UGBAAD ARAGSAN 2018 | OROD DUNIDA SOO ARAG | HAPPY NEW YEAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.7K

  • @abdirhmaanabdilaahi1451
    @abdirhmaanabdilaahi1451 ปีที่แล้ว +234

    Yaa daawanaya 2023 dunida soo Arag

  • @aqoonbadan3931
    @aqoonbadan3931 2 ปีที่แล้ว +19

    Legend ✊✊Ugbaad argasan horta Fananad Sidaad u Cood macan oo kula simaan maa jirin Ubaxa fanka ugbad hor u mar wacan 🥰❤️💙

  • @umufawaaz5118
    @umufawaaz5118 11 หลายเดือนก่อน +7

    Qufa oghy wan kusugayaa dunida so Arag wajiga igu solabanlahed Anrbaaa jawabtada wad iga hele malinka dhawa dhera🙏🤲

    • @MaryanYahye-bm2zb
      @MaryanYahye-bm2zb 9 หลายเดือนก่อน

      Jah xnuun waye saas hadhihin

  • @samsamcaday7ug165
    @samsamcaday7ug165 3 ปีที่แล้ว +91

    2021 wixi iga danbeya ismujiya✋

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 2 ปีที่แล้ว +2

      2022 inta daawanaysa ismuujiya 🙋😔☝😂

    • @FaatimaMohamett-c5o
      @FaatimaMohamett-c5o 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@sakariyeabdi9046 2024 kwrn hee😂

    • @OwposKoranto
      @OwposKoranto 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@FaatimaMohamett-c5o duni miya hader no bilaabatay scp

  • @onkodfarayare5961
    @onkodfarayare5961 6 ปีที่แล้ว +257

    Ugbaad axsan hees
    Waa heesaheeda mida aan ugu jeclahay like iisaara inta Ila jecel heestaan

  • @khayriyamahamud563
    @khayriyamahamud563 2 หลายเดือนก่อน +10

    Allow kuunaxarizo Azma Sapan😭😭😭

  • @mrmaaftv9394
    @mrmaaftv9394 5 ปีที่แล้ว +6

    Oo yaakaloo iga ag muuqdaba kulahaa 😁😁😁😀😀😀😘😘😘😘 madasha dhan kaligaa aa kamuuqdo
    Gobaad aragsan ala maxaan afkeda jeclahay

  • @hibo9023
    @hibo9023 ปีที่แล้ว +20

    Yaa dwanaya marku dhintay Ugbaad aragsan baa tidhi gudomiye ku xigeenka mustafe salebaan geeridu haku ilowdo kumaan ilaawine ax wlhi qofna wakhtigiisa inyar kama danbaynayo alle how naxariiso muuqaal dubayashii waqan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺

    • @dacarmaxamad2800
      @dacarmaxamad2800 ปีที่แล้ว +1

      Ilhey ha u naxaristo😢

    • @ceeblacali8850
      @ceeblacali8850 5 หลายเดือนก่อน

      Alle haw naxariisto mustafe iyo liibaan😢🤲🤲

  • @faraxaxmed9015
    @faraxaxmed9015 6 ปีที่แล้ว +41

    macha Allah ugbaad argzan quruxi kugu dhan
    intii ugbaad tageerzan farta taaagah👆👆👆👆👆👆👆

  • @saadaqcadeh6486
    @saadaqcadeh6486 6 ปีที่แล้ว +88

    Iney qurux ley thy hadaad ku raac san thy like 👍👍 saar ha ka baqiilin qurux leydan

  • @sumayosiidcali2866
    @sumayosiidcali2866 ปีที่แล้ว +66

    Kol hadaad amaantiyo jacaylkaygii eektow thy ruux abaal daran orad dunida soo arak....🥺💔😫. 7\2\2023 hadaad iga danbyzo like....✅

  • @abdirahmanabdillahi2540
    @abdirahmanabdillahi2540 6 ปีที่แล้ว +20

    Waalid Caasi Weeyih Kuwani. Abwaan Laabzaalax Markuu Koox Zamayzto AyeY ba'een

  • @mdeeq5302
    @mdeeq5302 3 ปีที่แล้ว +38

    Ugbaad aragsaan
    Nice Voice 🔥🔥
    29/08/2021
    Remember 🥰

    • @mohamedadde3142
      @mohamedadde3142 2 ปีที่แล้ว

      31/08/2022 ban daawan sanad gow ah ka dib

    • @Shaaca
      @Shaaca 18 วันที่ผ่านมา

      ​@@mohamedadde3142 dawanaya 29/09/2024

  • @queenraaida6953
    @queenraaida6953 ปีที่แล้ว +11

    2023 ban dwanaya qamar oo dunidi so arkay isago la taagyna so noqday oo ugbaad kaso ag muuqday😂😂😊

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 5 ปีที่แล้ว +209

    Heestan iminkay Ugbaad haysaa 😂 yaa iga danbeeya 2019 oo gabagabo ah

    • @pharthuzdiamond8870
      @pharthuzdiamond8870 5 ปีที่แล้ว +3

      @Ken Gahayr hhhhhhh wlhi wa faal caadiya soma aragtid
      Jcylka lasheegaa inaysan waxba ka jirin bay cadayn u tahay wllo

    • @pharthuzdiamond8870
      @pharthuzdiamond8870 5 ปีที่แล้ว +1

      @Ken Gahayr 😂😂😂😂😂😂😂

    • @hodaneyally7566
      @hodaneyally7566 4 ปีที่แล้ว +2

      weyba sii saadsatay hadey wlh qamarow orod dunida so arag

    • @pharthuzdiamond8870
      @pharthuzdiamond8870 4 ปีที่แล้ว

      @@hodaneyally7566 😆😆😆😆 ha wlhi

    • @amaalabdi4175
      @amaalabdi4175 7 หลายเดือนก่อน +1

      Wll ma noshahy 😂 2024

  • @deeqaahmed7206
    @deeqaahmed7206 4 ปีที่แล้ว +2

    Walle bbenteed maaha isharadeedaayee ugaas uga dhigtay qamar balse wuufahmi wayay queen ugbaad nolosha Kuma xumeeyso

  • @carafadmaxamud8106
    @carafadmaxamud8106 8 หลายเดือนก่อน +41

    Who’s listening in 2024😢

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 2 หลายเดือนก่อน +3

    Qof aan ogahay bay heestani ku socotaa.
    Kol hadaad amaantiyo
    Jacaylkaygii eedo
    Tahay ruux abaal daran
    Orod dunida Soo Arag ❤️‍🩹

  • @mohaqadar1321
    @mohaqadar1321 6 ปีที่แล้ว +30

    Muzic uhayaa
    100%%
    Furinle
    The best music

  • @ahmedadowadam3288
    @ahmedadowadam3288 6 ปีที่แล้ว +41

    Wacat ale labsaalax o markuu jiifa xitaaa alofaayo ereyada iska da asago so jede haday isku taaabten mesheey gali lahayeb ba larabaa viva laabsaalax 4 ever inta igu raacsan liketa

  • @queenintheclash7690
    @queenintheclash7690 6 ปีที่แล้ว +26

    OMG heesta iigu qoslka badnayd barnaamijkan New year ka walhi kal & laab ayaa u qoslay viva xidigaha geeska 😂😂❤️😂😂😂

    • @mustafe983
      @mustafe983 ปีที่แล้ว +1

      tolow xilli maa arki doonta replydan iyana haka qoslise ❤😂😂

  • @Khaliifg
    @Khaliifg 3 หลายเดือนก่อน +5

    Markay usku noqdeen inta dhegaysanysa waa salamaya🎉

  • @bashkacadde3805
    @bashkacadde3805 6 ปีที่แล้ว +45

    Heestan Xasan Dhuxul Laabsalaax ba dhulka lala galay qofki wx ila fahmay like ha ila dhafim

  • @asmasicid740
    @asmasicid740 3 ปีที่แล้ว +26

    Cawa heestan waxan u dhagaysanay bahal xuno agagasa oo gaaajonayey on wax walba u huray kadibna igu kibray oo filanayey inan kadaba ooyo oo alle iga maydhay jacaylkiisi urayey alxamdulilaaah ayan leeeyhy ilaaaahayba ii hiiliyey wa waqti dumarku xaaald adag ku jiran support rasmi rays iyo safiya tusmo

    • @saxarla7207
      @saxarla7207 3 ปีที่แล้ว +1

      Asma sicid maanta ilaa xalay malaha 30 jeer waan dhageestay xaaladaan camala ayaan kujiraa

    • @asmasicid740
      @asmasicid740 3 ปีที่แล้ว +1

      @@saxarla7207 wa laga baxaya qali waxa laga yaaaba inanu khayr ino lahayn

    • @saynabcabdi1090
      @saynabcabdi1090 ปีที่แล้ว

      Xasha gaabr nool ba tahay walshaha sas laga raba

  • @samaale7381
    @samaale7381 6 ปีที่แล้ว +87

    Waxa aan aad ugu faraxsanahay in walidkeed inantan magac soomaali u bixiyeen xilli magacyadii soomaaliyeed la dabar-gooyay oo magacyada Carabiga laga doorbiday. Ugbaad waa magac wanaagsan.

    • @kandarabi927
      @kandarabi927 6 ปีที่แล้ว +5

      Pure Somali your name says it all. Come give me a hug. No homo.

    • @samaale7381
      @samaale7381 6 ปีที่แล้ว +2

      Kanda Rabi No problem bro. Here comes one big hug;-).

    • @khadar1026
      @khadar1026 4 ปีที่แล้ว +3

      Thanks bro adi laguma gumaysan

    • @SulekhaAxmed-n4w
      @SulekhaAxmed-n4w 4 หลายเดือนก่อน

      Rod dunida soo arag😢😢

  • @farxiyocagey4050
    @farxiyocagey4050 3 ปีที่แล้ว +8

    Kol haddad amntiyo jclkeygi edo thy ruux abaal daraan orod dunida so araag 😭😭😭😭🙏

  • @garaad9396
    @garaad9396 2 ปีที่แล้ว +187

    2022 orod Dunida soo arag yaa ila dawanayo🤪❤🔊

  • @moguehabdifarah1452
    @moguehabdifarah1452 2 ปีที่แล้ว +11

    The best voice of all the time ugbaad aragsan💓💓💓

  • @MariamKhalif
    @MariamKhalif ปีที่แล้ว +3

    Qamaro dunidi soo arkay kadib yaadawanaya

  • @crisaaqmaxamuudaadan3265
    @crisaaqmaxamuudaadan3265 6 ปีที่แล้ว +1

    Axsan cod jano Walee waa hees MCN oo bulshada samen kuleh tnx inbdn

  • @xamsecannelpro8513
    @xamsecannelpro8513 6 ปีที่แล้ว +122

    Boqorada codka xidigaha geeska
    Yaa diidan cidii yeeshay like share
    Hal dhaafin

  • @ahmednuur2994
    @ahmednuur2994 ปีที่แล้ว +5

    13:01:2023😢 malin jacayl Aan soo xasuustay qof aad ijeclayd lkn aan garanwaayey hada waa marwo alle ha kusooyo caruur iyo ubad baariyiina
    Waligay qof kula Mida dib u arkimaayo waxad ahayd wanagii dadnimadii iyo sharaftii oo qofa waxan baaqi ku ahaan doontaa qalbigayga 😢

    • @hoodoxasan3277
      @hoodoxasan3277 ปีที่แล้ว

      Rag iyo dumar ba inta la jecel yahay ma dareemaan maalinka banaanka laga maro bay miyir sadaan waa sheekada aan jawaabta u waayey

  • @ayanhussein4279
    @ayanhussein4279 6 ปีที่แล้ว +25

    Xabadan suuraheedaan ka helayba 😍 wax nool

    • @CumarRaapi
      @CumarRaapi ปีที่แล้ว

      Adna aniga kahilay😂

  • @emna_twyla3563
    @emna_twyla3563 5 ปีที่แล้ว +515

    Xppt ugbaaad haday heesatani ku anfacayza e yaaa igu raaacsan tlw😂😂

    • @haweeyahonesty2727
      @haweeyahonesty2727 5 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhhh wa runtaa

    • @khadirahassan6262
      @khadirahassan6262 5 ปีที่แล้ว +8

      Wlhi isku niyadban nahey hadaan islahaa comment ku qor waaba iga hor qorty zhp😂😂😂kugu raacsnhy

    • @emna_twyla3563
      @emna_twyla3563 5 ปีที่แล้ว +3

      @@khadirahassan6262
      Quruhdydi sw maha
      Ilahay Hku xafido shrfey❤❤

    • @munaaxmed7653
      @munaaxmed7653 5 ปีที่แล้ว +4

      Hhhhh wllhi niyadayda kala soo baxday😂😂😂 kawrn orog dunida soo arag qamaroow lee iga dheh hada taganthy

    • @emna_twyla3563
      @emna_twyla3563 5 ปีที่แล้ว +1

      @@munaaxmed7653 isku qalpi nahay e😂

  • @hassanceydiid2744
    @hassanceydiid2744 6 ปีที่แล้ว +515

    Qofkii koowaad ha igala bakhaylin ❤❤❤❤❤❤❤

  • @alcazal441
    @alcazal441 6 ปีที่แล้ว +427

    WaaR GabadhaN Inee BooS MuhiiM Ah Ka TaagaNthy Xidigaha Geska Intii Ila Aragta Like 👍👍Isku MuuJiYa Ilma AdeeraYaaL 🙏🙏 Ugbaad KeeP Going Wllo 👏👏👏

    • @cawojamal9367
      @cawojamal9367 6 ปีที่แล้ว

      Abdirizak Al Cazal hh

    • @hindaibraahin4380
      @hindaibraahin4380 6 ปีที่แล้ว

      Abdirizak Al Cazal öö

    • @umukaafi469
      @umukaafi469 6 ปีที่แล้ว

      Abdirizak Al Cazal

    • @gawsawaxarhaad5092
      @gawsawaxarhaad5092 6 ปีที่แล้ว +3

      Meeshu maa dhakhtarka dadka fiyoobaa like igu xushmee

    • @cawonuura8376
      @cawonuura8376 6 ปีที่แล้ว

      Anigaaku raba
      ugbaab hadaan laqabin waa wax laguur sado

  • @malyunmuhudiin828
    @malyunmuhudiin828 6 ปีที่แล้ว +9

    Wow ila heestan mxey macdhy huuno. I like at

  • @malikbuntu5177
    @malikbuntu5177 3 ปีที่แล้ว +3

    Nimanka somalida axdi ma yaqanann wlhi blhi thi ninkeyga aniga balan iga qaaday inusan naagdanbo fiirineen hadasa wuxuba iikeenay waxa raba sameynaa dumarka somaliyed wa dhiban yihiin wlhi 😭😭😭😭😭

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 3 ปีที่แล้ว +2

    maasha allah codkii halaasiga ahaa ee ugbaad arag san erayadii cabdirahman abees musikii furinle laxankii miyir xaaji orod dunida soo arag

  • @mustafecoddeyproduction891
    @mustafecoddeyproduction891 6 ปีที่แล้ว

    Soomaaliduu waa abaal laawayaal
    Bal abwaankii soo saaray
    Bey saa ucaayayaan eeg
    Isku xishooda waakii iddin soo saaree

  • @adzjamal2267
    @adzjamal2267 6 ปีที่แล้ว +5

    Wallahi I love her in garinjitay love from uk orad oo dunida soo arag ugbad inshallah one day in hargaysa we lit💪🏽💃💃

    • @adzjamal2267
      @adzjamal2267 6 ปีที่แล้ว

      Hargaysa back soon 👌🏾 summer 2018

  • @yurubyuusuf9042
    @yurubyuusuf9042 3 ปีที่แล้ว +1

    walhi ugbaad araagsan wan ku wataa anigu sax iyo qaalad baa waxan ku leeyhay hooro u sooco wll mcn

  • @Ateye07
    @Ateye07 4 ปีที่แล้ว +92

    2sano ka dib baan ogaadey iney heestani qamar suugaani ku socoto.. hadaad sideyda tahay like_ta dhac ku siih☺ #2020

    • @ibraahimsuuleyibraahi618
      @ibraahimsuuleyibraahi618 2 ปีที่แล้ว +1

      2022 baan fahamay

    • @ayala1627
      @ayala1627 2 ปีที่แล้ว +1

      Awoowe waad ludsan tahay e, waagaas Qamar maba qabin naagtan e; heestan iyo ta uu isla habeenkaa Maxamed Bakaal Cirro qaaday ba, waxa loo qaaday Xassan Dhuxul Laabsaalax oo ay wakhtigaas isku dhacsanaayeen dhammaan Kooxda.

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 ปีที่แล้ว +1

    Hargeisa wa mucjiso murti karbashay ooda ku roogayan heesa iyo gabay ba diirka la iskaga siiba ma fahmi karan somalidu konfurtu hargeisa heesa la isu karbasha i love my city orod duuna so arag sax

  • @XanaanXurmo
    @XanaanXurmo ปีที่แล้ว +5

    Maanta Mustafe uu inaga hooseeya Alle ha ku naxariisto Mustafe saleebaaN 😢😭🤲

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 หลายเดือนก่อน

      Asma saban xata ilahow unaxariso 😢

  • @medhabib3410
    @medhabib3410 ปีที่แล้ว +1

    Qamaar Dunidi u so arkey wa ku yimid Ugbaadey Axdi wa Ruumobey ❤

  • @mustafeafalaay3645
    @mustafeafalaay3645 6 ปีที่แล้ว +27

    Qoftan yaree ugbaad Shaxshaxlay weeyi

  • @mo.ziyaad6216
    @mo.ziyaad6216 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhh cabdihaniba iga qosliyy wlhi orod dunida so arag qof lagu yidhi anigu wx u hadhay garanba maaayo

  • @nuurahmed1760
    @nuurahmed1760 6 ปีที่แล้ว +2

    Malaha 10 jeer manta heestan wan dhageystay .inaba caadi maaha. aad bay oo shidan tahay .song of the year .

  • @saitawil7528
    @saitawil7528 6 ปีที่แล้ว +1

    War niyoow inantan jiniyadaheeda ayaan ka helay walahay laakiin markeey tidhi xaajigeyga ayaan salaamayaa ayaan ka xadhooday

  • @umuehaabofficial9704
    @umuehaabofficial9704 ปีที่แล้ว +16

    Ya Ila dhageysanayo qamar marki dhahay wa ley taagay 😢orad dunida so Arag so xasuustay Wu so arkay wuuna so helay natijadi raga marba shalmad ka daba orda Dhib ba heysta kuma faraxsani waxa ku dhacay lkn gabar in la qalbi jabiyo ma jecli

    • @hoodo6989
      @hoodo6989 ปีที่แล้ว +1

      Aniga nabsigu wa shay jira qofki qof niyada jabiyana malin un wu kaso baxaa orod dunida so arag🥺walay tagay Ka danbesay🙈

    • @MaryanYahye-bm2zb
      @MaryanYahye-bm2zb 9 หลายเดือนก่อน

      Jeceylka calaf ayaa ka weyn soo

    • @MaryanYahye-bm2zb
      @MaryanYahye-bm2zb 9 หลายเดือนก่อน

      Jeceylka calafka ayaa ka weyn sikastoo lisku jecelyahay Mar haduu waqtiga dhamaado hadii lakala tago qiyaano miyaaa wll

    • @MaryanYahye-bm2zb
      @MaryanYahye-bm2zb 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@hoodo6989 waaleey taaagay leeytaagay kkk

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 6 ปีที่แล้ว +11

    She's little cutie and talented. Mash Allah

  • @qimiabdulle1186
    @qimiabdulle1186 5 ปีที่แล้ว +3

    Aad & aad ugbaad aragrsan halkedi ayad dhigtey kama xiiso

  • @xasancabdilahi2049
    @xasancabdilahi2049 4 ปีที่แล้ว +9

    Ugbaad aragsan waan jecelahay 😍😍😍😍😍😍😍

  • @barkhatismail5099
    @barkhatismail5099 4 ปีที่แล้ว +7

    Imika ayay heestani dhab noqotay waa naag adag inantani❤️❤️

  • @sundusmaxamed2247
    @sundusmaxamed2247 3 หลายเดือนก่อน +3

    Inta daawanaysa showgii nayroobi kadib 😂😂😂

  • @ilovetheboss8987
    @ilovetheboss8987 6 ปีที่แล้ว +178

    Dadkayga labis iyo ztyl Laguma gaadho wixii somalilanders ah Like saara

  • @qadariyaqadan3364
    @qadariyaqadan3364 ปีที่แล้ว +32

    yaa ila dhagaysanaya 2023 😁😍

  • @midabwacan5520
    @midabwacan5520 6 ปีที่แล้ว +4

    HABAR YOONIS FANAANADA U SOO BAXDAY MASHA ALLAH UGBAAD QURUX UMAAAAAAC

    • @ahahahkkk88
      @ahahahkkk88 6 ปีที่แล้ว

      Maad iska odhanaysaa habar yoonis

    • @suppermoha28
      @suppermoha28 ปีที่แล้ว

      Yey Tahay marka Hadeysan Reer Yoonis aheyn

    • @AthikaAbdi
      @AthikaAbdi 14 วันที่ผ่านมา +1

      Yusra harti😂

  • @abdifataahcade6793
    @abdifataahcade6793 4 ปีที่แล้ว +1

    Xamdi quen mesha iigamuqata wayihii fankeda ugu dambeyay

  • @dantiigaradabdiaziz6199
    @dantiigaradabdiaziz6199 6 ปีที่แล้ว +3

    War hadad dadkagii tihiin ugbaad wn jclhy💕💕💕❤❤😭😭😭

  • @zamirbadanmaaida6225
    @zamirbadanmaaida6225 5 ปีที่แล้ว

    horaa Looyidhi xiirtaada dhamaa caydaada yaqaaan viva Abwaan Laabsaalax

  • @faizamahamet4272
    @faizamahamet4272 6 ปีที่แล้ว +4

    Zxp ugbad aragsan wan ku tageera 👍🌹

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan xasuus gaar ah beey ii lehdahy 2022 inta is jecl allow isku calaf aamin

  • @drzamzamsuldandiriye2819
    @drzamzamsuldandiriye2819 4 ปีที่แล้ว +6

    ugbaad Kartiid kujeclahaay gabar noool weyee sideydoo kalee,
    Adunkaa sidaad rabtoo uu nollol miid shalay isbatteen yusaan nolashaad ciir galiin

  • @najmanuura5473
    @najmanuura5473 3 ปีที่แล้ว +41

    2021 orod dunida soo arag yaa ila daawanaya🥰

  • @abdirahimhassanmohamed3678
    @abdirahimhassanmohamed3678 3 ปีที่แล้ว +3

    niin waa izkaa ziidaz tiii kool kolizo iyo tii cadapta waxow jecel yahay tiii cadapto 💯💯💯

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 5 ปีที่แล้ว +1

    Ugbaad taageereheeda no1 ayaan ahaa intaan laguursan hada waxan uwareegay balbalaarka halkaas aan daganahay like ta iisaara inta sidaydo kale aheed

  • @aruriyowcabaas4950
    @aruriyowcabaas4950 6 ปีที่แล้ว +5

    Xidigaha geeska waxa ay ku qurax badan yihin wada jir 2019 like

  • @axsanfarxaan1272
    @axsanfarxaan1272 4 ปีที่แล้ว +25

    ugbaad wlhi dadko dhan baa kuqirayaa inaad ninka so sartey

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 6 ปีที่แล้ว +4

    Shax shaxleey Inantaan hablaha xiddigaha gaar uga taageero Ugbaad Aragsan Amaansan peace and love

  • @maankamaxamed454
    @maankamaxamed454 6 ปีที่แล้ว

    meeshan qadra salimo aya gamaqan xage gu maqantahay boqorada codka I miis u boqorada codka xidigaha ada ugu wata walshe mcn

  • @nashaadabdi8595
    @nashaadabdi8595 6 ปีที่แล้ว +5

    💯top walahi song wanku ceshcesdaa marwapa 👌

  • @naemoapdi6949
    @naemoapdi6949 6 ปีที่แล้ว +2

    Kol hadaad amaantiyo jcYl kaygi eedo tahy ruux abaal daran 🙌🙌🙌orOd Dunida so arag❤️❤️

  • @shakirjr7269
    @shakirjr7269 6 ปีที่แล้ว +116

    Ugbaadayda caashaqa halagu yaaco 👍

    • @munaapdi1911
      @munaapdi1911 5 ปีที่แล้ว

      Shaakir Qaasim waxaasi majiraan

  • @entername44
    @entername44 5 ปีที่แล้ว +8

    Taageero buuxda ayaan u ahay ugpaad maxamet cabdi marxallada heestana haday ku sugantahay

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 5 ปีที่แล้ว +18

    Dulmibaad kuqawshaye
    Hadaan dunida aadoo
    Soodalxiiso aniguba
    Ma dan baad u arag taa
    Adaa dumiyay reerkiyeee

  • @khadarhello9071
    @khadarhello9071 2 ปีที่แล้ว +2

    Ax ax hees iga dheh ugbaad aragsan farxad ku noolow ♥️💚💥💥💘

  • @fatimamxdfatimamxd1724
    @fatimamxdfatimamxd1724 2 ปีที่แล้ว +3

    Orod dunida soo arag yaa ila daawanaya 2022 ☺

  • @ifraaxadaan2956
    @ifraaxadaan2956 5 หลายเดือนก่อน +1

    2024 dawanayayah iga danbeeyah tolwo❤

  • @salamkala14
    @salamkala14 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaagu marku ka abalka dhaco heestana lo dara

  • @drsharmaarke7013
    @drsharmaarke7013 ปีที่แล้ว +1

    Ma ii jeedan reer 2023 😮

  • @samiiramohamed3634
    @samiiramohamed3634 3 ปีที่แล้ว +4

    😂 xidiguhu berigay shidnayeen weeyi😭🔥❤

  • @sakariyecumar4893
    @sakariyecumar4893 4 ปีที่แล้ว +1

    Naag nagahaa wax dheer ugbaad maxamed ugbaad aragsan gobay gob

  • @abdihassan4318
    @abdihassan4318 6 ปีที่แล้ว +15

    Absolutely brilliant brilliant women

  • @malabadanemusic2023
    @malabadanemusic2023 10 หลายเดือนก่อน

    Geeridu dadka ma ilowdo ee dadka ilaawa hada mustafe Saleebaan aduunka ma joogo allah ha u naxariisto

  • @maryanabdi579
    @maryanabdi579 4 ปีที่แล้ว +237

    Qamarow orad dunida so arag waryaa 🙄🙄😳😳😳

    • @somacapella
      @somacapella 4 ปีที่แล้ว +1

      HHH 😃😃

    • @mohamedtahir6
      @mohamedtahir6 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 4 ปีที่แล้ว +9

      Koleey dunida wo arkay laga yaba ino ku faraxsan yhy dunidaas , dhibka jiro dumarka qaar wxe moodan ine nolosha kali ayaga ku egtahy , ogaada waliged nolosha 1 qof ku xirno wax walbo dhacana nolosha we si socone wx walbana calafka ka weyn 😉🤨💔

    • @bilanjama2656
      @bilanjama2656 4 ปีที่แล้ว

      🤬🤬🧟‍♀️🐢😅🤡😤😅😻😈👰😍👰🤭💔🤢🐞🐝😍🤭🎩💎👰😹👽🙉🙊🙂🤢😷😇❣🤾‍♂️😡🧟‍♂️🤬😈😻😅😤🤡🧟‍♀️😇

    • @bilanjama2656
      @bilanjama2656 4 ปีที่แล้ว

      @@Zizouu94 🤬🍛

  • @xabiibcawil3601
    @xabiibcawil3601 ปีที่แล้ว +1

    Markii aan awoodiyo
    Itaal badan ku raacshee
    Adinkaaga galiyaad
    Waxaan ahay illowdee
    Xaqa waan ku adagee
    Ha igu amar ku taaglayn
    Kol hadaad amaantiyo
    Jacaylkaygii eedood
    Tahay ruux abaal daran
    Orod dunida soo arag. 👀
    Wal ciyaadu billaaah 😲

    • @hoodoahmed4545
      @hoodoahmed4545 ปีที่แล้ว +1

      Hehehehehe Hodhodho taas mad keentey
      Sasad block ku thy byee adeer 👋🏻👌🏻

    • @xabiibcawil3601
      @xabiibcawil3601 ปีที่แล้ว +1

      @@hoodoahmed4545 😂😂😂mss hodhodho heestaan la dhacee xaalka daji

  • @rayfarrah4130
    @rayfarrah4130 6 ปีที่แล้ว +7

    Ugbaad quruxley cod macaan iyo style. Hore mar badan ayey sameeysay. Xaga ka wad.

  • @AliMohamed-dv9vb
    @AliMohamed-dv9vb 4 ปีที่แล้ว

    Waa wwxay uyeedhatay sanad kahor

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 5 ปีที่แล้ว +8

    2019 ayn DHaGyzanayaH

  • @cabdixaafidcalinuur1526
    @cabdixaafidcalinuur1526 ปีที่แล้ว

    sow ishaaradeydiii
    Ugaas kaga man dhigin❤.

  • @iqraaadam235
    @iqraaadam235 6 ปีที่แล้ว +5

    Msha Allah kuuseydii ocatowday viva xidigaha 💝

  • @fiicanofficial2889
    @fiicanofficial2889 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi ugbad waxey sadalsata ku dhacay

  • @farhiaabdirahman3330
    @farhiaabdirahman3330 4 ปีที่แล้ว +4

    Tar sheegada adbay uxuntahay wanaagaga hore laguma faano ama laguma awood sheegto si ad ugu dhigtid nafda wax fiican waayo wax lashegay qiimo maleh lakin inta danba erayada ad ufiican xaqa wan ku adage orod dunida soo arag.

    • @hibodahir7161
      @hibodahir7161 3 ปีที่แล้ว

      Hada na aha xitaa matkaan ismay aqoon

  • @maxamuudmaxamed2101
    @maxamuudmaxamed2101 6 ปีที่แล้ว +1

    Ogbaad wale waa fananad dhinac waliba kadhisan waxana u ahay tagero wayn wayo wa qof god mcan stylish hadna heseheda makala dhacan guul ogbaad aragsan

  • @mediaonelive6702
    @mediaonelive6702 6 ปีที่แล้ว +5

    Ugbaad yeysidan u xasuqaysaa waba yaab ee labsalax miyaa mise Qof kale

  • @mohamedabdulahiwaylac9196
    @mohamedabdulahiwaylac9196 6 ปีที่แล้ว +1

    Habeen ayaan xaafada ka soo daahay xaaski ayaa. Isoo dirtay fariin ay ku qorantahay (orad dunida so arag).

  • @Idileey9
    @Idileey9 6 ปีที่แล้ว +8

    Waleee waa hees iyo badh💖💋

  • @sacdiyomuse3774
    @sacdiyomuse3774 3 ปีที่แล้ว

    1/6/2021 xasus Heesaha e qaado midan Ayan ugu jeclhy orad dunida so arag nin walbo lo fiicnaa o is xayeeysiiyay o nag kale ka dortay jacelkisa ama xaskiisa