SU’AALO & JAWAABO | visa nuuce ayaa ku iman karta Yurub 2024 |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 86

  • @Maaher07
    @Maaher07 10 หลายเดือนก่อน +7

    SXP #WAYAAMA BARNAAMIJKAAN AAD NOGU SOOBADI mahdsanid

  • @JamaalcusmaanJamaalcusmaan
    @JamaalcusmaanJamaalcusmaan หลายเดือนก่อน

    Wayaamo sxb su,all maku weydiin,karaa yurobta lacak ama qiima uko macquulsan ee ku imaan,karo waa meeqo cml

  • @anshaxtv
    @anshaxtv 10 หลายเดือนก่อน +10

    Sxp microphone kaagan cusub codkiisu waali weeye dadaalkaaga waan lasoconaa ee ha kaa kaga hay 10k subs soon

  • @Suusac
    @Suusac 10 หลายเดือนก่อน +6

    Mahadsanid sxb. Wakhtigaaga aad nooga faaidaysay❤

  • @hiboahmed-vf6hd
    @hiboahmed-vf6hd 10 หลายเดือนก่อน

    Wll in aan kula soo xidhiidho ayaan rabaa waliba dagdag halkan kala soo xidhidhaa

  • @nacimoapdullahi721
    @nacimoapdullahi721 10 หลายเดือนก่อน +2

    Big wayaamo thanks bro for the time you gives us 😍💗

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow 10 หลายเดือนก่อน

    Wayaamo xaalbaanukaa siinay dadkii ugu gafay walaal

  • @yam3873
    @yam3873 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid bro
    Jazakallah su'aashed si wacan igu jawabtay😊

  • @kurana289
    @kurana289 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaalah sxb wayaamo guuleyso 😍👑🙏

  • @Maskaxkoriye
    @Maskaxkoriye 10 หลายเดือนก่อน +2

    Zhp waxaa muqaal Nogales soo samesaa shekoyinka la sheegto marka aad is dhiibto adoo mahadsan

  • @MUHANNADHASSAN-b4n
    @MUHANNADHASSAN-b4n 11 วันที่ผ่านมา

    cafimad maku imaan karaa ano cafimad qabo😢

  • @LuulMaxamed-u3g
    @LuulMaxamed-u3g 8 หลายเดือนก่อน

    Su all wayamay sxp visa noce ah bad ku timid Turkey .
    Visa he ugu sahlan in lagu yimado

  • @Sakariyejamac-j5t
    @Sakariyejamac-j5t 7 หลายเดือนก่อน

    Zxp serbia hadan ku imaado arday nimo madhaafikara yurubta kale

  • @farhiyaismail-xd2lm
    @farhiyaismail-xd2lm 8 หลายเดือนก่อน

    thnk you bro

  • @natural2me425
    @natural2me425 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wll waxaan ku waydiyey hadaan haysto visa dalxiis oo Morocco ama Algeria oo aan transit ku ahay Switzerland ama france Airportyadooda mid kamida ma iska dhiibi karaa hadii aan passportka iyo documents ka kale iska qariyo oo aan soo istaago meelaan usocodo iyo meeshaan ka imid ma aqaan wax documents ahna ma wato qofkii iwadayna ma aqaan meeluu ka baxay oo isagaa documentskii hayey....arinkaan kwrn macquul matahay.

    • @Zalepan-zf3co
      @Zalepan-zf3co 9 หลายเดือนก่อน

      Maya maya laguuma ogola inaad air portka ka baxdid hadad ka baxdona taxi sharci lan maraci kartid magalada hadad dhax lugaysana waa lagu qabanayaa halkad katimi ayaa lagugu calinyaaa

  • @user-180_t4
    @user-180_t4 10 หลายเดือนก่อน

    Asc brother hadii baasabsoor soomaali viisah ma lagu dhufan karaa brother isoo jawaab brother

  • @libanshuute1373
    @libanshuute1373 9 หลายเดือนก่อน

    Libaax wadanka ingirska UK 🇬🇧 kaso hadal plz

  • @XALDIID
    @XALDIID 10 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp wayaamo waxaad iga jawaabtaa visaha dalka poland kun jeer baan ku waydiiya zxp visaha poland baa iixaraysan zxp dalka poland faro miyaa laga qaadaa qofka daxiiska ku yimaada mana kasii gudbikaraa poland zxp intaa kaliya iga jawaab waa ii muhiiim zxp

  • @MohamedFaysal-q9f
    @MohamedFaysal-q9f 9 หลายเดือนก่อน

    Zzp waxan ku weydinya serbia waxbarasho malagu iman karaa anoo passporka Somalia anoo wata mana lasii dhfikaraa ilaa Germany sidoo kale Poland waxabarsho malagu tagikaraa iydna zxp sisoo jawab

  • @Zaki-c8l
    @Zaki-c8l 2 หลายเดือนก่อน

    Wayaamo aabaheyga 15 sano sharcimahelin jarmal oojoogaa

  • @bashiirofficial4667
    @bashiirofficial4667 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxb wax ayaan ka fa.iday

  • @NajiibAbdulaahimohamuud
    @NajiibAbdulaahimohamuud 10 หลายเดือนก่อน

    Sxp visaha turkiga noosheeg su.aasha 2 gariga malaga siigudbi karaa mise xabsi lagalaa nosheeg😢

  • @XALDIID
    @XALDIID 10 หลายเดือนก่อน

    Zxp wayaamo please iga soo jawaab

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 10 หลายเดือนก่อน

    Visa dalxiis ama invitation canada hdii layso saaro ma iska dhiibi kara izla wadnka

  • @umumuhanad
    @umumuhanad 4 หลายเดือนก่อน

    Asc wll wayaambo aniga wxn heysta lacg 4000k dollar inte igeyney iiso jwb

  • @zamarcabdulahi4930
    @zamarcabdulahi4930 10 หลายเดือนก่อน +1

    Legend wayaama mahad sanid sxb

  • @Mr-mogadishuyi7
    @Mr-mogadishuyi7 10 หลายเดือนก่อน

    Sxb Fadlan jawab vissa waxbarasho Romania hadane helo Faro mee ka dhigayaan Romania

  • @abdikadirfani5230
    @abdikadirfani5230 10 หลายเดือนก่อน

    asc sxp hadii Germany aan joogo
    Hooyo de oo Canada jookto ma i dacwoon karta

  • @AyuushPea
    @AyuushPea 10 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnd wallkeyga ❤️🥰

  • @AbdiqaniLixle
    @AbdiqaniLixle 10 หลายเดือนก่อน

    Walal dacwada sweden ee xasnimada wey xidhantay imika

  • @hamsemahamed790
    @hamsemahamed790 10 หลายเดือนก่อน

    Zxp wli ma hayo suaashaydii oo aheyd Hadan yurub ku imado dacwad xaasnimo iyo hadan tahriib ku imaado xaga sharciga farqiga udhaxeya kebaa fudud qadashada greencardka imisa ayan kuqadan karaa se lkin ani markale xaas madalban karaa mahadsanid

  • @MohamedNur1
    @MohamedNur1 7 หลายเดือนก่อน

    Swiss ka waran qof ku dhashay hado dib igo laba ewlna quxuti ku ahay aso yarna laga waday

  • @diyeey
    @diyeey 10 หลายเดือนก่อน

    goood job bro😊

  • @kamayare
    @kamayare 10 หลายเดือนก่อน +4

    Pro marka wadan imanayo lazim miyaa English inaan aqano😮

    • @DjBeezaani
      @DjBeezaani 10 หลายเดือนก่อน +1

      Zxp ha lkn wax un waa inaad wax ka fahmi karto

  • @feysalmaxamed6257
    @feysalmaxamed6257 10 หลายเดือนก่อน +2

    sxp wan ku Salamay 🖐️ Waxan Joga Dalka Qatar 🇶🇦 Waxan Rabaa Inaan Imado Austria marka Waxan lii Dhahy Turkey 🇹🇷 Gariiga ayaa Somare Marka Sxp Imisa Ayaa igu Baxee oo Money 💰 Ah

    • @Orman-pro
      @Orman-pro 10 หลายเดือนก่อน +3

      Sxb, qatar so shaqo malaha

    • @Fuelmotiv
      @Fuelmotiv 9 หลายเดือนก่อน +1

      Sxb NumBerKaaga Iso Qor KuSoo Qabanaa

  • @Alexsandro12121
    @Alexsandro12121 10 หลายเดือนก่อน +2

    first coment waayamo sxp reply ❤😊

  • @AbuubakarAli-em3gs
    @AbuubakarAli-em3gs 10 หลายเดือนก่อน

    Wll Switzerland 🇨🇭 xog makahaysaa?

  • @farhiyaismail-xd2lm
    @farhiyaismail-xd2lm 8 หลายเดือนก่อน

    walal dal xis visa ano ku imaday majogi kara

  • @eidsead3143
    @eidsead3143 10 หลายเดือนก่อน

    Serbia visa dalxiis ka warran oo aan gadar ka soo qaatay .

  • @Ibra513-f9u
    @Ibra513-f9u 10 หลายเดือนก่อน

    Sxb halkee lagala soo xariiri karaaa

  • @abdiaden682
    @abdiaden682 10 หลายเดือนก่อน +2

    Keep going walaal

  • @ahmedbarbar9425
    @ahmedbarbar9425 10 หลายเดือนก่อน +2

    Vlog ku xigsii wll

  • @SomaliAbdi18
    @SomaliAbdi18 10 หลายเดือนก่อน +2

    Serbia yaa aqbaar iga siinaayo, jmcd iyo iskuul labaduba wn dhameeyey, sideen ku heli wxbrsho scholarship ah, shahaadada jmcdda ma hesyto mida iskuulkaa heystaa, iyadane waa shahaado 2016-kii ama 2017-kii manhajka wxbrshda isma waafaqsana mrka yaa wax igu dhaama yacni arimahaas oo meel tusaale iyo talo isiin kara, inaa meesha ka tago wn rbaa

  • @zakiozzyoffiial7798
    @zakiozzyoffiial7798 10 หลายเดือนก่อน +1

    Brother 🫡

  • @Zaki-c8l
    @Zaki-c8l 2 หลายเดือนก่อน

    1245

  • @maxameddeeq9477
    @maxameddeeq9477 10 หลายเดือนก่อน

    Sxp waxaan rabaa inaa imaado Serbia ma fudutahay in laka baxo mise waxaa ka fudud dhankaan belarus

    • @YahyeHatari-ty3si
      @YahyeHatari-ty3si 9 หลายเดือนก่อน

      Pro Ana kuso jawabaye
      Waxan aminsanhy inay Serbia ka fiicantay belarus 🇧🇾 marka xog badan raaddi
      Wa aniga sidan warbixinta ku hye❤

  • @muxyadiinmuxamed2639
    @muxyadiinmuxamed2639 10 หลายเดือนก่อน

    Canada iyo mareekan kee fiican marka xagga sharci bixinta zxp 😂

  • @IbrahimCumar-m2g
    @IbrahimCumar-m2g 10 หลายเดือนก่อน

    Sxb iso jawab vissa wax barasho oo italy oo ayan ku iman rabaa ina kasi baxo ayan rabaa marka fara ma Leyga helaya sxb

    • @engaarka
      @engaarka 9 หลายเดือนก่อน +1

      Hadadan jamacda bilaabin mrkad so gashid horey ayd ksi bixi krtaa

  • @AaminaCumar-h4g
    @AaminaCumar-h4g 9 หลายเดือนก่อน

    Hno ani waxan rabaa in aan turkey soo maro waxaana ley dhahey 3000 waaye lacagta😢

    • @abdixasan9316
      @abdixasan9316 9 หลายเดือนก่อน +2

      Ma is racana 😂

  • @Mr-mogadishuyi7
    @Mr-mogadishuyi7 10 หลายเดือนก่อน

    Sxb Norway kso shekey qaab noce lagu gali kara

  • @Qaraxadatiktok
    @Qaraxadatiktok 10 หลายเดือนก่อน

    WAYAAMOW WAA U OGAHAY INAAD COMMENTI GEYGAAN ARAGTAY ZXP ASXAAN WAXA IIGU SAMEEYSA EUROPE mechanic xirfada ah MICNE MAKA LEEDAHAY INCOME FCNAH MALAGA SAMEEB KARAA

  • @AbdifatahInshaar
    @AbdifatahInshaar 10 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp hadaan familyga sheekto ma wax dhib ah baa iga iman

  • @cabdulaahicopy1944
    @cabdulaahicopy1944 10 หลายเดือนก่อน

    War nio serbia usoo socda war bixin madkahaysa dhankas wa kasogali karaa sona,ahan

  • @naasercade3197
    @naasercade3197 10 หลายเดือนก่อน +1

    Legend wayaamo

  • @updirahmaanizcoh8537
    @updirahmaanizcoh8537 10 หลายเดือนก่อน

    Uppsala shb vlog kaso samey ado mahad san

  • @djzupery77
    @djzupery77 10 หลายเดือนก่อน +1

    pro waxaa rapaa inaa iga cawisaa waxan ahay safar cusup waxana rapaa inaa yurubta so galo talo ahan waxa kaa rapaa inaa ku weydiyo Turkey ina tago o jafta marabo Rushka mide fudud

    • @Orman-pro
      @Orman-pro 10 หลายเดือนก่อน +1

      Sxb rushka ayaa fcn

  • @leaderzachariachannel9691
    @leaderzachariachannel9691 10 หลายเดือนก่อน

    Dalkeeya ayaa ku qanacsanahay alx

  • @xuseenmohamedmuxudiin8823
    @xuseenmohamedmuxudiin8823 8 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @AxmedYuusuf-dj9kj
    @AxmedYuusuf-dj9kj 10 หลายเดือนก่อน +1

    Visaha Shanghai maxaa laga wadaaa?

    • @muxyadiinmuxamed2639
      @muxyadiinmuxamed2639 10 หลายเดือนก่อน +1

      Viso dalxiis waye

    • @Munisha-j8d
      @Munisha-j8d 10 หลายเดือนก่อน +1

      Visa China 🇨🇳 waaye

  • @XALDIID
    @XALDIID 10 หลายเดือนก่อน +4

    Zxp wayaamo waxaad iga jawaabtaa visaha dalka poland kun jeer baan ku waydiiya zxp visaha poland baa iixaraysan zxp dalka poland faro miyaa laga qaadaa qofka daxiiska ku yimaada mana kasii gudbikaraa poland zxp intaa kaliya iga jawaab waa ii muhiiim zxp

    • @mohametyuusuf8267
      @mohametyuusuf8267 10 หลายเดือนก่อน +1

      Shp iso qabo

    • @XALDIID
      @XALDIID 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohametyuusuf8267 haa zxp

    • @farhiya9221
      @farhiya9221 10 หลายเดือนก่อน +2

      Isoqabo wllo😢

    • @Orman-pro
      @Orman-pro 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@farhiya9221halke jogta adiga wll

    • @abdiselamsultan
      @abdiselamsultan 6 หลายเดือนก่อน

      Sxb Visihi Aad sugaysay ee poland ma heshay imikase xagee ku sugantahay.??

  • @Mr-mogadishuyi7
    @Mr-mogadishuyi7 10 หลายเดือนก่อน

    Sxb Fadlan jawab vissa waxbarasho Romania hadane helo Faro mee ka dhigayaan Romania

  • @AbuubakarAli-em3gs
    @AbuubakarAli-em3gs 10 หลายเดือนก่อน

    Wll Switzerland 🇨🇭 xog makahaysaa?

  • @XALDIID
    @XALDIID 10 หลายเดือนก่อน +2

    Zxp wayaamo waxaad iga jawaabtaa visaha dalka poland kun jeer baan ku waydiiya zxp visaha poland baa iixaraysan zxp dalka poland faro miyaa laga qaadaa qofka daxiiska ku yimaada mana kasii gudbikaraa poland zxp intaa kaliya iga jawaab waa ii muhiiim zxp

    • @Orman-pro
      @Orman-pro 10 หลายเดือนก่อน +2

      Sxb comment kasta wakugu arka waxaa lagayaba in uu ku arkin ee youtube ka ka baar sxb

    • @abdiselamsultan
      @abdiselamsultan 6 หลายเดือนก่อน

      Sxb Visihi Poland ee kuu xaraysnaa maad heshay sxb anaa imika la ii xarayn rabaaye iisoo jawaab sxb.???

  • @XALDIID
    @XALDIID 10 หลายเดือนก่อน

    Zxp wayaamo waxaad iga jawaabtaa visaha dalka poland kun jeer baan ku waydiiya zxp visaha poland baa iixaraysan zxp dalka poland faro miyaa laga qaadaa qofka daxiiska ku yimaada mana kasii gudbikaraa poland zxp intaa kaliya iga jawaab waa ii muhiiim zxp

  • @AbuubakarAli-em3gs
    @AbuubakarAli-em3gs 10 หลายเดือนก่อน

    Wll Switzerland 🇨🇭 xog makahaysaa?