cajabeey cajiib | cajabeey cajiib kaban | cajabeey cajiib lyrics | cajabeey cajiib hees | tubeec

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • Heesta: cajabeey cajiibeey
    Erayda : Abwaan Hadraawi
    laxanka: c/kariin Jiir
    Luuqda: maxamed s tubeec
    Lyrics: DHUGMAAL LYRICS
    ERAYDA HEESTA
    Cajabeey Cajiibeey,
    Cawo iyo ayaney
    Caqliga xadesa
    “Sida geed cal iyo buur
    Carro hodan ku yaalloo
    Cokanoo irmaanoo
    Dhirta kale ka caynoo
    Hoobaan casuuslihi
    Laamaha cuslaysoo
    Ubaxuna tin iyo cidhib
    Kaga dhigay cabaadhyoo
    Dusha sare caleentii
    Cidhifka isla gaadhaad
    Biyo wada cabteenoo..”
    Hormada Labaad.
    "Cad waxaad wadaagtaan
    Dhulka oo cagaarloo
    Cosobkii is gaadhoo
    Cagta meel la saaroo
    La cuskado lahayniyo
    Fiid cawl horaantii
    Cirka oo daruuruhu
    Ku dhigeen canjiidoo
    Dayixiyo cadceedduna
    Cidhifyada ka joogaan
    Sagal caasha saaraad
    Biyo wada cabteenoo.”
    Hormada Saddexaad
    “Sida faras cag fududoo
    Cadda horror yaqaannoo
    Gulufkiyo colaadaha
    Ninka lihi cad goostaa
    Ragu kuu cugtamayaa.
    Cimri dherer hadhkaagaan
    Riyo kula caweeyaa.
    Culimada jacaylkee
    Cawdayda goysee
    I cadaadinaysaay
    U calool nuglaadaa
    Biyo wada cabteenoo…”
    Gunaanad
    “Hadaan lay cadaabayn
    Rabi ii cadhoonayn
    Dadku inu ku caabudo
    Madawgiyo cadaankuba
    Ku caleemo saartaan
    Sow kuma canaanteen!”
    #dhugmaal_lyrics #tubeec

ความคิดเห็น • 99

  • @CabdilaahiMohamed-x8w
    @CabdilaahiMohamed-x8w 4 หลายเดือนก่อน +15

    Amintu Waa 4:23 Casarnimo,12/09/2024 , Meesha Hargeisa Wxaa Da,aya Roob Aan Nusqaan lahayn daaqadaan Taaganahy Oo An Daawanayaa Quruxda Nimcada
    Waxaana ii Daaran Heeskan Ay Iska Kaashaqadaan Labadi Legend Alle Ha u Wada Naxariistee Abwaan Maxamed ibraahim Warsame Hadraawi io Boqorkii Codka Maxamed Saleebaan Tubeec

    • @Upth8kani
      @Upth8kani 4 หลายเดือนก่อน

      Nimcada ilaahay ugu mahadnaq heesahana?wakhtiyo kle

  • @RadioAayoAayo
    @RadioAayoAayo ปีที่แล้ว +34

    Waan kuu ducaynayaaye rabigey hakaa dhigo mid janada gurigiisii loogu diyaariyey, Alloow kuu raxmo, walaal soomaaliyeed oo lajecelhayahay ayaad ahayde 🤲

  • @KhadarDoob
    @KhadarDoob ปีที่แล้ว +4

    Rabi godka ha kuu nuuro🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲aamiin aamiin ilaahayoow u naxariisto 🤲🤲🤲🤲

  • @AbwaanindhoJacayl
    @AbwaanindhoJacayl หลายเดือนก่อน +3

    Laxanka maxamed saleebaan tubeec boqorka codka erayada maxamed ibraahim warsame hadraawi kaban mcn ustad jiim shiikh muumin

  • @abdirahmandahirmohamud6193
    @abdirahmandahirmohamud6193 23 วันที่ผ่านมา +2

    Gees ka gees, waxa kaliya oo ay soomalidu isku raaday waa Boqornimada Tubeec. Alle jannaadkiisa hakugu casumo.

  • @xasanxasaasi7261
    @xasanxasaasi7261 ปีที่แล้ว +2

    alle ha unaxariisto wllhi aduunka tariikh ayuu uga tagay janada alle haka waraabiyo😢😢

    • @warsameahmedamalle4667
      @warsameahmedamalle4667 ปีที่แล้ว

      Aan dhammaantood u duceyno: Maxamed, Maxamed, Xasan, Cabdulkariim iyo dhammaant intii dhimatey! Fadlan u duceeya, halyeeyada fankayaga. Dad baa kula colloobey, iney heesaan, qaar baa habaarey, qaar baa baahi iyo dhib ku eegey. Annaguna erayadoodii, laxankoodii iyo codkoodii ayaan ku raaxeysaneynnaa. Allaow meel qabow gee-dhammaantood.

  • @faadumocumar6710
    @faadumocumar6710 ปีที่แล้ว +3

    waaw esh calaa hees alle qabriga haku nuuro

  • @nickal2018
    @nickal2018 ปีที่แล้ว +9

    Allaha ha u naxariiso boqorkii codka iyo abwaanki erayada lahaa indheergaradki faylasuufki somalida Hadraawi.

  • @abdikadersalad9737
    @abdikadersalad9737 24 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay ha unaxariisto qabrigana ha u nuuro amin

  • @KingBkKing-cs5du
    @KingBkKing-cs5du หลายเดือนก่อน +1

    31/12/2024 sanadka cusub waxa kadiman sacado sacadu waa 18:30 galab nimo jawi dagan alxm Allah haunaxaristo boqorki codka, abwan xadraw, jiim mumin daman 🤲🤲🤲🤲🤦‍♂️

  • @xasancabdi1267
    @xasancabdi1267 ปีที่แล้ว +4

    illaahay Hawnaxariisto Naxariistii Jano illaahay Haka Waraabiyo Boqorkii codkee soomaaliyeed

  • @CadananCabdi
    @CadananCabdi 8 หลายเดือนก่อน +6

    Allah.ha.nu.naxa.riisto.tubeec.hadraawi.iyo.wixii.umada.nabiga.n.n.k.h.kusaliya.nabiga

  • @HaboonOmar-cn9qc
    @HaboonOmar-cn9qc 2 หลายเดือนก่อน

    1 12 2024 anoo kujiro waqti fican allaha unaxariiisto tubeec iyo abwaan hadraawi

    • @Muabarakbashiir0
      @Muabarakbashiir0 หลายเดือนก่อน

      8 bisha ban anna so boqday anoo jawi dhexe ku jira❤

  • @Suheiploma
    @Suheiploma 4 หลายเดือนก่อน +2

    Amintu 2:16 Habenimo Waxan JooGa Burco Waa HabenKaN Qatey Go’aaanka Ka Tagiida AFricaa Hadan NoLado Dibaaan uu dawan insha alla SapaaDna Wan vadhiga Dukanki yara❤️

  • @muusemasheye6117
    @muusemasheye6117 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allha u naxariisto fanaan wayn oo cod macaan ayuu ahaa

  • @meekmiil5115
    @meekmiil5115 4 หลายเดือนก่อน

    Poqorka codka ❤
    Aun maxamed saleebaan tubeec🙏

  • @xasancabdi1267
    @xasancabdi1267 ปีที่แล้ว +4

    Eesh Calaa Hoobaliintii Waapari Oo Dhami Waxay Ahaayeen Mucjisada Fanka illaahay intii dhimatay Hawnaxariisto Dhamaan Fanaaniinta Soomaaliyeed

  • @AbdulahiXareed
    @AbdulahiXareed 2 หลายเดือนก่อน

    Rabi godka kuu nuuro saamiin ❤❤❤ilaahayoow u naxariisto❤❤❤❤❤❤

  • @ismaciilaxmednuur6900
    @ismaciilaxmednuur6900 ปีที่แล้ว +4

    Cod mcn iyo kaban dhadhan gooniya u yeelaaya heesta cajiibey cajiibey
    Mahadsanidiin Dhugmaal Lyrycs

  • @Sharmaake-Ali
    @Sharmaake-Ali หลายเดือนก่อน +1

    Illaya yarxma Mohammed saleebaan tubeec

  • @AbdulahiXareed
    @AbdulahiXareed 2 หลายเดือนก่อน

    Kabanka waa great ama Jim ahkh mucjisadi❤❤❤ 💯💯💯💯💯💯💯 ❤❤❤

  • @mohamed-dx8lr
    @mohamed-dx8lr ปีที่แล้ว +2

    Kabanka waa great ama Jim shkh mucjisadi fanka

  • @ikraankayse4262
    @ikraankayse4262 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku naxariisto aamiin

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad2876 3 หลายเดือนก่อน

    Halabuurihii, mu' fakirkii, saaxiibkii dareennada, aqoonyahankii, dhaqanyaqaankii, deegaan yaqaankii, Ilaah yaqaankii; simply Hadraawi.

  • @RoobleMuxumud-w9g
    @RoobleMuxumud-w9g 2 หลายเดือนก่อน +1

    Okye wye sxp😂😂

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii ปีที่แล้ว +1

    GORMAD DAg DAG

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 หลายเดือนก่อน +2

    Cajebey cajiibeey
    Cawo iyo ayaaneey
    Caqligaad xadaysaa❤
    Innaba caadi ma'ahan heestan runtii kama daalo dhageysigeeda💯
    Ereyadii Abwaankii abwaanada Maxamed ibaraahim Warsame Hadraawi iyo boqorkii codka Maxamed Saleeebaan Tubeec ilaahay ha u wada naxariisto.
    21 / December / 2024 1:20 am

  • @HasanabuukarYuusuf
    @HasanabuukarYuusuf 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hadraawi alle ku naxaris

  • @ugaasmedia7987
    @ugaasmedia7987 ปีที่แล้ว +5

    Cajabeey Cajiibeey hees macaan
    Codkii AUN-Tubeec
    Ereyadii AUN-Hadraawi
    Laxankii AUN-Cabdikariin Jiir
    Kabankii -xasan Great

  • @kheyrducaale4634
    @kheyrducaale4634 ปีที่แล้ว +3

    Cawa iyo ayaanay

  • @YasiinAxmed-z4o
    @YasiinAxmed-z4o ปีที่แล้ว +1

    Boqokii.codka.allahhaunaxaristo

    • @KhadarDoob
      @KhadarDoob ปีที่แล้ว +1

      Alaahaw u naxariiso tubeec iyo abaan hadraawi❤❤❤

  • @DaudcabdiCaref
    @DaudcabdiCaref 4 หลายเดือนก่อน

    alaah hu u naxariisto aamin❤😊

  • @hassenheiro4
    @hassenheiro4 18 วันที่ผ่านมา +1

    Cajabeey cajiibey
    Cawo iyo ayaaney
    Caqligaa xadeysaa
    19 janvier 2025

  • @waabaridhagajuun
    @waabaridhagajuun 3 หลายเดือนก่อน

    Marka laga soo tago boqorkii codka Tubeec, halabuurnimada abwaankii waynaa ee Mohamed ibrahim warsame Hadraawi, waxaa heestaan xidigaha geeyey Musician kii Gitaarka Tumayey, farshaxamayste heer caalami ah buu ahaa

  • @SuhaybHagaa-i5z
    @SuhaybHagaa-i5z 2 หลายเดือนก่อน

    Waa 2:22 habeenimo taariikhdu waa 12/11/2024😢

  • @MugdiGude
    @MugdiGude 3 หลายเดือนก่อน

    Hadan lay cadabayn rabi ii cadhoonayn😢

  • @abdirahmanwehliye368
    @abdirahmanwehliye368 ปีที่แล้ว +22

    Hadraawi (the philosophy), Tubeec ( the king) and Jiir (the miracle) heestaan waxey kulansaty wixi rag ahaa oo dhan ilaahow unaxariiso dhamaantood

    • @SumayaBishaar-123
      @SumayaBishaar-123 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin yaa rabbi🤲

    • @maxamedshugri9296
      @maxamedshugri9296 ปีที่แล้ว +1

      ​@@SumayaBishaar-123😮😮😮😮😮😅4😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

    • @YasiinAxmed-z4o
      @YasiinAxmed-z4o ปีที่แล้ว

      Waaruntaa.qali

  • @mahdifarah6554
    @mahdifarah6554 8 หลายเดือนก่อน

    Waayo waayo❤

  • @RoobleMuxumud-w9g
    @RoobleMuxumud-w9g 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ 3:24

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 ปีที่แล้ว +1

    All😢Allayaraxma mistar TupeeeC

  • @CawilXaashi-t6p
    @CawilXaashi-t6p 4 หลายเดือนก่อน

    Waa hamayn waxaan joogaa galkacyo waxaan dhageYsanayaa hamayn jamcaa 26/9/2024

  • @CabdilaahiRashiid-jm2ji
    @CabdilaahiRashiid-jm2ji 11 หลายเดือนก่อน

    Sida faras cagdudoo cada orayaqaanoo

  • @ClrisaaqYuusuf
    @ClrisaaqYuusuf 8 หลายเดือนก่อน

    Alah hawnaxaristo nin culus

  • @abwaantuulane1558
    @abwaantuulane1558 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dhirta kale kacaynoo waayi

  • @RoobleMuxumud-w9g
    @RoobleMuxumud-w9g 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @zuhayptechcusub2800
    @zuhayptechcusub2800 ปีที่แล้ว +3

    Cajabey cajiib

  • @XawoCabdirisaaq
    @XawoCabdirisaaq หลายเดือนก่อน +1

    wowowowowowowowowo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @CiiseCeeyrow
    @CiiseCeeyrow ปีที่แล้ว +2

    20/11/2023

  • @khadargatitoaxmed6002
    @khadargatitoaxmed6002 ปีที่แล้ว +1

    Alahaunaxariisto

  • @QamadeyAhmed
    @QamadeyAhmed 9 หลายเดือนก่อน +1

    4:33

  • @mohamedsmailhydar7102
    @mohamedsmailhydar7102 ปีที่แล้ว

    ❤ More than what I can say ❤

  • @AbokorMaxamed-z5y
    @AbokorMaxamed-z5y หลายเดือนก่อน +1

    1000

  • @AbdulahiXareed
    @AbdulahiXareed 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CnajiibCnajiib
    @CnajiibCnajiib 4 หลายเดือนก่อน

    Wa sx boqorka codka ino yhy blse mnta s murti dyo mdkle h sheen

  • @abdisamater3260
    @abdisamater3260 ปีที่แล้ว

    may Allah have mercy on him insha'Allah

  • @SafaKhdar
    @SafaKhdar 5 หลายเดือนก่อน +1

    Alehawnaxariistro

  • @RoobleMuxumud-w9g
    @RoobleMuxumud-w9g 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂❤❤

  • @munaahmed2712
    @munaahmed2712 หลายเดือนก่อน +1

    21/12/24❤

  • @SharmaakeshiikhXasan
    @SharmaakeshiikhXasan หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤

  • @Khaliil123
    @Khaliil123 ปีที่แล้ว

    06/11/2023 23:15 in Accra, Chana

    • @IlwaadAbdurashiid4631
      @IlwaadAbdurashiid4631 ปีที่แล้ว

      15/11/2023 8:33 Mogadishu

    • @Khaliil123
      @Khaliil123 ปีที่แล้ว

      ​@@IlwaadAbdurashiid4631 Allah ha xafido Mogadishu iyo dadkeeda.
      Iminka ayada jooga.
      13/12/2023.

  • @ceebla82
    @ceebla82 10 หลายเดือนก่อน

    Tubeec🙏

    • @beenmasheegechannel4201
      @beenmasheegechannel4201 5 หลายเดือนก่อน

      Maad fadhida cawa

    • @ceebla82
      @ceebla82 4 หลายเดือนก่อน

      @@beenmasheegechannel4201Haaa😅

  • @feysalomar8336
    @feysalomar8336 10 หลายเดือนก่อน

    M,a❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiAadansamatar
    @CabdiAadansamatar 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @rizack_jalato
    @rizack_jalato ปีที่แล้ว

    Tubeec❤❤

  • @Xasanali-f7k
    @Xasanali-f7k 3 หลายเดือนก่อน

    ɪʟʜʏ ʜᴀ ᴜɴᴀxᴀʀɪsᴛᴏ😢

  • @DhismoPrideC
    @DhismoPrideC 14 วันที่ผ่านมา +1

    2025

  • @warsameahmedamalle4667
    @warsameahmedamalle4667 ปีที่แล้ว

    Saaxiibeyaal laxanka waxaa heeska u sameeyey, Allaha u naxariistee, abwaankii weynaa, Xasan Sabriye Afrax "Gareed".
    Allaha u naxariistee Abwaan Cabdulkariim Faarax Qaarey "Jiir" sidan ogahay, wuxuu boqorka u sammeyey hal hees, kaasoo "Difaac" la yiraahdo, oo ay la qaaddo allaha labadaba u naxariistee: "Khadra Daahir Cige"

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii ปีที่แล้ว

    Easton. DHOG. MALEY

  • @Axmed-v8i
    @Axmed-v8i 4 หลายเดือนก่อน +1

    2024 22 09 ndola dalka tansania

  • @MalyunMohamed-wy7yf
    @MalyunMohamed-wy7yf 9 หลายเดือนก่อน

    Malyuuu

  • @Hassanabdi-sm9ch
    @Hassanabdi-sm9ch 7 หลายเดือนก่อน +2

    Laakiin heestu waa dambi sidey ila tahay

  • @ISRASciid
    @ISRASciid ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢

  • @Caanimo_marabi
    @Caanimo_marabi 3 หลายเดือนก่อน

    2025❤

  • @CiiseCabdulaahisiliki
    @CiiseCabdulaahisiliki ปีที่แล้ว +1

    Oky

  • @cabdiraxiinmaxamed6589
    @cabdiraxiinmaxamed6589 ปีที่แล้ว

    18/8/2023
    ...........

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii ปีที่แล้ว

    Majira Soir maal

  • @KhadarCabdi-y9f
    @KhadarCabdi-y9f 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed siciid

  • @AbdirizakDigaale
    @AbdirizakDigaale 11 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @ishqiahmed5441
    @ishqiahmed5441 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤

  • @AxmedCabdinasir-g2d
    @AxmedCabdinasir-g2d หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @kheyrducaale4634
    @kheyrducaale4634 ปีที่แล้ว +2

    22/08/2023

  • @JiirAdan
    @JiirAdan หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤

    • @JiirAdan
      @JiirAdan หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂❤