Wareysi #1/2 Dr Cabdiwali Ali Gaas - Waxaan wasiir noqday Shabab oo nala daggan Xamar!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 มิ.ย. 2023
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Hanoolaato Media Network is an independent media organization that publishes news that matter on issues affecting the community. We report stories on human rights, governance and social justice across Somalia and the Horn of Africa. Hanoolaato is a leader in communication, supporting communities to access and realise basic human rights. We endeavour to contribute to a free, fair and sustainable world where all people - both men and women - have equal access to opportunities and resources. We are an authentic Somali media organisation, empowering communities to access and realise basic human rights through social mobilisation, training, and development of information, education and communications materials, advocacy and media production.
    We are dedicated to making an impact in our communities, we provide a platform to share local stories and for people to discuss their issues and opinions. Hanoolaato allows communities to share and exchange information and ideas and aims to inform and inspire, and does so through promoting transparency, accountability and democracy. We host programs and invite the right people to discuss topics that are emerging in the society. We break the silence by highlighting topics that are not discussed in the mainstream media such as governance, human rights, corruption, accountability, etc.

ความคิดเห็น • 188

  • @mohameddahir444
    @mohameddahir444 ปีที่แล้ว +52

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farahmohamud138
    @farahmohamud138 ปีที่แล้ว +3

    Aad baad u mahadsantahay.
    Cabdiweli aqoonta iyo wayo aragnimada ugudbi ummada oo wax bar.
    Markale mahadsanid

  • @guledsm
    @guledsm ปีที่แล้ว +8

    Ayaanle adiga iyo Madaxweyne Cabdiweli Alle ha noo kiin Xafido.
    Ciid Mubarak.

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabarakallah wareeysi xiiso leh waa aqoon yahay wadanka usoo shaqeyey ❤❤❤Allahuma barik Allahuma aamiin

  • @user-wz6ep5wg8o
    @user-wz6ep5wg8o ปีที่แล้ว +2

    Masha allah runtii muuqaal aan ibadan wax ka faaidey ayaanlow soo badi wareysiyadaan aad siyasinta la yeelaneyso

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p ปีที่แล้ว +3

    Manshallah aad ayaan uxiiseeyag barnaamijka wax badan oo naga qarsoonaa oo aan fahmay thank you ninka wariyaha ah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +4

    Very interesting interview noolow professor cabdiweli from Hargeysa

  • @AhmedjaamaUbahle-cl9ly
    @AhmedjaamaUbahle-cl9ly ปีที่แล้ว +1

    Aqoonyahan Dr CI wali masho allah Tanks ayaanle

  • @mohamedmuhumadabdulle1919
    @mohamedmuhumadabdulle1919 ปีที่แล้ว +4

    Mudane Ayaanle in aad nin Dhaqaala yahan ah wareysatay ku mahadsanid. Fadlan dadka Dhaqaalaha, Xisaabadka, System-ka Canshuuraha iyo qaabka Revenues-ka loo manage-gareyo wax ka yaqaano noo soo badi.
    Mahadsanid.

  • @SamadaDhulka
    @SamadaDhulka ปีที่แล้ว +2

    Waraysi qiimo leh ciid mubaarik walaalaha soomaali

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว +4

    Barnaamijka dr abdiwali waa wax barasho iyo xaaladdihii la soo maray. Ayaanle Hussain Abdi mahadsanid

  • @istahila.mohamed3275
    @istahila.mohamed3275 ปีที่แล้ว +5

    Wow. It's amazing interview and valuable individuals.thank you ayaanle your effort for sharing best interview and hidden I information.

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว +1

    Madaxweyne Cabdiwali maxamed cali gaas hogaamiye caafimaadqaba ciidmubarik rijaal from hargeysa

  • @quruxdaxamarcadey413
    @quruxdaxamarcadey413 ปีที่แล้ว +3

    I hope that one day i will read your book

  • @cumarlaki884
    @cumarlaki884 10 หลายเดือนก่อน

    Abdiwali ali gaas shaqaalaha dowladed ee ay isla shaqeen jireen iyo kuwa kaleee State House ka uga shaqeeya waxay ku xusaan inu uuu ahaaa qof wngzn naxariis leh firfircoon oo welipa kaftan bdn ❤❤❤

  • @masbaalh4270
    @masbaalh4270 ปีที่แล้ว +2

    Waa kusalamay madaxweyne abdiwali ali gaaaas ❤

  • @fnw8688
    @fnw8688 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato ❤

  • @xashicali9633
    @xashicali9633 ปีที่แล้ว +5

    Cabdi wali alaha kusoohadeeyo
    Amin

    • @xuseenmaxamed6803
      @xuseenmaxamed6803 ปีที่แล้ว +1

      Dambi nooce ah buu ka galay

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 ปีที่แล้ว

      ​@@xuseenmaxamed6803qoladina miyaa

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 10 หลายเดือนก่อน

      @@makebravo7133 Ma Adduuu Danbikaagalay Dee?

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 ปีที่แล้ว

    Good job thank's

  • @quruxdaxamarcadey413
    @quruxdaxamarcadey413 ปีที่แล้ว +1

    Ex PM Dr Gas thank you for knowledge sharing and experience

  • @Barwaaqo2005
    @Barwaaqo2005 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallah cabdiwali guuul iyo gobanimo 💙💚🩷❤️✅🩸💚

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +3

    Ciid wanaagsan bahda hanoolaato iyo inta ku xiran ❤❤❤

  • @abdirashiidcawaale6024
    @abdirashiidcawaale6024 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaanle cabdiwali cali gaas guuuul soomaliya waykuubahantahy❤❤

  • @omarabdi2650
    @omarabdi2650 ปีที่แล้ว

    Good information

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku sharfo Dr gaas keep going

    • @yussufahmed2984
      @yussufahmed2984 ปีที่แล้ว +1

      Waad iga Qoslisay marka aad tiri Dr Gaas keep going on Qabyaalada Ku Qaaday kuma dhigto Shaqsi kasta oo Liita ayaan Qaab Qabiil ku Amaanaa Laakiin waa shaqsigii inta Aan Qof masuuliyad Haya arkayey iigula Liitay waana shaqsi Ethiopia 🇪🇹 Jacaylku Biyo dhigay waana shaqsigii Yiri ONLF iyo shabaab ayaa Cadawgana ah anaga iyo walaalahanaga Ethiopia Dadka Noocaas ahna way fiicnaan Lahayd in Lala xisaabtamo balse insha allah maalin ayey iman doontaa

  • @user-bx6ey7em6d
    @user-bx6ey7em6d ปีที่แล้ว +2

    Allaahumma Baarik, Gaas Waa ninka kaliya Siyaasada laga waraysto Iyo wixii Soomaliya, Wariyaha Waraystaa Wuxuu horfadviyaa Nin Culus Inuu Yahay waa Arkaa, thanks Ayaale ha noo laato.

  • @Qalanjo.14
    @Qalanjo.14 ปีที่แล้ว +2

    Eid Mubarak

  • @muzbahmohamed5492
    @muzbahmohamed5492 6 หลายเดือนก่อน

    masha allah

  • @AbdirizakMFarah
    @AbdirizakMFarah ปีที่แล้ว

    Mhdsanid dr.Abdiwali iyo hanoolaato

  • @Wadani924
    @Wadani924 ปีที่แล้ว +3

    Aqoonyahan-ka Soomaaliga ah waxa uu xigmad leeyahay inta uu shaqo la'aanta yahay; maalinta uu xil qabto murtida iyo xigmaddu waa ka guuraan oo waxa uu noqdaa geed engegan.

  • @fridaywireless5118
    @fridaywireless5118 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato 🇸🇴

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 ปีที่แล้ว +1

    Madaxweyne an jeclahay kuso labo markale mudane❤❤

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 ปีที่แล้ว +1

    Eid mubaarak ayaanle and dr gaas wareeysiga top buu ahaa👍👍👍

  • @ibrahimmohamed5536
    @ibrahimmohamed5536 ปีที่แล้ว

    Waxaa uu ahaa wareysi xiso leh . Guuleyso aniga iyo hanoolate ❤ iyo qeybta 2add

  • @cabdirabbicabdilahi3464
    @cabdirabbicabdilahi3464 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi goorahaba waan iska dhaaf dhaafayay markuu iga horyimaado barnaamijkani. Laakiin aad ayaan ugu mahadnaqayaa M.Cabdiwali sida quruxda badan aqoontu kujirto uga hadlay , Ayaanle Guulayso wll

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 ปีที่แล้ว +5

    From hargeisa cabdi wali gaas aad ayaan u Tageera Waxa Weye Funny

    • @shan-maalsomali8533
      @shan-maalsomali8533 ปีที่แล้ว +1

      From Garoowe aad ayaan u necebahay cabdiwali gaas iyo inta jecel

    • @wiilkagarxajiisstate6872
      @wiilkagarxajiisstate6872 ปีที่แล้ว +4

      @@shan-maalsomali8533 anigu tayda ayan ka hadlay .. Lakin waxan kugula Talin laha inad nacaaybka iska dhafto

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +2

      ​@@shan-maalsomali8533 Reer Garoowe ma tihid ee sheeko kale manoo haysaa.

    • @Degaliah
      @Degaliah ปีที่แล้ว

      Maxaad hargeisa sheegan 😂😂😂😂

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 10 หลายเดือนก่อน

      @@shan-maalsomali8533 Waad kuriyoote Addoo reerkoonfur ah Inaad Garoowe sheegato. Islayaab qoyahow.

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 ปีที่แล้ว +2

    Wa raiisulwasarihii ugu horeyey oo dorasho ku galey waxan ahay musharax madaxweyne buntuland qalab dekedda muqdisho laheyd mucawano ban idiin keney haddad i diratan intas ka badan ban idiin keni doono waxan ka codsaneyna ayanle inad arintas wax ka weydiso

    • @imanhaji7166
      @imanhaji7166 ปีที่แล้ว

      Allaha ha ku caafiyo ,ma xanuunkiibaa kugu kacay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abdiwalisaid3712
    @abdiwalisaid3712 ปีที่แล้ว

    Waxbadan ban kafahmay cashurta thanks ayanle Ciid Mubarak

  • @abudarda00
    @abudarda00 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay wadankeeni nabad hanooga dhigo. Walahi we would love to return laakin baalayo baas ba wadankii heysayo. In la toobad keeno dad daacad ahna la helo waxba isma badalayaan

  • @Kelly-cs4vf
    @Kelly-cs4vf ปีที่แล้ว +2

    Dr. Abduwali Ali Gaas dalkaan xilli ay adagtahay dalkaan in loo shaqeeyo buu usoo shaqeeyey. Ka ree Puntland ahaan waxaan u baxsannay Mudane Daldhis.

  • @AyaanleEric-xf4cm
    @AyaanleEric-xf4cm ปีที่แล้ว +2

    Abdiwali gaas waxu ka mid yahay haldoorka umada Somalia waa hogamiye wanagsan waye

  • @omarosman619
    @omarosman619 ปีที่แล้ว +3

    Waan salaamayaa saaxiibaday Abdiweli iyo Ayaan,Ciid Mubarak muslimiinta oo dhan.

    • @qaalidqeys135
      @qaalidqeys135 ปีที่แล้ว

      Waan kaa qaadnay wll aadaa u mahadsantahy

    • @nadifoabdi8621
      @nadifoabdi8621 ปีที่แล้ว

      Ciid mubark jalayal guul iyo nabad alaha siiyo Soomali weyn suxufiyadow runta u sheega inta xamanta jecel ilahow na dabo qabo

  • @1mohamedhersi
    @1mohamedhersi ปีที่แล้ว +2

    Dowladnimada Soomaaliya waa qori isku dhiib, Quruxda maanta muuqata, xafiisyada decorations lagu dahaaray, ciidankaan tirada badan, shaqaalaha, waxaas dhan dad ayaa zero ka soo bilaabay! tomorrow na waa kii qurxoonaaneysaaa

  • @Amino321
    @Amino321 ปีที่แล้ว

    Mashalah mudane madax wayne

  • @ayaninadee176
    @ayaninadee176 ปีที่แล้ว +4

    Wow 👏 thanks beautiful interview and valuable information 👏 👏 👏

    • @yaqiin264
      @yaqiin264 ปีที่แล้ว

      😊😊p
      L
      L0
      L0p
      L0
      L0l0
      L0l
      L0L0
      L
      0L0
      L
      L0
      L0

  • @ahmednasiib7978
    @ahmednasiib7978 ปีที่แล้ว +1

    Interview herkiisa sareya waxbadana iiga baxay, mahad sanid Mr Ayaanle, waxad fursad no siisay inan ka faa idno waxbadan Dr Abdiwali

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 ปีที่แล้ว +3

    Dr Abdi Weli Gas oo si xigmad iyo aqoon leh u hadlaya maanta ka hor ma arag. Waxaan arki jirey isaga oo dad kale caayaya. Si degen oo aqoon iyo waayo aragnimo leh ayuu hadlaya maanta. Waxaan ka faaidey labo shey: tax evasion iyo tax avoidance waxay kala yihin. when you quit politics, you are calm and happy like this Gentleman.

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 ปีที่แล้ว

    Nin soo jabhadeeyay

  • @aliabdiabokor2744
    @aliabdiabokor2744 ปีที่แล้ว

    Waad garanaysaa

  • @abdifatahbashir-cr2lj
    @abdifatahbashir-cr2lj ปีที่แล้ว

    Walaahi waataariiq lasoomaray Waan kuqoslaa barmaamijyada iyo taariiqaha lasoomaray ee ayaanle noosoogudbiyo

  • @fatumacaali
    @fatumacaali ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH ปีที่แล้ว +2

    xasan shiikh Professor nimadisa iney bug tahaa umaleyn. 🤔🤔

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 ปีที่แล้ว

    Waa wankii puntland

  • @abdixaliim
    @abdixaliim ปีที่แล้ว

    Abdiweli waa sxb qaali oo mowqif leh..

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 ปีที่แล้ว +1

    m/weynaha mustaqbalka somalia

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว

      Yaahuu marku Puntland joogay ma aha mid ka shaqeeya midnimo?
      Ma haddaad dhalatay?

  • @AxmeddalabCalixirsi-qh4xx
    @AxmeddalabCalixirsi-qh4xx ปีที่แล้ว +1

    Run ahaan tii ninkan waxaa kamuqata salada mida kale ninkan buntulan aad ayuu u hormariyay dhinackaste 😊😊 hadii uu noqon lahaa madax waynaha somalia aad ayaan u jeclan lahyn yaa igu racsan

  • @libandahir7953
    @libandahir7953 ปีที่แล้ว

    Naaniin .....

  • @gaaleefyare6988
    @gaaleefyare6988 ปีที่แล้ว +1

    Former minister former PM of somalia former president of puntland Dr Abdi wali mohamed alli gaas waxaad dalkaan u soo shaqaysay wakhti adag waxaad na gaarsiiyay guulo la taaban karo alle cimriga hakuu siyaadiyo

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 ปีที่แล้ว +2

    Farmaajo best leader in Somalia 🇸🇴.

  • @Deeqow_Abuukar1
    @Deeqow_Abuukar1 ปีที่แล้ว

    Tax avation and tax avodant..
    Canshuur ka carar iyo meermeerin canshuur..
    Thnks prof abdiwali gass

  • @abdifarit209
    @abdifarit209 ปีที่แล้ว

    C/weli gaas aqoonyahan Lagu khasaarey oo aan dadkiisu wax tarin!

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 ปีที่แล้ว +1

    Eid mubarak😅

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 ปีที่แล้ว +2

    Xayawaankaa qabyaalada dilootayna maxaat kawaraysanaysaa???

    • @hereaftergolory9114
      @hereaftergolory9114 ปีที่แล้ว +1

      MA QOF QABYAALAD KA BADBAADAY AYAAD SRAGTAY SAAXIIBOW. YAAB

  • @dahaboosman3905
    @dahaboosman3905 ปีที่แล้ว +2

    There so many things you need to consider. You don’t make profit always. Sometimes there is a lost.

  • @daarood9835
    @daarood9835 ปีที่แล้ว +2

    CIID WANAAGSAN

  • @Inashukri
    @Inashukri ปีที่แล้ว

    Nin wayn baad soo waraystay.

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 ปีที่แล้ว +1

    Siyaasi C/weli gaas iyo ayaanle xog baad nasiisen mahad sanidin

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 ปีที่แล้ว

    Soo dhowoow madaxwaynaha
    mustaqbalka

  • @MOHAMEDIBRAHIM-ud9xg
    @MOHAMEDIBRAHIM-ud9xg ปีที่แล้ว

    Horay u soo taliye from jibouti

  • @user-zf2ux5qj2d
    @user-zf2ux5qj2d ปีที่แล้ว

    Wlh wax badan baan ka faaideystey,raisul wasaaraha wuxuu nasiiyey cashar kusaabsan Financial.

  • @Ali-cagawayne
    @Ali-cagawayne ปีที่แล้ว

    Uunlaaye wuxuu ahaa cali Taajir

  • @XMan-qu5kl
    @XMan-qu5kl ปีที่แล้ว +1

    We need President Farmaajo back in charge and building the country

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว +3

    Farmajo oo abaal kuu galay waziir kaa digay haddana shuruud ka digay inaad prime Minister noqotto waxaad ka raacday imaarat markii ad Puntland madaxweyne ka noqottay isna noqday madaxweyne ha Somalia.
    Somaalidu inta abaalka taqaana yaraa !!!

    • @AhmedOmar-ii8gp
      @AhmedOmar-ii8gp ปีที่แล้ว

      Farmaja asagaba shariif oo raisal wazara kadhigay uu iskudaye inu nafta dhaafiyo this is politics bro 😂

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 ปีที่แล้ว +1

    Prf,Gaas wu iga qoliyey kulaha wey nala deganayen !Somali wa meel yaab leh kkkk

  • @abdirahmansheikhnor8516
    @abdirahmansheikhnor8516 ปีที่แล้ว

    Juun beele war Ciida noogu hambalyeeee?

  • @FurahaOgaalka
    @FurahaOgaalka 6 หลายเดือนก่อน

    Interest rate waa ribo luuqad kale lagu dhahay

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg ปีที่แล้ว

    Madaxweynaha ayaa lahaaa mahadaas.

  • @ibraahimali5900
    @ibraahimali5900 ปีที่แล้ว +1

    Ninkii xamar joogay ayaa garanayo ninkaan waxi wanaagsanaa ee uu xamar ka qabtay xiligii ugu xumaa

  • @ahmedshafici9756
    @ahmedshafici9756 ปีที่แล้ว

    Kana Maxaad ka wareysaneysaan. Kan soo kii lahaa Ogaden Soomaali ma aha ee waa laaji. Inaad hor fariisataan ma ahayn.

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 ปีที่แล้ว +2

    Hanoolaato maxaad wareysaneysa oo Dr ku magacaabeysa Ninka yaa Daaroodee kaga qaliya meelkasta .

    • @aesse7702
      @aesse7702 ปีที่แล้ว +1

      Ayaanle waa nin gob ah oo aan sidaada uurka cuqdad kala soo bixin. C/Weli baa PHD holder oo weliba Harvard ah. Ismarji 🙈

    • @dayuus1dayuus733
      @dayuus1dayuus733 ปีที่แล้ว

      Sax

    • @westy937
      @westy937 ปีที่แล้ว +1

      Ma wuxuu ka duwnyhay xasn shikh iyo mhad slaad .
      Waxsa wadnka xil uhaya yaa haiyow mel wlpa klaha

  • @mohamedahmedmire1005
    @mohamedahmedmire1005 9 หลายเดือนก่อน

    28:46 ........31:23

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 ปีที่แล้ว

    I think he as the down syndroom🧐

  • @abdirahmankeynaan
    @abdirahmankeynaan ปีที่แล้ว

    Madaxweyaha xasan dhiiiqo ku xigaad tahay. Somalaaay halatageero.yes yes.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem ปีที่แล้ว

      Xadidullaah madaxweyne xasan sheikh maxamuud. Cudur aan daawo laheyn baa ku haya ee u dhimo bi idni laah.

  • @deckoalimohamed5901
    @deckoalimohamed5901 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha I naxariisto Mohamed siyaad bare dowlad kama danbayn

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 ปีที่แล้ว +1

    Ayanle waxad kale aad weydiisa cabdi weli gas federalka ay ayaga buntuland kenen maxay u diidan yihiin dadejinta federalka min degmo ila tuulo maxay u diidan yihiin faderaleynta ciidamada isku dhafka iyo mideynta maliyadda canshur celinta markii laga siiyo dhaqalaha besha calamka axay bubtuland u yihiin qabri an wax ka qad laheyn in wax la saro moye haddii federalka ay ayaga buntuland kenen sharudaha quseyo federalka ay diidayan haddii leyska dhafo maxay ka qaban wayo xujo iney u kenen bad modda si dowladda lagu dabrayo si aysan u dhaqaqin ma sax baa

  • @aliabdiabokor2744
    @aliabdiabokor2744 ปีที่แล้ว

    Asc cabdi weli dhibka, ma garanayo lagama asmacayo

  • @rocky4066
    @rocky4066 ปีที่แล้ว

    Prof Abdwali gaas aqonyahan daacad ah anfacaaya dalka waa in laga faaideystaa

  • @alijama6723
    @alijama6723 ปีที่แล้ว

    Habeenkuu soobaxayey rag baan isku caraysanay allaahna isguu u qoray ceebina kama raacin

  • @mcaadif1907
    @mcaadif1907 ปีที่แล้ว

    Ya wax kasta ka dhigay wax ka bilowda kuna dhamada! Yaab.

  • @kafiaahmed3724
    @kafiaahmed3724 ปีที่แล้ว

    Y

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +1

    Alle nahadii sodaa wareysigaa ciwaligaas bal wuxuu kashee keeyo ninkaasi

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 ปีที่แล้ว +3

    Cabdiweli sidiisa kale waa nin fiican, lakin isaga iyo lacag il iyo aragti baa ka dhaxeysa😅😅 ninki yaqaan baa yaqaan

    • @imanhaji7166
      @imanhaji7166 ปีที่แล้ว

      Ninkaan ceeb uusan lahayn ha u samayn,kala tag meesha dhaqan Mooryaaneedka,Delinquente khashin ah,cilmi baa meesha ka socda cay iyo maxaan cunaa baad la soo istagtay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 ปีที่แล้ว

      @@magacuyaal8737 haa wadaadka lacagti uu puntland kaso jabsaday buu business guryeen ah kaga furtay nairobi

  • @adanahmed1574
    @adanahmed1574 ปีที่แล้ว

    ken waxan mabaliga barafasor bucebeyay

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 ปีที่แล้ว +1

      Ninkan waa world-class professor ee adigu is hagaaji oo afsoomaaliga baro.

  • @enghassansiyadhussein2426
    @enghassansiyadhussein2426 ปีที่แล้ว

    Isagoo aroos maraykan ka dhacaya ka ciyaaraya ayaa xil wasiir loogu yeedhayaa, alla maxaaa la ba,ay.

  • @maalinjf4572
    @maalinjf4572 ปีที่แล้ว +2

    what I remember so far in this guy was Mogadishu is not Somalia and Somalia it's not Mogadishu he saw probably telling somali people who is he nd we know what he is

    • @maryanmohameddirie2043
      @maryanmohameddirie2043 ปีที่แล้ว

      Maxaad ka qaadi kartaa ninkaan. Adiga uun baa natusay waxa aad caloosha ku haysato. Waa Somali waddani ah. Runta in la sheegona dembi ma ah.

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว +1

      He's been full of qabyalad and anarchy.

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว

      @@maryanmohameddirie2043 hhhhhhh Maryam maxaad u difaaceysaa ninkaan lasoo tijaabiyay!!!
      Dib u fiiri daqankiisii markuu ahaa madaxweyne Puntland.
      Waa kii xariirka u jaray dowladda Somalia ow hogaaminasyo ninkii sharfay
      Waa ninkii mamul goboleyada heshiis dowladda lugaha lagu qabanaayo ku saxiixay
      Waa ninkii imaaraat ka raacay dowladda
      Waa ninkii lahaa Mogadishu is not Somalia

    • @abdifatahwarsame5736
      @abdifatahwarsame5736 ปีที่แล้ว +1

      Well, what he said is very accurate. Somalia is not Muqdisho. Somalia's needs and priorities are bigger than Muqdisho.

  • @alijama6723
    @alijama6723 ปีที่แล้ว

    Daqaalaha iyo siyaasada oo wada jaan qaada somali maxaa usoo kordhilahaa

  • @Sayz813
    @Sayz813 ปีที่แล้ว

    Do you people understand when he mentions interest rates?
    They are just casually talking about RIBAA.
    No wonder the consequences. SubhanaAllah.

  • @ahmeddaauudchanel3949
    @ahmeddaauudchanel3949 ปีที่แล้ว

    th-cam.com/video/N45rKIh8Xbs/w-d-xo.html
    Dhaqanka

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 ปีที่แล้ว

    Why they talk now why they don't talk when they are on power

  • @alijama6723
    @alijama6723 ปีที่แล้ว

    Ilaahada dal kaagu waa kuu baahan yahay