Barnaamijka Koton sheeko iyo sheeko|| maxamed xasan cali waji || SomNews Tv || 11.12.2017

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Somali News Tv Waa Wehelka Bulshada ku Xidhnow Mar Walba
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ☼
    TVSomNews/www.somnews.tv/

ความคิดเห็น • 51

  • @abuubakarmohamed6910
    @abuubakarmohamed6910 6 ปีที่แล้ว +13

    Intee ka helnaa buuga 50 Sheeko iyo Sheeko

  • @doubled8677
    @doubled8677 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed cali waji
    Geesi somalilander ah landheere bugaaga wuu iga iibsan yahay
    Ilahay cimriGa hakuu dheereYo

  • @simansaida5677
    @simansaida5677 3 ปีที่แล้ว

    Walee waa inaan gataa buuggaan ❤ Xigmad iyo maado ka fiican ma maqal. Mahadsanid M A Waji ❤ 🤍 💙

  • @BlueSky-hn2rx
    @BlueSky-hn2rx 4 ปีที่แล้ว +4

    I love this guy’s stories.

  • @axmeddhereye957
    @axmeddhereye957 4 ปีที่แล้ว +6

    Alleh Ha ku dhowro Adeero☝️♥️🙏

  • @dr.mokhtaryousuf1807
    @dr.mokhtaryousuf1807 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa wacyigelin dhugta oo dhawrta xoolihiina every short story of this man talks about me really about every man

  • @fahadhamud2822
    @fahadhamud2822 6 ปีที่แล้ว

    Maxamed cali waji waa legend kamid ah soomaalida haybadda iyo hibodaba leh alle haku sharfo.

  • @noorjimale5101
    @noorjimale5101 6 ปีที่แล้ว +3

    Viva hoyo mcn! Waa shekoyin mcn iyo wariye ruug cadaa ah!!!lkn part part u sameeya sida 123 hadii kale mid aad dawatay iyo mida kale waad Ku wareysaa hhh

  • @asliyusuf2097
    @asliyusuf2097 4 ปีที่แล้ว

    M.a Alle khayr haku siiyo adeer

  • @libanhassen7386
    @libanhassen7386 6 ปีที่แล้ว

    Dhaman bahda somNews waan hanbalyaynaya wariyaha wayn ee M.A Waji aadban uga mahad celinaynaa sheekooyinkiisa waxanse TV gan ku dari lahaa talo barnaamijkani waa barnaamij madadaalo si ay shekada xiisaheedu u sii macaanato qosol gunaanad uga dhiga sheeko kasta dhaxtal yarna u sameeya mahadsanidiin waa walaal kiin Libaan Shaadiro

  • @muhyodiinabdi3721
    @muhyodiinabdi3721 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxed waji barnamijkiisa aadbaanu u dawadaa wana taaageraa

  • @kahinibrahim7866
    @kahinibrahim7866 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow u naxarisi hoyoyinka dhaman dambigodana dhaaf say aamiin yaa naas

  • @hagechannel2211
    @hagechannel2211 4 ปีที่แล้ว

    wllo buuga pdf ma ku helayaaa

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 4 ปีที่แล้ว

    Mohamed cali waji waa nin ay xigmaddi fadhiido.
    Hambalyo waji.

  • @amalhabiib1064
    @amalhabiib1064 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah maxamed cali waji walhi wa wariye qaliyaa masha Allah somalilandr

  • @dhacdooyinkadunidadaafahed3145
    @dhacdooyinkadunidadaafahed3145 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh shekoyin xiso leh wariye waji

  • @ciisexayaata6161
    @ciisexayaata6161 4 ปีที่แล้ว +2

    Viva waji

  • @amalhabiib1064
    @amalhabiib1064 4 ปีที่แล้ว +2

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin hoyo macan

  • @nagibmomer
    @nagibmomer 6 ปีที่แล้ว

    Aammiin allow barakee hooyo mcn

  • @xamsexusen7229
    @xamsexusen7229 6 ปีที่แล้ว

    Aamiin
    allow noo dhawr hooyooyinka

  • @tamaaamotaamadiiiqoyskataa7135
    @tamaaamotaamadiiiqoyskataa7135 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @suhybxasan1630
    @suhybxasan1630 6 ปีที่แล้ว

    Alaah hakudaayo

  • @ibnuabdilahi5380
    @ibnuabdilahi5380 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed xasan cali (waji)

  • @khadracisman1849
    @khadracisman1849 6 ปีที่แล้ว +1

    Hooyooyinka Aloow Barakee

  • @abokorwarsame6986
    @abokorwarsame6986 6 ปีที่แล้ว

    Odey waji waaa ragii hore

  • @khalidjamal5295
    @khalidjamal5295 6 ปีที่แล้ว

    Allaha ku sharfo awoowe

  • @tanaadmedia1837
    @tanaadmedia1837 6 ปีที่แล้ว +8

    Hooyaday Zaynab Mohamed Adan Daad 100% ayan Jecelahay.

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 6 ปีที่แล้ว

      Hassan Jaaquur
      Waryaa, bax hooyadaa u sheeg inaad sidaa u jecelahay. Kuma dhacdid, laankiin meelahan baad ka naadoheysaa. Dee hannoo sheegine iyada u sheeg.

    • @hanabarwaaqo2690
      @hanabarwaaqo2690 6 ปีที่แล้ว

      Tummun shut up

    • @amaalmohamod8495
      @amaalmohamod8495 4 ปีที่แล้ว

      @@SPharaoh the same time as a good morning 21st 8th the same way to be able to get to 27th and the 5th the other hand a few days to the same thing as a few

  • @nuuramahamednuur5778
    @nuuramahamednuur5778 4 ปีที่แล้ว

    Amiiin

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 6 ปีที่แล้ว

    illaahoow hooyo ii daa waligay intan wax u niyeyay hoyo uman qaban wayin

  • @AidrossMuhammad
    @AidrossMuhammad 4 ปีที่แล้ว

    Waa lakala Qaaadaaaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +1

    😍🥰💪🏿

  • @samowademohamed404
    @samowademohamed404 6 ปีที่แล้ว

    De waji meeday radio hargaysa de waxan somalia yada ah naga daayo

  • @Madajiye
    @Madajiye 6 ปีที่แล้ว +1

    Ninkii hooyadiis xasuustay ayaan wada nahay

  • @amaalmohamod8495
    @amaalmohamod8495 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Nin cir weeyn cawa walbo waa qatanyahay qorshe miya wafahmi wayay mel wax barasho waxa arkee anoo bahi naf la ah irida lesogaracay guri dagan carur hal nin jogo qabo kuli cafimad wada qaba ilahow nasibken nagaroniisii markey wax sogalan kala rebasho maleh cunada dharagta dhaqalah makarsadan fariso maqaxi mase kalibso tahribki dad lacago xad dhaf losodiro hesta malmo kadib bahi lajifo intan aan iskudarno kuibsano burki sokorti galeydi qorshe guri laba tusin midba majin gosarta habixiyo hadikale qof ukariso oo jariyad lanacunto uyertan midnadafad usameyso hal qol toban iyo afar dagan yaadhuminaya mid wax iibiyo inqolka uguyar lesku aruuriyo nago leh niman leh wax lee la afufa waxna lacuna waaleskuleyna lagudhahaya biyo kulul aba shah kuqubeso cab sanco qabow

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 6 ปีที่แล้ว

    kkkkk waa gargaar bini adantinimo

  • @makulatalinawalal8536
    @makulatalinawalal8536 6 ปีที่แล้ว

    Muxu xasuustay habaar qabe wixiba isaga isku dhameeye kulaha waar Adu caqaar qaado

  • @ahmedmohamedmohamud7187
    @ahmedmohamedmohamud7187 6 ปีที่แล้ว

    Hahahahaha war dee hana kala qaadsiin Sheeekadu

  • @halimoroble3437
    @halimoroble3437 6 ปีที่แล้ว

    Waji ninjira

  • @الطائرالمحروق
    @الطائرالمحروق 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂

  • @xamadaibraahim7037
    @xamadaibraahim7037 4 ปีที่แล้ว

    😁😁😁😁

  • @الطائرالمحروق
    @الطائرالمحروق 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk

  • @sharifkuusow4510
    @sharifkuusow4510 6 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkk

  • @abdulfatahhassan1008
    @abdulfatahhassan1008 4 ปีที่แล้ว

    Inkastoo nin Illaahay xikmad ku galladay uu yahay Maxamed, haddana hab jeedinta sheekadu maleh dhamaad iyo ujeed qoto-dheer. Malaha waa sida uu igu yiri maankeyga gaaban.

    • @abaadirahmed3185
      @abaadirahmed3185 4 ปีที่แล้ว

      Waa sheeko gaaban o hadana afkaga kubaxeysa inad fahamto ada laga rabaa
      Markasta dhanka wanaaga waxkafiiro

  • @wihiibshiilagah3449
    @wihiibshiilagah3449 6 ปีที่แล้ว

    Amiin