10KA Shortcut ee Aan Ugu Adeegsiga Badnahay, iyo Dhamaan Shortcutska Computerka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2021
  • muuqalkan waxa aad kaga bogan doonta 10ka shortcut ee aan ugu adeegsiga badnahay iyo dhamaan shortcutska computerka. muuqalkan waxa uu noqon doona koorso aad ku baranayso dhamaan shortcutska computerka. waxa jira buug la socda muuqalka oo aad ku baranayso dhamaan shortcutska computerka. waxaana kamida shortcutska kuwa uu adeegsado windowsku ee windows shortcutska ah iyo sido kale kuwa ay adeegsadaan softwaradu sida officeka iyo photoshopka oo kale. ugu danbayn baro dhamaan shortcutska computerka
    -- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh.
    PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID!!. | KADIB MUUQALKAN!!. • PASSWORD DANBE MA ILAA... X2AAD:
    PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID. PASSWORD KAYDIYAHA UGU WANAGSAN! • Password Danbe Ma iLaa...
    AFSOMALI- FACEBOOK PRIVACY IYO SECURITY| XOG INTE LEEG AYA LAGA OGAN KARA AKONKAGA FACEBOOK • Sida Kor Loogu Qaado S...
    ka hortag in laga jabsado FACEBOOK account gag waligaa sida ugu fiican • Ka Hortag In lagaaga J...
    ka hortag in laga jabsado emailkaga waligaa sida ugu fiican • ka hortag in laga jabs...
    INAGA LACAG AH!!. QAABKEY LACAG KU HELAN COMPANYADA FACEBOOK, GOOGLE WHATSAPP INAGO FREE KU ADEGSANA • Inaga Lacag Ah!. Qaabk...
    HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEEL AAD KU TIJAABISO CASHARADA • HADA SAMAYSO ETHICAL H...
    SIDE LOO BARTAA ETHICAL HACKINGKA. MAXA LAGAGA BAAHAN YAHAY SI AAD U BARATO • Sidee Loo Bartaa Ethic...
    side loogu duuba windows 10 vmware. MUUQAL DHAMAYSTIRAN • side loogu duuba windo...
    WAXBA KAMA OGID TELEFOONKAGA.QOF WALBA OO ANDROID TELEFOON AH ADEEGSADA!! • WAXBA KAMA OGID TELEFO...
    SAME WHATSAPP GROUP AY KUSO BIRI KARAYAN 400 O QOF IYO WAX KABADAN. KALIYA APPKA WHATSAPP SAXDA AH • Sida Loo Sameeyo Whats...
    SIDE LOO DIRA MUUQALO IYO COD KA BADAN 16MB. HADA KADIB INTAAD DONAYSO AYAD DIRI KARTA, APP LA'AAN!! • Wax Ka Badal! Whatsapp...
    WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA MOBILE. MUUQAL DHAMAYSTIRAN.(KA BAX JEELKA AAD KU JIRTO.) • WAA MAXAY ROOT!. SIDE ...
    2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI FARIIMAHA LA TIRTIRAY. SO CELI STATUSKA 24 HOURS DHAAFAY. • 2 SIROOD O KU SAABSAN ...
    SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEEDAHAY OO WAJIGAGA AH!!.ADIGO U ADEEGSANAYA WHATSAPP • SIDE LOO SAMEYA STICKE...
    UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O SOO MUUQDAY. WHATSAPP AYUU KHUSEEYA • UGU DANBAYN FEATURE AY...
    WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION. • WHATSAPP, MESSENGER, T...
    ----linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya . ------
    *** meelaha aad nagala so xidhiidhi kartaan: *****
    **facebook page: / somalitech0
    ** instagram page: / somalitech0
    **whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414
    **whatsapp group wakas linkigisu: chat.whatsapp.com/FchTQ6t7wIZ...
    **telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0
    windows + e
    windows + i
    cntrl + shift + esc
    alt + f4
    windows + space
    shift + delete
    cntrl + alt + delete
    windows + l
    alt + tab
    cntrl + alt + arrows
    #koorsodhamaystiranooaadkubaranaysodhamaanshortcutska
    #10kashortcuteeugumuhiimsancomputerka
    #sidaloobartodhamaanshortcutskacomputerka
    #sidaloobartoshortcutskaugumuhiimsancomputerka
    #windowshortcuts
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 39

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  ปีที่แล้ว +2

    Telegram channelkena linkigiisa waakan ee kala dag buuga: t.me/Somalitech0

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +5

    *: facebook.com/somalitech0/
    ** instagram page: instagram.com/somalitech0/
    **whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414
    **whatsapp group wakas linkigisu: chat.whatsapp.com/FchTQ6t7wIZFMqPtcMcWiT
    **telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0

    • @Mahdimohed
      @Mahdimohed 2 ปีที่แล้ว +1

      My android is 9.0 waxaan rbaa inaan Ka dhigto version kaa doonaayo sxb cashar nooga soo sameey plz

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      @@Mahdimohed walal muuqalkan ayaan hore uga diyaariyay mawduucan ee daawo, waxa aan rajaynaya in uu ku anfici doono e th-cam.com/video/OmcQ7GJ-M90/w-d-xo.html

  • @enginerbulshawi5175
    @enginerbulshawi5175 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad

  • @user-eg2yq6gg9l
    @user-eg2yq6gg9l 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ masha Allh macli Aad u fiican yaad thy wllo hore u soco ❤❤

  • @hassanmadey111
    @hassanmadey111 ปีที่แล้ว +1

    Thanks mwalimu

  • @maxamedjaamacaxmednuur3362
    @maxamedjaamacaxmednuur3362 11 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allh

  • @Xarfaanimedia9180
    @Xarfaanimedia9180 ปีที่แล้ว

    Thanks zhp

  • @dholacaddechannel7987
    @dholacaddechannel7987 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep up the good work

  • @apdalarashiit7193
    @apdalarashiit7193 2 ปีที่แล้ว +4

    Zhp qli thinkpad ayn heysta dapaded keyboard ka laptopka aya qeypi an shaqeyneynin o waxa xun space ta backspace ta iyo qar kle o inta kle wey shaqeynayaN o waxaa leygu idhi hadu keyboarku wada istago ama anu shaqeyneyna keyboarku aya drivers lagu shuba hadi kle hadey qeyb qeyb shaqeyneyso wada badalis e adu wll arinta ka wrn

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +2

      Walal waa sida ay ubadan tahay 85%, adigu ma jiraan shay gaadhay keyboardka sida biyo ama shaah ku qubtay, iwm, haday jiraan waa badal, ama sida ay ubadan tahay, balse mararka qaar ayaa keys gaar ah istaagan oo iyado aan keyboardka la badalin la hagaajin karaa inkasta oo ay kooban tahay 5%, waxa aad geysa computerka meelaha lagu cillad saaro

  • @cabdirisaaq6366
    @cabdirisaaq6366 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @user-xq6cx1pl5n
    @user-xq6cx1pl5n 5 หลายเดือนก่อน

    Waakaahaayaa

  • @aimang8396
    @aimang8396 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal video manooga sameyn kartaa proxychain sida #looga qaado kali Linux thanks

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      walal dhanka whatsapp ama facebook iga soo waydii su'aashatan.

  • @Mahdimohed
    @Mahdimohed 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb waxaad cashar kasoo sameysaa android 6.0 to 5.11 sida software looga badalo mhd sanid

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Sida loo update gareeyo softwareka telefoonka miyaa walal?, dib loogu celiyo

  • @mahdimuuse1880
    @mahdimuuse1880 ปีที่แล้ว

    Asc macallin waxaad ii sheegtaa sidee pageka aadan doonayn loo deletegareeyaa ama warqada cad ee dheeraadka ah mahadsanid

    • @maxamuud24
      @maxamuud24 ปีที่แล้ว

      Word docoment marka istcmaleyso miyaa

  • @aliabdirahmangama5494
    @aliabdirahmangama5494 6 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @Ade_dirie
    @Ade_dirie 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ☑ baad umahadsan thaay waxbadan buu iga caawiyey

  • @csalaanibraahim1247
    @csalaanibraahim1247 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc wllo setahay wll codsi baan wata inbadan baana ku waydiiyay codsigan een sidee live tiktok laga xiray loo hagajiya😁😁😁

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      TikTok miyaa ka xidhay liveka?

  • @munamohamud1555
    @munamohamud1555 6 หลายเดือนก่อน

    Abti book kii lawaa

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Seldom help f^4

  • @Mahdimohed
    @Mahdimohed 2 ปีที่แล้ว

    Mhd sanid sxb qaali Wax bdnaa kaa faaidey dadaal

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Idinka mudan walal

    • @ahmednoor1387
      @ahmednoor1387 2 ปีที่แล้ว

      Asc Ustaad book 📚 muqal kan aad Ku la heed Discretion Ka idin soo dhiga aad na dhahday xege so dhigtay waan waaye Ustaad book 📚 short cuts

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      telegramkeena ayuu ku jiraa ee ku biir walal waa kane: t.me/somalitech0

  • @mohacadeofficial5032
    @mohacadeofficial5032 7 หลายเดือนก่อน

    Benale

  • @sahrayuusuf1311
    @sahrayuusuf1311 ปีที่แล้ว

    Kulaha hadanad wax Ka faidin dis like dheh😂

  • @ruumi1665
    @ruumi1665 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad