Barnaamijka Boqol Sheeko Iyo Sheeko Qaybta 2-aad Ee

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • Waad Ku Mahadsan Tahay Sidaad Ugu Xidhan Tahay Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland

ความคิดเห็น • 65

  • @edrisgabo915
    @edrisgabo915 4 ปีที่แล้ว +2

    Wajii wa nin xamiid tiirashada idacada Somaliland.
    Wa nin qaali ah cajiib ah.
    Very Talented Somalilander.
    Allah cimriga ku siiyadi insha Allah.
    Sheekoyiinsa wan ka heela.
    Masha Allah.

  • @fadxilaasim5590
    @fadxilaasim5590 4 ปีที่แล้ว +8

    Cimriga alle ha kuu dheereyo maxamed ali weji

  • @akae5153
    @akae5153 4 ปีที่แล้ว +14

    Awoow Waji alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo.

  • @abdishakurhashi7187
    @abdishakurhashi7187 4 ปีที่แล้ว +5

    Mansha alah Wa dadka qaska ee adunka laga ixtiraamo walhi Alle ha sharfo wariye qali ah

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 4 ปีที่แล้ว +7

    Well done
    Mr mohamed cali waji.
    Sheekeyaa wanaagsan.

  • @hajjigalleydhofficial3290
    @hajjigalleydhofficial3290 4 ปีที่แล้ว +2

    Al ustaad aad iyo aad baad u mahadsantahay.
    Buugga aalladan playstore malagu soo daray.
    Mahadsanidiin maxamed Cali Weji JSL.

  • @abuubakarmohamed7678
    @abuubakarmohamed7678 5 ปีที่แล้ว +23

    Maxamed cabdi waji waa mid kamida tiirasha saxaafada soomaliyeed mida aanan la loolidin karin waa codkiisa io walibana hal-abuurka sheekooyinka murti ah alle cfimadka io cmrigaba hku arsaaqo

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil4774 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah jahmuuriyada barakeysan ee soomaalilaan ilahay ha barakeeyo insha alaah

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah sheekoyinkisa waan u bogay noso badi fadlan si aan wayo aragnimo uga faa idaysano

  • @mahadoabdichannel7747
    @mahadoabdichannel7747 4 ปีที่แล้ว +11

    Mash Allah Mr. Mohamed, this story is good for the families sitting at home 🏡. please make more it’s so fun 👑👑👑👑👑👑👑🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @sallowadam5982
    @sallowadam5982 4 ปีที่แล้ว +1

    caadi maha waa samenka iyo ninkii inanta qadiyey ustaad waji nin murtileh❤❤👏👏👏

  • @cimmaamayt830
    @cimmaamayt830 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed cali waji ale cimriga hakuu dheereyo

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah

  • @hanadahmedali2763
    @hanadahmedali2763 4 ปีที่แล้ว +2

    Awoowe cimrigaga allaha barakeeyo

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 4 ปีที่แล้ว +2

    waa shekoyin xiiso leh ustaad Alla haku xafido

  • @hamzekaka1984
    @hamzekaka1984 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Allah cimriga iyo caafimadka ha ku barakeyo awoowo.

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 4 ปีที่แล้ว +8

    Geesi weeyi ilaah hakusiyaadiyo

  • @cabdulahicabdikarim8010
    @cabdulahicabdikarim8010 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah codkayga adaan kusiiyay noolow ina adeer

  • @edrisgabo915
    @edrisgabo915 4 ปีที่แล้ว +1

    1001 alf kayla wa layla ألف ليلة وليلة

  • @mohanadhifyussuf1996
    @mohanadhifyussuf1996 4 ปีที่แล้ว +1

    The best story teller

  • @saacid2003
    @saacid2003 4 ปีที่แล้ว +1

    Alleh caqliga haku siyaadiYo

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalha jeero juug Mr waaji

  • @abdikaniosman1998
    @abdikaniosman1998 5 ปีที่แล้ว +6

    Number one✌🏻

  • @sakaryecabdi8785
    @sakaryecabdi8785 3 ปีที่แล้ว

    Manshallh adban ulahela shekdada Mr waji

  • @abdirahmanjesto1267
    @abdirahmanjesto1267 4 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله

  • @mubarigcaydid5524
    @mubarigcaydid5524 4 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed Ali weji waa ruugcadaa hal abuurleh

  • @allaybadaymedia9771
    @allaybadaymedia9771 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed waa qof qaaliya

  • @user-vo8kq3rr7f
    @user-vo8kq3rr7f 11 หลายเดือนก่อน

    Mash allah

  • @nasriahmed7895
    @nasriahmed7895 4 ปีที่แล้ว +5

    Adiga maahe wa zabanka funny story 😂

    • @Madajiye
      @Madajiye 4 ปีที่แล้ว

      Zabanka Virus ka

  • @abdullahiabdi9758
    @abdullahiabdi9758 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan rawaa sanada somalilaan iyo somali nagasheekeey

  • @saacid2003
    @saacid2003 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramaadn krem 2020 habenkii shanad

  • @hindacabdi966
    @hindacabdi966 4 ปีที่แล้ว +6

    LIKE II CUMAAMADA
    PLZ WAA IGA CODSI

  • @cabdaleadan160
    @cabdaleadan160 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin la xoshmeeyo macalin maxamed

  • @salmaanibrahin3844
    @salmaanibrahin3844 4 ปีที่แล้ว +1

    Burcaan joogaa xaggaan ka helaa buuga

  • @poqorkamurugada4792
    @poqorkamurugada4792 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi macalin baad istahiisha
    Ruunti wax badan baan ka bartay

  • @haldoorhanadhalac3284
    @haldoorhanadhalac3284 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhkkk Alle ha KU sharfo mazuul

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 ปีที่แล้ว

    Aragti iyo cilmi

  • @HiilTechSolutions
    @HiilTechSolutions 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll Fadlan Subscribe ii saara.🙏🙏🙏

  • @dr.mokhtaryousuf1807
    @dr.mokhtaryousuf1807 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk master

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 4 ปีที่แล้ว +2

    Muqdisha ayan joga side ku heli kara bugaagta shekoyinkan

    • @Shaacuur
      @Shaacuur 4 ปีที่แล้ว +1

      Saylac bookshop Treepiano soo waydii walaal

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 4 ปีที่แล้ว

      @@Shaacuur mahdsanid wll

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 5 ปีที่แล้ว +2

    Number two

  • @xasangalbed6474
    @xasangalbed6474 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheeko isku dhan

  • @axmedxuseenchanel2928
    @axmedxuseenchanel2928 11 หลายเดือนก่อน

    16:12

  • @abdirahmanalihassas5032
    @abdirahmanalihassas5032 4 ปีที่แล้ว +2

    Niki inata qaydiyay walhy wayiga gadan Tay

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 3 ปีที่แล้ว

    Buuga xagge laga heli karaa tolow?

  • @mahoamedmahdi846
    @mahoamedmahdi846 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @HiilTechSolutions
    @HiilTechSolutions 4 ปีที่แล้ว

    Si fudud u akhri fariimaha la masaxo whatsapp.
    th-cam.com/video/7XVz15sQov0/w-d-xo.html

  • @nadifaali9973
    @nadifaali9973 ปีที่แล้ว

    ¹

  • @hamzehusein7808
    @hamzehusein7808 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaga madadaalada waanu kugu faraxnaa

  • @Zirilkacade
    @Zirilkacade 4 ปีที่แล้ว +1

    Buuga sheeko iyo kun sheeko halkeen ka helaaa

    • @DrMohaAli1
      @DrMohaAli1 4 ปีที่แล้ว +3

      Hargeysa waa uu yaalaa meheradaha buugaagta lagu iibiyo magaalooyinka kale war uma hayo sxb

    • @axmedcynte8723
      @axmedcynte8723 4 ปีที่แล้ว +1

      sheekoyinka ustaad waji waa kuwo xiiso leh tolow Garowe maka helaya buugiisa

    • @ayaanbare2753
      @ayaanbare2753 4 ปีที่แล้ว

      Yaa

  • @aqoonraadis135
    @aqoonraadis135 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @hamdiadowsheikh8076
    @hamdiadowsheikh8076 4 ปีที่แล้ว +1

    MashA allah