Greece 🇬🇷 to Serbia 🇷🇸 | gariiga Ila Serbiya sida ku imid|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2022

ความคิดเห็น • 119

  • @haadimooge7687
    @haadimooge7687 ปีที่แล้ว +32

    Waqtigaan aad muqaalkaan soo dhigeesay 30 bishii september xaduudka greeka iyo albania joogay alxmdulilah meesja rabey waa gaaray😢😇

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว +4

      Hambalyo 😍

    • @empireshow1
      @empireshow1 ปีที่แล้ว

      Shp garmeny miyaad gashay

    • @Bidaayewaye
      @Bidaayewaye ปีที่แล้ว

      ​@@Wayaamo Austria miya iska dhiibtay 😅

    • @salman92078
      @salman92078 9 หลายเดือนก่อน +1

      asc zhb ani hada summer ka danbe aan soo bixi rabaa plz ila soo hadal meel an kasoo baxo numberkaaga ii soo qor fdlan

    • @fathmostafe8310
      @fathmostafe8310 8 หลายเดือนก่อน

      @@salman92078madaxey ana baxoyo ma is raacna

  • @samiraabdirashiid5819
    @samiraabdirashiid5819 11 หลายเดือนก่อน +1

    Watched amizing

  • @sharmaarkexuseen8813
    @sharmaarkexuseen8813 ปีที่แล้ว +14

    Wll video ga Aad sheegeysay oo ahaa wiilkii kula imaahaayay Sweden sida aad ugu dhaadhicisay io sida aad isku heshiin markii idinku dambeesay aad kala dhunteen Taas noo soo dhameestir sxbow

  • @usamayj6524
    @usamayj6524 11 หลายเดือนก่อน +3

    Legend waa ku taageera

  • @user-mh8en2vu6p
    @user-mh8en2vu6p 3 หลายเดือนก่อน +5

    Sxb somalia ayan joo sidee ugu baxaa xataa dalka turkiya

  • @user-dy9pf9ph3i
    @user-dy9pf9ph3i 4 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @bahjajamac8525
    @bahjajamac8525 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi sheekadaada iska jeclahay wllo

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว +4

      Allaha ku jeclaado

  • @user-yo3dx3cn6s
    @user-yo3dx3cn6s 10 หลายเดือนก่อน +4

    Waqtigaa maqlooyo muqaalkaan waa 2023/9/14insha allah sanada cusub ma imaahesyo ila aniyoo tahriiby

    • @Dhambaal-1
      @Dhambaal-1 7 หลายเดือนก่อน

      Hada ma tagtay

    • @user-oy5in9xz5d
      @user-oy5in9xz5d 5 หลายเดือนก่อน

      Aniga diyar.ayaan.ahay tahribka.

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 ปีที่แล้ว +2

    Wll pls inaan wax ku waydiya raba pls wll ilaso xidhiidh

  • @user-oy3ju5hp8c
    @user-oy3ju5hp8c 11 หลายเดือนก่อน +3

    Greeg faro miyaa laga dhigay wll

  • @user-ky5tr9oz3y
    @user-ky5tr9oz3y ปีที่แล้ว +4

    Thessaloniki aa la dhahaa caasimada 2aad ee Greece 🇬🇷

  • @Sakariye717
    @Sakariye717 8 หลายเดือนก่อน +4

    Alle rajadeyyda hay rumeeyo 😢

  • @usamayj6524
    @usamayj6524 11 หลายเดือนก่อน +1

    I.a germany 🇩🇪

  • @niazaylemohamed4695
    @niazaylemohamed4695 ปีที่แล้ว +9

    Sxp Fiiri Waxaa lacagta Somalia uu sheeg Lacag Turkey 🇹🇷ilaa 🇬🇷Greece Lacag meeqaa

    • @user-ck2yn9cb7t
      @user-ck2yn9cb7t 4 หลายเดือนก่อน

      Hadba waa si doonta aad raceyso mega lacag lagu racayo wye

    • @amanomar804
      @amanomar804 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-ck2yn9cb7tadu halkee jogta zhp

  • @abdihafidomarjunior3199
    @abdihafidomarjunior3199 ปีที่แล้ว +5

    Asc zxp barnamij kudhahy kaso hadl ila hada jawp kama hyo sxb bosnia 🇧🇦 kaso hadl

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว +4

      Sxb Bosnia war maka haayo walina ma maqlin dad Bosnia kaso galay

  • @inamohamed9658
    @inamohamed9658 ปีที่แล้ว +3

    Wayaamo codkaaga wu gbanyhy plz dheerey

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว

      Warka ku dhan sxb

  • @Loos112
    @Loos112 9 หลายเดือนก่อน +3

    War aniga inaa soo baxa Raba muqdisho joga Mela wax ka bilaawa weysanahay icawiya please 😢🥺🙏

    • @MushtiKiki
      @MushtiKiki 8 หลายเดือนก่อน +1

      Lacag hdii aad heysatid wado ma weyneysid

  • @yahyeshell
    @yahyeshell ปีที่แล้ว +2

    Shp vadio odhan wan dawadey hda Aya so baxaya ee xaladu ma SIDDI hore mise imka meshu way adagate Hy xududuhu 👍

    • @jilaansdt2736
      @jilaansdt2736 ปีที่แล้ว

      Bro waa cadi anaa hada bixi rabo isoo ducee🖐

    • @yahyeshell
      @yahyeshell ปีที่แล้ว

      @@jilaansdt2736
      Shp walhi wa isracayna Africa Jogitan malhaN Hadu nahey dhalinyaro wa Ina paxna Nolol Tan ka fican radasan 👍

    • @Abdiasis_Ceelaabe
      @Abdiasis_Ceelaabe ปีที่แล้ว

      ​@@jilaansdt2736 war ma baxdeen

    • @salman92078
      @salman92078 9 หลายเดือนก่อน

      wll wali ma baxdaay fadlan soo jawaasb plz
      @@jilaansdt2736

    • @amanomar804
      @amanomar804 หลายเดือนก่อน

      ​@@Abdiasis_Ceelaabeadu mabaxday😅

  • @wayel6515
    @wayel6515 ปีที่แล้ว +3

    codkaga wu gaban yahy sxp lkn wala maqala ee dheree xoga

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว

      Warka ku dhan

  • @nim7534
    @nim7534 4 หลายเดือนก่อน

    Walaalayaal qof gariiga athans joogo ma jiraa

    • @Bashiirfaarah
      @Bashiirfaarah 4 หลายเดือนก่อน

      Anaa jooga

    • @nim7534
      @nim7534 4 หลายเดือนก่อน

      @@Bashiirfaarah run mey kaa tahay mise waa iska cayaaree

  • @zuweercumar2671
    @zuweercumar2671 ปีที่แล้ว +6

    Bro wanyama serbea wax barasho inaa kuimado makabixi karaa asturia ma adi karaa isoo jawab bro

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว +1

      Haa sxb

    • @sacdiyomahamed9132
      @sacdiyomahamed9132 ปีที่แล้ว +2

      Saxiipow Visaha waxbarashada seerpiya waa imisa

    • @somali1-
      @somali1- ปีที่แล้ว

      ​@@sacdiyomahamed91327kun dollar pro ana xareysan rabo

  • @IqraSheikh-cu1lz
    @IqraSheikh-cu1lz 2 หลายเดือนก่อน

    Lcg mahestiyee tahriibaa rpaaa

  • @siciidgeelle9791
    @siciidgeelle9791 7 หลายเดือนก่อน

    fadlan iisheega caadimad labaad ee greeceka inan ku dego ayaan rabaa ee ii tilmaama guryaha somalidu ku degto fadlan

  • @geediwarfaa2654
    @geediwarfaa2654 ปีที่แล้ว +2

    Zxb vlog sosamee

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว

      Bari ayaa so sameynaa vlog insha’allah.

  • @LovelyBasketball-op1hm
    @LovelyBasketball-op1hm 5 หลายเดือนก่อน

    Thank you very much my brother told me really so thanks

  • @faysalmuxumed5126
    @faysalmuxumed5126 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @craxmaan5280
    @craxmaan5280 ปีที่แล้ว +1

    Codka kur u qaad naw

  • @abdikariimhajjiali5445
    @abdikariimhajjiali5445 ปีที่แล้ว +3

    Saxib waxan ka codsanaya ina iga jahil bixiso wadanka manta la jogo ugu wanagsan yurub dhanka shaqada, mushaarka, sharciga, canshurtisana yartahay mida kale qof master degree heysta from bangaladesh ah marku imado inu qariyo aqoontisa ama jnu sheego aqoontisa midke wanagsan sxb si fahfahsan iga so jawab romania aan joga wadan aan iska dhiibo aan raba sxb please reply xita iso gal hadadan video ka gaarin si walalnimo ah wn u bahanahy walal

    • @mssworld2023
      @mssworld2023 ปีที่แล้ว +1

      Mabxdy ŵll

    • @shakuul
      @shakuul 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@mssworld2023 ma bazdey

  • @mucaadcabdiciid8849
    @mucaadcabdiciid8849 ปีที่แล้ว +2

    Hal sual maku weydiyaa sxp muqalisiinta ajaanibta iyo kuwa laydinku xiraayo see isku fahmeysiin bKistanka oo kle

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว

      English

  • @seynababdi292
    @seynababdi292 9 หลายเดือนก่อน

    Hadaankusocdaa tahliib alle hyfududeeyo aniga iyo inta kusiisocota

  • @kaaba8249
    @kaaba8249 ปีที่แล้ว

    Oo intaa la soconayo maxaa la cunayaa wll 😂

    • @Bidaayewaye
      @Bidaayewaye ปีที่แล้ว

      Qofki dhaawac noqdo baa la cuna ileen waa dhawaac ma socon karo 😅

    • @user-ck2yn9cb7t
      @user-ck2yn9cb7t 4 หลายเดือนก่อน

      😂 😂 ​@@Bidaayewaye

  • @geediwarfaa2654
    @geediwarfaa2654 ปีที่แล้ว +1

    Zxb wayaamo somalia to serbia kaso hadal zxb

    • @zaki799
      @zaki799 ปีที่แล้ว

      Ma heshayna bro

  • @NadwaCabdiraxman
    @NadwaCabdiraxman 3 หลายเดือนก่อน

    Wll ana rawa ina hada so tage iso jawab wll

    • @SagalWalay
      @SagalWalay 2 หลายเดือนก่อน

      Anaa socdo. Xppti

    • @SagalWalay
      @SagalWalay 2 หลายเดือนก่อน

      Anaa socdo. Xppti

    • @habibaaadan9471
      @habibaaadan9471 16 วันที่ผ่านมา

      ​mabaxday

  • @kingmohakingmoha6977
    @kingmohakingmoha6977 6 หลายเดือนก่อน

    Sxp Turki hadaa inaa somara iyo gariiga 2024 wadada mafurantahay mise waa ka qaleeyaa ila tali lajanow

    • @queencaisha8230
      @queencaisha8230 3 หลายเดือนก่อน

      Ma baxde mise??

    • @amanomar804
      @amanomar804 หลายเดือนก่อน

      Adu maba day​@@queencaisha8230

  • @ahmedabukarxasan5842
    @ahmedabukarxasan5842 ปีที่แล้ว +1

    Meqo sanno jir ihed mrka baxyse kaape

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว

      18 jir aha sxb

  • @ridwanali5660
    @ridwanali5660 ปีที่แล้ว +5

    Zxp Serbia tooos Kenya to Serbia 🇷🇸 ma jiraaa qaaab dalxiis cml inaad meesha ku tagtid kdibne mka si bixi kartaaaa seribia zxp iga so jwb😊

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว

      Sxb safarad tag Hadi ad Kenya jogto kadibna sharuudaha ay ku xeran buuxi

    • @ridwanali5660
      @ridwanali5660 ปีที่แล้ว +2

      @@Wayaamo zxp wxa ku wadaayo maa muqalas lkn wxaa ku baxeysaa qof dalxiis u socdo cml mar kuu Serbia qaab dalxiis kugu geeyo maka sibixi kartaa zxp

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว

      @@ridwanali5660 Haa sxb

    • @AhmedOmar-ou3hx
      @AhmedOmar-ou3hx ปีที่แล้ว

      Zxp Hadaad diyaar tahay in aan Serbia Visaheeda donano isooqabo Aan Wada raad sanee

    • @zaki799
      @zaki799 ปีที่แล้ว

      @@ridwanali5660 waad ka bixi kartaa bro laakiin visa dalxiisa run miyaa 😢

  • @jjwofficial6891
    @jjwofficial6891 ปีที่แล้ว +8

    Sxb wanyama bro waxaan helay invitation Poland oo waxbarasho eh markaan Poland imaado jarmalka maka soo kali karaa wll ii aoo jawaab pls

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว +1

      Haa sxb wad ka so gali kartaa

    • @wehlieofficialqaboowe
      @wehlieofficialqaboowe ปีที่แล้ว +1

      Sxbow sidee ku helaa warbixin iga sii walaal

    • @jjwofficial6891
      @jjwofficial6891 ปีที่แล้ว +1

      @@wehlieofficialqaboowe sxb Poland maa rabtaa inaa warbixin kaa siiyo

    • @wehlieofficialqaboowe
      @wehlieofficialqaboowe ปีที่แล้ว

      @@jjwofficial6891 haa wll

    • @zaki799
      @zaki799 ปีที่แล้ว

      @@jjwofficial6891 bro please sidaad ku heshay wallahi waan u baahnaayee

  • @ifiyoaqiro2555
    @ifiyoaqiro2555 ปีที่แล้ว

    meel aan 15 sano kahor soo marnay ayuu kasheekenaya

    • @CharanKhan-ub9qq
      @CharanKhan-ub9qq 11 หลายเดือนก่อน

      Sxp xagee jooktaa

    • @ifiyoaqiro2555
      @ifiyoaqiro2555 11 หลายเดือนก่อน

      @@CharanKhan-ub9qq austria

    • @CharanKhan-ub9qq
      @CharanKhan-ub9qq 11 หลายเดือนก่อน

      @@ifiyoaqiro2555 Austria 🇦🇹 qaxiiti maqaataan zxp

  • @faatixmohamed8581
    @faatixmohamed8581 ปีที่แล้ว +4

    Walaalayaal qofkii iga yaqaano ha iga caawiyo waxaan doonayaa halkii aan ka heli lahaa visa waxbarasho Poland 🇵🇱 ah
    FG uma baahni agency waayo waan ogahay in agencies ka la isku dhaco mahadsanidiin

    • @maxamedfarxaan7242
      @maxamedfarxaan7242 ปีที่แล้ว +4

      Zhp Romania baan kuu hayaa kawaran

    • @faysalmohamed1368
      @faysalmohamed1368 ปีที่แล้ว

      @@maxamedfarxaan7242 lanbarkada iso qor ana u bahan

    • @mranito07oscar5
      @mranito07oscar5 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@maxamedfarxaan7242Sxp numbarkaga keen

    • @shakuul
      @shakuul 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@maxamedfarxaan7242haye ana ubahan wll

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 ปีที่แล้ว

    Wayaamo ledgand

  • @ejeyjaamac8453
    @ejeyjaamac8453 5 หลายเดือนก่อน

    zxip wayaamo meqa lacaga kutagta total

  • @guhaad3031
    @guhaad3031 หลายเดือนก่อน

    Qaraska kugu inosisheg he

  • @Waryamedia644
    @Waryamedia644 ปีที่แล้ว +4

    Libax codka video wuu yara hoseya

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว +1

      Microfoon cusub so gadana insha’allah mardhaw.❤️

  • @craxmaan5280
    @craxmaan5280 ปีที่แล้ว +1

    Cadkaaga lama maqlaayo

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  ปีที่แล้ว

      Warka ku dhan

  • @zicithapdirisaq6870
    @zicithapdirisaq6870 ปีที่แล้ว +1

    Zxp instigarm soo qur

    • @naimaali4814
      @naimaali4814 ปีที่แล้ว +1

      Wayaam0 Aya ugu qoran

  • @maxamedamiin220
    @maxamedamiin220 ปีที่แล้ว +2

    Wllo instragram ama whatsap no sheeg

    • @naimaali4814
      @naimaali4814 ปีที่แล้ว +1

      Wayaam0 Aya ugu qoran