MOHAMED S. TUBEEC DEEQA (QARAAMI)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @yusufmoalim9506
    @yusufmoalim9506 ปีที่แล้ว +2

    Allah SWT dembigiisa ha dhaafo Muxammad Suleymaan Tubeec, heesaagii caanka ahaay ee Soomaaliyeed.
    Waa hubaa inaan fanka, hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliya soo mari doonin qof halkii uu banneeyey buuxin doono.
    Aniga shakhsi ahaan xasuus gooni ah oow igu leeyahay.

  • @muhiyadiinmohamed3415
    @muhiyadiinmohamed3415 5 ปีที่แล้ว +13

    Ereyadii AHN Abwaan Xuseen Aw Faarax Dubbad, Laxankkk Xudaydi iyo Luuqdii Boqorka Codka Soomaaliyeed , Sanadkii 1972

    • @yusufmoalim9506
      @yusufmoalim9506 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid aqoonta aad nala wadaagtay.

  • @ISBADALKAWAYAHA
    @ISBADALKAWAYAHA 7 ปีที่แล้ว +3

    Deeqay damac wanageey kadkaba taan kadoortaay danbiga midaan laheenee kuma deenkaraayee xagey kaadayaayeee
    Mashaa allaah yalah boqorka codka Allaha unaxariisto

  • @diriefarah9742
    @diriefarah9742 6 ปีที่แล้ว +5

    HEESTAN WAXAA LEH ABWAANKII WEYNAA EEBE HAW NAXARSTEE XUSEEN AWFAARAX WAANA 1968

  • @engineerabdi9134
    @engineerabdi9134 5 ปีที่แล้ว

    Woof caleeg heestan waan ka helay markii ugu horeysay we San dhegaystey waxay ahayd 2019

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar ปีที่แล้ว

    Erayadii maxamed cali kaariye

  • @shabcaanawjamac4047
    @shabcaanawjamac4047 8 ปีที่แล้ว +1

    boqorkii codka somaaliyeed maxamed suleeyman tubeec yaa gaadhi karo
    Allaaah yaa rabi ..
    Illaahow u naxariiso

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 ปีที่แล้ว

    Mirihii xuseen aw faarax laxankii xudeeydi codka m.s.tubeec

  • @abdishakourshakti7364
    @abdishakourshakti7364 5 ปีที่แล้ว +2

    Soomalidu Ereyga Qaraami Waxay U Fasirtaan Wax Hore Inu Yahay Lkn Maaha Ereygu Waa Erey Carabi Ah Asal Ahaan Macnihiisuna Wuxu Yahay Wax Jacayl La Xidhiidha waana Qaraam Hablaha musal salada daawada iyo inamada madarasadaha carabiga soo maray way garanayaan lkn dadka badankoodu waxay u turjuntaan Wax qadiimi Ah

  • @sayidcali6028
    @sayidcali6028 7 ปีที่แล้ว +3

    ERAYADII abwaan cali sugule deeqa weeye heesta

    • @xaaDjr
      @xaaDjr 6 ปีที่แล้ว

      Sayid Cali
      Asc, erayada heesta waxaa sameeyey naxariistii Janno Allah siiyee Abwaan C/qaadir Xirsi Yam Yam.

    • @cabdiraxmaancabdillaahi-9
      @cabdiraxmaancabdillaahi-9 5 ปีที่แล้ว +3

      Labada midna ma lahayn. Waxaa lahaa Xuseen Aw Faarax Dubbad.

    • @muhiyadiinmohamed3415
      @muhiyadiinmohamed3415 5 ปีที่แล้ว

      Ereyadii AHN Abwaan Xuseen Aw Faarax Dubbad, Laxankkk Xudaydi iyo Luuqdii Boqorka Codka Soomaaliyeed , Sanadkii 1972

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 7 หลายเดือนก่อน

    Ereyada xuseen aw farax laxanka xudaydi luuqda un tubeec

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 ปีที่แล้ว

    Alle yrxm legend

  • @aamiiking3278
    @aamiiking3278 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waxaa sameeyay axmed aw xasan shide faarax waa abwaan ree arabsiyo ah kuna dhashay waxaa kale oo uu sameeyay onkod rakaad ganbisn

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 6 ปีที่แล้ว +1

    Boqorkii codka Alle ha u naxariisto

  • @DiiwaanLyrics
    @DiiwaanLyrics 13 ปีที่แล้ว +7

    Aawadey billad sharaftii Mohamed Sulaymaan? Waa in si degdeg ah loo helaa Billadda Qaranka Soomaaliyeed halyeygaani

  • @moselege725
    @moselege725 7 ปีที่แล้ว +6

    Heestu daba macaan mahee waa damac wanaag yaan la khaldin si fiican ha loo dhayaagsto boqorka codka

    • @baxnaaanalirobleh7787
      @baxnaaanalirobleh7787 5 ปีที่แล้ว +1

      Mosel Ege
      Muse sorry waa deeqaay dabac wanaageey not damac wanaag

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 6 ปีที่แล้ว +1

    Gabooye saaxiib heestani qaraami maaha waa heesihii qaraamiga aad iyo aad uga danbeeyey waxwalba waa qaraami ha oranina

  • @ShevodinioMohammedAhmed
    @ShevodinioMohammedAhmed 10 ปีที่แล้ว

    ilaah jannadi ha ugu deeqo aamin aamin aamin.

  • @osmankulane1525
    @osmankulane1525 6 ปีที่แล้ว +2

    Deeqooy dabac wanaageey
    Dadkaba taa kadoorter
    Danbiga taan laheynee
    Xageen kaa helaa

  • @ismaelmtubeec2779
    @ismaelmtubeec2779 7 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariizto aamiin

  • @mohamednoor1937
    @mohamednoor1937 8 ปีที่แล้ว

    allah ku naxriisto all islam

  • @azizleeroy9965
    @azizleeroy9965 11 ปีที่แล้ว

    shalemo ceel gaab deeqa i see u in buurka bracko cadow dabow macaney

  • @shamsaabdirahim4114
    @shamsaabdirahim4114 6 ปีที่แล้ว

    Illhow kuu naxariiso

  • @mohamednoor1937
    @mohamednoor1937 8 ปีที่แล้ว

    alllah yaa rahmaa

  • @azizleeroy9965
    @azizleeroy9965 11 ปีที่แล้ว +1

    funny to me i grow up ceel gaab buurka mracko cadow dabo macan this soung 2me let me ride in back hole dabo macaan

  • @ismaelmtubeec2779
    @ismaelmtubeec2779 7 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariizto aamiin