Xabbti mansha allah dheh marka dhahdo wax u cunaa cunuga marwalbo hadu wax ku cuno adiga mansha allah lee iska dheh qaladna ha ifahmin mcnto wayo hoyada xitaa il bey ledahay ❤
Abayo iso duceya in ilahy I fududeyo sagalki wa i dhamaday welina ma dhalin in ilahay i fududeyo wa malin jimca ahe wana ilmihi igu horeyey jazakallah khayr
Ani last year waan isla dhalnay mash allah this year anaa wax yar kaa horeyay gabar aan dhalay cunuga maba kareebi kari rafad maseersaaid ah wiilkeyga geydkaas lagu luxayo aan soo gatay asagaaba Lu jifanayo
Meeqo qof u sheegtay fartun waa ka yaabay wax ma maqleyso mise qoraalka ma aragto wllhi gabadheyda anoo ka filaneynin oo isdhahaayay wali waaye 3 bil ha garto ayee hal mar gab soo tiray waa na maalinta afartan baxa marka ilmaha isku mid ma ahan ani wiil iiga weynaa ilaa afar bil isma gadijirin fartun waxaa u maleynaa inoo willkeeda deganaa
Kkkk. Wlhi dhibka I heeso Aya taas ah gbdheyda Hal sano aye jiirta waa isku dhib qabnaa telka hade igu arkto ooyin shumis Aya La igu wala intas telka Lee ika rabta. Saa ugu jaaro ayaa La ahay wlhi
abayo murad an leyahay asxabta ha ìh soh duceyaan waxan ahay gabar xanunsan waxa ĺidhahay dalka wax malaga qawankaro dibada lagaga qawankaraah marka fisihi marka hore turki an xareeste wala soh dìide maraka 2 hindi anxareste 2 bil eh xaresan tahay wali ma ih soh bixin marka asxaabta ha ih soh duceeyaan plz murug ah ihaysoh marka ih soh duceeya plz
Fartuney abayo waxad iisheg taa hadaad taqaano basha xoolka ilmaa lagu rido camal ah ee ladhaho sariirta yaa lagu dhejisan karaa marka aad dontitna qolkalle ayad gaysan kartaa sawirkeda yaan arkay waxalygu yidhi saa sarirta ayya lagu dhejisan Marka iga soojawaab kolay waa laga yaaba inaad taqaano
Masha alaah abaayo tuuney hoyo laba sano kahor dhashay qaliin ku dhashaan ahay muadane wan ka la maqneen xajiga abayo waxan daremaa naasaha o ad i xanu7na wareer iyo hurdo badan abayo dhinaca sinta ahne ad bay i xanuun hal dhinac o ah bidixda abaayo mana fahansani waxa jiro abaayo o ma xasuusto urki hore iyo marxaladisa marka abaayo mana rabo in an dhaho dhakhtar i geey waayo period ka wan suga wali lama dhafin waqtigisa abayo bil ja horne wan dilmay aniga o 2 bil maraayo wana sabata aan u hadli rabin abaayo midna waa isku arkay cuntada ayaan said ugu washay cunowgewda abayao iga so jawaab plz maexaladaas maxaa la dhihi karaa abayo ma fahansani waxa jiro any how alaha 8ga dhigo kheer
Mansha allaah xbbti nimcadda allaaha inoo siyaadiyo
Xabbti mansha allah dheh marka dhahdo wax u cunaa cunuga marwalbo hadu wax ku cuno adiga mansha allah lee iska dheh qaladna ha ifahmin mcnto wayo hoyada xitaa il bey ledahay ❤
Amin yarabi
Masha allah ❤❤❤❤
Nafisa mcnto waa codsi sabiscarab isar
MashaAllah tabarakallah
Khadra mcnto waa codsi sabiscarab isar
Wcs masha allah
Doolshada wilkeyga wuu jecelyahy lkin wu shubmaa ma aqan waxan sameyo masha allah cuweymir
Abayo iso duceya in ilahy I fududeyo sagalki wa i dhamaday welina ma dhalin in ilahay i fududeyo wa malin jimca ahe wana ilmihi igu horeyey jazakallah khayr
Allaha kuu fududeyo
Rabi ha ku fududeyo Amiin Amiin yaa allaah
Yarey manta dhan shax iyo coffee ha cabine cunto karso xaji majogo intan dhahdid baahi hanoga dhimanin
Ani last year waan isla dhalnay mash allah this year anaa wax yar kaa horeyay gabar aan dhalay cunuga maba kareebi kari rafad maseersaaid ah wiilkeyga geydkaas lagu luxayo aan soo gatay asagaaba Lu jifanayo
mashallh abyo illhy haku barakeeyo
Abyo mcn adiga iyo ilmahaada allaha idin xafido
Mansha alah tabarakalah 🥰♥️🥰🥰🥰🥰🥰
Fatma mcnto waa codsi sabiscarab isar
Masha alh al haku barakeeyo abyo
Ali waa codsi iso boqo
Inta fartun routinkeda ku haysato like haisarto
Abyo cunugta fadhiga ha saarin waayo adoo filaneenin ayey is gedin kartaa hadi qalad iifahantid sorry abyo
Meeqo qof u sheegtay fartun waa ka yaabay wax ma maqleyso mise qoraalka ma aragto wllhi gabadheyda anoo ka filaneynin oo isdhahaayay wali waaye 3 bil ha garto ayee hal mar gab soo tiray waa na maalinta afartan baxa marka ilmaha isku mid ma ahan ani wiil iiga weynaa ilaa afar bil isma gadijirin fartun waxaa u maleynaa inoo willkeeda deganaa
@@fahimomohamed8261 haa sax waye abyo aniga gabadhyda umul ah sariirta ugu tagay iyadoo dhulka taalo ugu yimid ilmaha in laga taxadiro waaye
Marshall alh ilaheey hakuubarakeey caruurtaada
Mcnto waa codsi sabiscarab isar
Abaayo fadhiga geedka kuhagajinaysay o cake ga oga nadifinaysay magaciis xageena laga helaa
Masha allh xbbti alle ha ku xiftyo
Tuney adbankusalamaya cabdisalan masafray masha Allah abYo xage kismaya ama diwada
Ahmad iso boqo waa codsi
Coffee maa habeen cabee see u sexane ani hada galab dheer cabo xata ma seexan kari habeenki
Masha allah
Mcnto iso boqo waa codsi
Masha alah qali ilahey ha idiin xifdiiyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Umu atika mcnto waa codsi sabiscarab isar
Wcs apyo intaad icaawisid ayaan rabaa pls 🙏🤍
Fartuney cuweymir telka isii kuma dhaho miyaa masha alah anaga ilmihii 1year jiray telkuu u ooyaa waa yabnahy
Kkkk. Wlhi dhibka I heeso Aya taas ah gbdheyda Hal sano aye jiirta waa isku dhib qabnaa telka hade igu arkto ooyin shumis Aya La igu wala intas telka Lee ika rabta. Saa ugu jaaro ayaa La ahay wlhi
Abaayoyin caruurta kadaayda mopile shaashada yey indhaha karidine uma wanaagsana ilmo yar shaashada
Morning routine ka ubahanahay tuney
Masha allaah
Mcnto waa codsi isoboqo
Masha Allah mcney roll model Ii thy🩸❤️
somaliyey ducoyin Ayan sogaliya marka haidafina oo subcribeka isara
Macha alh
sariirta intee Kasoosamasa cunuga please igu Caawi
Jimco Wanaagsan Abaayo
Abayo keka.sogali
Codka magaban yahay mise adaa mudo
Masha alah alaha idin xafido aamiin aamiin
Nadiifo mcnto waa codsi sabucrab isar
abayo murad an leyahay asxabta ha ìh soh duceyaan waxan ahay gabar xanunsan waxa ĺidhahay dalka wax malaga qawankaro dibada lagaga qawankaraah marka fisihi marka hore turki an xareeste wala soh dìide maraka 2 hindi anxareste 2 bil eh xaresan tahay wali ma ih soh bixin marka asxaabta ha ih soh duceeyaan plz murug ah ihaysoh marka ih soh duceeya plz
Abayo ale hakucafiyo muradkadana ale haku sahlo
Allaha ku cafiyo dag dagna allaha kugu sahlo
Abyo alle cafimad sareecana haku siiyo
Abayo illaahey ha ku caafiyo
Fartuney abayo waxad iisheg taa hadaad taqaano basha xoolka ilmaa lagu rido camal ah ee ladhaho sariirta yaa lagu dhejisan karaa marka aad dontitna qolkalle ayad gaysan kartaa sawirkeda yaan arkay waxalygu yidhi saa sarirta ayya lagu dhejisan
Marka iga soojawaab kolay waa laga yaaba inaad taqaano
Mnsh alh
Fartun cuto ma uu bilwaday caabir
Masha Allah abayo
Mcnto waa codsi iso boqo
Abyo bashas baby luleyso magaceda isheg
Abyo xfdee dagan thy
❤❤
M.a routine wan ka Haley wad mahatay abayo
Mcnto kaltoun iso boqo waa codsi
MashaAllah abayo
Nabarkaga watsup isii 😊
Mcnto waa codsi iso boqo
Mansh allah❤❤❤ ilahaye hakubarakeyo
Adonti mcnto waa codsi isoboqo
Masha alaah abaayo tuuney hoyo laba sano kahor dhashay qaliin ku dhashaan ahay muadane wan ka la maqneen xajiga abayo waxan daremaa naasaha o ad i xanu7na wareer iyo hurdo badan abayo dhinaca sinta ahne ad bay i xanuun hal dhinac o ah bidixda abaayo mana fahansani waxa jiro abaayo o ma xasuusto urki hore iyo marxaladisa marka abaayo mana rabo in an dhaho dhakhtar i geey waayo period ka wan suga wali lama dhafin waqtigisa abayo bil ja horne wan dilmay aniga o 2 bil maraayo wana sabata aan u hadli rabin abaayo midna waa isku arkay cuntada ayaan said ugu washay cunowgewda abayao iga so jawaab plz maexaladaas maxaa la dhihi karaa abayo ma fahansani waxa jiro any how alaha 8ga dhigo kheer
Mcnto marxaldaas waa uurka alle haku adkeeyo bila hore waa ladareemaa waxa culusa ha qaadin mcnto waxa qeer qabo
Dhqtr tag qoftan dhqtar mhe wlley hys dyicin
Adiga ayaba iska bari karta abayo so gada nus dollar baa la gada guriga ku baro asago arkeynin
@@ayaandadir2450 mahadsanid xbbt alaha ka dhigo wax kheer khabo
@@shuubilan9781 abayo mcn mhdsnid after weak ban samaynaa hadu alle yirahdo
M.a
Abyo mcn adiga iyo ilmahaada allaha idin xafido
Masha Allah
Mcnto waa codsi isoboqo
M.a
M.a