MANTA FARXADEYDA MALASO KOWI KARO CIYALKEG AYAA MANTA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 310

  • @hamdamahdi2065
    @hamdamahdi2065 ปีที่แล้ว +21

    Faarax muxuu hooyo ciilay aan mudneen in la ciilo fartuuneey habo rabbi hakula kulan siiyo labadaada caruura ❤

  • @hodanbaashe5690
    @hodanbaashe5690 ปีที่แล้ว +18

    Wlhi dareen hooyonimo xanunkeeda qofka hooyo ah ayaa dareemi kara😢😢😢😢 hoyooy ilaahay haku xafido meel walood joogtid❤❤❤❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c ปีที่แล้ว +53

    Inta umaleyneysay in ciyaalka imaanayan 😂

    • @xafzamuhudin1591
      @xafzamuhudin1591 ปีที่แล้ว +5

      Wllhi videoga marka arkat wxan umaleeye ilmahyga way ii imaaden inay dhahday😂

    • @fatumaali5834
      @fatumaali5834 ปีที่แล้ว +2

      Masha allh ani xitaaa

  • @sacdiaibraahim5343
    @sacdiaibraahim5343 ปีที่แล้ว +16

    Walahi anoon hooyo ahayn Ayan dareemay dareenka hooyada ilina iguso istaagtay alle hayno daayo hooyo macn😢

  • @fadumomohamedabdi4959
    @fadumomohamedabdi4959 ปีที่แล้ว +49

    Ya rabbi hooyo kasta iyo ubadkeeda halmeel inay ku nolaadan uqadar waa xanuun wlhi fartuun farxad ku nolow mcnto ❤❤❤❤

    • @najmoshsidownajmasheikhsid6560
      @najmoshsidownajmasheikhsid6560 ปีที่แล้ว +2

      Walhi anaa hada ku jiro inaan la hadlo xitaa waaley diide 😢😢

    • @amalsaedali4623
      @amalsaedali4623 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

    • @deeqaabdullahi5777
      @deeqaabdullahi5777 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahey hakuu fududeeyo inshalah abaayo ducada badi inshalah waad heli doonta

    • @fadumomohamedabdi4959
      @fadumomohamedabdi4959 ปีที่แล้ว

      @@najmoshsidownajmasheikhsid6560 alle Haku fududeeyo mcnto hana kuu xafido

    • @Hanaan-Wacan
      @Hanaan-Wacan ปีที่แล้ว +1

      ⁠Illahay Waxan ku weydinayaa sharafey💕Inuu ku cabidiyo si Dhib yar idin mideyo!

  • @hodoadammohammed6002
    @hodoadammohammed6002 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahayoow owladeeda si nabad ah ooku keen😢😢 calooshaa ihurtay wllhi Abaayo ilmahaaga plz korso oo sakaxeyso
    Ma aqaano daruufta kuu diidan hadii ayacquul tahay nala wadaag Garabkaaga ayaa nahay
    Ilaahayoow hooyo walbo iyo ilmaheeda oo kala maqan isku keen oo qalbiyadooda mideey😢
    Hadii ay kaa heystaan reerka dhalay ilmaha ilaahay hakaaga sooqaado Abayo wllhi magaranaayo sabab kale oo ay kaaga maqan yihiin Fartuun Abayo ilma aadan Korsan ilmahaaga ma ahan wayo isma fahmaysaan ilmahana cuqdad ayaa galayso marka ilaahay ha idin kulan siiyo abayo si niyad ah ayaan kuugu sooduceeyay 🎉🎉🎉❤❤

    • @ZaaraCadey-x3s
      @ZaaraCadey-x3s ปีที่แล้ว +1

      Abyo iyado ku shegiin ayabo daremi kartaa badanaa markii kala tag yimado ilmaha gadha waa laga qadaa 😢

  • @suadoahmed977
    @suadoahmed977 ปีที่แล้ว +6

    Abaayo macaan fartuun caruurtada alaah ku wada xafdiyo dhib malahn sabar adey ku korayaan❤❤❤❤ gabdhan aan daawano sey foyuus u hesho❤❤❤❤

  • @maryamomohamed1890
    @maryamomohamed1890 ปีที่แล้ว +17

    Yaa rabi gabadhaan iyo caruurteeda kulma oo kayeel kuwo wada noolaada sii farxad aaan dhamaad laheyn yaa rabi uxafid owlaadeeda oo ubarakey baariyaal uga dhig ❤❤anine isii owlaad baariyaala yaa rabi inta heesatana ubarakeey allaahuma aamiin

    • @aweysmaxamedamiin6462
      @aweysmaxamedamiin6462 ปีที่แล้ว +3

      Alloow ducadeena Nga aqbal dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaaarab

    • @hodoadammohammed6002
      @hodoadammohammed6002 ปีที่แล้ว +1

      Aamin abaayo gabar dareen fiican leh ayaa tahay ilaahay mataano mataano haku siiyo🎉🎉

  • @ciiltirasaed9947
    @ciiltirasaed9947 ปีที่แล้ว +11

    Waxan maqli jiray qofkii hooyo ah aya hooyo kale dareenta been maaha Alx ilmahayga way Ila joogan hadana ilintayda aya socota waan kula dareemaya ilmada Alleh si nabada ha iskugu keen keeno inshaallaah walashay

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤

    • @hidan268
      @hidan268 ปีที่แล้ว

      🥺🥺🥺🥺😥😥😥😭😭😭

  • @maryamaruun7117
    @maryamaruun7117 ปีที่แล้ว +4

    ان مع العسر يسرا
    Abaayo farxadaada way dhamays tirmanaysaa si deg deg ah in shaa allaah ee niyada qayr u sheeg❤

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan ปีที่แล้ว +8

    Waa xanuun 😢😢😢😢😢😢😢😢markii hooyada ilmaheeda ka fogyihiin habeen mar ayey ku riyooneysaa iyadoo la kulmeyso ama la joogaan Masha'allah allaha kuu xafido allahana kula kulmiyo caruurtaada

    • @mawadaraxma3997
      @mawadaraxma3997 ปีที่แล้ว +1

      Aamin abayo aniga xita gabar aya iga maqneyd Wana so qatey alxamdulilah allah hakulmiyo inta Kala maqan😢😢

    • @hidan268
      @hidan268 ปีที่แล้ว

      ​@@mawadaraxma3997aniga iiducey labo gabadh ayaa iga maqan 😥😥😥ilahow aniga iyo inta hooyo oo ilmaheda kamaqan noso dhawey ilmahena yaa allah ❤

  • @leylaladan864
    @leylaladan864 ปีที่แล้ว +2

    Allha idin kulmiyo adinkoo nabad ah abaayoo mcn waan dareemi karaa xauunka ay leedahay qof caruurtiisa lajoogin ,maalin un waad kulmeyasaan

  • @hamdiabdullahi3694
    @hamdiabdullahi3694 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wlh indhaheeyga ilmaa buuxisay alle hanoo xafido owlaada malin uun waad is arki doontiin insha allah

  • @shukrimidwife5437
    @shukrimidwife5437 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allaah wllh muqalkan wan la ilmeyay abayo Allaha nabad iskugu kiinkeeno adi iyo caruurtada

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 ปีที่แล้ว +5

    Allaha isku kiin keeno ilmahaga fartun murugtada ma jecli habaryareey ❤

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan ปีที่แล้ว +5

    Adeegan adeegiisa Inshallaha idinkoo mid ah 👌💕❤️🤲🤲Inshallaha Adiga iyo Inta kula mid ka ah!

  • @bilan3675
    @bilan3675 ปีที่แล้ว +6

    Illahy hoyo kasta oo ilmaheeda lagahaysto hau soceliyo ❤

  • @nasriina3811
    @nasriina3811 ปีที่แล้ว +13

    Masha alla abayo Alle hakuu barakeyo owlaadada waan qiiroday walhi xanuun waaye markaa ilamahaga kafogtahy😢😢

  • @suleekhamohamed9986
    @suleekhamohamed9986 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo walaba oo caruurted laga qataay rabi haa u so ceelayo wlhy hooyo Nimaado ciyar mah 😢😢 allow isku kiin keena

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah hooyo Waa qaali
    Ilaahay hakuu xifdiyo caruurta dhamaantood, wax dhiba Alle ma tuso, Farxadadu waa teena walashay fartun, Aamiin Aamiin ya Allah❤❤

  • @ronaldoabdi1984
    @ronaldoabdi1984 ปีที่แล้ว +1

    Masha aleh abayo Fartuun Hooyo fiicaan aatahey ilhey hakuzeesto caaruurtada kuligood farxad igunoolada

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of ปีที่แล้ว +5

    Sorry abayo fartuun wlhi dareemay anoon hooyo ahyn ilintan ceshan wayey wlhi 🥲🥲wayo anaga hoyday saa naloogu diiday yarantydii oo nlga qaday wxan maray xanuunka ay leedahy hooyo la,aantu wxaan ka maqnaa hoyday 6 bilood oo keliya alxm ugu dambyn ayaa isoo dhacday wanay isoo qadaty wlhi wax kasta wan xasuustaa walaw aan aad uyraa alxm.intii kadib wxaan maray nolol teeda ugu wangsan anigoo la nolaa hooyday mcaan wax ibarty hda lma joogo kale wax ka bartaa lkn way iga war hysaa sikin sikin wan la hdlaa wanan u tagaa fasaxyda wlhi hben ma jecli inan seexdo anoon hoyday codkeeda sii maqal hooyo mcaan adunka kugu jeclahy wlhi alle igama kaa qaado cidii qoraalkyga aragta ii soo duceeya inan nlosha horumar ka gadho oo hoyday wax uqabto aan xajka geeyo allaw ii rumeee 😰🤲🤲🤲🤲fartuun alle carruurtda hkuu keeno insha allh wan rajynyaa inan arko idinkoo hal meel kuwda nool oo farax🤲🤲

  • @raaxoibraahimcabdi9423
    @raaxoibraahimcabdi9423 ปีที่แล้ว +1

    Walhi ilma igaimdy sori😢😢😢hoyo wax dhashy badremi karto ihlahuw ilmahin hanga fugen😢😢

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 ปีที่แล้ว +7

    MashaAllah tabaraAllah ciyaalkaaga Allah haku xifdiyo InshaAllah ❤️

  • @siciidocabdullahi1130
    @siciidocabdullahi1130 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah abyo ❤ 🥰 hooyo mcn allaha xafido 😊 ilmahaagana allaha isku kiin keeno idinko nbd qaba insha Allah 💖😘

  • @nimcoxasan4832
    @nimcoxasan4832 ปีที่แล้ว +3

    Ilmaha ma mar soo wado dalxiis ahaan ukeenso abayo hada awoodid❤❤❤

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 ปีที่แล้ว +3

    I don't know why my tears came out 😭🤲👑🫂 Alle ciyalkaga Io adiga unabad gabo haidin kulmiyo

  • @Hibo6875
    @Hibo6875 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka ku eg fartuun ilahay haku sahlo si ay kugu imaadaan caruurtada

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah abayo ilahey ha idin kulmiyo idinko nabad qaba adi iyo inta kula mida inta heysane alle ha siiyo aamin yaa rabi ❤️🤲

  • @IqroMuqtar-vg1st
    @IqroMuqtar-vg1st ปีที่แล้ว +1

    Insha Allah abaayo maalin waad arki doontaa weeyna kula noolaan doonaan

  • @amira-tb2rh
    @amira-tb2rh ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah best mother ❤

  • @ayubcharityfoundation8151
    @ayubcharityfoundation8151 ปีที่แล้ว +3

    Dhib malahan abaayo insha Allah wad kulmi dontan i I hope to understand the father of children this message.

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abyo ilahey haku xafido adi iyo ciyalkada

  • @fadumomaxamud738
    @fadumomaxamud738 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin abooyo ubadka illaahay hakuu barakeeyo

  • @emannaabdi
    @emannaabdi ปีที่แล้ว +4

    Fartuuneyyy abayo ilhy haysu soo kiin nabad u ruriyo adi iyo ilmahaaga😢😢❤

  • @daahirmuunin2893
    @daahirmuunin2893 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah tabaarakallaah ❤❤❤❤

  • @shugrioffical2808
    @shugrioffical2808 ปีที่แล้ว

    Amin amin amin amin abyo alle hakuxifdiyo ilmahaaga abaayo macney aniga waku dareemikaraa abyo waxaa kasooqaadaa idigoo heysta walaahi qabiga ayaa ihuray

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 ปีที่แล้ว +1

    Wcs tuuney masha allha sax walahi illahey hanila kulmiyo xabti insha allha ❤❤❤

  • @jamiiloaxmed5412
    @jamiiloaxmed5412 ปีที่แล้ว +1

    Ilhy hakula kulansiiyo abyo ilmhga 😢😢😢 qalbiga ixnuune😭

  • @fahiimadacar4801
    @fahiimadacar4801 ปีที่แล้ว +2

    Aameen aameen yaa rabbi ilaahay hakuuu wada barakeeyo

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 ปีที่แล้ว +1

    Ale waxan idingaga baryay adigoo cafimad qaba inaa wada kolantan abayo mcnto I.n wad kulmeysaan niyada qer usheg wan wada sugenaa malintaa I.n wax walbo ale xagii wey ka fudud yahiin oo waxbo kama ahan mel walbo ad jogtin nah faxad ku nolada 🥰hayanimada nah dhal dhal maha I love you mami 🥰🥰🥰🥰

  • @sabrinasabri3679
    @sabrinasabri3679 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo unba ku fahmi karto abyo m.a ilahay ha dhafo ❤❤❤

  • @sumayayusuf4478
    @sumayayusuf4478 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi marki hore wan farxay inee ilmaha kuu inaden u malenaye ❤illhey haku xafido

  • @Umu-abdirahman
    @Umu-abdirahman ปีที่แล้ว +3

    M.a wiilkaga Moha Amiin Aad buu kuugu Egyahay

  • @mariamdjama6088
    @mariamdjama6088 ปีที่แล้ว

    Abaayo Macan ,qalbiga aya Ii horisay ,illahay ha ku xafido ciyalka

  • @shamsohussein
    @shamsohussein ปีที่แล้ว +2

    Wcs Abayo qali hormar wacan OO wanaagsan Allah haku barakeeyo ilmaha❤

  • @halimohassan1170
    @halimohassan1170 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤️❤️❤️ Allah Ku xafido abyo mcnto hooyo hooyo mar waliba ❤❤

  • @alxamdulihalicalakulixal3183
    @alxamdulihalicalakulixal3183 ปีที่แล้ว +1

    gabadhada wxd dhahedy malin hore wxy dhalayey 2012 kii wiilkuna laba sano ayuu ka yaryahay marka gabdhaadu wa 11 jir wiilkuna 9 jir alle hakuu keeno walhi waan ooyay barkinteydi illmada qoysey 😭😭😭😭😭😭 ciyalkaga iyagoo yaryar ba lagaa qatey sidaad sheegtey alle haku so dhawyo

  • @ayaanahmed5658
    @ayaanahmed5658 ปีที่แล้ว

    Alle ha isu kiin soo dhaweeyo xaqiiq wan ku dareeemaya

  • @ifraaxifka9164
    @ifraaxifka9164 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wan qiiroday abayo hoyo nimado wa muhiim alow nowday carorta

  • @DrsQali
    @DrsQali ปีที่แล้ว

    Abyo fartun wlhi muqalka wan firsan wayey ilinta darted sorr mar walbo waku so duceyna insha allh

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 ปีที่แล้ว +5

    masha allah tuney.farxadada wa farxadena ❤❤

  • @ummulkhairahmed8336
    @ummulkhairahmed8336 ปีที่แล้ว +3

    Masha'Allah Ilaahay hakuu xifdiyo abayo

  • @faysasiciid847
    @faysasiciid847 ปีที่แล้ว +1

    masha allah rabi hakuu keeno iyagoo caafimaad qaba farxad kuwada noolaada

  • @dekadeganali7985
    @dekadeganali7985 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan ufahmay abahood ayey lajogaan abayo in sha Allah midooba😢 idinkoo farxsan

  • @HalimaMuktar-dc2un
    @HalimaMuktar-dc2un ปีที่แล้ว

    Apayoo wlhi waan qirodhay illahey hakubarakeyo ilmahaga insha Allah

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว

    Apayo alle melkatoo joogan alle hakugu xifdiyo wllhi mar koo codkaaga is badalay waan ilmeyay allow is kukiin keen amiin

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Maansha Allaah hooyo mcn Illaahow ku daa.

  • @Umuyusra-xx4pc
    @Umuyusra-xx4pc ปีที่แล้ว +11

    Abaayo ilnta ayaan celin waayey wxaaa kudareemi Karo hooyo ilmaheeda jeclel hadan aan awoodin iney hesho allaah waxaan kaaga baryaa in Adoo nabad qabo aad mar uun isheshaan😂❤❤❤❤

  • @shukrihussein5847
    @shukrihussein5847 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah haku dayo queen ❤️

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 ปีที่แล้ว +5

    Maash allaah ❤❤❤❤

  • @simanadan1227
    @simanadan1227 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallah❤❤❤❤

  • @salmaali8162
    @salmaali8162 ปีที่แล้ว

    Anoo hooyo ehen aya kula oyay fartun xbbti ilahey hanii kulmiyo😢😢😢😢😢

  • @AhmedHussein-vp2hy
    @AhmedHussein-vp2hy ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan4865 ปีที่แล้ว

    Abayo carurta so xad ado visa u diyarso qof sawir haku galiyo markii passport ka iyo visa lo diyariyo Tigid u jar ka dib dag dag kula carar I know wakhti bay qadan bal ku dadaal hadii wanag laga dido way kle u mar.

  • @Bilan-vt9yq
    @Bilan-vt9yq ปีที่แล้ว

    mashaallaah abaayo alle ha kuu daayo alle ha iskukiin keeno in.shaallaah

  • @anisonuur9672
    @anisonuur9672 ปีที่แล้ว +1

    😂wan ilmeyay walaahi wan ku daremi karaa macanto Kula midbaan ahay hooyo hooyo lee waaye

  • @Qalikhadro
    @Qalikhadro ปีที่แล้ว +1

    Ilmaha maad soo wadatid abayo

  • @leeylohussen9047
    @leeylohussen9047 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ❤

  • @xafsoxilwa3490
    @xafsoxilwa3490 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah abayo allaha isku kin xifdiyo

  • @faatimaabdukadir1676
    @faatimaabdukadir1676 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤masha Allah abaayo Allah kudaayo 😢

  • @Najma12-o8e
    @Najma12-o8e ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الرحمن allah ha ku xafido

  • @luulkuuriyow6836
    @luulkuuriyow6836 ปีที่แล้ว

    Amiin ❤mcney vedio ugu horeye fartun aka dawadey on la ilmayey 😢 walina ilma dhalin alxm abyo

  • @umuzaakir4296
    @umuzaakir4296 ปีที่แล้ว +5

    maasha allh abaayo ilmahaaga allaha kuu daayo qaali illaheeyna hakuu kaso inaa meel kuwada noolaatan inkasto ilmahaga qurux badan yihiin eeysan kutabsaneen ❤😢

    • @naxwamohamed3928
      @naxwamohamed3928 ปีที่แล้ว

      Ilmaha kuwi cabdisalam ay udhashy miya mise kuwa kasi horeye abayo

  • @IfrahAhmed-i7u
    @IfrahAhmed-i7u ปีที่แล้ว

    Abayo ilaahey caruurtada haku nabad keno wlhi iney ku imaden an moday wanku farxay hadana ayago cafimad qabo rabi ha idin mideyo

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 ปีที่แล้ว

    Oo ileen fartuun ilmo kalaa kuu jooga waa iimanta maba ogayn alaha kuu dhaafo

  • @abdirizakahmed5095
    @abdirizakahmed5095 ปีที่แล้ว

    Bariweynatii ninkeday uweynatii tuneey abyooo haubixiin ugu dambeyn adigay kudambeynayaan inshllh

  • @dekaanab
    @dekaanab 9 หลายเดือนก่อน

    marhore ayay shaqaysatay hhhh oy awlaad dhashay masha alah

  • @FardowsaAbdirahmanMohamudwehli
    @FardowsaAbdirahmanMohamudwehli ปีที่แล้ว +5

    Alaha ku barakeyo❤

  • @SamiirSaacid
    @SamiirSaacid ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faadumaxasan839
    @faadumaxasan839 ปีที่แล้ว

    Insha Allah xabiibti

  • @Qamar-xn6uh
    @Qamar-xn6uh ปีที่แล้ว

    M.a tuuneey
    Wiilkaaga aadbuu kuugu ekyahay.masha allah

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabarakallah farxadada hawaarto❤❤❤

  • @Caasha56-fp5ru
    @Caasha56-fp5ru ปีที่แล้ว +1

    Waa xanuun markii ilmahaaga lagaaqaato qofkii ilmihiisa kamaqan yihiin aa dareemi Karo ilaahoow hooyoyinka iyo caruurtood Kala maqan is ku keen😢😢😢 😢😢

    • @Aaamina12
      @Aaamina12 ปีที่แล้ว

      Lagama qadin iyada hoyaded uga timi

  • @ikraanxasan677
    @ikraanxasan677 ปีที่แล้ว

    Masha allh xbbti alle ha kuu keeno iygoo nabad qaba

  • @fdwehliye7048
    @fdwehliye7048 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah abyo illaaheey hakuu barakeeyo ilmahaaga lkn ilmaada sookorin iyo kuwa kula joogo iskumid makuu noqaayaan xaga isfahanka ilmaada korin isma fahmeesan hadeey ayeeyo korisayna kaba daran adi hada madareemi kartid lkn markaad isla kulantaan baad arki kartaa

    • @xinoabdisalaan
      @xinoabdisalaan ปีที่แล้ว

      Wlhi beenta maha ani iyo hoyadey ismafahano🥺🥺🥺🥺

  • @kawizo50th6
    @kawizo50th6 ปีที่แล้ว

    Wlhi waan ilmeyay😢Allah ku dhaafo ayakow nabada iyo adigow nbdaa alha idin kulansiiyo 😊hyo waa hyo anigw ilma dhaly oo nag weynaa hyo la,aanteyda joki kari la ,ahy hyo alha ku naxriisto😢😢😢😢

  • @neyruuschannel5543
    @neyruuschannel5543 ปีที่แล้ว

    Hooyo ama qofka ilmaha ee lajoogaana maxad hadìyad ugu raacin weysay abyo

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว

    RABBI aslax dhexdiina ha dhigo hadan hooyo oo yeysa arko waala oo yaa anba hooyo ayan ahay hadalkagana waan fahmey.

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk ปีที่แล้ว +2

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @owliyohusein8206
    @owliyohusein8206 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah❤️❤️❤️❤️🥰

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭Abayo ilmahaga soo wado Abayo

  • @SahraAhmed-jn9fg
    @SahraAhmed-jn9fg ปีที่แล้ว

    Mnsh aallah

  • @sacdiaabdirizak756
    @sacdiaabdirizak756 ปีที่แล้ว

    Wiil waa caadi lkn wlhi gabar hoyadeed maka maaranto waaa murug wlhi mrkey soo qaangaarto wexey u bahan thy hoyadeed baa dareemi karto xiligaan oo kle walib qaan gaan gaarkooda soo dhow

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah TabarakAllah abaayo Alaaha ku hafido

  • @amaaldafle5515
    @amaaldafle5515 ปีที่แล้ว

    Fartunay abayo sacada caruta labaxabo rabaa qaf nairobi usosocdo majira

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial1 ปีที่แล้ว

    Fartuny abaayo gurigaaga guri buuxo allaha ka dhigo hal meel allaha isugu kiin keeno adi Iyo ilmahaaga

  • @MaryancaliMaxamuud-v4u
    @MaryancaliMaxamuud-v4u ปีที่แล้ว +1

    Insha allah ino alle inikulmiyo adigo nabada insha allah❤

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 ปีที่แล้ว +5

    Allaha isku kiin sama keeno abayo adiga iyo ubadkaga farxadana ku dhamesta abayo ❤

  • @naimahumble
    @naimahumble ปีที่แล้ว +1

    Hooyo waa hooyo hooyo mcnto 😭❤️