SIDAAN U DUUBO MUUQAALADA YOUTUBE - HOW I SHOOT MY YOUTUBE VIDEOS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 102

  • @hosowpro
    @hosowpro  4 ปีที่แล้ว +94

    Soo Dhawaada, codsigiini waakaasaan fuliyay muuqaalka codsigiisana hala fuliyo. Mahadsanidiin.

    • @Mustaqbal-g1g
      @Mustaqbal-g1g 4 ปีที่แล้ว

      pro another level keep going

    • @maxamedfarax6850
      @maxamedfarax6850 4 ปีที่แล้ว

      Soo badi wll wax badan ayaan ka faaidnay mahadsanid wll qaali waan kugu faana

    • @ABDULCHANNEL
      @ABDULCHANNEL 4 ปีที่แล้ว

      Asxabtii codsatay ayaan kamid ahaa wana ku mahad santahay inad naga yesho codsiga

    • @sanjaboy6662
      @sanjaboy6662 4 ปีที่แล้ว

      Waadmahad santahay walaal qaali

    • @abdiwahidten2484
      @abdiwahidten2484 4 ปีที่แล้ว

      @@Mustaqbal-g1g ryr

  • @walaalahaqalbiga6584
    @walaalahaqalbiga6584 4 ปีที่แล้ว +2

    100k alle haku gaarsiyo video kusowada waye qof dhiri giliyo tahay

  • @fahadibraahim1251
    @fahadibraahim1251 4 ปีที่แล้ว +16

    Hosow wuu dadaala ee bila calaykum kuwa aydaan wx ka faaidinba waad buux dhaafisaane ninkan channelkiisa wx bdn aad ka faaidane like iyo subscribe lcg mahe siiya wxana waxa ka muhiimsan views iyo likr uun ha la gaadhaiiyo 100k

    • @abshirabdilaahi8245
      @abshirabdilaahi8245 4 ปีที่แล้ว

      Hadal nin weyn oo hadana karaamo wato lkn ogoow Hosow dad wngsn lee ku xiran anaga cml mar walba we Love you bror Hosow one❤✌🏼

  • @Teamshubka
    @Teamshubka 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin wax badan ka faaiday runti jazakallah kheyr bro

  • @xidigahmed9891
    @xidigahmed9891 4 ปีที่แล้ว +1

    Wey sodhawdahay 100k bro guul muqato ayan marwaliba ku rajeynaya

  • @rashkanageye6259
    @rashkanageye6259 4 ปีที่แล้ว +7

    Waan la dhacay wlhi habka aad wax u duubta hormar wacan Insha allah Lkn mana tusin kartaa habka aad wax u edit gareyso 🖐

  • @ahmedzadak
    @ahmedzadak 4 ปีที่แล้ว +1

    First comment one love my pro hosow

  • @zakilyrics2570
    @zakilyrics2570 4 ปีที่แล้ว +2

    Legend wax ayaan kaa barte

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 4 ปีที่แล้ว

    TH-cam kaliya e wax faido leh so galiya ayaad tahy my pro kuma garanyo lkn rUnti wax padan ayan ka faiday ✊

  • @gabarhabargidir1834
    @gabarhabargidir1834 4 ปีที่แล้ว +5

    Coming soon 100k 💯❤️

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 4 ปีที่แล้ว +4

    Social Media wallahi wa Qabil... Lii Cato iyo Munir oo Qashiin soo duubo aa 400k subs haysto. Hasow Pro u creative u deserve better views and subs.

  • @xamsemohamet7042
    @xamsemohamet7042 4 ปีที่แล้ว +2

    Hasow pro hore u soco shp

  • @SuhaybAbdirisaaq-bv8nt
    @SuhaybAbdirisaaq-bv8nt ปีที่แล้ว

    waa muqala qimo kufadhiya thansk wllkn🍁🍃

  • @iam_yaass
    @iam_yaass 4 ปีที่แล้ว +2

    Fav youtube my rolmodel ❤️

  • @abdihakim4634
    @abdihakim4634 4 ปีที่แล้ว +1

    war somaliyey qofka inta u nolyahay aya lo qira si u wax so saar kale o ka qurux badan uso bandhigo dhiirigelin-na ay ugu noqoto, hosow zxb dadkan hawsha ad hayso ma fahmayan wllhy, halka kasi wad hawsha insha allah dadkana waxan rajaynaya inay kula fahman horena u soco

  • @husseinabdalla1157
    @husseinabdalla1157 ปีที่แล้ว

    Thanks bro shaqsi qalbe wanag san ayaaa Thy allha ku dhoro ❤

  • @asadthomass8909
    @asadthomass8909 4 ปีที่แล้ว

    soo badi ado mahad san 🙏🙏🙏

  • @naftainaxaji9259
    @naftainaxaji9259 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh weyan wana ku qanacney barnamijyada soo duubto wall horey usoco 👍👍👍👍

  • @hayatimhaya4254
    @hayatimhaya4254 4 ปีที่แล้ว +1

    Kan bn ucodeyay wana dawnaya masha allah

  • @keyzeaden8631
    @keyzeaden8631 4 ปีที่แล้ว

    Keep fam hossow ad ban ku tagera wll qali 💯✊🏿🐐

  • @Mrtifow10
    @Mrtifow10 4 ปีที่แล้ว +1

    Bro Hosow hdan awoodo 1M subscribers wn ku saari lahaaaa #biglegend

  • @rahmamohamoud1865
    @rahmamohamoud1865 4 ปีที่แล้ว +1

    M. A Thnks wll waxaad tahay Dadka TH-cam ka loogu talagalay

  • @kamilomohamed3323
    @kamilomohamed3323 4 ปีที่แล้ว +2

    Wwww m.a muqal qurux bdn waye ❤👍

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 4 ปีที่แล้ว

      Plz wllo waxn ka codsanay inaad halmar is booqoto wllo waxba kam dhibayso

  • @khalidsoofadhiiste4204
    @khalidsoofadhiiste4204 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah eng osman hosow broH wx kleH hore usoco

  • @dooyow3328
    @dooyow3328 4 ปีที่แล้ว +3

    Ugu horeyn TH-cam yada Soomaalida midka kaliya ee muuqaalkiisu Cinematic yahay waa kaaga. Sababta aan sidaa u irina waa aqoonta aan u leeyahay waxan iyo sida aan muuqaalkaaga ka arko markasta. Ugu horeyn lighting
    1 Key light
    2 fil light
    3 practical light
    Waa inta aad muuqaalkan kusoo bandhigtay ee ayadoo aadan soo bandhigin aan ka gartay muuqaaladaada.
    1 Practical light ama Back light wuxuu jala reebaa BG iyo Subject ga. Wuxuuna sameeyaa Depth. Sidoo kale waxaa Depth inuu muuqaalki yeesho sababo ka fogaashaha Background-ka iyo lens ga hadbo sida uu yahay.
    2 Key light waxaa la dhigaa 45° oo dhinac ah asagoo waxyar laga kor mariyo Subject ga.
    3 Fil light asana waxaa la dhigaa dhanki key light la dhigay dhankiisa kale 30° sidoo kale na iftiinkiisa waa laga yareeyaa key light ka waayoo hooska uu sameeyey key light ka inuu wax yar qurxiyo baa loogu tala galay.

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 ปีที่แล้ว +1

      Hassan Mahadsanid walaalkey,

    • @dooyow3328
      @dooyow3328 4 ปีที่แล้ว

      @@hosowpro adaa muda Pro cashiro dadka TH-camrs ka ah waxaa ugu filan muuqaaladaada hadii ay rabaan ineey channels kooda horumariyaan. Waayoo TH-cam-yada Soomaalida uma habeesna sida dadka aan arka oo kale balse kaaga waa Professional. Hadii ay noqon laheed lighting ka ama qalabka kale ee aad isticmaashid. Taasoo lagu daray aqoonta kaa muuqata ee aan aragti ahaan ka dareemay muuqaaladaada. Horumar wacan Pro

  • @hibonura9598
    @hibonura9598 4 ปีที่แล้ว +3

    Beautiful and clean video , thank u

  • @mohaanali1821
    @mohaanali1821 4 ปีที่แล้ว

    Sxb hosow wakugu dhirigalinaya sxb hormar wacan 🙏🙏🙏🙏respect kuhayaaa

  • @bashiirxulasho6208
    @bashiirxulasho6208 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi waxaan dhararayaa 100k U #HosowPro insha allaah Waan Arki doona Hambalyada Waankuu hormar Yey Congratulations 🤴🤴

  • @Hawraarstudio
    @Hawraarstudio ปีที่แล้ว

    Ha NiyaD jaBiN pro😃✋🤴

  • @alifenglishacademy1534
    @alifenglishacademy1534 ปีที่แล้ว

    Muuqalan oo kale soo badi

  • @mohamedyuusuf2896
    @mohamedyuusuf2896 4 ปีที่แล้ว

    Somaliyey qofka cilmiga leh iyo ka wc wanaagsan ma caawisaan mana dhiiri galisaan, dadka bilaa camalka ee wxba laga faaidinba waa cwisaan #Hossow waa nin hawl kar ah inta somali youtuber ah wlhi wxaan amin sanyh in aysan hossow iyo Garasho wxy qabtaan aysan qabn karin Youtub bilaaa xirfad ahna ma soconaayo. #Hossow sxb hormar wacan

  • @Zakariyecllahi
    @Zakariyecllahi 4 ปีที่แล้ว +1

    Pro waa dahnay 100k i.n coming soon

  • @raabicaayatulah5186
    @raabicaayatulah5186 4 ปีที่แล้ว

    Mshallh mi pro keep going

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 4 ปีที่แล้ว +1

    Hosow salaama legend
    Like iigu tuujiya saaxiibayaal

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 4 ปีที่แล้ว

      Plz wllo waxn ka codsanay inaad igu garab gashan 10k wax yar ba Iga hadhy plz

  • @micprotection2321
    @micprotection2321 4 ปีที่แล้ว

    Madamoo aanahay family Hosow plz aynu garsiino 100k waxbadan ayaa ka facidnay really hadii uuw 1 qof 1m subscribe sari lahaa waan u sarilahaa 😢😢😢

  • @abaasvlogs8359
    @abaasvlogs8359 4 ปีที่แล้ว +6

    Good Job pr0

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 4 ปีที่แล้ว +1

      Plz wllo waxn ka codsanay inaad igu garab gashan 10k wax yar ba Iga hadhy plz

    • @abaasvlogs8359
      @abaasvlogs8359 4 ปีที่แล้ว +2

      @@amiinofficial4364 hyh pr0

  • @cabdiraxmanwacdaro633
    @cabdiraxmanwacdaro633 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnzha allaH wllkY hore usoco

  • @najiibclwali1323
    @najiibclwali1323 4 ปีที่แล้ว +1

    Kutaageeraa sxb hoosow riwaayado keen tixane ah si chsnelka kuugu kala kaco

  • @Maahir--moha11
    @Maahir--moha11 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhia waad Ku howshoota zhp

  • @ekeqalbi
    @ekeqalbi 4 ปีที่แล้ว +1

    Hoosow. Well com bro

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 4 ปีที่แล้ว +1

      Plz wllo waxn ka codsanay inaad igu garab gashan 10k waxba kam dhibayso plz

  • @shaqaleaxmed3514
    @shaqaleaxmed3514 4 ปีที่แล้ว

    100k very soon hampalyo pro

  • @ridwanahmed2495
    @ridwanahmed2495 4 ปีที่แล้ว +1

    Bro hossow aad ban kugu xidhanahay
    Wxan ka codsan lahaa inaD nozo bandhigto cameraDa ugu wanagsan ee youtube lagu duubi karo👋shukran

  • @indhocade4776
    @indhocade4776 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc osman zhp wxn ka codsan laha in aad vido yo nooga soo samyso camerada iyo barashadeeda

  • @qadroaliisaaq7914
    @qadroaliisaaq7914 4 ปีที่แล้ว +1

    Hosow waan ku salaamy bro lkn muqaladada maba isoo dhacayaan mxaa jiro

  • @HafsaHworld
    @HafsaHworld 4 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wrwb bro mahad sanid

  • @onlysports0377
    @onlysports0377 4 ปีที่แล้ว

    Ugaaas hore u soco

  • @xamsemohamet7042
    @xamsemohamet7042 4 ปีที่แล้ว +2

    Shp sidaad wax u qurxizid nosoo diuuup kugu daydaaye

  • @NasraSheekh
    @NasraSheekh 4 ปีที่แล้ว

    Aad baan fuga helaavideo yada noocaan ah. mahadsanid

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 4 ปีที่แล้ว +1

    Walal hoosow garasho uu izkadaayey wx oo imka mar mar zogla live ka uun e kzo hdal calorka iyo wxkzta ood ngu dhaantid

  • @micprotection2321
    @micprotection2321 4 ปีที่แล้ว

    Keep going my brother

  • @garyaqaan24
    @garyaqaan24 ปีที่แล้ว

    stikarka muqalada background ka lo adegsado nuucisa muxu yahay wll howso bro iga so jawab

  • @fadumafiican6399
    @fadumafiican6399 4 ปีที่แล้ว +1

    camiradaada magaceyda ? mobiilka ma iyadaa ka fiican?

  • @mohamedhorseed7690
    @mohamedhorseed7690 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadka wax faa,ideeya wlhi dadku ma dhiiri galiyaan waar wlala subscribe ta saara 100k hanpalyo wlala

  • @hoygabulshada9193
    @hoygabulshada9193 4 ปีที่แล้ว

    Music Background-ka Maad Ka Reebtid Wllkeen Qali Wayo Waa Xaarane

  • @engmohametcabdulahi9669
    @engmohametcabdulahi9669 4 ปีที่แล้ว

    sxb sida aad ku edit garaysidna nabar jasakalaah walhy baahi ayaan uqabnaa

  • @fikradmedia8819
    @fikradmedia8819 10 หลายเดือนก่อน

    Lenses noocee ah ayaad isticmaashaa bro

  • @zahrociideey7137
    @zahrociideey7137 4 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid wall

  • @INTERTIANMENT12345
    @INTERTIANMENT12345 4 หลายเดือนก่อน

    Lagend

  • @Updulkerim
    @Updulkerim 4 ปีที่แล้ว

    Video dubow cadi ma ahan 😀😀

  • @zakidfarah5752
    @zakidfarah5752 4 ปีที่แล้ว

    Sxb go forwad waadna mahadsantahay bro

  • @Maskaxkoriye
    @Maskaxkoriye 4 ปีที่แล้ว

    Zhp sidee u Edin garesaaa muqaladaan nocana

  • @xamdaaadan9909
    @xamdaaadan9909 3 ปีที่แล้ว

    Maxa kaqaldan manta qof kale u egatay gadhkagi mad badashay

  • @ashleyalban2212
    @ashleyalban2212 4 ปีที่แล้ว

    Hossow walal youtubekada cilad muu leeyahy views kaada hoos ayuu yahay channel kale furo anaga kuukala kicinena

  • @Faraxsninasiciid44
    @Faraxsninasiciid44 ปีที่แล้ว

    Wll yutubansamaysty isobookhda idibkomahadsan wllodhamantiin

  • @mamiza2728
    @mamiza2728 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsnid zxp qli

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 4 ปีที่แล้ว

    hadaan ku dhaho wax iga codso maxaad iga codsanlaheed ???
    #plz #like_page_and_share
    fariintaada commentiga kusoo dir ✅💯❤

  • @adnaanmohamad
    @adnaanmohamad 4 ปีที่แล้ว

    Cajiib

  • @ahmedshuuriye3637
    @ahmedshuuriye3637 ปีที่แล้ว

    Zxb Markaa video duubaayo mcnaha Anoo wijigega Ana soo dhigeen lkn Telefonkeyga Ka duubaayo Sidee codka Iyo video ga Halmar la iskula duubaa Sababtoo ah wee dhib badan tahay in Kala gooni loo duubo Zxb Plz Commentigee ka soo jawaab Adoo mahadsan xitaa video hadaa ka soo sameen Reply iisoo gal oo App aan isticmali karo video ga io codkiisa Hal mar ugu duubo Fadlan waa iga codsi😢😢😢

  • @khaalidfirst4166
    @khaalidfirst4166 4 ปีที่แล้ว

    Like isar waa codsi

  • @MuqtaarChannel-c6l
    @MuqtaarChannel-c6l 11 หลายเดือนก่อน

    Dhiirigilintu waaxagiina

  • @munohaji8564
    @munohaji8564 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid wax badan ayaa kaa faaiday noo soo gali etid loo sameeyo iyo kaamira nooca ay ukalabaan iyo sida loo istimaalo

  • @hpsomaliteam7146
    @hpsomaliteam7146 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂hosow bro waxan u codeeyay anigu videogan balse vidogii hada ee ck markan soo daawaday ayaan kan imi bro naga raali noqo🖐🙏war is cadeeya oo odayga raali galiya

  • @RootiiAmaa
    @RootiiAmaa 11 หลายเดือนก่อน

    Wan imiid😂😂

  • @maxamedcabaasofficial752
    @maxamedcabaasofficial752 4 ปีที่แล้ว +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 ปีที่แล้ว

    ❤😀👍✅😎

  • @frjwheutefefygrghwjwjgtbrv4406
    @frjwheutefefygrghwjwjgtbrv4406 4 ปีที่แล้ว +2

    Qofkii subscribe isaara hooyada janda Allah geeyo in sha Allah aamiin♥♥♥

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 4 ปีที่แล้ว

      Plz wllo waxn ka codsanay inaad igu garab gashan 10k wax yar ba Iga hadhy

  • @alisaladibrahim3893
    @alisaladibrahim3893 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allah mahad sanid wax badan ka bartay

  • @Nasrohajir
    @Nasrohajir 4 ปีที่แล้ว +2

    ILAHAY DARTIS SUBSCRIBE IGU SAAR WLLHYGA SOMALIYEEDA🙏🙏🙏😭😭

    • @gaagaabmedia
      @gaagaabmedia 4 ปีที่แล้ว +1

      WAN KU SARAY ADNA II SAR

  • @banadirproductio
    @banadirproductio 4 ปีที่แล้ว +1

    *Maxaad ka taqaan .ninka kaliya ee asoo Bidaar leh dhashay😂 Halkan ka daawo👉 **th-cam.com/video/S90h7VMIRhY/w-d-xo.html*

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 4 ปีที่แล้ว

      Plz wllo waxn ka codsanay inaad halmar is booqoto wllo waxba kam dhibayso

  • @AmalAbdiNor-bn1uo
    @AmalAbdiNor-bn1uo ปีที่แล้ว

    Aboowe halke jogta

  • @Eliasm12
    @Eliasm12 4 ปีที่แล้ว

    waan sugi la ahay 100,000 subs

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid 2 ปีที่แล้ว

    Walaal bleas subscaribe iigu tagaar