marhii aan dhagayso hesaha tubeec wan iska oya walahi wan qiroda Alle ha unaxariso. ..ilama ahan nin sidas cml uhesi dowa in laga arka somali...its best ever. ..tlhi. ...watching 2018.march.18
Sarta cas ee labada daarood ee iskudhagan ah ee dhexda kuleh sedexda qaanso : Waxaa lahaa dawlada heese ee Xamar ama "Minicipio del Mogadicio." Waxaa ladajin jiray ama lasiin jirray ardayda jaamacadaha ee gobalada kayimaada oo aan qof iyo qaraabo Xamar ka'aqoon. Subsidize housing for the student from other provinces. Qore: oday soomaaliyeed, Maxamed Abshir (Dhalac.)
ilaahayow kuu naxariiso maxamed suleymaan tubeec tolow ma la helidoonaa qof sidiisa oo kale u heesa aniga ilama aha any way ilaahay janadiisa firdawsa xisaab li, i ha kugu deeqo isagaa raxmaanee
Maxamed Saleebaan codka dahabiga waxaa u dheeraa aad buu uga gilgilan jiray cunsirinimada laga hayo reerkiisa. Wuxuuna ku faani jiray (proud) dhaqankiisa iyo afkooda Muusa Dheriyaha u ah ee uu ku qaaday ereyo ka mid ah heesta Cilmi Boodhari uu qaaday
qofkani waxaan jeclahay inuu yahay xildhibaanka hadda la soo sharxi doono oo hadda soo haya weygii loo dooran lahaa waa midkii loo bogay mustaqbalka xaxa xaa xa xaaa xa
@moh osman, Mahadsanid adeer gacaliye khamra janaad la dhansiiyow, waxay xoojin taasi u tahay in dowlada saxsani mararka qaarkood hooyada dhaanto ama ka fiicantey waayo cidaan hooyo iyo aabe lahayn bey masruufkoda iyo marashadooda dhabarka u ridata. Kuwa qabyaaladbland ahi iska daa cidey daryeelaane, xabsi iyo dil bey uga abaal gudaan kolkey cashuur baada qaataan😕😕😕
kkkk waxad nin ilbaxa maasha Allah☺😊; sida wax loo naqdiyo ama radiyo yaqaan,,, ma falsafada dhaqankad so aqraidey saxib?! waayo waxaynu u badanay kakanos!!☺😊waad reysay saxib ado kale Alla ha no badiyo amin.☺😊👍
Allah haw wada naxiisto boqorka codka erayadii cabdilahi cabdi shube
اغنيه رايعه كلمة لحنآ واداء ...أللهم إرحمه واغفر له محمد سليمان فنان من الزمن الجميل والفن الاصيل
Allow kunaxariiso..
Heesihiisa heesba heesbay ku dhiibin 💖
Allaha u naxariisto m.s.tuubec runti haa cimrigiiba jaceyl uu cawaaqib xun yahay wayo qoftii aan is jaceyl 4/sano Ayaan is daayni
🤔🤔🤔
allle ha u naxariisto m s tubeec waxa uu ahaa sxb kayga igu dheer waan wada cunay waanu wada soconay balse waxaan qiraya inuuu ahaa axad af gaaban oo neceb khaladka oo is uruurin badan oo nadaafada jecel haduu gafana aan seexan ilaa uu aad u cibaadaysto mooyee waaxaab wada galnay salaad waan wada fadhiisanay waa axad somalinimdu ku dheer tahay buu ahaa ilaahay ha u naxariisto waxaa qoray mohamud khan aadan waan idin salaamay
Allahayoow naxariistaada janno ugu deeq, mashaa Allah walaal khayr Allaha kaa siiyo waana wax wanaagsan in qofku markuu dhinto wanaagiisa laxuso
Allaha unaxariisto maxamed salebaan
Heesihiisu waa wada holac mid la tuuro maleh😊Allah haku naxariisto #Tubeec
mashaa alah boqorka codka maxamed saleyman tubeec naxariistii jano alaha geeyo alaha udanbi dhaafo fanka iyo suugaanta soomaliyeed wey tebtay runti
Maalinti an maqlay geerida maxamed suleyman tubeec wan.suuxi gaaray waa fanan an jecelhy ilh ha unxristo jnndi haku abaal mariyo
marhii aan dhagayso hesaha tubeec wan iska oya walahi wan qiroda Alle ha unaxariso. ..ilama ahan nin sidas cml uhesi dowa in laga arka somali...its best ever. ..tlhi. ...watching 2018.march.18
magacaygu waa Guuleed Faisal gadhhaye heestan
waan qiroday walhi
Barisamaad waa badnaa see wakhtibaa ka badiyay waxaan galay xusuus hore iyo wakhtigii dalkii hooyo ku sugnaa iyo asxaab inataanu meel lagu caweeyo isku nimaadno heestan iyo albankayagii qaraamigaa ahaa daaran jirnay 24 /12/ 2018 Qatar
Waa heesa ilaahi cod ku manaystey runtii ani waa dokheyga kowad allah yarxam MST
cod iyo laxan cid kugu heeesato malaha all the time u r the best
Alle ha kuu naxariistu
I was born in USA but this singer walahi is the best one
U and me Allo
Hassan Muhumed. Certainly he was the greatest ever somali singer may allah bless his soul mohamed. S tubeec
Hassan Muhumed you’re adke wlhy, as long as you listening qaraamiga. Big respect bro
wallahi.beentii maahan cimrigiiba jeceley waa cawaaqixunyaa
axzan hees
wlhi wxaaza heesa ahaa
allow u naxariiso fannanita iyo abwanada horeba
Mirihii xuseen aw faarax laxankii m.s.tubeec codkii tubeec
Sarta cas ee labada daarood ee iskudhagan ah ee dhexda kuleh sedexda qaanso : Waxaa lahaa dawlada heese ee Xamar ama "Minicipio del Mogadicio." Waxaa ladajin jiray ama lasiin jirray ardayda jaamacadaha ee gobalada kayimaada oo aan qof iyo qaraabo Xamar ka'aqoon. Subsidize housing for the student from other provinces.
Qore: oday soomaaliyeed, Maxamed Abshir (Dhalac.)
Great info thnks walaal👏
shukran
Shukran walaal dhowr meelood ayaan kugu arkay adigoo tixraacyo noocan ah sameynaya Mahadsanid guuleyso saaxiibkoow
Cabdiwahaab Ahmed cali, idheergaradku waa kuwa adiga oo kalaa oo wax ka'arka meel aysan dadka kale wax ka'arag. Mahadsanid.
Waad mahadsan tahay bro, e Facebook maku wadaay noqon karnaa? Waxa igu qoray cabdiwahaab Axmed Cali ama waxa aad qori kartaa Elfarabi mahadsanid saaxiib
inaba caadi maahan kolay anigu kama dhargo heesaha mohamed saleeban tubeec allaa yarxamu
ilaahayow kuu naxariiso maxamed suleymaan tubeec tolow ma la helidoonaa qof sidiisa oo kale u heesa
aniga ilama aha any way ilaahay janadiisa firdawsa xisaab li, i ha kugu deeqo isagaa raxmaanee
jacylkaugii farxiya oo saka ila so hadshay iyado anan
maqlin codkeeda mudo laba Sana 1/4/2017 sako sabtiya ax cimrigiba jacyl uu cawaqib xunyahay sabo xareed hargeisa
Allaha u naxariiso janatul fardowso allaha geeyo maxamed saleebaan tubeec
Is the best song amin.from Las Vegas
walhi heestan anaay khusaysa waa qiso igu dhac day alla hsa uu naxaristo tubeec smiin
Wixii hees laqaadi lahaba tubecba baa qaaday isagaana waligisa dhageysan donaa anigoo ah nin dhalinyaro ah wlh waxkale kama helo dhalinta an sxpka nahay waxey idhahan nio maxad kufashaa heesihi hore anigu ahaan wan fahmaa ee iyagu mafahmaan wana jeclahay tubeeec cumar dhule axmed moge shey mire iyo kuwa kalo badan ilahay janada haidin kawaraabiyo 😭
maxamed s, tubeec allow ku naxariiso
Allah haka rali noqdo
jecel ayu nugu ridaya gesigan jana gale heesihisa markan maqlo waba dhacay alaah alaah aalah wilku cod macana danyertu dhaqso uma dhintan gesiga sharafta badan aya dhaqso u dhinto sababtu waa ila ha jecela kacanki ayu aha wedeni yacni dowladi ayu jecelaa anaagan aad ayan u jeecelnahay malaagtu , ha ku jeeclato tubec coodka raxada waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw heesihisa iyo codkisaba waan ku faana somali hadan nahay ad ayu noso jita haabeyn yio malin dhagaha noosuran madhimane waa yara dhuntay asaga iyo jale siyadba iyo cali samantarba aala idin jecelina jeelil eebe waye
cimri giiba jaceel wuu cawaa qib xun yahay allaha yoo kuu naxariiso tubec waxuu ahaa fanan aad u cod macaan
Allahu unaxariso
Aduun waxan ugujeclahay CJDS, midabna blue, dalna Somaaliya, hobalna Maxamed Saleebaan (Tubeec.)
Tubeec, han wayn ayaad ugatagtay dalkaaga ee habsan Eebe hakuusoodhaweeyo.
Sxb ninkani reer somaliland buu ahaa AUN
wacayz DraamaH,
Sxb ninkani reer waqooyi-galbeed buu ahaa AUN
alla yarxam cod ilahay wa ku siiyey
Tubeec fanaanka fabaaniinta
Maxamed Saleebaan codka dahabiga waxaa u dheeraa aad buu uga gilgilan jiray cunsirinimada laga hayo reerkiisa. Wuxuuna ku faani jiray (proud) dhaqankiisa iyo afkooda Muusa Dheriyaha u ah ee uu ku qaaday ereyo ka mid ah heesta Cilmi Boodhari uu qaaday
Jano alle gaygii naga baxoow qabriga allaha kuu nuuriyo tubeec💓😘👌
Alaha unaxaristo aamiin
Aniga kamadhergo heestan mago
Waa tan maanta i haysata alle haw naxariisto m.s.t
Curyaamawday haduu caga kaa xidhxidheen
allah una xaristo mohamed saleban tubec mbqoor ka cod heeso waa sihii hore hadal waa key tiriyen
heees aabaheeed eeshcalaa hees
allu ku naxariiiso kuna dambi dhaafo boqorka codka
Waaw waa hees
qofkani waxaan jeclahay inuu yahay xildhibaanka hadda la soo sharxi doono oo hadda soo haya weygii loo dooran lahaa waa midkii loo bogay mustaqbalka xaxa xaa xa xaaa xa
Cimrigiiba jaceyl wuu cawaaqib xunyahay
Actually is true
ALAYARAXAMO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
inaba cadi maha
Alle ha u naxariisto
Woow alaylee waa hees
alle ha unaxariisto
boqorka codka allaha uraxmado
Cirro un baa u dambayn ruuxii uu cuskadee
Cimrigiiba jaceyl wuu cawaaqib xunyahee
Illahow u naxariso kuligood fananinteena waxy ahaayeen dad qaali ah cod macaan kuligood waxy ahaayeen axsaas nimo dad ay ku dheer tahy iyo Somali nimo
Axx yaa saman
Axx yaa dal maxaad qaali tahy dad qAali ahna aad laheyd weyse dhamaadeen intoodii badneyd
waaaaaaaaaaaw mnsha allah
Codkiisa meel dheer ayow ku dhacaa.
cimrigiiba jacaylka wu cawaaqib xunyahay.
tubeec Ala yaa arxamu
Nice
waaw caadi maha tubeec,,,
wuxuu ahaa saaxiibkay ruma waxan wada jognay denmark gobanimo akhlaaq cod hindisad laxan deeq boqorka cdka ayuu ahaa isagiiyoo kalana lamahelayo waayo hal hees ayuu sadex nooc ookale duwan uqaadijiray
noloshaada jacayl markaad ku guuleysto ayuu uugu wacanyay ilaahay ha ii daayo qofkaan jacalay ee caruurta ii dhashay waa nasab kamiile
Ala yaa raxma maxamed saleebaan tubeec wuxuu ahaa fanaanka faniinta wuxuu kuwa hormuudka uhaa fankii soomaaliyeed
Waxas ba cod laga dhahayga alow ku naxariso amin
wooow hees igdheh wan ladhacay
toloow goormay xusi soomaali du jacayl ka oo ay ku dhaadan
Alow kunaxariiso
Ala codkaa macan muu qur'an iyo cibado kubadashaa
Cuseyb maaha hadadoo
Cudurkaan i hayaa
Cabla waad maqasheen
Cantar baa la hayoo
Cimrigiiba jaceyl waa
Cawaaqib xun yahay
Cishadaan arkeybaan
Caafimaad qabayee
Cilmi waad maqasheen
Ceyn kii uu u noqdee
Cimrigiiba jaceyl wuu
Cawaaqib xun yahay (x3)
Caashaq ruuxii uu helaa
Koley waa cadibmaa
Curyaamowday hadduu
Cago kaa xidhxidhee
Cimrigiiba jaceyl wuu
Cawaaqib xun yahay (x3)
Waa calaacal iyo layn
Cidhib tiisa damboo
Cirruun baa u dambeyn
Ruuxii uu cuskadee
Cimrigiiba jaceyl wuu
Cawaaqib xun yahay. (x3)
Cuseyb maaha hadadoo
Cudurkaan I hayaa
Cabla waad maqasheen
Cantar baa la hayoo
Cimrigiiba jaceyl wuu
Cawaaqib xunyahay. (x3)
Magaca fanaanka maxamed saleebaan tubeec
Magaca heesta cimrigiiba jaceyl
Cimrigiba jacal waa cawaaqabi xunyahay aniga duhurka maanta qaaday ninki dhiman waayo maxa argti kulaaban😶🤣
Cimrigiiba jacayl waa cawaaqib xunyay
alla yaraxma
shamso caray
Best song ever
2018 akhirkeda yaa dawanaya
ILAAHY AYAA BOQOR AH SXB .
best song lyrics
Tubeec ilahow unaxariiso
tuubec halow ku naxariso
maxamed suleban waxa uu ahaa boqorki coda illhaya hawa naxarisito
Waxaan so xasuusta jacelkeegi yaasmiin
heestaan oo qoraal ah yaa i soo diri kara pls
soo diir sxb mcn adna hadad noshahy
Wn yaabay adna hadaad nooshahy😂😂😂😂
hadad noshahy asc sxb
@@xantaproductionTVXB wcs hadaad nooshahy😂😂😂
ahmed abdulahi mahamud
Aan isku daayo inaan soo qoro
-cuseeyb maaha dadow cudurkaa i hayaa
Cabla waad maqasheen cantar baa lahayoo
Cimrigiiba jaceeyl wuu cawaaqib xunyaa
_Cishadaan arkay baan caafimaad Qabaayee
Cilmi waad maqasheen ceenkii uu u noqdee
Cimrigiiba jaceeyl wuu cawaaqib xun yahay
_Caashaq ruuxuu helaa kokeey waa cadibmaa
Curyaamowday haduu caga kaa xidhxidhee
Cimrigiiba jaceeyl wuu cawaaqib xunyaa
_Waa calaacal ileen ciribtiisa danbo
Cira unbaa u danbeeyn ruuxii uu cuskadee
Cimrigiiba jaceeyl wuu cawaaqib xunyaa
_Cuseeyb maaha dadow cudur kaan i hayaa
Ceebla waad maqasheen cantar baa la hayoo
Cimrigiiba jaceeyl wuu cawaaqib xunyaa
who is wotching me 2017☝
Shaafice maxmuud hee sxb heesaha maxad codsani aniga ayaa ku bashaliina ee habeen wanagsan aniga waa Australia Australia hala bashala ruunti somali dhab ah ayaan ahay balsee somaliya waxa igu dabeysay anigo 9 jiir ah 93
Qaaraami
ax ax waxasa heesa
Halo
@moh osman,
Mahadsanid adeer gacaliye khamra janaad la dhansiiyow, waxay xoojin taasi u tahay in dowlada saxsani mararka qaarkood hooyada dhaanto ama ka fiicantey waayo cidaan hooyo iyo aabe lahayn bey masruufkoda iyo marashadooda dhabarka u ridata. Kuwa qabyaaladbland ahi iska daa cidey daryeelaane, xabsi iyo dil bey uga abaal gudaan kolkey cashuur baada qaataan😕😕😕
WAARIMEYSIDE WANAAG, kugartay, kunamaqlay, waadna kumahdsantahay erayadaada dulucda leh.
kkkk waxad nin ilbaxa maasha Allah☺😊; sida wax loo naqdiyo ama radiyo yaqaan,,, ma falsafada dhaqankad so aqraidey saxib?! waayo waxaynu u badanay kakanos!!☺😊waad reysay saxib ado kale Alla ha no badiyo amin.☺😊👍
Yaa sameye heestaan
asc
www
Tubeec eebow unaxariso aamiin
is not
ax ax waxasa heesa