Dawladd ku taal Afrika oo aadan waligaa magaceeda maqlin! Waxay jirtay 3 sano oo kaliya | Biafra 🇳🇬

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 111

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  5 หลายเดือนก่อน +32

    Halkan iska diiwaan gali Koorsooyinka Waaberi Academy 👇👇
    Whtsapp: Wa.me/905059092303

    • @Hariiribrahim
      @Hariiribrahim 5 หลายเดือนก่อน +1

      Illahey dartii isoo booqo chanalkeyga 😢😢

    • @SudaysAbdirahman
      @SudaysAbdirahman 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waad mahadsantahay sxb❤❤❤🎉

    • @sakariyemusejama9117
      @sakariyemusejama9117 5 หลายเดือนก่อน

      Ustaad waxbadan baad noo fasideysay ustaad crosso webdesing ku soo dar

    • @MukhtaarNayga
      @MukhtaarNayga 4 หลายเดือนก่อน

      𝒕𝒉𝒏𝒌𝒔

  • @duule77
    @duule77 5 หลายเดือนก่อน +6

    Haa waan maqlay waxaan ku arkay exam final ah oo history ah oo aan maray sanadkaan dhexdiisa waan khalday runtii suaashaas waxaana aqoonsaday Tanzania 🇹🇿

  • @CamarMoha
    @CamarMoha 5 หลายเดือนก่อน +5

    Har iyo haben waxn u tagan yahy sida an ku dhiri galin lahaa horay u soco zxp waberi ❤😊

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 5 หลายเดือนก่อน +25

    Illahey dartii isoo booqo zxb 😢😢😢

    • @abdurrahmanabdo1538
      @abdurrahmanabdo1538 5 หลายเดือนก่อน +2

      Ilahay haku meeraysane qodob ka hadal lagugu soo booqdo naac yahay

    • @Hariiribrahim
      @Hariiribrahim 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@abdurrahmanabdo1538 neef yahow adi maxaa ka galay danteydana ii tilmaami meysid dabo dhaqooow😂💔

    • @Zakariye.2003
      @Zakariye.2003 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdurrahmanabdo1538😂😂

  • @Xamse_deeq
    @Xamse_deeq 5 หลายเดือนก่อน +7

    Sxb pleace noosoo diyaari muqaal ku saabsan
    Usaame❤bilaadi
    Guul ayaan kuu rajeyn✔️

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim 5 หลายเดือนก่อน +2

    Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤

  • @FatimaMohamed-h7j
    @FatimaMohamed-h7j 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran wll

  • @Mrkadiir
    @Mrkadiir 5 หลายเดือนก่อน +2

    waadna ku mahasanthy..wll xogtaa nala wadagtay..😊😊

  • @Sooyalka
    @Sooyalka 5 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah xog qurux badan:
    "Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka"
    Nagala soco dhankan: thanks

  • @maxamadcade2234
    @maxamadcade2234 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shukrn ustd.

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxb mar walba waan kaa sugayey inaad mar uun ka sheekayn doonto taariikhda dahsoon. Ee qabiilka igbo

  • @Isra233-dt9pr
    @Isra233-dt9pr 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @MaxamedShire-f6d
    @MaxamedShire-f6d 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar ☝️

  • @Mohamedabdiaziz-dk8zk
    @Mohamedabdiaziz-dk8zk 5 หลายเดือนก่อน +3

    Waaberi media horusocod wanagsan ayan ku rajeynayaa sxb c/raxmaanow

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 5 หลายเดือนก่อน

    M.a keep going hawlwadeenada waabari media

  • @XaliimoMaxamuud-w3p
    @XaliimoMaxamuud-w3p 4 หลายเดือนก่อน +1

    2030 😂😂😂😂 yaa dawanayo video gaan 2024 kaa soo salamayaa asc wll 1:17 1:20 1:21 1:22 1:22 1:23 1:23 0:48

  • @Cabdiraxman..Gaalkacyo
    @Cabdiraxman..Gaalkacyo 5 หลายเดือนก่อน +9

    Soomaliland waa in sida dawladaas oo kale hilfaha loogu laabaa 😂
    KAFTAN WEEYE ❗ REER SOMALILAND WALAALEHEEN BAA TIHIIN, WAANAANU IDIN JECEL NAHAY, HORUMARKIINU WAA HORUMARKEENA, from Gaalkacyo walaalayaal 👋

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaa wax lugu kaftamo maaha, somali ayaan wada nahay dad wada dhashay.

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 5 หลายเดือนก่อน +4

      Somaliland wax la dhaho ma jirto qabiil walbo dagaankiisa asigaa maamulo. Muuse biixi baa umadii kala diray.

    • @Cabdiraxman..Gaalkacyo
      @Cabdiraxman..Gaalkacyo 5 หลายเดือนก่อน

      @@sayidka.6122 Aad iyo aad qoys kaliya baanu nahay sida dadkaa gaalo iyo muslim in aa isku qab qabsano ilahay baa naga badbaadiyay, kuwaa siyaasiyiintaa un baa isku keen diraysa, muwaadinka soomaaliyeed ee hargaysa ama burco jooga qodaxi haday mudo ana waa i muday, kaftanka qandac uga dhig baan is iri lakiin xumaan igama aha shiikh 😁

    • @Cabdiraxman..Gaalkacyo
      @Cabdiraxman..Gaalkacyo 5 หลายเดือนก่อน

      @@sayidka.6122 Aad iyo aad, Qoys kaliya baan nahay, kaftanka qandac uga dhig baan is iri, lakiin xumaan igama aha shiikh 😁

    • @axmedsaki12axmedsaki12
      @axmedsaki12axmedsaki12 5 หลายเดือนก่อน +3

      @@Ahmedali-gw7xm dee haduu mamulo adiguba ismamul maxad uga gubanaysa erayga somalilnad mise gumaysi ayuu kugu haya

  • @mohamudcade2030
    @mohamudcade2030 5 หลายเดือนก่อน

    Soo Badi adikoo raali ah wll Abdirahman 🦁

  • @cabdigujipages9358
    @cabdigujipages9358 5 หลายเดือนก่อน

    Halkani WA waaberi media Ku soo dhawaada daawadayaal muuqal Kena manta

  • @MaankaCade5888
    @MaankaCade5888 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wowe

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 4 หลายเดือนก่อน

    waadmahadsantahay walal

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 5 หลายเดือนก่อน +4

    Somaliland lkn iyada shanta soomalida ugu ciidan iyo caqli badan sidaa darteed qadaadwayn ha soo lugayn yaan xaar dareershe ku dhicine

    • @mahdibiixi3512
      @mahdibiixi3512 5 หลายเดือนก่อน

      Oo maxaad isaga celin wayday Barkad iyo Jaamac Siyaad, markaad soo yaacdeen

    • @AbdishakurAli-i6x
      @AbdishakurAli-i6x 5 หลายเดือนก่อน +3

      @@mahdibiixi3512 maalin baad yara sad bursatay anaguna
      30 sano ayaanu gacan ta sare lahayn hdna waaba bilaw dhankayga dagaalku waana la arki doona cida cagta la marin doono
      Wakhti dhaw waa la is dabar jari doonaye

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 5 หลายเดือนก่อน

      Barkad iyo jaamac siyaadba waa soomaliland hal maalin ayaad wax yara samaysen faankiinii meel walba waa yaalaa soomaaliland dhulbahante waa soomaliland

  • @vivame4571
    @vivame4571 5 หลายเดือนก่อน +2

    Halkani waa waaberi media kusoo dhawaada daawadayaal muuqal keena manta

  • @Istaale-media
    @Istaale-media 5 หลายเดือนก่อน

    Muuqaala nooga sameey (gooni goosadka Somaliland iyo fikirkeeda waanka ay ugu taagantahay adigoo mahadsan)

  • @Jacfar6
    @Jacfar6 5 หลายเดือนก่อน

    Wxaan sookoobaa buuwaagta hadaa ee isoobooqo m.d❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @AhmedAli-v6k7i
    @AhmedAli-v6k7i 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kusaliya nabigena muxamed c.s.w.m

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sida south sudan 🇸🇸 looga jaray sudan 🇸🇩 baa la rabay in loo kale jaro nageria

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sidii Indonesia looga jaray east more iyo koonfurta sudan
    Lkn Nageria laqaybiya

  • @CabdifitaaxGalad
    @CabdifitaaxGalad 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waa sida Soomaaliland laladamacsanyahay hadda.

    • @IsmailIsmail-on3pb
      @IsmailIsmail-on3pb 5 หลายเดือนก่อน +5

      Somaliland iyo Biafra way kala taariikh duwan yihiin oo Somaliland ka hor midawgii Somalia ayey ahayd dal ka mid ah shanra dal ee Gumaystihii Soomaalida u kala qaybiyey. Halka Biafra aanay lahayn taariikh dawladeed oo ay ka mid ahayd gobolo ka tirsan Nigeria

    • @nasri8205
      @nasri8205 5 หลายเดือนก่อน +3

      Yaa la damacsan teeda kale dawlad baa wax ku duusha tiina iyagaa dumiyay oo qori caaradii dhulkooga uga sifeeyay ee ma dawlad baa ka jirta hadda Somalia,waxa ka jiraa waa qabiilo qabiil qabiil kale ku duulay oo dhulkiisa lagala wareegay na taariikhda somalida ma jiro ee intaadan comments qorin fikir oo wax macquul ah qor

  • @Sam_Saylici
    @Sam_Saylici 5 หลายเดือนก่อน

    Haa waan maqlay guyaal ka hor waa gobol ka mida Nigeria oo gooni isku taag aaminsan waxana aqaana oon wada shaqayna dad kasi jeeda gobolkaas

  • @abdirizakalimuhammedbarkha7166
    @abdirizakalimuhammedbarkha7166 5 หลายเดือนก่อน

    Biafra session baan baran jirney

  • @Cabdiqafaarcabdiwali
    @Cabdiqafaarcabdiwali 5 หลายเดือนก่อน +1

    👍👍👍

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 5 หลายเดือนก่อน

    Wa christaan biafra

  • @abdinoorahmedbuzuri9521
    @abdinoorahmedbuzuri9521 5 หลายเดือนก่อน

    Haa waan maqlay

  • @nadiirayusuf1150
    @nadiirayusuf1150 5 หลายเดือนก่อน

    Calanka horey ayaan uarkay lakiin magaca waligay ma maplin😊

  • @Istaale-media
    @Istaale-media 5 หลายเดือนก่อน

    Brothers and sisters waxaan codsanaa in noolasoo diyaariyo (😮qaabkii loo Kala qeebsadey dalkeena soomaaliya)

  • @nadiirayusuf1150
    @nadiirayusuf1150 5 หลายเดือนก่อน

    Saaxiib waxaad kasoo samaysa viedio dalka malawi maadaama ay aad iskugu calan egyihiin wadakan cusub😊😮

  • @Nuur107
    @Nuur107 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hada ayan ka maqla mudane

  • @darwiish3454
    @darwiish3454 5 หลายเดือนก่อน

    @Mark Angel iyo Emanuel reerkooda weeye Igbo hadana waxaa looyaqaan Rever state of Nigeria and Omo state.

  • @allayaqaan9101
    @allayaqaan9101 5 หลายเดือนก่อน

    Sideenaan u maqal. Adigu miyaadan maqal:
    Wixii Biyafra iyo ka dhacay bariga dhexe,
    B... uunbaa odhan anaa bixi.
    Ee balo iyo A....... Allaa is baday

  • @funnier77
    @funnier77 5 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal adigoo mhadsan noo soodiyaari Usaame bin laadin

    • @kingpower6909
      @kingpower6909 5 หลายเดือนก่อน

      Itaal media ka daawo si quruxbadan

    • @MaxamedXuseen-kg9sp
      @MaxamedXuseen-kg9sp 5 หลายเดือนก่อน

      Itaal media kadaawo ayadoo documentary dhamaystiran ah

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 4 หลายเดือนก่อน

    GENARAL AJUUKE IYO JAMHUURIYADA BIAFRA HADDA WAA MAAMUL-GOBOLEED KA TIRSAN DALKA NAYJEERIYA WAXAYNA SHEEGTAAN YUHUUDA MADOW INAY YIHIIN, WAANA DAD NECEB MUSLIMKA.

  • @Omari.ggazi-r
    @Omari.ggazi-r 5 หลายเดือนก่อน

    Waan aqaan wadankan waana maqlay hada igumahoreeso taliye 😂😂😂😂😂

  • @shacaybxolow
    @shacaybxolow 4 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @AliFarai-dc7yg
    @AliFarai-dc7yg 5 หลายเดือนก่อน

    Waan maqlay aad iyo aad
    Waxaa dhistay qabiilka igbo

  • @Boqorka.figradaha
    @Boqorka.figradaha 5 หลายเดือนก่อน

    Somalidu waa dad Isku diin ah in yar oo Gaalo ah oona Cadeen Gaalnimadooda ayaa Hoos kariixayo in somali lakageeyo 😢

  • @sadiiq1axmed725
    @sadiiq1axmed725 5 หลายเดือนก่อน

    Haa

  • @dubadabdilahi1165
    @dubadabdilahi1165 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaa hogaaminayay cornel ajuuka

  • @AyaanCilmi-z3f
    @AyaanCilmi-z3f 5 หลายเดือนก่อน

    Wsc

  • @bashiirhudle369
    @bashiirhudle369 5 หลายเดือนก่อน

    ok

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 5 หลายเดือนก่อน

    Runtii watariikh anan ogayn horana umaqlin sinaxojinaysa sida shucubta dunidu ushaqayso iyo dawladohodu oah mabadi qofkicadalad kasugayana sidauogado israiil waliged cadawga islamkayahayd wanalodhisay waynautagantahay ilahada ogada, lakin saud afrika waucudadaraya oxiligas cadanki cunsuriga gumaysanayay israiil xulufada laha

  • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
    @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 5 หลายเดือนก่อน

    Faatikaan maxaa laga wadaa?

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 5 หลายเดือนก่อน

      Waa dawlad yar oo caasimada talyaaniga ee Roma ka dhex dhisan waana dawlad diimeed kiristan ah dhamaantod waa wada baadariyiin aad ayeyna u yar yihiin hadaanay ahynba dawlada aduunka ugu yar

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdiraxmaan Cumar, suaal: Ka warran Somaliland in aad ku talin lahayd sidaa Biafra?

    • @AxmedBashiir-wy6xm
      @AxmedBashiir-wy6xm 5 หลายเดือนก่อน +1

      Xuduudka inoo dhaxeeya bal waa ninka kasoo talaaba wllhi xiniyahaan iska jarayaa Anagoo nool hadaad saas samaysan

    • @abdi......399
      @abdi......399 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@AxmedBashiir-wy6xm mxd tiri xaduudka inoo dhaxeeya aamina inaad reer yar tihiine😂

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 5 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@abdi......399reer yar baan nahee noo kalaay waayahee 😅😅

    • @abdi......399
      @abdi......399 4 หลายเดือนก่อน

      @@promahamedaxmed1274 anigaa kutusaya waqti dhaw ooaad reerka aad tahay aad aamintid

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 3 หลายเดือนก่อน +1

      Somaliland mid tan hadda jirta 100 jibaar ka awood badan baa wax ka qaadi kari weydey oo ay qori caaradii kaga saareen dhulkooda hubkiina kala hadheene ma tan 200 ee wiil ee shababka ah 20 sano u taag la,a ba wax ka qaadaysa, haigu diriin masaakiinta yaanan Anna dhanka kle ka wasine

  • @AhmedClaahi-x7w
    @AhmedClaahi-x7w 5 หลายเดือนก่อน

    Sidoo kale wadama kleenex lamid ka Africa ku yaalaa iyo yurub bro

  • @U.cristiano.f
    @U.cristiano.f 5 หลายเดือนก่อน

    Saxib kaso hadal qomiyada oromada

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 5 หลายเดือนก่อน

    Waa meesha ay ka dhalatay fikrada ah haayada caalimiga ah ee MSF Hay'ada Dhakhaatiirta aan xuduuda la hayn ka dib markii ay ku fashilantay hay'adii REDCROS oo ka shaqaynasay dagaalkaas qaybta caafimaadka ka dib ayaa la'aasaasay hay'ada MSF.

  • @jaleefanofficial3743
    @jaleefanofficial3743 5 หลายเดือนก่อน

    Waa Khasab in dowlada Somalia ay gobolada waqooyi galbeed talaabo midnimada dalka lagu adkeynayo ka qaado,

    • @AnsaarCarbeed
      @AnsaarCarbeed 5 หลายเดือนก่อน +2

      somaliya ma dowlad ayaa ka jirta? Waa qabiil iyo argagixiso. Somaliland ayaa ka dhaqaalo iyo dowladnimo kaga wanaagsan somalidaa argagixisadda ah . Waligeed somaliya dowlad ka dhalan meeyso. 😂😂😂😂

    • @ProSHARMARKE
      @ProSHARMARKE 5 หลายเดือนก่อน +3

      Koonfur si buuxda umaamul horta caqliba malihide😂

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 5 หลายเดือนก่อน

      Xamarna ma dhaafto markaasad leedahay soomaaliland ha lagu duulo soomaaliland oo kaa awood badan xuduudaheeda gacnta ku haysa uusan ciidan shisheeye joogin yaab Wlahi Amizonland ayaa ila hadlaya manta😂

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 3 หลายเดือนก่อน

      Somaliland mid tan hadda jirta 100 jibaar ka awood badan baa wax ka qaadi kari weydey oo ay qori caaradii kaga saareen dhulkooda hubkiina kala hadheene ma tan 200 ee wiil ee shababka ah 20 sano u taag la,a ba wax ka qaadaysa, haigu diriin masaakiinta yaanan Anna dhanka kle ka wasine

  • @MaankaCade5888
    @MaankaCade5888 5 หลายเดือนก่อน

    Me

  • @darwiish3454
    @darwiish3454 5 หลายเดือนก่อน

    Haah reerka Igbo layiraahdo ayaa leh.

  • @Tubta-tv
    @Tubta-tv 5 หลายเดือนก่อน

    Like somaliland😂

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 3 หลายเดือนก่อน

      Somaliland mid tan hadda jirta 100 jibaar ka awood badan baa wax ka qaadi kari weydey oo ay qori caaradii kaga saareen dhulkooda hubkiina kala hadheene ma tan 200 ee wiil ee shababka ah 20 sano u taag la,a ba wax ka qaadaysa, haigu diriin masaakiinta yaanan Anna dhanka kle ka wasine

  • @CraxmanMuxumed-gd6ek
    @CraxmanMuxumed-gd6ek 5 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @habonehaji683
    @habonehaji683 5 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland halagu goobto

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 5 หลายเดือนก่อน

    Olusegun Obasanjo waa manaxe waalan 😂 si xunbuu dadkii gobolkaa u xasuuqay

  • @NabilBashir-o6n
    @NabilBashir-o6n 5 หลายเดือนก่อน

    Wa sida ay somaliland ku socoto hadayna Dan qaadan

    • @cabdiqaniaadem3661
      @cabdiqaniaadem3661 5 หลายเดือนก่อน

      Somaliland ma waxa weeraraysa dawlada shabaab iska saari la😂😂😂😂

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 3 หลายเดือนก่อน

      Somaliland mid tan hadda jirta 100 jibaar ka awood badan baa wax ka qaadi kari weydey oo ay qori caaradii kaga saareen dhulkooda hubkiina kala hadheene ma tan 200 ee wiil ee shababka ah 20 sano u taag la,a ba wax ka qaadaysa, haigu diriin masaakiinta yaanan Anna dhanka kle ka wasine

  • @mohamedtaagane1062
    @mohamedtaagane1062 5 หลายเดือนก่อน

    Boko haram barnaamij maka soo diyaarin kartaa sxb?

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wadanka LGBTQ+ 🏳️‍🌈💯🙋

    • @Cabdiraxman..Gaalkacyo
      @Cabdiraxman..Gaalkacyo 5 หลายเดือนก่อน

      @@FunnyFlicksOfficials muslimiin ma aha miyaa dalkaas 😳❓

    • @Maygagcom
      @Maygagcom 5 หลายเดือนก่อน

      War waa dal qaniis ah😂​@@Cabdiraxman..Gaalkacyo

  • @Lootomedia
    @Lootomedia 5 หลายเดือนก่อน

    Wle somaliland baa sidaa ubaahan in loo galo

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 3 หลายเดือนก่อน

      Somaliland mid tan hadda jirta 100 jibaar ka awood badan baa wax ka qaadi kari weydey oo ay qori caaradii kaga saareen dhulkooda hubkiina kala hadheene ma tan 200 ee wiil ee shababka ah 20 sano u taag la,a ba wax ka qaadaysa, haigu diriin masaakiinta yaanan Anna dhanka kle ka wasine

    • @Lootomedia
      @Lootomedia 2 หลายเดือนก่อน

      @@MubaaRik1 waa laguu tudhay

    • @MubaaRik1
      @MubaaRik1 2 หลายเดือนก่อน

      @@Lootomedia great Somalian hubka ka furtee ma adoo 20 sano 100 wiil o alshabaaba iska furfuri la ban kuu daahayaa

  • @kaaficadaawe
    @kaaficadaawe 5 หลายเดือนก่อน

    Haa