Sidee u samayn Kartaa Muqaal? Qaybtii 2aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 เม.ย. 2020
  • Qaybtii 1aad: • Sidee u noqon kartaa y...
    Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    www.waaberiweb.com
    -------------------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: waberi23/?re...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: abdirahman_...
    ___________________
    youtuber sidee ku noqon kartaa?
    muqaal sidee loo sameya
    muqaal samaynta
    muqaal
    muuqaal
    Filmora
    barashada filmora
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 114

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว +27

    Linkiga qaybtii 1aad:
    th-cam.com/video/l00SU0MFulE/w-d-xo.html

    • @bandhigshow760
      @bandhigshow760 4 ปีที่แล้ว

      Ustaadi Color Edit Ma Lee YaHaY Oo Muuqalada Aan Camera da Ku Duubo Ma Ku Edit GareYn Karaa

    • @yasiinmohamed3167
      @yasiinmohamed3167 4 ปีที่แล้ว

      Aplicationka magacii

    • @yoldonstudio8288
      @yoldonstudio8288 2 ปีที่แล้ว

      Saxibow sida loo soo dajiyo muuqaal kasoo sameey filmora

    • @ShucaybMaxamed-cv6ys
      @ShucaybMaxamed-cv6ys 5 หลายเดือนก่อน

      Shlb

  • @Madadaaliye.
    @Madadaaliye. 4 ปีที่แล้ว +14

    Masha allh
    Waabari media
    Ogaansho
    Sahanka xogaha
    Waa dhalin yaro wanagsan ookudayasho mudan

  • @tayofitness7722
    @tayofitness7722 4 ปีที่แล้ว +1

    Manzha allaha zhp aad iyo aad ayaad u mahad santahay .
    Kaliya waxa noo dhima sidaad u samayso sawirad quruxda badan .

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlee waaan sugaayay ustaad c.rahman omar shukrn in bdn alha ku xafido ustd

  • @shaaficiosmaan4716
    @shaaficiosmaan4716 10 หลายเดือนก่อน +2

    Codkaaga mucjiso waaye sxb Allaha ku Barakeeyo masha,allah.

  • @luqmaansacad2776
    @luqmaansacad2776 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you intaad codsigayaga tixgalisay keep going pro A/rahman

  • @abdinasirsuxufi4821
    @abdinasirsuxufi4821 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid zhp qali hory usoco

  • @munirabdi6118
    @munirabdi6118 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @hassanaarka6173
    @hassanaarka6173 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid zhP❤️😘🙏

  • @falanqeeye5106
    @falanqeeye5106 4 ปีที่แล้ว

    Walalkeey aad iyo aad ayaa umahad sanatahay wllky. Sida kugu mahadnaqo ma aqan. Thank you lee aheen.

  • @ahmedcabdalle9186
    @ahmedcabdalle9186 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah keep going wlloH
    Jasakallahu kheyran

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad in badan

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 4 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah noolow wll cabdi raxman cumar waabari

  • @HAMSEMUSTAFE
    @HAMSEMUSTAFE 3 ปีที่แล้ว

    Cabdiraxman waaberi runtii aad baan utaageeraa barnaamijyadaada vidyo wlba ood soo dhigtana waan dawada oo ima dhafan qaar horena bayjkaaga ayaan ka baadhaa vsdogana ad baan uraadinaayay in badan aad baad umahadsantahay waabery

  • @jacfarzaneti4789
    @jacfarzaneti4789 4 ปีที่แล้ว

    Horey u soco wll ilaahay haku garab galo😍👌

  • @kanaalkadunida1062
    @kanaalkadunida1062 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah | WABERI media

  • @amiinmohamed3310
    @amiinmohamed3310 4 ปีที่แล้ว

    Thanks bro ❤❤

  • @jeeri11
    @jeeri11 4 ปีที่แล้ว

    Sxb waxaa tahay sxbkey kan ugu dhow
    Keep going 💓💖💖💓💓

  • @Kaahiye
    @Kaahiye 4 ปีที่แล้ว

    Aad ayaa u mahadsantahay sxb waxaan ahay youtuber waadna I caawisay mahadsanid

  • @sadamjesto7682
    @sadamjesto7682 4 ปีที่แล้ว

    Hore uu soco pro 💗💗💗

  • @banica3026
    @banica3026 4 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @saymudiinofficial
    @saymudiinofficial 4 ปีที่แล้ว

    Mncha allah aad ayaan ugafaaidayn balse colorka noo raaci yacni edetingka colorka shugran zxp sare

  • @abdirahmanmose
    @abdirahmanmose 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @malaw247
    @malaw247 4 ปีที่แล้ว

    Walal alha ku barakeey aadbu I anfacayaa

  • @abdinasirmohamed5313
    @abdinasirmohamed5313 4 ปีที่แล้ว

    Ugu horeyn aad baad u mahadsantahay casharkaan wanaagsan oo muhiimka ah. Lkn macalin adigoo raali ah 8 fiidnimo manooga dhigi kartaa waqtiga aad soo galiso muuqaalada.
    Mahadsanid.
    Cabdiraxmaan cumar ismaaciil waaberi horumar wacan.

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว +2

      Insha,alaah wll wn tixgalinayaa wna ka dhigayaa haduu alle idmo mahadsanid

  • @Fartum__I
    @Fartum__I ปีที่แล้ว

    asc wll waxey aheed inan arko videokan sanado ka hor waxan helay mar eey niyadeyda iyo hamikeyga eey dhinten balse muq\\lkan aya dib iiso noleye axd ma aqano manta waxa kugu mahadceliyo waxa qashay buukeyga taariqta waxa iigu yelatay samen said ayan u faraxsanahay manta❤❤❤

  • @abdiweliahmed3674
    @abdiweliahmed3674 4 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsangahay wlle

  • @fawzaanmedia4950
    @fawzaanmedia4950 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah waan kaaga mhd celinayaa

  • @sumayoaxmad4301
    @sumayoaxmad4301 4 ปีที่แล้ว +1

    wllky waa mahsatahay gool wacan

  • @dahiraururshe9780
    @dahiraururshe9780 4 ปีที่แล้ว

    Thanks Mr c.rahman
    Bro waxan kaarabaa xog yar haddii aad ii awoodid iisheeg meel aan laalo soo xariir
    Mhsanid wall

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว

      waaberi2030@gmail.com
      waad igala soo xiriiri kartaa wll

  • @gureyofficial5002
    @gureyofficial5002 4 ปีที่แล้ว

    Masha-Allah like tu waa xagiina azxaapey

  • @MRAchannel41
    @MRAchannel41 8 หลายเดือนก่อน

    waad mahadsan tahy

  • @abdinasirsuxufi4821
    @abdinasirsuxufi4821 3 ปีที่แล้ว

    Allah haku sharfo

  • @Stylemenfashionchannel
    @Stylemenfashionchannel 4 ปีที่แล้ว

    Hore usoco

  • @amaanamedia6041
    @amaanamedia6041 4 ปีที่แล้ว

    m.a keep going pro

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan jacalahay inan youtubar aktif ah an noqdo
    Insha allah mar un ayan ka dhabaynaya
    Walal waberi media ma lagu isticmali kara?

  • @shaafiofficall9713
    @shaafiofficall9713 4 ปีที่แล้ว +1

    zxp waxad soo galisaa adoo sawiro editng gareenaya tnx

  • @Sooyaan1
    @Sooyaan1 4 ปีที่แล้ว +1

    WAXAAN AHAY TH-camR CUSUB. WAXAA IGU DHIIRIGALIYEY MUUQAALKII HORE EE TH-cam KA KU SAABSANAA. MAHADSANID A/RAHMAAN. CHANNEL KAYGA SOO BOOQO HAADA AKHRIDAY COMMENTIGAN. 🥰👐

  • @muktarcadde4221
    @muktarcadde4221 4 ปีที่แล้ว

    wllky waan ku taageraa

  • @badmaaxmedia3287
    @badmaaxmedia3287 4 ปีที่แล้ว

    M.A sxb

  • @eyoubomar8559
    @eyoubomar8559 4 ปีที่แล้ว +1

    💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗😍

  • @emirMOHamed101
    @emirMOHamed101 4 ปีที่แล้ว +1

    1 weak ayaan isku baray barnaamijkaan 2019 alx
    Sbbto ah waan wyy qof soomali ah oo sharxaaya
    Daniel batal best teacher

    • @Bashiir12398
      @Bashiir12398 ปีที่แล้ว

      Walal barnaamijka filmora ma free baa mise waalacag

    • @mohamedahmedqasaali3243
      @mohamedahmedqasaali3243 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@Bashiir12398 is agood free walahelaa

  • @fadmaisse1252
    @fadmaisse1252 4 ปีที่แล้ว

    sxp filmoraha mrkn rbo inaa codka noise ka ka bixiyo siden samenaa
    jwbtaada waa ii muhiin wll

  • @user-zc7ct9bi3m
    @user-zc7ct9bi3m 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxb vegas pro nagu tus
    Thanks

  • @mustafmacalinmaxamed4207
    @mustafmacalinmaxamed4207 4 ปีที่แล้ว

    whhi waan sugayey

  • @husseinmohamed5833
    @husseinmohamed5833 4 ปีที่แล้ว

    Dadka sugayay qeybtaan anaa koow ka ah meelna saaray qaybtii 1aad audiocity

  • @ayubpro
    @ayubpro 4 ปีที่แล้ว

    bro abrihamn shugran

  • @c.fitaaxgaamedle8465
    @c.fitaaxgaamedle8465 4 ปีที่แล้ว +1

    Second person
    Like igu sharfa

  • @mohamedabdullahimohamudweh2409
    @mohamedabdullahimohamudweh2409 2 ปีที่แล้ว

    intaadan editing-ka billaabin screenka aad nala wadaagtay sidee kusameysay?shaashadda sidee noola wadaagtay?

  • @daad7924
    @daad7924 4 ปีที่แล้ว

    Asc wllo wxan ka cdsanyaa inad kaso hadasho dhagax laleeyhy aduunkuu kusoo socdaa mhadsanid🙏

  • @horyaalchannel9831
    @horyaalchannel9831 4 ปีที่แล้ว

    wa sababta cawa igu mid noqdey subscriberska waaberi media
    hore nogu wad adegsiga video editing softwares
    thank you

  • @enghaashi
    @enghaashi 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdirahmanow Filmora Halke Kala soo dagaa plz iijawab

  • @ahmeddante4775
    @ahmeddante4775 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi horomar ayaad gaadhysa sxb maxaa yeelay nin sirta uu ku shaqeeyo raba in lala wadaago hore u soco bro

  • @khadarcazka5337
    @khadarcazka5337 4 ปีที่แล้ว

    First view like saaar

  • @user-px7ri7mg8g
    @user-px7ri7mg8g 21 วันที่ผ่านมา

    I'm watching 👀 now 10:23 today.

  • @zathenaden2942
    @zathenaden2942 3 ปีที่แล้ว

    Mopil maku zamayn karaa video animation. Macalin abdirahman omar

  • @user-hu4eh4rn7z
    @user-hu4eh4rn7z 9 หลายเดือนก่อน

    Appka rabaa wll

  • @TUSEMEDIA
    @TUSEMEDIA 4 ปีที่แล้ว

    Walale side thumnial loo sameesta

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 4 ปีที่แล้ว

    wllhi qof sidaacd ah uhadlaya oo aan hagrasho laheyn.

  • @dugshorts
    @dugshorts 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad codka mxaad ku hagaajisaa iyadan tacliin koban naga sii mhdsnd

  • @somhack7770
    @somhack7770 2 ปีที่แล้ว

    Sxb thumbnails side usameysa

  • @quraan7360
    @quraan7360 3 ปีที่แล้ว

    Wan mahad santahaye wll waxaa badaan ban kaa fa idaaye

  • @juhaay1437
    @juhaay1437 3 ปีที่แล้ว

    ustaad Abdirahmnow inaan hbnkii seexan anigoo 5 ilaa 8 kamida Vedioyadaada dawan lkn cwa su'aanshan galiya iiga jwb codka Warbixinta aad aqrineyso ma buug baad kasoo diyaarisy mise Waa mid Meel kugu qorn ee aad aqrinyso,?

  • @Ahmedmohamed77883
    @Ahmedmohamed77883 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb waxaan isku dayey inaan TH-camr noqda balse hal caqabad oo aad igu atkatay baa jirta maraka hadi aad iga cawin karta waxan rabay nio lumbar aan ku sameysta TH-cam ka adoomahadsan

  • @yaxyemaxamed9520
    @yaxyemaxamed9520 4 ปีที่แล้ว

    Sony vages sidee waaye ise iyo filimora yaa fiican

  • @daahqaad1624
    @daahqaad1624 4 ปีที่แล้ว

    waxaan jeclaaleheed cource inaa bilaabdid oo channelkale aad sameesid

  • @munasaid4504
    @munasaid4504 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll lkn wll fimora 9 effects ka waxa uu leeyahy download waqti badana wuu qadanayaa kawrn irintaa

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว

      Waxay ku xirantahay speedka ama xawaaraaha internatkaad kala soo dagaysid wll anigu inta ogaalkayga ah waqti badan maqaataan markaan la soo dagayo

  • @quran4u199
    @quran4u199 3 ปีที่แล้ว

    muqaldaa halken kalaa sodayaa amaa halken kaa helikaraaa

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 7 วันที่ผ่านมา +1

    Afar sano ka dib ayaan daawanayaa, anoo raba inaan noqdo content creator😅 i.a
    16.7 2024

  • @alparsalenosman1107
    @alparsalenosman1107 4 ปีที่แล้ว

    Wllkeyaw mopelka malaga hajinka raaana

  • @Mowlidarchitect
    @Mowlidarchitect 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxp application link noo soo dig comment

  • @nacimaali375
    @nacimaali375 4 ปีที่แล้ว

    thanks

  • @abdiweliahmed3674
    @abdiweliahmed3674 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan se ku waydiiya mobileka laguma isticmali karo filimore raha

  • @maxamedcoof1608
    @maxamedcoof1608 4 ปีที่แล้ว

    Walaal wadankee joogtaa adiga

  • @shaacachenell5161
    @shaacachenell5161 4 ปีที่แล้ว +1

    Makuzamayn kara mobeilkaga zp MCN

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว +1

      Haa way jiraan barnaamijyo aad mobilkaaga ku hagaajin kartid muqalada

    • @banica3026
      @banica3026 4 ปีที่แล้ว +1

      1)Kene master
      2)power direct
      3)Viva vedio
      Best 3 isticmaal mid ka mid ah
      Sx👍🙏

  • @abshirhaani2565
    @abshirhaani2565 4 ปีที่แล้ว

    sida looga fiican loo sameyo mcalin noo soo tabi

  • @samiiraxasan7424
    @samiiraxasan7424 3 ปีที่แล้ว

    Sxpo photoshop baad balanqaadey ee soo geli

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko หลายเดือนก่อน +1

    2024 WHO IS watching 😢

    • @user-px7ri7mg8g
      @user-px7ri7mg8g 21 วันที่ผ่านมา

      I'm watching 👀 now 10:23 today.

  • @gahnugtraveling217
    @gahnugtraveling217 4 ปีที่แล้ว

    Dhalinyaro si walaalken u uga faaido video oo so dhigay ee waqtiga galiyay
    Xayaysinta ha dhafinina waa Ila 10 Ila 20 second iska daawada
    Waxay u tahy dhiirigalin

  • @xogsugan1842
    @xogsugan1842 4 ปีที่แล้ว

    Zhp filemora 10 miyuu soo baxay

  • @ItsMe-wd7hk
    @ItsMe-wd7hk 4 ปีที่แล้ว +2

    @waaberimedia
    Barnaamijkaan Mobile malagu isticmaalikaraa
    .
    Adit. Please iisoo jawaab waa ii muhiim

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว

      waxaa jira applicationo lawgu tala galay oo lagu isticmaalo mobaylka sida kine master iyo kuwa lamidka ah wll

    • @HibadaDahsoon.
      @HibadaDahsoon. 4 ปีที่แล้ว

      Haa Wll waa play store Ku jiraa

  • @shamsoaxmed6655
    @shamsoaxmed6655 4 ปีที่แล้ว

    Muuqaalkii hore linkigiisa ila wadaaga.

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/l00SU0MFulE/w-d-xo.html

  • @Royall113
    @Royall113 4 ปีที่แล้ว

    Walaa sidee filimora loo soodagsadaa
    Aniga ilaaiyo hada kenamestar ayaan waaku habeeyaa comment iiga soo jawaab

  • @xogsugan1842
    @xogsugan1842 4 ปีที่แล้ว

    Aniga wuj i an facayaa zhp cabdiraxmaan lkn waxaan sifican aanan u fahmin sidii video qurux badan oo bilaa copyright ah loo heli lahaaa

    • @Waaberi-Media
      @Waaberi-Media  4 ปีที่แล้ว +1

      Waxaad ka heli kartaa muqaalo tayo leh oo aan copyright lahayn websityada muqalada soo galiya sida pexels.com - Pixabay.com - Videvo.com - muqaalka qaybtii 1aad ayaan uga hadlay wll

    • @xogsugan1842
      @xogsugan1842 4 ปีที่แล้ว

      @@Waaberi-Media hye wll alle swt hkaa abaal mariyo
      Taladaadiina waan qaatay wlhi isniintii waan somay bari khamiistana insha allh soon ayaan isleeyahay

  • @yaxyemaxamed9520
    @yaxyemaxamed9520 4 ปีที่แล้ว

    Cashiro sidaan oogale maa noo bilawdi

  • @HassanIbrahiimAli
    @HassanIbrahiimAli 4 ปีที่แล้ว +1

    Sideen ku heli kara flimora iyo crack giisa oo is wata si free ah

    • @sahalyare9605
      @sahalyare9605 4 ปีที่แล้ว

      Garaadso ka raadi

    • @HassanIbrahiimAli
      @HassanIbrahiimAli 4 ปีที่แล้ว

      Somali Safe kuma fahmin walal

    • @sahalyare9605
      @sahalyare9605 4 ปีที่แล้ว

      TH-cam ku qor GARAADSO halkaas ka baro filmora wondershare

    • @HassanIbrahiimAli
      @HassanIbrahiimAli 4 ปีที่แล้ว

      Somali Safe barasho uma baahni sxb ee software ka uun baan ubahanahay sxb 🙏