Turkey 🇹🇷 to Greece 🇬🇷 | turkiga ilaa gariiga | party 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 101

  • @shabtaa5106
    @shabtaa5106 2 ปีที่แล้ว +8

    Hambalyo 1k u are hardworking guy get new idea for raising your TH-cam 👌

  • @maxamedabdullahicali2667
    @maxamedabdullahicali2667 2 ปีที่แล้ว +8

    The legend ❤Walhi Nin waxa bdn oga sxo Wayaamo

  • @Husseinhassanibrahim-q3f
    @Husseinhassanibrahim-q3f 8 หลายเดือนก่อน +13

    Wllhi waxaan rabaa wax yar kadib in aan soo Baxo Baido ayaan kasoo tagooyaa, qof iga horeeyana ma jiro, marka hore turki imaan rabaa kadibna, waxaa rabaa 2 maalin wax ka bdn in aan joogin turki oo giriiga soo aado, Wllhi marar bdn buufis iyo hami dibada ah waan ku hamiyey lkn i.a last decision ayaan soo qaatey markaan❤

    • @KhadanCumar-o8i
      @KhadanCumar-o8i 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ma tahribty.wllo ana hada raba inaa turkey aaaado ka si baxe

    • @KhadanCumar-o8i
      @KhadanCumar-o8i 8 หลายเดือนก่อน +2

      Ma is racna wll somaliland ban jooga turkey ban aDI RABAYE

    • @haldhaaofficial4547
      @haldhaaofficial4547 8 หลายเดือนก่อน

      @@KhadanCumar-o8iqali anba wn baxaya

    • @hanicabdullahi4557
      @hanicabdullahi4557 7 หลายเดือนก่อน

      @@KhadanCumar-o8iAna hda bxi rboh ma is racnaa

    • @Dalmarry
      @Dalmarry 7 หลายเดือนก่อน

      Ana is raacena​@@hanicabdullahi4557

  • @anwarmohamet3458
    @anwarmohamet3458 2 ปีที่แล้ว +3

    Congratulation Man 1k subscribe ❤️

  • @XjvxkAick
    @XjvxkAick 8 หลายเดือนก่อน +1

    Have a business in Turkey now I’m from Nigeria and I’m importing from Turkey to Nigeria

  • @ilyaasarmaani3294
    @ilyaasarmaani3294 2 ปีที่แล้ว +4

    Legend thankz bro

  • @Suuraley-sg6lt
    @Suuraley-sg6lt ปีที่แล้ว +2

    Ok😊😊❤

  • @abdisalaammoha9059
    @abdisalaammoha9059 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha'alaah Tabaarakalah

  • @AbdirahmanMohamedxuseen
    @AbdirahmanMohamedxuseen 8 หลายเดือนก่อน +2

    Lpx Greece hada mafuran yahay iso jawab

  • @khadarcabdi-v6l
    @khadarcabdi-v6l 13 วันที่ผ่านมา

    Ala waagaas maan kula socdo zxp🎉🎉❤😢

  • @WITAHOODIE-j
    @WITAHOODIE-j ปีที่แล้ว +2

    Lgend.❤

  • @mohamedbashiirmb2908
    @mohamedbashiirmb2908 2 ปีที่แล้ว +5

    2022 yaa bufis haayaa oo aan is racnaa saxibayaal ani waan socdaa insha Allah

  • @muktar_7466
    @muktar_7466 2 ปีที่แล้ว +2

    Part 2 sualihii iyo jawabihii

  • @kerowissack2769
    @kerowissack2769 2 ปีที่แล้ว +1

    Please safarkagi Somalia to Turkey noo soo sameey

  • @siciidgeelle9791
    @siciidgeelle9791 ปีที่แล้ว

    fadlan iisheega caadimad labaad ee greeceka inan ku dego ayaan rabaa ee ii tilmaama guryaha somalidu ku degto fadlan

  • @mohamedindho1
    @mohamedindho1 ปีที่แล้ว +2

    Saaxiib campka maku adkaysan karaa oo sharciga giriiga ma sugtaa walaal.

  • @MohamedAli-c8p1e
    @MohamedAli-c8p1e หลายเดือนก่อน

    Marka xage uu socoteen idinka sow maad login giriga

  • @eymanali209
    @eymanali209 2 ปีที่แล้ว +2

    Scb Ani inaa soopaxaa rapaa somalu to turkey inoo soosamee sxb

  • @Urcristiano-z2n
    @Urcristiano-z2n 8 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp wayaamo inaa hada soo tahriiba rabaa hadaa gariiga imaado dad kamida family yurub ii jogo ma iga qaadi karaan grece🥲🇬🇷

    • @KhadanCumar-o8i
      @KhadanCumar-o8i 8 หลายเดือนก่อน

      Ma is racnaaa wllo somaliland ban joohaye

    • @Urcristiano-z2n
      @Urcristiano-z2n 7 หลายเดือนก่อน

      May zxp​@@ZainabMohaa

    • @Dalmarry
      @Dalmarry 7 หลายเดือนก่อน

      ​@user-vf3yg4qani ma is raacnau3x

  • @shabeel1687
    @shabeel1687 2 ปีที่แล้ว +3

    sxp muqaladada codka way liitaa 👍

  • @CaptainIsmail-m4e
    @CaptainIsmail-m4e หลายเดือนก่อน

    Nio tahriibo raba lkn kow xagee ka bilaabaa

  • @sharmaarkexuseen8813
    @sharmaarkexuseen8813 2 ปีที่แล้ว +2

    Part three soo daa 😊

  • @natureoflife8190
    @natureoflife8190 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb sidee Germany ku imaadaa isheg bro

  • @samiraabdirashiid5819
    @samiraabdirashiid5819 ปีที่แล้ว +4

    Waa daawaday qaybtana thanks

  • @ejeyjaamac8453
    @ejeyjaamac8453 ปีที่แล้ว

    Zxip shekoyinkaaga walh waaxiso miran😅

  • @mahadjamaabdi5685
    @mahadjamaabdi5685 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going zxb lkn soobadi nio

  • @Ceelaabe
    @Ceelaabe 25 วันที่ผ่านมา

    After 2 year

  • @ismail.5g644
    @ismail.5g644 2 ปีที่แล้ว +3

    PART 3 KA SUGEYNAA 🙏

  • @Hus3ein
    @Hus3ein 2 ปีที่แล้ว

    Sxp seen kuso baxa hada wadenke iska sodiba

  • @geediwarfaa2654
    @geediwarfaa2654 2 ปีที่แล้ว +1

    Austri ilaa jermany kasohadal zxb

  • @hosainabdirisak
    @hosainabdirisak 2 ปีที่แล้ว

    Sxp hal talo kusiina hada kadib marka vedio duubaysid codkaaga Kor uqaad

  • @salmaanahmed7609
    @salmaanahmed7609 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa hada bixi rbo turkey

    • @MohamedMahad-zv3sc
      @MohamedMahad-zv3sc 2 หลายเดือนก่อน

      Ani sxb xage jogta

    • @khadarcabdi-v6l
      @khadarcabdi-v6l 13 วันที่ผ่านมา

      Aniga walhi zxp Insha Allah waa xagee joogtaa

    • @salmaanahmed7609
      @salmaanahmed7609 13 วันที่ผ่านมา

      @@khadarcabdi-v6l mogdisho sxb

  • @maxamedcabdulahi1893
    @maxamedcabdulahi1893 2 ปีที่แล้ว +4

    ATANIS GARIIGA LEE MIYAA MASE WAA MEEL KALE

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  2 ปีที่แล้ว

      Casimada waaye

  • @suleymaanDahuud
    @suleymaanDahuud ปีที่แล้ว

    Pro

  • @FalisAden-c2p
    @FalisAden-c2p ปีที่แล้ว

    Mahsanid

  • @mohapk3815
    @mohapk3815 ปีที่แล้ว +1

    Dadààl😢🎉

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery ปีที่แล้ว +1

    Lacagta ku baxday mad noodhegatid

  • @Almalmine
    @Almalmine 5 หลายเดือนก่อน

    Giriiga faro mlga dhigy

  • @MaxamedCabdi-r3b
    @MaxamedCabdi-r3b ปีที่แล้ว

    Tiimbuufis.isooraaca.anigaa.baxarabo.insha alah

  • @abdiqaniali2890
    @abdiqaniali2890 2 ปีที่แล้ว

    Magaladas waxa ladhahaa qoryooley

  • @AhmedUbdullahi-cy6jd
    @AhmedUbdullahi-cy6jd ปีที่แล้ว +5

    After 1 year

    • @mk6098
      @mk6098 5 หลายเดือนก่อน

      Like me

  • @USA-w9y
    @USA-w9y 11 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @NajaxNajaxcumar
    @NajaxNajaxcumar ปีที่แล้ว

    Baarti sadex

  • @natureoflife8190
    @natureoflife8190 2 ปีที่แล้ว

    Please

  • @maxamedcumar-hh3oc
    @maxamedcumar-hh3oc 7 หลายเดือนก่อน

    Yaa cawiya america joga

  • @safwaanfarhan15
    @safwaanfarhan15 2 ปีที่แล้ว +1

    Sahib noo soo badl video da adoo mahad san

  • @cabdiraxmanmuxumed3303
    @cabdiraxmanmuxumed3303 2 ปีที่แล้ว

    Sxp serbia ina somaro an raba ma icawin karta

    • @rahmafarhan2112
      @rahmafarhan2112 2 ปีที่แล้ว

      Anigu Serbia ayaan rajaynayaa meel aan kaala soo xidhiidh ii reeb wll

    • @raxmoabdilaahi7133
      @raxmoabdilaahi7133 2 ปีที่แล้ว

      ok

    • @SahroAdan-z1m
      @SahroAdan-z1m ปีที่แล้ว

      ​@@raxmoabdilaahi7133mabxdeen

    • @ayuuu2324
      @ayuuu2324 6 วันที่ผ่านมา

      Ma tagteen

  • @xuseenisxaaq2432
    @xuseenisxaaq2432 2 ปีที่แล้ว

    H.wse dadkan been aad tixane ugu dhigtay yaab 😂

  • @Urcristiano-z2n
    @Urcristiano-z2n 8 หลายเดือนก่อน

    Zxp wayaamo inaa hada soo tahriiba rabaa hadaa gariiga imaado dad kamida family yurub ii jogo ma iga qaadi karaan grece🥲🇬🇷

  • @NajaxNajaxcumar
    @NajaxNajaxcumar ปีที่แล้ว

    Baarti sadex