Maxamed Suleyman Tubeec. Shamso.wmv

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 36

  • @boorkakakac
    @boorkakakac 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kabankii Jiim🔥🎸

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka ปีที่แล้ว +1

    Jiim sheikh mumin mooye ma Cid kale oo sidan dhiig uga keeni karta jirta AuN dhamntood way dhinten

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 6 ปีที่แล้ว +18

    Bal eeg qaabka uu ugu baashaalayo laxanka iyo erayada miyo cuudka (kaban) isku dheeli tiran boqorkii codka allaha unaxariisto maantana heerkaan aragnay ayuu fankeeni marayaa

    • @fartunali965
      @fartunali965 5 ปีที่แล้ว

      Beentaa maaha wll

    • @Khalid_913
      @Khalid_913 4 ปีที่แล้ว

      beenta maha wll hees waa heeshi hore

    • @nasragoole844
      @nasragoole844 4 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq wye wllhi wll

  • @nrx8684
    @nrx8684 6 ปีที่แล้ว +6

    God almighty rest Maxamed Suleeman Tubeec's soul in best jano amiin ❤❤

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 ปีที่แล้ว

    boqorkii codka maxamad saleeban tubeec allaw kuu naxariiso

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 4 ปีที่แล้ว +1

    bal siduu ugu badhi kacayo eeg aun tubeec king of voice

  • @xaliye1902
    @xaliye1902 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla haunaxaristo Tubeec boqorka codka

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad 3 ปีที่แล้ว

    Boqorkii Codka Iyo Jiim Sheikh muumin Oo is helay❤️

  • @jimcaalebashiir1733
    @jimcaalebashiir1733 6 ปีที่แล้ว +3

    Dayax shaniya tobanad shocaciisa. Leedahay hala hala allaw Kuunaxariisu

  • @MaxamedAbdi-rv8dm
    @MaxamedAbdi-rv8dm 7 ปีที่แล้ว +3

    alle haw naxariisto
    amen

  • @khayrqabe7497
    @khayrqabe7497 7 ปีที่แล้ว +3

    wiw ale ha u Naxaristo

  • @salmaanahmed8474
    @salmaanahmed8474 7 ปีที่แล้ว +2

    Al fanaan mxd sulymaan

  • @xaalimo
    @xaalimo 11 ปีที่แล้ว +3

    Asal asal Tubeeeeec

  • @adandhagax3314
    @adandhagax3314 6 ปีที่แล้ว +1

    Codkii tubec allow ku naxariiso
    21.11.2018
    Yaa ila dhageysanaya

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson 4 ปีที่แล้ว +1

    Sawirada saaran ayaaba cajiib ah N N korkiisa ha ahaato

  • @fartunali965
    @fartunali965 5 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariiso

  • @fahaddhaylawe8646
    @fahaddhaylawe8646 3 ปีที่แล้ว

    Ax yaa m s tubeec

  • @hamseali6585
    @hamseali6585 7 ปีที่แล้ว +1

    alle ha unaxariisto maxamed saleebaan tubeec

  • @abdiwalihaji5954
    @abdiwalihaji5954 4 ปีที่แล้ว

    Shinbiruhu ciyayaan
    Rahu shalaqda leeyahay@@

  • @osmankulane1525
    @osmankulane1525 5 ปีที่แล้ว +3

    Toloow kabanka yaa sidaas layaab ka leh ugu farayareysanaya, ma Jiim Sh Muumin baa ??? Yaa garanaya? Asxbeey

    • @waayelkajaqafsada7214
      @waayelkajaqafsada7214 4 ปีที่แล้ว

      Baxdo Barwaaqo wa jiim qof kale ma noqon karo

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 3 ปีที่แล้ว +1

      Waqtigan Tubeec labo nin baa inta badan wax u tumi jirey Xasan Gareed iyo Jiim Shiikh, balse sida xarkaha laysu raacsiinayo iyo turukooyinka cajiibka ah waxaan u badinayaa Jiim inuu yahay.
      Cajalkan markaan hayn jirey, heeso badan oon aad loo aqoon oo heeskan Shamso ka mid yahay baa ka mid ah waxaan filayaa inuu igu yiri 80kii dabayaaqadiisii buu ahaa baan jecelahay.

    • @bilebaashi2757
      @bilebaashi2757 2 ปีที่แล้ว

      Jiim sheeq muumin wye waxa sidaan xalada leh u garaacaya kabanka

    • @abdiqaniwiilwaal3351
      @abdiqaniwiilwaal3351 ปีที่แล้ว

      @@waayelkajaqafsada7214 jiim shikh muumin weye allha unaxariisto labadoidaba

    • @Xulkaqaraamka
      @Xulkaqaraamka ปีที่แล้ว

      Jiim sheikh mumin mooye ma Cid kale oo sidan dhiig uga keeni karta jirta AuN dhamntood way dhinten

  • @axmedsaalix7546
    @axmedsaalix7546 4 ปีที่แล้ว

    M.S tubeec.💜

  • @jaamacabdi489
    @jaamacabdi489 4 ปีที่แล้ว

    Waar ninkan waa daa uud xanfar tubeecbaa lagu khaldayaa

    • @bilebaashi2757
      @bilebaashi2757 2 ปีที่แล้ว

      Haku danbaabin waa boqorka codka

  • @adandhagax3314
    @adandhagax3314 6 ปีที่แล้ว

    Waaw