Visaha dalka Turkiga 🇹🇷 sida loo helo || Waxbarasho, Caafimad iyo Turist || How u can get the visa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 38

  • @nastehosouleiman8279
    @nastehosouleiman8279 หลายเดือนก่อน +3

    My first one hassanow ❤❤ from Djibouti 🇩🇯

  • @USaameMuxiyadiin-s3w
    @USaameMuxiyadiin-s3w 15 วันที่ผ่านมา

    Zxp siden visa ethiopia uqadan karaa

  • @iskandarproduction726
    @iskandarproduction726 หลายเดือนก่อน +1

    yes hasidintou a goubtan 🔥🔥🔥

  • @gamaloudine9323
    @gamaloudine9323 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid bro sinon bisha kobaad admission ma la heli kara ?

    • @hassanalihersiofficielle6596
      @hassanalihersiofficielle6596  หลายเดือนก่อน

      Je pense pas seulement le Mois du September comme l’entree de l’ecole

    • @CumarNiciima
      @CumarNiciima 11 วันที่ผ่านมา

      Asc wll waxad isheegta hadii aan dalbado visaha dalxiiska qof kaliya aan ahay wax dhiba miyaa jirta ​@@hassanalihersiofficielle6596

  • @hamzehariir
    @hamzehariir หลายเดือนก่อน +2

    Waanu kaa haynaa sxb xasanow

  • @macruufmaxamedcisman7467
    @macruufmaxamedcisman7467 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb habkaas eresmis aad ugu yeertay ee 6 bil ah kadib 6 bil maxaa dhacaya halkee ayaan waxbarashada kasiiwadan karaa

  • @NimcoCumar-xf4ot
    @NimcoCumar-xf4ot 22 วันที่ผ่านมา

    Waxan rabaa inan jaamacad u imaado

  • @MoMo-jk4kr
    @MoMo-jk4kr 23 วันที่ผ่านมา

    Wax barshada admission mu furanyahay

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh หลายเดือนก่อน

    Legenoow wd mahadsanthy zxp ka kawrna hadaan addmissionka free ku helo

    • @hassanalihersiofficielle6596
      @hassanalihersiofficielle6596  หลายเดือนก่อน

      Wa sax no problem

    • @gurey_muzeh
      @gurey_muzeh หลายเดือนก่อน

      @hassanalihersiofficielle6596 lkn wxn maqlay jamacadaha dawlada hadaad kasoo qadatato admission reject baa ubadan kuwa private ka ah ee lacagta ah waad helee maqlee

  • @amalmedia363
    @amalmedia363 23 วันที่ผ่านมา

    Sxb aniga luqad ahaan ayaa la isoo diray alxamdulilahi maanta ayaan xareystey malgu imaan karaa sxb waana Istanbul university qeebta luqada❤

    • @hassanalihersiofficielle6596
      @hassanalihersiofficielle6596  23 วันที่ผ่านมา

      Haa

    • @amalmedia363
      @amalmedia363 23 วันที่ผ่านมา

      @hassanalihersiofficielle6596 sxb isoo ducey waan soo xaraystay shalayto bro xitaa waa kusoo diri karaa cadeynteda sxb Mogadishu ayan jooga allah inuu si degdeg ah igu sahlo

    • @hassanalihersiofficielle6596
      @hassanalihersiofficielle6596  23 วันที่ผ่านมา

      @amalmedia363 inshallah bro illahay haku fudaidiyo

  • @SahraCabdiaxmed-j8l
    @SahraCabdiaxmed-j8l 28 วันที่ผ่านมา

    Inaan imadan rabaa kadibna Greece udhaafo

    • @hassanalihersiofficielle6596
      @hassanalihersiofficielle6596  28 วันที่ผ่านมา

      Wa sax

    • @CumarNiciima
      @CumarNiciima 11 วันที่ผ่านมา

      Wll kawaran hadan viso dalxiis dalmado waxbarasho mahaysto shahado inan ka gudban raba war bixin iga sii​@hassanalihersiofficiellwe6596

  • @ApdirizackIprahim-cf6mg
    @ApdirizackIprahim-cf6mg 26 วันที่ผ่านมา

    Bro xiligan hada lajogo language admission ma lahelo miya

  • @ApdirizackIprahim-cf6mg
    @ApdirizackIprahim-cf6mg 26 วันที่ผ่านมา

    Bro instagram massage kugu so diray iso jawab please arin yara kuweydinahe

  • @nurahaajiaa4570
    @nurahaajiaa4570 หลายเดือนก่อน +1

    maxaa aad u dhaqaaqsay aad baad ii wareerisay 😂

  • @nimomohamedawalle9035
    @nimomohamedawalle9035 3 วันที่ผ่านมา

    Gobolka aad jogtid magaci

  • @mohamedbulshaawi4668
    @mohamedbulshaawi4668 หลายเดือนก่อน

    Marka la isku geeyo lacagta waa imisa

    • @hassanalihersiofficielle6596
      @hassanalihersiofficielle6596  หลายเดือนก่อน

      Lacagtu way is badalaysa hadba gobolka aad donayso admissionkisa iyo dollarka intu yahay markas qiyas imika waa 550$ all admission and language

  • @Forlife765
    @Forlife765 หลายเดือนก่อน +1

    Waryaa dadka beenta kadaa Turkiga soomaalidii intii badnayd waa kaguurtay nolosha waa qaali laguma noolaan karo dadka ha lugoyn Anigaa tagay.

  • @KingSuhayBv-7
    @KingSuhayBv-7 หลายเดือนก่อน +2

    Shp intaa luqada baranaysid ciqamad aya lagu sinaya miya