Muxuu Uga Oohiyay Baadarigaan Caanka ah Ee islaamay ? | Hilarion Heagy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 473

  • @ozgetorer6062
    @ozgetorer6062 ปีที่แล้ว +132

    Mardhawna wxn rajeynayaa inuu so islamo CR7 jidkeeda ayuu hayaa Allaha Ufududeeyo Asna🤲🏾

  • @abdull_haji77
    @abdull_haji77 ปีที่แล้ว +45

    Diintan Allah Aya balan qaday inay ahaan doonto mida kaliya ee Jiri donta . Mahad dhan Allah ayey usugnatay islamnimo nagu uumey

  • @maryambakar151
    @maryambakar151 ปีที่แล้ว +59

    I love all Muslim people in the world 🌎 ❤️ 💗

    • @Abdiraza
      @Abdiraza 3 หลายเดือนก่อน

    • @Abdiraza
      @Abdiraza 3 หลายเดือนก่อน

      My to❤

  • @aryandiaz1
    @aryandiaz1 ปีที่แล้ว +294

    I love all muslim people in the world💯🥰

  • @tajkaofficial813
    @tajkaofficial813 ปีที่แล้ว +85

    الحمد الله على نعمة الإسلام ❤

  • @realog2022
    @realog2022 ปีที่แล้ว +25

    Ustaad cumar 😘 wlhhi dad adı camal aduunka woo Ku yarahay 🥺🤗
    İlaahay haku xafido
    İlaahay dartii aan kuu jeclahay
    İlaahay qabyaalada hanaga tirtiro 🥺🤗

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 ปีที่แล้ว +36

    الحمد لله على نعمة الإسلام ونسأله أن يثبتا الى يوم مماتنا ⁦(●♡∀♡)⁩

  • @AliMohamed-wx9zy
    @AliMohamed-wx9zy ปีที่แล้ว +9

    Walaal isbuuciiba 1 maalin maa noo sameesit barnaamijyada dadka soo islaamay si aan wax badan u ogaan adoo raali ah adna wexey kaaga qeeb qaadaneysaa oo Alle kaa siin ajir kuwa tiktok ku mashquulsan ugu yaraan si ay ugu cibro qaataan Alle ayaa cod fasiix ah kusiiyay arinkaa ila qaad please 🙏

  • @nam12865
    @nam12865 ปีที่แล้ว +24

    Runtii markaad qisada dadka Islaamka soo galay dhagaysato waxaad dareemsaysa mucjizada Allah😭 iyo nimcada kusiiyey ......(Towards eternity).kanaalkaa ..keliya hal qiso markaad ka dhegaysto inaad aragto nimcada Allah sida fudud inoo siiyey
    Alxamdulillaah❤️

    • @azma4456
      @azma4456 ปีที่แล้ว +1

      Alhamdulilaah alhamdulilaah ❤

    • @eng.husseinahmed
      @eng.husseinahmed ปีที่แล้ว +2

      Mashallh allha wll
      Chanelkaas wax badan waan dhageeystay every week waxeey soo deeyaan quf cusub
      Gaar ahaan waxaan aad u xasuustaa
      Nin ant Islamic Netherlands ahaa
      Mar uu ka hadlaaayey inuu noloshiisa, shaqadiisii ,gurigiisii, asxaabtiisa iyo familkiisa inuu islamay darted ku waayey hadane dhahaayo aad ayan ugu faraxsanhy wllhi cajiib waayo
      الذين ءامنوا وتطمن قلوبهم بذكر الله إلا بذكر الله تطمئن القلوب.

  • @zakariyaaabdiahmedbzb7592
    @zakariyaaabdiahmedbzb7592 ปีที่แล้ว +22

    من يهدي الله فهو المهتد ومن يضلل فلا هادي له
    يقول تعالى : من هداه الله فإنه لا مضل له ، ومن أضله فقد خاب وخسر وضل لا محالة ، فإنه تعالى ما شاء كان ، وما لم يشأ لم يكن ; ولهذا جاء في حديث ابن مسعود : " إن الحمد لله ، نحمده ونستعينه ونستهديه ونستغفره ، ونعوذ بالله من شرور أنفسنا ومن سيئات أعمالنا ، من يهده الله فلا مضل له ، ومن يضلل الله فلا هادي له ، وأشهد أن لا إله إلا الله وحده لا شريك له ، وأشهد أن محمدا عبده ورسوله " .
    الحديث بتمامه رواه الإمام أحمد ، وأهل السنن ، وغيرهم

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 ปีที่แล้ว +4

    Anaga hada nirobi jogaa xafad aan islii eheen aan daganhy alx malin kasto dadba kenyati aaa so islamo dinta barnaa dhalinyaro 3 ah ayaan nahay alx alx marka slaada barno waxaan dareemnaaa farxad wlhi
    Mid so islamay aan diin barnay ayaan waxan ku dhahday farqiga u dhaxeeyo ino sheeg wuxu dhahyay islamka marka so galay oo salad bilaabay farxad ayaaan dareemay iyo confortble yacni raaxo wlhi ben shegimaayo
    Hada shaqo xitaa wu helay gaari ayu ka xeyaaa

    • @abdulrazaq2302
      @abdulrazaq2302 ปีที่แล้ว

      mashallah , dad nasiib leh baa tihiin anigu waxaan jeclaan lahaa sidiina oo kale inaan diinta faafiyo

  • @hamlaa_ali3133
    @hamlaa_ali3133 ปีที่แล้ว +33

    M.a alle ha soo hanuuniyo inta aan Muslim eheen🤲😭ameen

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 ปีที่แล้ว +26

    اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة يا رب العالمين

  • @aliaxmed2275
    @aliaxmed2275 ปีที่แล้ว +5

    Laailaha ilalaahu Muhammed rasuululaahi salalaahu caleyhi wasalim🥰🥰

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 ปีที่แล้ว +12

    M.allh waa arin lagu farxo illahey qofko doono hanuuniya illaheyow jidka tosan hanagu hanoniyo dhamanten gaar ahaan umada musliminta 😢 ☝ 🤲 🤩

  • @hashimosman3079
    @hashimosman3079 ปีที่แล้ว +16

    Asc wllky Cumar Jazaka Allah Aad aayn kugu mahad celinayaa wlle ogoow barnamijyadaa in ee wax badan ka badashy hab fikirkeega iyo sara u qaadida Mustaqbalkeega wllky hakadaali hoosha aad umadda u heso

  • @anascraxmaan6548
    @anascraxmaan6548 ปีที่แล้ว +36

    Sida Aan usugaye Xogta kusaabsan Baadarigaan islaamay waxaad Moodaa inaad i'ogeed !
    Mahadsanid Ustaad Cumar 💯

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 ปีที่แล้ว +19

    Masha Allaah walaal Allaha ku barakeyo
    Waqtigaga, aqligaga,aqoontada iyo dad
    nimadada dheeradka ee Alle ku siiyey
    Fakarkga oo kale kuwo leh Solmali Allaha noo badiyo. Aamiin Amiin

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 ปีที่แล้ว +31

    أللهم ثبته وثبتنا على الإسلام يارب العالمين 🤲

  • @ALMUFTI8
    @ALMUFTI8 ปีที่แล้ว +12

    {ربنا لا تزغ قلوبنا بعد اذ هد يتنا}

  • @idrisfarax6258
    @idrisfarax6258 ปีที่แล้ว +11

    الحمد لله الذي جعلنا من المسلمين الحمد لله على السلامة والعافية والعمر المديد.
    اللهم ثبتنا على القول الثابت في الحياة الدنيا والآخرة يارب العالمين،
    وجزاك الله خير الجزاء أخونا: عمر أشار.
    مثلك اولي ان يقتدي، هلا اتبع طريقك كل من يستخدم الوسائل الاجتماعي.

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 ปีที่แล้ว +7

    Maashallaah walal cumar wariye buuxa thanks oo xaqiiiqda keena 800k garsiiya walalka please

  • @mogadisho24tv50
    @mogadisho24tv50 ปีที่แล้ว +10

    🫠🫠M.a.Hambalyo waan ku faraxsanahay kusoo biirida diinta islaamka Allaha kadhigo kii hanuunkiisa laga aqbalo Allaha kadhigo ilaahey mafidneeyo walalaakeena Cusub

  • @naciimanuurcabdi8152
    @naciimanuurcabdi8152 ปีที่แล้ว +3

    Cumar inshaar waxaan kaa codsanaa hal wax inaa ii sameyso waana kaa rajeynaaya anddaluus taariiq deeda oo dhameestiran noo soo diyaari ee soo gali

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 ปีที่แล้ว +8

    Ummada soomaaliyeed adduunka lama socdaanee xaqa allaha waafajiyo wadada toosana allaha kuhanuuniyo aamiin

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 ปีที่แล้ว +1

      adiga ma Somali oodhan ayaad taqaan inaad Somali òo dhan aad ka taqaan 50 qof ayaa laga yaaba

    • @justinleager2745
      @justinleager2745 ปีที่แล้ว

      ​@@musemuse1507 Jahilnimada ka mitahy qof duceenayo inaa la muranto iyo aqligaa fooraro adeer !

  • @MohamedHassan-cm1qd
    @MohamedHassan-cm1qd ปีที่แล้ว +9

    Ogaansho waxay badasha Hab udhaqan kaaga iyo sara uqaadida Mustaqbalkaaga 🙏🌟♥️

  • @Sucdiiina
    @Sucdiiina ปีที่แล้ว +15

    Ramadanka Allah nabad ha nagu garsiyo🤲❤

  • @yasiirali-td6wy
    @yasiirali-td6wy ปีที่แล้ว +2

    Diinta islaamka waa nimco.
    Allow inta haysan soo hanuuniyo garansi xaqa iyo nimcada Islamka

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 ปีที่แล้ว +7

    Allah akbar gaaladu ma oga in alle wuxuu doono samayn karo Allah akbar hanuunka alle ayaa iska leh ciduu doono ayuuu hanuuniya isaga oo anan waxba wadaagin ayaan ku farax naa islaamida qof gaal ahaa taas oo ka dhigan qof naku soo biiray kuna soo laabtay wadadi xaqa ahayd ee alle nawada waray xalaakulax welcome back wllka soo muslimay alxamdulilah alle haku sugo 🎉❤️❤️❤️🤲🏾☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼

  • @isaaqxussen3506
    @isaaqxussen3506 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah ________🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 ปีที่แล้ว +14

    ان الله يهدي من يشاء الى صراط مستقيم

  • @abdisalaammukhtaar4795
    @abdisalaammukhtaar4795 ปีที่แล้ว +6

    Asc ogaansho waa channel aan si aad ah u jeclahy lkn waqtiga salaada waxha soo dhigin sida hada oo kale mahadsanid

    • @fatmasheekh2073
      @fatmasheekh2073 ปีที่แล้ว

      Maxaa salad marka so dukadid ma firsatid hadii aad rabto inaa dukato salad

    • @hodoali5714
      @hodoali5714 ปีที่แล้ว

      Salaada wlo dadku isku wada wakhti maahe adiga xadey xiligii salaada ku tahay soo tuko

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 ปีที่แล้ว

      Wakhtiga qatar iyo wakhtigadhaa weey kala duwanyihiin

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 ปีที่แล้ว +3

    The power of the world is the islam👍

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein9598 ปีที่แล้ว +21

    أللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك وطاعتك

    • @hubsasho
      @hubsasho ปีที่แล้ว

      أمين

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +1

      ❤️❤️❤️الله اكبر ❤️❤️❤️

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +1

      ❤️❤️❤️الله اكبر ❤️❤️❤️

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 ปีที่แล้ว +7

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @shukricnaasir3688
    @shukricnaasir3688 ปีที่แล้ว +10

    masha Allh ilaahaw u adkee islaan nimadisa Aamiin

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 ปีที่แล้ว +6

    Allahu Akbar. Illahay haku sugo Islaanimada isaga iyo inaga oo dhan. Allahuma aamiin yaa allah

  • @xayaatomar-br7xf
    @xayaatomar-br7xf ปีที่แล้ว +7

    Allha sugo imaankana allha usiyaadiyo wll

  • @mohamedhussein7477
    @mohamedhussein7477 ปีที่แล้ว +17

    Muslimiinta ilahey kor ha ka dhigo alx walalka soo muslimay allah xafdiyo dhamanteena qatumada allaha noo hagaajiyo

  • @ilhanadenilhan6122
    @ilhanadenilhan6122 ปีที่แล้ว +5

    allah ka abaalmariyo masha allah tabarakallah waxad tahay shaakhsi qiima badaan. 🙏🙏alhmdulilah nicmad minal islaam

  • @Hamza_ali91
    @Hamza_ali91 ปีที่แล้ว +3

    Nio dadka madow yaa u badan diinta cristhian waqtigan! maxa sabab!? 🤔🤦‍♀️

  • @shijo2055
    @shijo2055 ปีที่แล้ว +16

    الحمدلله نعمة الإسلام

  • @umulkhayrmaxamuud6218
    @umulkhayrmaxamuud6218 ปีที่แล้ว +16

    Golden voice ✨ 💛 ogaansho

  • @adonallah
    @adonallah ปีที่แล้ว +7

    قال الله تعالى وما كان لنفس ان تؤمن إلا بإذن الله ويجعل الرجس على الذين لا يعقلون

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +5

    Masha.Allah walaalkay cimri dheer iyo cibaada suban kuu rajayna insha.Allah dhamaantenba

  • @maahirhasan9593
    @maahirhasan9593 ปีที่แล้ว +19

    Kusalliya nabiga scw

    • @malyuunsheikh
      @malyuunsheikh ปีที่แล้ว

      صلي الله عليه وسلم

  • @بسمهعبدالرحمنمحمد
    @بسمهعبدالرحمنمحمد ปีที่แล้ว +10

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @wizzsame2088
    @wizzsame2088 ปีที่แล้ว +5

    masha allh ilahayow kuwa kalenaa soo hanuuni 🖤🕋
    anagan nahanuuni

  • @islaw940
    @islaw940 ปีที่แล้ว +10

    somalidena inta bdn way garan layihin micnaha islaam😭😭

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 ปีที่แล้ว +4

    qabyaalada sidee la iskaga daweeeyaa?

  • @abdirizakabdi3654
    @abdirizakabdi3654 ปีที่แล้ว +2

    Allhu akbar ❤

  • @kaaftoon114
    @kaaftoon114 ปีที่แล้ว +5

    Alle diintena macaana runti allah naso hadiyeeyo kulige inti xumaan ku jirto💯🤲💓

  • @shaikhmustakim265
    @shaikhmustakim265 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah 😍 From Arabic country 👈 Kuwait

  • @abdemalekali9742
    @abdemalekali9742 ปีที่แล้ว +7

    O Allah save all people to the right way that means islam M.a🤲

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 ปีที่แล้ว +4

    Somalia 💯 muslim masha allah

  • @NH-pv1rr
    @NH-pv1rr ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk Adi wallahi bod bod unba ku dhibay, u ducee gabdhaha Uma maleynayo iney ku farax sanyihi iyaga naftooda lkn wa un shilin raadis

  • @drzakariaosmanhussein6810
    @drzakariaosmanhussein6810 ปีที่แล้ว +3

    Allahu .akbar
    Alxamdulilaaah
    Masha allah
    Waa guul u soo hoyaty qof walbo oo ku abtirsado ya qiinsan micnaha لا إله إلا الله محمد رسول الله

  • @axmedmaxamedsabaar5499
    @axmedmaxamedsabaar5499 ปีที่แล้ว +2

    Cumar waan kutaageeraa lkn dadbadan oo laga yaabo ineysi uun kuudhageystaan oo aan shaah heysan ayaa jira ee shaaha kadaa

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allh
    diinta Islaamka waa diin nasteexo
    qof garta qiimaheeda ayaa dareemikara.
    Mahadsanid Ogaansho markasta waxa aad noo gudbisaa mowduucyo muhiim ah.

  • @bulshaawimedia4486
    @bulshaawimedia4486 ปีที่แล้ว +5

    Waxan idinka codsanayaa inaan uducayno walalaha in ilaahay ka qaboojiyo walalaha woqooyin ee colaadu kabilaabantay 🙏🙏🙏

  • @khubaybmad6310
    @khubaybmad6310 ปีที่แล้ว +6

    Masha allhh allahu akbar✊🤲

  • @abdirahman9125
    @abdirahman9125 ปีที่แล้ว +3

    💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💔💔💔💔💖❤💓💓💕💙💓❣❣💯💯💯💯

  • @sadiasaladhassan5493
    @sadiasaladhassan5493 ปีที่แล้ว +2

    Islaanimo dhaba ah allaha nagu dilo allahane nagu noleeyo amin

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed6847 ปีที่แล้ว +2

    Cumar isharow walal sucudiga kabcada labaad iilagadhisayo kaso hadal bal maxaythy

  • @nacimaiman
    @nacimaiman ปีที่แล้ว +5

    الله كبر ❤❤Islamka Allaha badiyo❤

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 ปีที่แล้ว +1

    Ragga ugu adag anigana aan ugu jeclahay in aan daawado ee yurub iyo Mareykaanka ka muxaadareeya waa Ragga soo muslimay waliba wadda adag u soo maray diintan sharafta badan ee Islaamka.
    Waxaa kamid ah raggaas : Yusha Evans, Abduraheem Green, Yusuf Estes, Husein Yee, Abdurahman Mccarthy, Piere Vogel (Abu Hamza) iyo Sheikh Khalid Yasin.
    In ka badan inta ay i saameyso culimada kale ee Qoys islaam ah ka soo jeeda ayay i saameeyaan wallaahi marka laga reebo culimada Soomaaliyeed oo iyaga iiga duwan kuwa kaloo dhan maadaamaa aan fahmayo in ka badan kuwa aan Af somaliga ku hadlin.
    Xafidahumallahu jamiican.

  • @saidismail6007
    @saidismail6007 ปีที่แล้ว +3

    الحمد الله على نعمة الإسلام

  • @aswanzahne2983
    @aswanzahne2983 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah, alleh haku barakeyo walal Barnamijaydadu qalBiga Muslimtay tabanyan alx🥰

  • @hodanahmed9167
    @hodanahmed9167 ปีที่แล้ว +4

    Allahu Akbar Ilahey anagana islamnimada ha inagu dilo xaqana ha inagu sugo

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 ปีที่แล้ว +7

    الحمد لله الدي انقذنا من الكفار

  • @mustafekamaal3313
    @mustafekamaal3313 ปีที่แล้ว +5

    Allahu akbar ❤️Allahu akbar

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 ปีที่แล้ว +3

    Allahu akabar ilahay qofku qaayar ladono wuxu wafajiya diinata islamaka ♥️ ilahow qatumada nohagaji oo muslinimo nagu diil

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 ปีที่แล้ว +1

    Kalmada aanan caadi ahayn ha adeegsan wll waxa kaliya oo loo adeegsada wax ba ay ama xun , lkn casrigan dambe waxa loo adeegsadaa wax aad u wanaagsan ama heersareeya

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 ปีที่แล้ว +3

    ALLAAHU AKBAR🥰🎊🤲🤲🤲👑👑👑

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +4

    Alxamdulilaah alle ayaa soo hanuu niyay Masha.Allah

  • @ZADKA2020
    @ZADKA2020 ปีที่แล้ว +2

    Al ustaad omar👏

  • @mubarakhaguf2238
    @mubarakhaguf2238 ปีที่แล้ว +4

    Allahu Akbar❤

  • @runneymohamedomar5237
    @runneymohamedomar5237 ปีที่แล้ว +3

    Alhmdullah Yaa Rabi

  • @rashidmohamed6482
    @rashidmohamed6482 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah May Allah guide him our brother Said

  • @hubsasho
    @hubsasho ปีที่แล้ว +2

    نحن قوم أعزنا الله با الإ سلام 💗💗💗💯💯💯💯

  • @apdiazizapdi1751
    @apdiazizapdi1751 ปีที่แล้ว +4

    Ala diinteenu macanaa 😊

  • @awshan571
    @awshan571 ปีที่แล้ว +6

    ❤mansha allaah ❤alla hanuuniya umadiisa

  • @fatumasiyat8022
    @fatumasiyat8022 ปีที่แล้ว +2

    Allah hasohanuuniyo inta baathitha kusugan inagana diintena macan Allah hangusugo dadankethana kuwi dareema Allah hanagayeelo

  • @AxmedBahjad
    @AxmedBahjad ปีที่แล้ว +1

    Salaam Calaykum,
    Waad ku mahadsantay inaad Soomaaliga si fiican u qortay.
    Ereyga Islaamay, waynee I.
    Mahadsantay.
    Wadaadkan waan dhagaystay hadalkiisa, waa nin waxbartay.

  • @boramaproduction
    @boramaproduction ปีที่แล้ว +1

    Kusoo dhawow walalkay cabdiladiifoow wadada xaqa waxaa rajanaynaya inaad inad ilahay la kulmi doonto isagoo kaa raali ah aamin kuligeen ebow aan kula kulana adoo naga raali ah

  • @mustafexasan26
    @mustafexasan26 ปีที่แล้ว +4

    Diinta iskaamka wakufana masha allah ♥ 🙏 ❤ 💖 💕 💓 ♥ 🙏 ❤ 💖

    • @mohammedabdi1852
      @mohammedabdi1852 ปีที่แล้ว +1

      maashaa ALLAH walaal aniga iyo adiga iyo ummada muslimiinta oo dhan ALLAH waxaan weydiinsanayaa inuu rabbi diintiisa nagu sugo

  • @faraxitah3831
    @faraxitah3831 ปีที่แล้ว +3

    Allow kuwi bata oo barakoba naga dhig diintoodana ilashada

  • @mahm223
    @mahm223 ปีที่แล้ว +1

    Kanal walbo dintena ayaa lasoo galay ayuu oran Macaanta dintisa ayuu kashaken albabka faqriga jahilinimada waa dimaha dadka sharafta leh ee Somalida il mariya dinta reer badiyaha carbeed soo qoren

  • @abshiroahmed8041
    @abshiroahmed8041 ปีที่แล้ว +6

    نحن قوم اعزنا الله بالإسم 🤲📿🤗💚

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah ❤🎉

  • @gahmed5947
    @gahmed5947 ปีที่แล้ว +1

    Qof aan aqoon iyo maskax ama saamayn lahayn aya marwalba ka baxa una badan diinta islamka
    Halka baadariyadooda iyo kuwa ugu caqliga bdn uguna caansan aya so gala diinta islaamka......
    Soomaalay is ilaaliya hoy ciyaar ciyaar hakaga siibanina islaamka
    Qaar bdn wan aragnaye

  • @samdaher3788
    @samdaher3788 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaha ☝
    Alhamdulillah

  • @khadarthalathowkhadarthala9891
    @khadarthalathowkhadarthala9891 ปีที่แล้ว +1

    Walaal cumar inshaar ninkaan walaalkeeena ah haduu alle nolol iyo caafimaad ku gaarsiiyo ramadaanka waa bisha ugu horeysey ee uu soomo bisha ramadaan soomaahan

  • @dqpt8332
    @dqpt8332 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ayaa yaqaana qofka diinta uuku noolaynayo

  • @mohammedwali.linguist
    @mohammedwali.linguist ปีที่แล้ว +2

    Koobshaax hadaan heli waayo, Qaxwo masoo qaadan karaa ugaas ?😁

  • @abdullahibaris7182
    @abdullahibaris7182 ปีที่แล้ว +2

    SUBHANNALLAH WALHAMDULLILLAH WALLAI ILLAHA ALLAHU AKBAR

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 ปีที่แล้ว +2

    Allahu Akbar Allahu Akbar❤
    Mahadsanid mr inshar.

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +1

    Ilove you all peable in the world♥️♥️❤️🇸🇴

  • @fcsme
    @fcsme ปีที่แล้ว +1

    Ninkaas hada ayee cadownimo ku bilaabaayaan gaalada iyo dhibaato Allaha badbaadiyo

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 ปีที่แล้ว +4

    Mash allah || Allah AKBAR