haddii ay calaf guur yeeshaan aniga waxaan diyaar u ahay gift inaan u diro meel walbooy adduunka ka joogaan i.a (from xamar live in switzerland) inta igu raacsan like

  • @hafsamohamed4339
    @hafsamohamed4339 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Walahi loosey waa qof wanaagsan, samiyadaydana waa boqorad, israaca airport ka ❤️

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Team samiya axmad❤❤ like😊

  • @Amalmaxamad-mu4rx
    @Amalmaxamad-mu4rx 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Saamiya looseey raac 😢

  • @Amran-rp6vm
    @Amran-rp6vm ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Woow m.a. Samiya qalbi wang ❤❤

  • @shataAhmed-uq9uc
    @shataAhmed-uq9uc 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    ᴀʟᴀʜ ᴍxᴀᴀɴ ᴜxɪɪsᴀʏ ❤ᴅʜɪʙʟᴏᴡʏᴀᴅᴀʏᴅɪɪ🎉ᴋᴏᴋᴏ ᴄᴀᴅɴᴀᴀɴ ɪᴏ sᴀᴍᴀɪ ɪ.ᴀ 15 ʙᴀʀɪ ᴋᴀᴅɪʙ ᴡᴀᴀᴅ ᴋᴜʟᴍᴀʏsᴀɴ ᴋᴏᴋᴏ.ɪɴᴀʏsᴀɴ ɪs ɪʟᴀᴡɪɴ ʙᴀᴀɴ ʀᴀᴊᴀʏɴᴀʏɴᴀᴀ😂

  • @boqoradakaftanka35
    @boqoradakaftanka35 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Samia saan kuu tageero hadda ogaan laheyd

  • @Hdiamond118
    @Hdiamond118 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Way ku raaceysaa loosey ee nagadaa ciyaarta ooyi meysee😂

  • @FadumaAhmed-e5r
    @FadumaAhmed-e5r 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    iney iska jogto samiyo wey caloljilcan tahy

  • @WardaMaxamed-m9w
    @WardaMaxamed-m9w 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Haku raacdo losey saamiya😢❤

  • @Najaxnk
    @Najaxnk 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Wllo dar ilaahy darti iska ka jecelhy kwrn ♥️ ❤

  • @AyaanaAbdijama-ii2gz
    @AyaanaAbdijama-ii2gz 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Samia gabr qalbi fiican❤❤❤❤❤

  • @SamsamCabdi-j6y
    @SamsamCabdi-j6y 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Samiyo abaayo waaku jclhy❤❤

  • @FahmoJibril
    @FahmoJibril 52 นาทีที่ผ่านมา +1

    Samia Ha ku racdoh Air pot ka❤😢

  • @SadraMuhumed
    @SadraMuhumed 28 นาทีที่ผ่านมา +2

    Saamiya iskajoog wlshy ilintaada way na dhibaysaa

  • @XanaanCabdi-g9z
    @XanaanCabdi-g9z 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Anaa labadeena uhoreyna❤🎉😊

  • @abdirahmanahmed9321
    @abdirahmanahmed9321 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Loosay asina gifti sii

  • @HaniMaxamud-wn1vk
    @HaniMaxamud-wn1vk 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Samia rac ila ila borka❤❤

  • @AminzoZuber
    @AminzoZuber 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Boqoradhena hakuractho loosey.

  • @SucdiOfficial
    @SucdiOfficial 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Samia please looseey givt sii 😢

  • @AbdulqaadirnuurMaxamad
    @AbdulqaadirnuurMaxamad 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    iisoo duceeya sxbyaal .muraad leeyahay 😢

    • @ishwaaqmahomed
      @ishwaaqmahomed 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Alle hakuu fududeeyo

  • @Yaazirnuur
    @Yaazirnuur ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Samia axmed abayo mcn kooko waxad ku dhahadaa yarkan in sawir kula galo ayuu rabaa ku dhe ayada isku meel jogaan baydhabo isla jognaa

  • @najmasaleban2421
    @najmasaleban2421 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ha ku raacado sii kaxee

  • @ciiltireofficial1010
    @ciiltireofficial1010 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Saamia walahi waa imotion ee yaanay tagin eripodka

  • @OwliyoOmar-c7z
    @OwliyoOmar-c7z 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    TEAM CADNAN ONE LIKE❤😊

  • @حواءحسين-ف8ف
    @حواءحسين-ف8ف 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Samiya ceb waye loseyna si gifti

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 นาทีที่ผ่านมา +1

    Wlhi losey koko iyo samia iney mlysia ugu gobsanyhin losey isago mrtiya qof klo so dhaweyay mleh oo watay ❤❤🎉😢 cumerna wu fcnyhay iyo team halista dad qalpi fcne❤❤

  • @xafsocali3086
    @xafsocali3086 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Saamiyo anine iso dhiib😢😂

  • @calimaxamedsiyaad7362
    @calimaxamedsiyaad7362 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Samia loose haka hadhin❤

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 7 นาทีที่ผ่านมา +1

    Samia video jinka chnalka koko 2m bu garay qalpi team halista koko lee sameyn kraaa ❤🎉😢

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    MY sister Samia AHMED Qalbi Saafi 🩸❤💯

  • @BisharAbdimalikAbdullahi
    @BisharAbdimalikAbdullahi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allah rajadayna noo rumeeyo🤲

  • @MUZCAPMZP
    @MUZCAPMZP 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ha isku raacin wan ku shegy walashy aya tahee ❤😊

  • @Hannad4
    @Hannad4 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    xaasasi ma ilawday 😂

  • @apdirahmanzulthan1962
    @apdirahmanzulthan1962 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Guul samiya ❤

  • @nimcofarhan5979
    @nimcofarhan5979 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    U raac waa caadiye❤

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Team samia like ❤

  • @DeeqaCabdi-zx7hk
    @DeeqaCabdi-zx7hk 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    samiya qalbi wanag

  • @ayanabdullahu9979
    @ayanabdullahu9979 56 นาทีที่ผ่านมา +1

    Ala samia looseey sabarees 300k u sameeey

  • @NasroCabdijimcale
    @NasroCabdijimcale 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Team samia and kooko one like

  • @ShamsoMaxamed-k6v
    @ShamsoMaxamed-k6v 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    WAy Ku Raacee