tanyari ruunti waa talent ada ayey heestedani ii riday wooow xidgihi waa kuwa ka mudhay geeska layskama duba una vedio waa halke laab salxe..... xadhko dhadher uu dhiba yurub iyo one miter man hayso daldalne
Allaha u raxmado hada ayay gariyotay dardaaran Dadka sooradin doona kadib tacsida markad kalabesan haka ilawina ducada sababtoo ah xooga danbi ah ayaad u kordhisay marka u ducee wa I taaso alle ka dhaafo danbigaad u kordhisay😢
war hadaa tol tihin tan yare ugbaad lagu sheegayo meesha ka fadhiisya waxban ka daawan kari wayneee balada bood boodka badan uf ciilka iga haya wlh sida umada may u ciyaarto maxay isla walaaqaysaaa
zacad abdalla alla ilhow cudaadad idin ku jirta idinka saar fananin un baad sas uga dhax shaqaynayseen waxnba la yabanahy waxay idin siyeen uu aad ugu hadlaysaan fananinta ta kale wax looga hinaaso yaba iska yar ee bal raadsada shaqo aad ka hadadhaan oo aann ka ahayn faaninta
HOYADA FANKA
ASMA SABAN HARGAYSAAAY GACANTA TAAAGADEE✋✋✋✋✋✌✌✌
✋✋✋ WeYnakaa Hargeisa HoYgii Fanka .
Dj pelal waynaka wlky hargeisa cadey hoyada fanka✋✋✋✋
xaliimo
Qjsnijhh
sxb halkaa iyada ah ka daa dee maaha hoyada fankee Asma
❤️Inkastuu bilnaaan iyo
❤️Baaxad soore leeyahay
❤️Inkastuuu badhaadhiyo
❤️Marna baylaha leeyahay
❤️Inkastuu busayl
❤️Baaahi joogta leeyahay
❤️Barna baahsanaan iyo
❤️Caashaqu bad weyn yahay
🌹Waa dareen ukala badan
🌹Beerkiyo bogeenoo
🌹Kolka baaxad laga rabo wanguu kubadiyaa
🌹Kolkuu baaqanaya talo way ka baahdaa
🌷Inkastood barbaartiyo kala baxdo gayanka
🌷Inkastood bu'daadiyo aragaagu bilanyahay
🌷Inkastood u baaqo bartuu joogo
Jeceshahay
❤️Qofaanu boqorku kuu qorin ❤️
❤️Nolo kuma bahawdaan ❤️
Waleee way igu socotaa goor aan qorayba waaba hadaa ogaaa ilaahay amarkiisay ku dhacay
👁👁Waa yaab toloy YAA ila dookha waaba yaabeee 👁👁
🎁xidigaha Geeska 🎁
❤️Biggest respect for me ❤️
Susan Somaliland 😚😚😚😚😚😚😚😚😚
Susan Somaliland anaa kula dookh qof aan boqorku kuu qorin nolol kuma bahowdaan walee waa runtii jiilaani
Susan Somaliland inaga isku dakhara malaha
faiza Boorama
Wllo quruxeeey isku sibaaa inaloo hayaaa mansha Allah hadaaan isku meel wax ka dareemayno quruxeeey love u more 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
hassan muuse wllkay ma tidhi waaaba hadaaan ka xiiso dhaco waaaba igu socotaa wali hassan thanks inoo ilaaali dookha biggest respect wllkay 😍
hees shidan weeye oo dareen leh yaa igu raacay
Wooow hes shidan iga dhe
waa caynkaa
Amiira Nimco
1
🥺Inkastood ubaaqdoo 🥺
🌎Bartuu joogo jeceshhy❤️
🤴Qofaan boqorka kuu qorin 🤲
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Nolol kuma bohowdaan❤
Geerida aan xusuusano somaliyey 😢❤
Xidigaha Geesku Waa Dhalinyaro Cajiiba Oo Bedelay Hoboladii Waaberi.
Fanku Waa Hibo yaan lagu daba lumin kooxdan ..⚘🌷🌲🌷🌷
viva Xidigaha Geeska
dhiiga idiin Shubaynaaa
tanyari ruunti waa talent ada ayey heestedani ii riday wooow xidgihi waa kuwa ka mudhay geeska layskama duba una vedio waa halke laab salxe..... xadhko dhadher uu dhiba yurub iyo one miter man hayso daldalne
Ma noshay talow talie sacan ❤
Asma iyo jaylaani Heestani waa heesta ugu cudoon xagga haweenka
fanaaniinta ah number1 ERAYO Laxan iyo codka macaan ee asma saban hore usoco asma ......ZADHA
axmed Burco of course
AxYaa duriyadii hargeisa iyo dadkeyga takalaba takale ka quruxbadan say mancha allah und like machen bitte
Geeridii asmaay sheegayaan gacal ha waayane ❤️🔥💔💔
Allaha u naxariisto 😢
viva somaliland haybadu ilahsiyey
ikran farah ma haysba heybad ah astaqfurulaahil cadiiim
ikran farah alla ya cizak aamiin my blood
Muniira nooga bax meesha baakhadyay
Heestan kama xiiso dhaco tolahi X reer hargaysa like ta iisaar hadad ka heshay 💚💬❤
💚💬❤
Dadkan leh yurub yurub waa inanteeni Kenya May tagine muqdisho ayay tagtay muqdishona waa walaalaheen iskadaaya hadalada bilaa macniga ah dadkaygoow yaa igu raacay hadalkaa farta taaga
Asma Xasan Sabban Ilaahay ha u naxariisto.
“Marka baaxad laga rabo
Wanaagguu ku badiyaa
Kolkuu baaqanaayana
Talo way ka baahdaa.”
Alle Haku Naxariist0 Asmayyy Ku Laawi Mayo Anigo iNtii Ku JecLaydayba Rabi DanbigagA Ha Dhaafo
3:46 Habeen Jimce ah 2024/18/10😢
Maan shaa allah marba marka ka dabaysa kooxdu way sii xuub siibanaysa , iyagoo Abwaanadoodii , Murtidoodii , cododkoodii , musigoodii , laxankoodii , Farshaxankoodii , Naqshadoodii , Muuqaalkoodii iyo Taageeradoodii kolba kolka ka danbaysa Kor u sii kacayaan , Noolaado oo cadowgiin ha jabo . Viva Xiddigaha Geeska
Qofkaanu boqorku kuu
Qorin nolo kuma bahowdaan
Waleee waaba shib haday asma jacalkii ka hadashay aniga halkaas haygag hadhow hhhh waxba may reebin waxna may qarin walee
Aaaaaaaaxeeeeeey aaaaaax
Wixii duriyada ah ee jacaylku ku dhacay I feel sorry guys 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
❤️Inkastuu bilnaaan iyo
❤️Baaxad soore leeyahay
❤️Inkastuuu badhaadhiyo
❤️Marna baylaha leeyahay
❤️Inkastuu busayl
❤️Baaahi joogta leeyahay
❤️Barna baahsanaan iyo
❤️Caashaqu bad weyn yahay
🌹Waa dareen ukala badan
🌹Beerkiyo bogeenoo
🌹Kolka baaxad laga rabo wanguu kubadiyaa
🌹Kolkuu baaqanaya talo way ka baahdaa
🌷Inkastood barbaartiyo kala baxdo gayanka
🌷Inkastood bu'daadiyo aragaagu bilanyahay
🌷Inkastood u baaqo bartuu joogo
Jeceshahay
❤️Qofaanu boqorku kuu qorin ❤️
❤️Nolo kuma bahawdaan ❤️
Waleee way igu socotaa goor aan qorayba waaba hadaa ogaaa ilaahay amarkiisay ku dhacay
👁👁Waa yaab toloy YAA ila dookha waaba yaabeee 👁👁
🎁xidigaha Geeska 🎁
❤️Biggest respect for me ❤️
Susan Somaliland qofkaanu boqorku kuu qorin nolo kuma bahowdaan inite yaride kaa horeyesa so qore xbbt ado Raliy
Susan Somaliland pls wan kusugay qli
ZuZu Ahmes
Mataaantayda caashaqa quruxeeey sharci baaa ka yaaala 😍😍
Susan Somaliland Shukiran 👑
ZuZu Ahmes
❤️Inkastuu bilnaaan iyo
❤️Baaxad soore leeyahay
❤️Inkastuuu badhaadhiyo
❤️Marna baylaha leeyahay
❤️Inkastuu busayl
❤️Baaahi joogta leeyahay
❤️Barna baahsanaan iyo
❤️Caashaqu bad weyn yahay
🌹Waa dareen ukala badan
🌹Beerkiyo bogeenoo
🌹Kolka baaxad laga rabo wanguu kubadiyaa
🌹Kolkuu baaqanaya talo way ka baahdaa
🌷Inkastood barbaartiyo kala baxdo gayanka
🌷Inkastood bu'daadiyo aragaagu bilanyahay
🌷Inkastood u baaqo bartuu joogo
Jeceshahay
❤️Qofaanu boqorku kuu qorin ❤️
❤️Nolo kuma bahawdaan ❤️
😍Zuzu Ahmed 😍
19:37
21/11/2022
Cwo Ayaan wada dhagesanena aniga io wlshy mcn basro wlhi been mahan qofan boqorki ku qorin nolol kuma bahowdan😥💔❤
Ale naxariistii jano haka warbiyo maxamed miir xaji iyo asma saban😢
Inkastod barbaartiyo❤
Kala baxdo gayaanka😍
Inkastoo bu'daadiyo
Aragagu bilan yahay
Inkastoo ubaaqdoo
Bartuu joogo jeceshahay💝
Qofan boqorku kuu qorin
Nolol kuma bahowdaan😢💔😓
Asma xasan aadan ilaahow janooyinkaaga ku casuum 🤲
xidighii qarniga 😍😍😍😍😍
Ilahay Haw Naxariisto Asma Saban 😢
asma saban qurux iyo cod macaan baad isku darsatay noolow
Asma saban je t'aime trop de mn coeur 👌😍😘🥀💔🎁
Alle haw naxariisto asma saban😢😢😢😢😢😢
Rabbi ha u naxariso cawa we dhimatee😢😢😢😢
Alle ha unaxaristo wlshen caawa ducey Naga awoodaa 😢😢😢
Bisinka qoofta aragsan seys ledahay inantu waa sidee waan yaabanahay wallahi waa waali dhaar sidaata
Tolaaaaaaaaaaaaaaaaaay somaliland xigahadagaa hoyga fanka somaliland 1991 waaadadki wabari nobadlaaaaaaaaaaay
Ilhay ha u naxaristo wllshen😢😢😢
😢 aduun waaa xalkaaaa allha unaxariisto
waaaaaaaw tan yar cadi mahan walee waadka baxsatay cod iyo xuruxba😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Allah ha unaxariisto 😢😢
war heedhee tani tii niikada ciyaari jirtay maanay ahayn???
yurub asma badashay ugbaad meel iga fadhiiso
ziman ahmed labadaba ino da wa ino so kacene
Nio qoftan wey nooshahey Wlhi Inaan guursado inyar ujiro
Cabdirahman ciro lmeoooo 😅
Cabdirahman ciro ma kuugu qabtaa jaar baanu nahaye
Najax Abdi najax ma geyo kaasiye aniga iigu qabo ma reer xero awr baa
Alow khaTumada khyr nogu Khatim😥😭
Alle Ha unaxaristo wlshen caawa ducey Naga awoodaa
manshallh hablo quruxbadan somalilnd ugu kalay
YAAAsalam asma mala dee anaba i matala noolow viv xidiga geeska
❤waa Dareen u kala badan
beerkiyo bogeeno ❤
AYY SEBEN qofan hesaheda dhagysigoda ka dalin 3. _ 2024 ❤
abwaan jeeylaani abwan buuxa waaye heesihisa kalama dhacaan aar abwaan jeeylaani ii geeya
Xidiguhu fanaaniin way dhaafeen, waa boqortooyo Qaran dhani Ku indha kuusho.
wlhi kooxdii hargaysa ugu shidnayd Bay ahaayeen laab dilaac wuu ku ciyaaraya waa finish dhocilo iyo kurey rif rif leh buu kuso aruuriyey
Hibo Dahir kkkkkkk. Ciil u dilaaaaaaaaaaaaaaaaac
muwaadin sidaa u ilaasho dalkaaga waajib ayaad gudatay
warso-spt1 maxay thy ciilka ihaayo xidigaha geska markii la arko Dad wawayn baa lafilanjirey hada koxaha kale ma ka shidan shit qashin iyo waxaan lagaranayn baa lagu so aruuriya filimkaana wuu dhamaana wax yar baan idin qabtay
hibo dahir xagaad haysatay waxa kaa hadlinayaa waa mabruuqnimo iyo nolol quudhiwaa xaasidnimadiinana way ku sii naaxaanuun noolaada xidigaha geeska ee qaranka jamhuuriyada somaliland
Allah unaxariisto Asmo Saban
yurub geenyo markasta oo xiddigaha geesku bandhig sameeyaanba bil dhan bay shuban u jiiftaa cusbital banaadir
Hhhh hhhhhh istaqfuralh
Abwaan jaylaani abwaan jira jir oo joog abwaan asma saban fanaanad yar oo cod man hore usoco
Inkastoo barbaarta kala baxdo gayaankada, inkasto bu'daada iyo aragaagu bilan yahay, inkastoo u baaqdo barta uu joogo jeceshahay, qof boqorka (Allah) ku qorin nolol kuma bahowdaan
Asma zapan waan kugu hayzta codkaga Qurux dada iztelkaga waad ideqday
asma saban fananad yar ba uso baxday xidigaha 👏👏👏👏👏👏
cabdi hani iyo oday lama hayeee
asma saban gabadh ciyar dagan cod macan style qurxon ba leh weyi hore u soco
hayaaaaaaaaaaaaaay waaa erayadi jinaali uuf bisadi yurub
canb
uulo
Asma saban
Qof yar oo aan ka daalin inaan dhagaysto heesaheeda
Allaha u raxmado hada ayay gariyotay dardaaran
Dadka sooradin doona kadib tacsida markad kalabesan haka ilawina ducada sababtoo ah xooga danbi ah ayaad u kordhisay marka u ducee wa I taaso alle ka dhaafo danbigaad u kordhisay😢
Ax ax ax mursal suu qadro uso kiciyay yaka helay lamaane ku dayasho mudan❤❤❤💋👑👑
Maantapa ka tag wuxu isku dabo nabo wasakhu
mcha allh qrxsn nice sawd
Allah u naxaristo
0:03 sowta inantii sagal hadalkii ka boobtay kkk asma saban nolow woof
Woow waan ku heystaaba eesh calaa ruuxaan qaadirku kuu qorin nolol kuma bahowdaan
Xidigaha geeska sland are very talented my Allah bless them
waxaan sugnaaba waa tartan iyo ciyaar adag oo dhex marta labada hablood ee da,da yar eee hadda ku soo biiray xidigaa geeska
inantan iyo Ugbaad aragsan
waxay wadaagaan
1: da,da yar
2" quruxda
3:codka halaasigaa
waxay ku kala duwan yiiin
1: daganaanta
2: qaab masrixiyadeedka
3: qaab ciyaareedka
waaar tiyaaar tarkii hargaysa deg deg haloo furo walee fankii lay sugu soo noqoye
waa ciyaar aad u xiiso badan labadan hobol ee yar yar waxaan u rajaynayaa inaanay xifaaaltan dumareed isu qaadin
Waaw qruxlay asma cod macan laga raysay qashinkii hore
Aflagaadada Ha la joojiyo Reer somalilandow, reer SOMALIA idinkuna sidoo kale.
erayo macaan ugu imo abwaan jeylaani
war hadaa tol tihin tan yare ugbaad lagu sheegayo meesha ka fadhiisya waxban ka daawan kari wayneee balada bood boodka badan uf ciilka iga haya wlh sida umada may u ciyaarto maxay isla walaaqaysaaa
qaaali dumar wlhi WAD iga qoslisay hhhhhhhhhhh Anba ka dawaan la ahah heesta
ämlina Moha wala maray ban filayaa dabiib bay u baahan tay hahah wa la is ruxaa unbay maqashay
qaali dumar qadaad wayntaa niikisee inaga illaali dheh dhaqnkooda kkkk
Fowsi Cumar haaa aadiyo aaad
qaaali dumar Aar yarkow inanta no daa ananka sidaa ku jecel ee. kkkkkkkkkk
190 ayaa imika daawanaysa waad salaaman tihiin
Asma saban
Axyaa sawdkaga macaan
Keeep going♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
abwaanku waa runtii last minute ayaad bari kala tegaysaan qofba qof baa u qoran inaguse ma ogin
heestan waa hees aan inaba caadi ehen aniga aadbay idaregalisay mirahesa laxakeda eraydeda musigadeda iyo sida ay inaanta uga luqeneso aadban uga helay
a new star is born
i love this song 🎵 talking to me 😢😢
A star is born-- welldone Asma Saban.
Abwaan jeylani halkan Ka salamaya salan sare waxad ba moodaa inuu aniga hadalayo
Yurub buuro mid reebtay baa soo baxday hhhh
Reer hargeisa qurux bdna
Woooooooow ka bax
mnsh all wad nuraysa wll
adiga zxpo bayrloof
Eeash calaa hees dhe asma saban raxmaanku ha dhawro
Woooooow kuwiii nimcaaan iyo yurub waala reeestay wlhy
guul iyo gobanimo koxda isku filan baad tihiin cid idin bahan moyee cidna uma bahatan
ha socoto hawushu Viva Asma saban
Asma yar 100% fanaanad dhamays tiran.....
Asma saban Best singer in this year Listening More than 100 time
like
Asma saban labsalax jaylaani miyirka xaaji dhmn salan gobeed kixda xidigaha wanu idinku faana waxad tihiin hanti qaranka slnd leyay
abooo aboooo hashan waa shidantahay lkn muqdishan ku gaadaa noh
Kahin Ibrahim habaar waa dabada. haw sahadin balaayo xidigahayaga
hoyada xamartedi was orda de heeso samysta bakhtiyahow uray dayax no hees ku dhaha😬😬😬
Pretty Laki maxa igu caysay abayo. ma dawkhday
aLa aLaH waYnkaH DeH waNu GdHynaY paRtaYnu RapNaY xiDgaHa Geezka oo ziRaDaN waN zuGaYeH aLa aLaH NimcaN aND YuRup ka mazeeRa DeH inapTi
zacad abdalla alla ilhow cudaadad idin ku jirta idinka saar fananin un baad sas uga dhax shaqaynayseen waxnba la yabanahy waxay idin siyeen uu aad ugu hadlaysaan fananinta ta kale wax looga hinaaso yaba iska yar ee bal raadsada shaqo aad ka hadadhaan oo aann ka ahayn faaninta
Naciiima Abdi xaasidnimaa kaa soo uraysa kuwan dadkii lahaabaa ku faanayee adigu shaqo tag oo meel aan lagaaga baahnayn ha soo dalaq odhan.
18/1/2021 yaa daawanaYey
Alle haunaxariisto
Waxaa saa heesa man sallaha asma saban
axla hez zhidan😍😍😍😍😂
alle hadin dayo xidagah geska idn jecliya
mnsha ALLLAH ASMA SABAN HEES SHIDAN
Masha allah afkaga cano lagu qaby nice voice
waaaaa waxa saa coda laidhada
hhhh saban sidad baadhiyada calamadaha u iman jirtay baad fananad noqotay hhh
woow luv u asma saban
quruxley 💟💟💟
masha allah asma saban fananda can ah