Barnaamijka Boqol Sheeko Iyo Sheeko Qaybta 1-aad Ee

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ส.ค. 2019
  • Waad Ku Mahadsan Tahay Sidaad Ugu Xidhan Tahay Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland

ความคิดเห็น • 97

  • @thestrongperson519
    @thestrongperson519 4 ปีที่แล้ว +38

    WAYEEL WAX WEYDII "MAXAMED CALI WAJI" wx bdn ayaan kaa faaidney adeer hadaanu nhy dhalinnyarta somaliyeed
    Rabi wxn kaaga baryayay cimri dharar iyo cfimaad qab❤❤

  • @hafsayurub9392
    @hafsayurub9392 4 ปีที่แล้ว +11

    Maasha Allaah maxamed xasan cali weji allaah cimrigaaga ha kuu barakeeyo insha Allaah

  • @hamsearnav1258
    @hamsearnav1258 4 ปีที่แล้ว +8

    Alle ha xafido adeer nasrigi ILAAHAY baa iman

  • @sahalsagal858
    @sahalsagal858 4 ปีที่แล้ว +4

    Allaha cimriga kuu siyaadiyo aabaha soomaaliyeed

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 ปีที่แล้ว

    topp waa sheekooyin wacan

  • @abdullahimohamed4453
    @abdullahimohamed4453 4 ปีที่แล้ว +1

    Profff waji alle haku dhowro

  • @Quranly
    @Quranly 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal playlist u gaar ah usameeya dherkooyinkaan. Si fufud si aan u daawano ayagoo isku xigxiga🙏⏸️⏪⏩

  • @maankaofficialchannel7776
    @maankaofficialchannel7776 4 ปีที่แล้ว +1

    mshaa allh maxamed cali waji ilhy madaxaaga haraajoyo

  • @kahiyeyare554
    @kahiyeyare554 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah
    Mxd cali waji

  • @cabdimaaliksiciid6806
    @cabdimaaliksiciid6806 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah wariye waji ala haku xiftiyo runtii kamaba daalo dhagaysigaaaga noolow masuul noona soobadi sheekoyinka

  • @ajabnino9577
    @ajabnino9577 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah macalin allah cafimadka iyo cimrigaba haku barakeeyo ❤️

  • @mubarigcaydid5524
    @mubarigcaydid5524 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashlha agasime m.weji nin kudaysho mudn

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 ปีที่แล้ว +6

    Walaahan waan ku qoslay.

  • @aminasaid1843
    @aminasaid1843 4 ปีที่แล้ว +4

    hahahahah waa sheko qosolbadana❤❤💚♥️💜♥️🌹🌹♥️♥️❤💜💚

  • @khaalidkhadar3615
    @khaalidkhadar3615 4 ปีที่แล้ว +6

    Ma ninka sidan uxikmada nadan la cunsuriyadeeyaa 😓😭😢

  • @dhigaaltv7437
    @dhigaaltv7437 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah waa dhigane dhaliiltiran oo dhankastaba dhamays tiran mahadsanid adeero

  • @hanadjama8732
    @hanadjama8732 4 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha Allah

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha i naxariisto maxamed cali weji

  • @MohamedAhmed-et9oq
    @MohamedAhmed-et9oq 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @halooyelochannel9798
    @halooyelochannel9798 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaaah

  • @youngash6411
    @youngash6411 4 ปีที่แล้ว

    Thank you walaal

  • @hasanbile1756
    @hasanbile1756 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah masul sare mahad sanid in bdn

  • @browndaha2907
    @browndaha2907 4 ปีที่แล้ว +1

    ninkani waa cajiib radio hargeysa ayaan aad ugu dhageysan jirey waa sheekooyin xiisa badan ayuu ka soo deyn jirey

  • @mohamedirran7390
    @mohamedirran7390 4 ปีที่แล้ว +4

    Suxufi rugcadaayah mxd ali waji balanta hala illaaliyo saqajanimada halayska dhaafo waa dardaaran fcn

  • @almadaniproduction2804
    @almadaniproduction2804 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @browndaha2907
    @browndaha2907 4 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah

  • @salmanosman6066
    @salmanosman6066 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw m.a

  • @ADIRAHIM.JAMA123
    @ADIRAHIM.JAMA123 4 ปีที่แล้ว +2

    Mohamed ali waji wariya taariikh ku leh soomaalia

  • @shaafitube4531
    @shaafitube4531 2 ปีที่แล้ว

    M.alaah ana hadaan saxafada kusoo wajahanay alle halkaad joogto iyo meel ka wanaagsan ha i geeyo
    Adna cimri dherer caafimaad taama haku siiyo wllhi aadbaan uga helay sheekooyinka noocana
    Insha alla ka ku bedeli doona waa aniga

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay caafimaad iyo cimreer cibaado suuban haku abasl mariyo mansha alaah

  • @caashaibraahin5029
    @caashaibraahin5029 3 ปีที่แล้ว +1

    buugA halkee laga helaaaaa

  • @deeqacaydiid9636
    @deeqacaydiid9636 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sheeko macaan

  • @yuusufaxmed7939
    @yuusufaxmed7939 4 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah

  • @saidismael2888
    @saidismael2888 4 ปีที่แล้ว

    Maxamed Cali Waji qofaan dar illaahay ujeclahay

  • @indheergaradchannel3269
    @indheergaradchannel3269 4 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed wxaan kaa sodsanaynaa inaaq bookta aqoonta wax tarkale aan noosoo turjonto

  • @wllyuukeyofficial5150
    @wllyuukeyofficial5150 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah 🤲🥰🥰🥰

  • @suleimanmohamud9796
    @suleimanmohamud9796 4 ปีที่แล้ว

    Masha'allah odi xikmad usaxib ah

  • @axmednuur6780
    @axmednuur6780 3 ปีที่แล้ว

    Msh allah llaah ku dhowro

  • @kingkasdaarali8771
    @kingkasdaarali8771 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekoyinkagu way soo noqnoqdan sheekooyinkan dhawr marbaa laga qabtay plz sheekoyin cusub ugudub

  • @eidziyad6889
    @eidziyad6889 3 ปีที่แล้ว

    Waan ka helay

  • @mohamedmilner5904
    @mohamedmilner5904 3 ปีที่แล้ว

    AllE cimRiGaGa HaKu LaBa LaaBo

  • @suldaansudaysicumar
    @suldaansudaysicumar ปีที่แล้ว +1

    SHEEKO GAABAN

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 4 ปีที่แล้ว +6

    Waa xigmaawi geesiya aftahana lkn lanool bulsho dhimaada oo wadaad iyo waranleba nijaasaysan qalbigooduna cunfi caado xunle ninkaasi waxii uu mudnaa ma kaheelo lkn qabiiil iyo nijaasta awgeedbaa halkaa dhigtay zxb

    • @thestrongperson519
      @thestrongperson519 4 ปีที่แล้ว +1

      Hey😱mxd kubhdleysaa wllo.
      Ma ogid miyaa inuu imankuba yhy yaqiinta alle.
      Waji waa wayeel wx grda qabiilna kliya maahan ee umada oo dhn buu wayeel u yhy

    • @suleimanmohamud9796
      @suleimanmohamud9796 4 ปีที่แล้ว

      Macalinka barnamijka wuxuu ku soo kunanuday saqajanimada haa la iska dhafo ma ficne haye marka

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 4 ปีที่แล้ว +5

    Ninkan wa nin qoraa weyn ah oo cilmiyeeysan

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahsanid

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn ปีที่แล้ว

    Gaalo garigaa ugu xasisanaa oo marakibta dadka ogashaqeyaa lacagta hori umasiyo markey dhor bil isasogarto buu katuri isago xirxiran siuu cAdba mar ugo oo kaamil looarkin qofka lana aqonsanin ilen med makubaryo bada wey sotufta dadkuna xebaha waxay karadiyaan xaarka nibiriga oo cabar looyaqaano galada udhigtay inuyahay canbarta xarkis ahen macquul ilen xayawanada kale xarkoda lama arko ciyalkodaa la arka sida qubada

  • @aroormedia
    @aroormedia 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkkkk saqa jaanimada halayska jiro.

  • @asiyaahmed4069
    @asiyaahmed4069 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂saan u qosolayay ayaan seexday

  • @maankaofficialchannel7776
    @maankaofficialchannel7776 4 ปีที่แล้ว +1

    😁😁😁😁😁

  • @ahmeddeeqdko2258
    @ahmeddeeqdko2258 4 ปีที่แล้ว +2

    Aad ayan uga helnay barmamujkan cusub ee sheeko gaaban slntv

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 4 ปีที่แล้ว +2

    Mohamed Ali waji nin culus aad bad umahadsantahay wan ka helay sheekoyanka so badi sheekoyinka kkkk

  • @mursalwadani8352
    @mursalwadani8352 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllahi waasheeko sheeko dhaaftay😅😆🤣 hadaa saqajaan tahay midhaa laguma cafiyo😅🤣😅😆

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 ปีที่แล้ว +4

    Xigmad weeye

  • @mohamedabubakar2174
    @mohamedabubakar2174 4 ปีที่แล้ว

    Buug a halkee laga helayaa wll

  • @SalMan-nr4qv
    @SalMan-nr4qv 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @adoontialleinaartan2843
    @adoontialleinaartan2843 4 ปีที่แล้ว

    Cjib shekada danbe ba ka helay 👌😂😂

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +1

    Burtinle iyo Nugaal iyo
    Bayliyo Daroor iyo
    Badda xeebaheediyo
    Ninkii bari guntiisiyo
    Boosaaso joogoo
    Ku bariistay Xafuun
    Boowow anaa iri
    Boodhaadhi aan jirin
    Ballan aan fulayn iyo
    Boqorkii dadkaan ahay
    Burcadnimo ma waayaa?

  • @samiraabdullahi2587
    @samiraabdullahi2587 4 ปีที่แล้ว +1

    Hdaba was nagu dhereysay

  • @qalinaciimaaadan3401
    @qalinaciimaaadan3401 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalh ❤️❤️👏👏

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 4 ปีที่แล้ว +3

    Waji ow dadkan har awel ama yosio wexa aqris waanu kalla quusaney ka daalin, qebyaaled ayey ka jecel yihin

    • @Hargeysa
      @Hargeysa 4 ปีที่แล้ว +1

      Malaa adaaba u baahan in wax akhris dib laguugu dhigo, waad bawsanaysaa lool

    • @fadxicalimaxamuud4748
      @fadxicalimaxamuud4748 4 ปีที่แล้ว

      Maansha allah

  • @fadximohamed772
    @fadximohamed772 4 ปีที่แล้ว

    Lkn madaxaa soo noqday waa mala awaal balse runtii waa qoslay

  • @alexaderpatokorukaadshe6779
    @alexaderpatokorukaadshe6779 4 ปีที่แล้ว

    Waayeel wax weydii

  • @Stoover_capon
    @Stoover_capon 4 ปีที่แล้ว

    yaa garanaya booga xagee laga helaa

  • @geesihanad2877
    @geesihanad2877 4 ปีที่แล้ว

    Sheeko way badante sheekadani gaabane reydhyowga sharafti ku sii dara inta kale

  • @ajabnino9577
    @ajabnino9577 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @muzcapismael7476
    @muzcapismael7476 4 ปีที่แล้ว +1

    Shul ama shal

  • @jimcaaaleupdiyare-kb6lt
    @jimcaaaleupdiyare-kb6lt 2 หลายเดือนก่อน

    kjj

  • @cabdilaahiyusuf9060
    @cabdilaahiyusuf9060 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Xawalo lawardiyeeynayo dibada iguhoreyso malin hadi la agmarayo hadhex marina nala dhihi jiray lamana agdagi jirin xafado iska agdagan bos iyaga kabanan kuduga banan cidi dhex marta cidi kalexata dhaqankeda sidusiya ina kukaladuwanano marka soogarno xabalaha suqa markausocono cid dhex marta cidina kawaregsata jidbanan fiirsata hadana markayaren sheko xabasha afkeda qaar kamid dhex waregtaan habeenki qeyli hata duurka laga maqlo waa waxas eeyleyihin waxa maxaway waa wax afkoda dab kabaxaya xabalaha ka agdhaw

  • @sharmakeadan990
    @sharmakeadan990 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah 💖💖💖💖💖🕋🕋🕋🕋🕋🇸🇴🇸🇴

  • @abdifabregas7334
    @abdifabregas7334 4 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ugu horen Mr waji lkn fadlan hakala saarin somalida
    Maamulka somaliland un ku ekey dal ma uusan gaarine still Somalia aye kamid yihin
    One love somaliweyn

    • @skrtube237
      @skrtube237 4 ปีที่แล้ว +2

      Kkkk Maxaa ku daaray maad riyoonaysaa waxaad qoraysaa wuxuu yahay ma garanaysaa horta

    • @Hargeysa
      @Hargeysa 4 ปีที่แล้ว +2

      Soomaali horay u kala tagtay adeer, sidaan u arkona imminka isku soo noqon maysee, aqalkaaga dhiso oo adkayso kayga waxba ha u soo hanqal taagine.

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +2

      Laangaab ayaad tahee Somaliland hore ayaa u socotay ee shame on ya

    • @Hargeysa
      @Hargeysa 4 ปีที่แล้ว

      @@mahamedaden7237 Laangaabkaa malaa wax kalay u yaqaannaan. Loool
      Anoo markaa hurdo ka soo kacoon koobkii shaaha ahaa ku dhufan baan arkay comment koo inay aniga u socotaan u qaatay. Halkanaan qaara weyn kala doo boodoo, qaw kaga siidaan idhaan is qabtay. Qodhiyoxero show qoraalku qof kaluu u socday, Qaadirkaan qaldamine, horta waan ku qatali gaadhoo dirqi baad ku baxday kolkaasaa anna lay qafaali gaadhoo, askarki yaroo intuu qaad ka dhargay, qoriguu sitay qaadi kari la oo qaadiraysani i qaban gaadhay! Marraa waaxid, sadaqaan ku baxsannay.wa salaamu calaykum.

    • @abdifabregas7334
      @abdifabregas7334 4 ปีที่แล้ว

      @@mahamedaden7237 haye Laan dheerow sorry
      Walee Emirate iyo oromo dal kaama dhigaan

  • @cabdihani5314
    @cabdihani5314 3 ปีที่แล้ว

    Wewrw

  • @abdikhanog131
    @abdikhanog131 4 ปีที่แล้ว

    waxa la edhaada “greek mythology” wa khiyaali oo aan run ku saabsayn, beeno ay ku faanaan weyaan

  • @datorhem4529
    @datorhem4529 2 ปีที่แล้ว

    shit somalidu ninkan ama odeygan haday madaxweyn ka dhigan lahayen somalia barwaaqo bay noqon laheed lakin somalidu waxay madaxweyne ka dhigtan farmajo oo duli ah ama somalidu waxay sheikh ka dhugtan umal ama shibili oo munafiqin ah

  • @dhigaaltv7437
    @dhigaaltv7437 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah waa dhigane dhaliiltiran oo dhankastaba dhamays tiran mahadsanid adeero

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 ปีที่แล้ว +4

    Xigmad weeye

  • @maimunismail6365
    @maimunismail6365 4 ปีที่แล้ว

    Kkkk