Jirkaada iyo Baraha Bulshada | Daraasad Cusub | 2023 |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Hadii aad u malanayso in saamaynta xun ee baraha bulshada ay tahay dhinaca maskaxda kaliye .. waxaa muuqato in aadan la soconin daraasad cusub oo sanadkaan lasoo saaray muujinaysana khataro badan .Muhiimna tahay in aad ogaato . waana sababta aan mowduucaan u samaynayno .
    Ma ogtahay arrinku in uuna ahayn kaliye dhinacaas aan wada qiyaasayno maskaxda iyo tayadaada qof nimo in ay hoos u dhacayso markaad madax madax u gasho baraha bulshada
    bal difaaca jirkaada ayaa hoos u dhacaayo sida ay daraasaduhu muujinaayaan
    waxaa laga yaabaa in aad is waydiinayso maxaa isku xiray adeegsiga baraha bulshada iyo caafimaadka jir ahaaneed .. ma adaaba wax arkay
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 435

  • @ogaansho
    @ogaansho  ปีที่แล้ว +548

    Muuqaalkaan hadii aad wax ka faaiiday LIKE Weyn saar .. 20k oo like aan gaarsiino 🙂

    • @W_Ball
      @W_Ball ปีที่แล้ว +15

      Eeg imika reply hayska soo wada galine like 👍 wayn saara hadl lomabahne😁😅

    • @ahmedader4283
      @ahmedader4283 ปีที่แล้ว +4

      Hye cumar waan ku salamayaa 👐

    • @Mohamed_Qadar
      @Mohamed_Qadar ปีที่แล้ว +3

      Ustaad Muuqaalkaan wuxuu uqalmaa 100k oo like RUNTİİ

    • @farhan_taffo
      @farhan_taffo ปีที่แล้ว +1

      Mar xaba like wa iga diyaar

    • @muhyadinapdi300
      @muhyadinapdi300 ปีที่แล้ว +2

      Wlahi wax badan ayan ka faiday omar جزاك الله خير 🖤

  • @abshirjamac5248
    @abshirjamac5248 ปีที่แล้ว +36

    Cumar inshar ilahey dartiis ayan ku jeclahy wax badan wan kaa faiday Allah nagu anfaco ❤

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 ปีที่แล้ว +48

    Ilahooow Umada Somaliyeed Jahliga Iyo Dagaalada Iyo Diin Ku Dhaqmid La Aantaa Kasaat Amiin 🤲🌙💯

  • @axmedkafieke5930
    @axmedkafieke5930 ปีที่แล้ว +3

    Hadi baraha bulahada liska dhafo sxbo intee lacagta youtube ka ka hele adiga waxad ku dhoshahay dadka isticmalan baraha bulshada oo ku xiran barahaga bulshada marka wacyine wee ka tahay hadii dadka e qatan baraarujintada adiga xage afka adinee inola wadag 🤝

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 ปีที่แล้ว +5

    Kusaliya Xapiipka Muxamed Scw 💯

  • @samramahamed5545
    @samramahamed5545 ปีที่แล้ว +7

    I figured this issue out long Time ago wlhi
    I could everyday watch my general health declining.
    I even used to tell my mom that the phone maybe the cause of my newly rising health problems
    Subxnlh may Allah guide us all 🤲

  • @salaxudiin5142
    @salaxudiin5142 ปีที่แล้ว +14

    5 tii sano ee laso dhaafay ogansho Aya dawanayey wacyigaygana wuu fcnhy wax badan ayad naga jaahil tirtay yaa badalii
    Keep going shaqo fcn ayad u haysaa bulshada gaar aha team dhalinyaro

  • @jaguar8469
    @jaguar8469 ปีที่แล้ว +16

    Asc walalayal muraad ban leeyahay ee ii soo duceeya 🥺🤲

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 ปีที่แล้ว +28

    Xiliga aan faaladan qorayo waa 12:02 daqiiqo oo habeenimo Walaahay habeen walba sidaan moobilka u isticmaalayo ayaan 12ka seexdaa Aroortiina Iskuul aadaa Khadka uun idka fadhiyaa maalayacni Iminka anigoo is leh TH-cam ka hees kala soo deg ayaan arkay muuqaalkan waan naxay walaahay. 😪

    • @Mauut
      @Mauut ปีที่แล้ว

      Wll iska jooji hadii aad ogid😢

    • @maxamedxasan2855
      @maxamedxasan2855 9 หลายเดือนก่อน

      ​Mauut wllo waan ku guursan doonaaaaa

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa xaqiiq xalad walwal buu leyahy hdii aad si aan nidamsanen u isticmaasho baraha bulshada
    Mowduuc muhiim ah.......mhdsanid ustaad omar🤎🍂✍

  • @abdirahmaanali24
    @abdirahmaanali24 ปีที่แล้ว +8

    Manta ayaa iigu danbaysa muuqaal malaayacni ah ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕

  • @hassanadan3115
    @hassanadan3115 ปีที่แล้ว +2

    Dhibaata badanaa isticmaalka baraha bulshada.!!!!!!

  • @hafsoaydiid
    @hafsoaydiid ปีที่แล้ว

    Shukran walllkeen cumar

  • @mahadgaaboow2879
    @mahadgaaboow2879 ปีที่แล้ว +31

    𝙨𝙤𝙤𝙣𝙠𝙖 𝙣𝙖𝙗𝙖𝙙 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝 𝙣𝙖𝙜𝙪 𝙜𝙖𝙖𝙧𝙨𝙞𝙞𝙮𝙤🤲

  • @mowliidmaxamed1978
    @mowliidmaxamed1978 ปีที่แล้ว

    aad iyo aad ayaad umahadsAntahay walaal cumar

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 ปีที่แล้ว +26

    Masha allah, your program's are very beneficial, keep going.

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +19

    Ninkan Codkiisa only inta jecel shaqadiina qabsada 🫵🏻

  • @Garansho
    @Garansho ปีที่แล้ว +7

    Asc Cumar inshaar Ustaad Cumar maanta Anaa ugu horeeyo aad baa ufarax sanahay Ustaad Mahadsanid 👍

  • @cabdulahicadawe1241
    @cabdulahicadawe1241 ปีที่แล้ว +2

    Walahi wa runtaa waliba somaalida intodii wax bratay ayaa qabyalad iyo xumaan wada walwal iyo xanuun umbaaad lanoqonaysaa

  • @aliyahbeauty6547
    @aliyahbeauty6547 ปีที่แล้ว +1

    Thank you so much really 🧠

  • @CawilCabdi-ns7xj
    @CawilCabdi-ns7xj ปีที่แล้ว

    Maansha allh wll ogaasho waxbadan baad nalatalisay jasaaka laah

  • @craxmaanarts2033
    @craxmaanarts2033 ปีที่แล้ว +1

    Alle haa kudayo cumar

  • @ridwaanhassen2149
    @ridwaanhassen2149 ปีที่แล้ว +22

    Good voice 🙏

  • @MahadDaahir-ni5uk
    @MahadDaahir-ni5uk ปีที่แล้ว

    Axsanallaahu ileyka,wa,ascadakallaahu fid,dunyaa, wal,aakhirah, wajazaakallaahu kheyraa.

  • @Young_Abdi_Ali_official
    @Young_Abdi_Ali_official ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxp omar waa mawduuc wmgzm

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah Ilahay Caqliga haku Barakeyo ustaad💗👑

  • @RAASHID5t
    @RAASHID5t ปีที่แล้ว +37

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @dekaali2808
    @dekaali2808 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakumallah kheiran walaalow aad logu baahanyahay baraarujunta noocan ah special wadankeena, even hoyooyinka kama celiyaan barabulshada ilmahooda sida waalidka qurbaha u mashquuliyan ilmahoda. Xaqa allaha na tusiyo.

  • @ZakiHusen-wo3pl
    @ZakiHusen-wo3pl 2 หลายเดือนก่อน

    الله يحفظك يا عمر قولك جميل جدا والله

  • @jogtodhayow1556
    @jogtodhayow1556 ปีที่แล้ว +1

    Waa xaqiiq in baraha bulshada Wal wal laga dhaxlo anigaba arkay subaxdana telefankeyga furin oo ana dawan Facebook iyo Mel kalaba waxan darena nashaad iyo fir firconi dheriya malinka furo arorta hore waxa darena diiqad wax niyad ahna uma helaayo malinteydas

  • @yosman4152
    @yosman4152 ปีที่แล้ว

    Run ahanti sxpkay cumar waxaan kaga mahad celinyaa inaad ilaa bilowgagi wax so gudbinta aad nala wadagysay casharo anaga anfacena hormarinaya
    Arinkan wan tijabiyay sanadki hore alx
    Haderna qorshha igu jirtaa
    Jaza akalah

  • @rahhmamohhamed9027
    @rahhmamohhamed9027 ปีที่แล้ว

    Wcs mhdsnd ustaad jazaka laah kheyr

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 ปีที่แล้ว

    wcs jazaaka allahu kheyr wa baaraka allahu fiika

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah waa talo wacan dhalinyarooy dhagahiina ufurra waanada cumar inshaar jazakalaa kheer

  • @ahmedyare2199
    @ahmedyare2199 ปีที่แล้ว

    Khayr ilahay hakaa siiyo wllky qli

  • @saadaq2063
    @saadaq2063 ปีที่แล้ว

    Sxb Tv ka sa soo hadal dhibaato nuuce ah ayuu leeyahy waana loo badan yahe💯💯

  • @hodandahir1241
    @hodandahir1241 ปีที่แล้ว

    Sooo badi omar inshar wllo mhdsnid

  • @asmaamualim2461
    @asmaamualim2461 ปีที่แล้ว

    Shukran cuma ishaar 👏🏻
    إستمر

  • @abdirisaqmohamed9771
    @abdirisaqmohamed9771 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahow naga badbaadi zamankan fitnoyinkiisa mid'lamida walee kan masoo marin aduunka intuu jiray illaahow ha noo halaagin danbiyadeena buux dhaafay darteed Aamiin

  • @umuikhlas4082
    @umuikhlas4082 ปีที่แล้ว +1

    اولا جزاك الله
    Thaani shey canaawinta ad kahadasho aadbaan ugu faa'iday ugu danbeyn isku yara day inaad 10 kan daqiqo nus sac nooga dhigto iyo inti dhaaqadaada ah shukran wll omar

  • @naimaosman-ph3rv
    @naimaosman-ph3rv ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal qaali

  • @gedi73
    @gedi73 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Walahi every thing in this video
    Is correct subxanallah

  • @samiiracabdalle4948
    @samiiracabdalle4948 ปีที่แล้ว +1

    اللهم إني أسألك الهدى والتقى والعفاف والغنى
    اللهم بلغنا شهر رمضان

  • @Typings-007
    @Typings-007 ปีที่แล้ว +1

    Salaama cumar inshaar

  • @najadmaxamed6741
    @najadmaxamed6741 ปีที่แล้ว

    Masha allaah walalky jazakallaah khayr

  • @maxamedyuusuf-bs4mi
    @maxamedyuusuf-bs4mi ปีที่แล้ว

    جزا ك الله خير جزا

  • @nasri8654
    @nasri8654 ปีที่แล้ว +1

    Cumer inshaar alahaku hakuxafido alahaku hakuxafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido alahaku xafido dhiirigaliye macalin la Taliye sheekh cumer inshaar saxiib dadbadan
    Baad noloshooda badashay anaa kamid ah naasir
    Maxamuud jooga hargasa markaad timaado
    Ala ha ikaatuso walee abaal Baan kuu hayaa
    Ala haku barakeeyo xafadaada ciyaalkaada
    Naftaada muuqaalkaada aadbaan ujeclahy
    Aad baad umahadsantahy waanan kusalaamaya
    Cumer inshaar alahaku hakuxafido

  • @Aafraax
    @Aafraax ปีที่แล้ว +1

    Mawduuc kasta ood so galisid waa mid wax tarlehe - JASAKA LAAH wllo

  • @hampoman
    @hampoman ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah my brother Omar inshar Allaha ku barakeyo Mowduc muhim ah runti xaqiq jirtana ah ayad ka hadashay marwalbana ka hadasha Allaha ku xifdiyo walal

  • @asmacalibeey2821
    @asmacalibeey2821 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid walaal marnamijkaga waan sugaa waan farxaa marka aan arko inta aana daawan kahor nolashayda wax badan baad kabadashay ilahay fatligiiis

  • @AbdirahmanAbdullahi-bd4cx
    @AbdirahmanAbdullahi-bd4cx ปีที่แล้ว

    Thank you for motivation

  • @abdisalanhamud3825
    @abdisalanhamud3825 ปีที่แล้ว

    Cumarow Aniga marka an social media so galo ayaa confidence iyo degenan darema

  • @Mohanad892
    @Mohanad892 ปีที่แล้ว

    IT'S REALLY WALLAHI AL READY TASTED

  • @azmacarab2387
    @azmacarab2387 ปีที่แล้ว

    Jazaakallahukhayr ❤️ omar ishar wllo

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +2

    AduuunyO ha jecleesan aakhiro ayaa danbeese 🥺

  • @mohamedibraahim8379
    @mohamedibraahim8379 ปีที่แล้ว +1

    waa dhib badan oo nawada haysto allah inaga madooweeyo

  • @zubaydadaahir5258
    @zubaydadaahir5258 ปีที่แล้ว +4

    ILAHEY DARTII LOVE U SAAR

  • @mukhtarsaalax6142
    @mukhtarsaalax6142 ปีที่แล้ว +6

    بارك الله فيك أخي عمر
    أفدتنا أسعدتنا جزاك الله خيرا

  • @sakariyesuldaan5528
    @sakariyesuldaan5528 ปีที่แล้ว

    Shaahba mahayo caawa

  • @caashonuur7641
    @caashonuur7641 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cumar.

  • @maryanl804
    @maryanl804 ปีที่แล้ว

    Jasakalahu kheyr ustaaad casharadada waa kuwo qiimaleh dhan walba baraha bulshaduna runtii waa ku mashquulay si xad dhaaf ah

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 ปีที่แล้ว

    waagi hore buu ogaansho aduunka waxa ka jiro nala wadaagi jirtay bee shidneed

  • @zakariyeaxmedanc
    @zakariyeaxmedanc ปีที่แล้ว +5

    Walahi aniga Aad ayey saameyn iigu yeesheen social media hadda waxaan Aad u dhararayaa In dhaqso lagaaro soonka ..💔
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲❤

  • @shukricismaan5040
    @shukricismaan5040 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad. Jazaka Llaah

  • @abdihakinyousuf8578
    @abdihakinyousuf8578 ปีที่แล้ว

    شكرا جزيلا لك ❤❤❤

  • @Hanmor3412
    @Hanmor3412 ปีที่แล้ว

    ustaadi alaah yaxfidka

  • @aashonoor651
    @aashonoor651 ปีที่แล้ว

    Shukran walal qaali ALLA hanaga dhigo kuwa waanada iyo wacdiga waxku qaatay Shukran marlabaad aboowe👍 asc

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 ปีที่แล้ว +1

    Sound is GREAT 👍

  • @nafisofarax3381
    @nafisofarax3381 ปีที่แล้ว +11

    💓 Waad 😗 mahad ❤️ santahay 💕 walaalkay ❤️ waxaad ❤️ kujirtaa 💕 tatka 💕 aan ❤️ aaminsanahay 💕 waligay 💓 kumanti 😗 makoosoo ❤️ qorin 💕 sawabtoo ❤️ ah ❤️ wax 💕 walbo 💕 aan ❤️ ku 💕 dhi 💓 hirabay 😗 siqalbiyan ❤️ kuudhi 💕 hijiray ❤️ love ❤️ you 💓😗❤️💕❤️❤️💕💕❤️💕run ahaantii tatka aat ka hadashay kow ayaan ka ahay dhibaatowalbo OO aat Sheekh tay waihaysataa ,, 😭😭😪😓😥😢iisoo doceeya asxaabta siniyateh

  • @aragsanindho7553
    @aragsanindho7553 ปีที่แล้ว +2

    Caawa anaad iga hadashay wlhi waan xanunsanay bishanba meel la iga hayana ma aqaano illahy khayr ha ku siiyo wllo insha Allah waxan ka qaadandoona go'aan dagdaga

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 ปีที่แล้ว

    Waxan ku dhaaranaya celcelis ahaan maalin 1 saac ayaan isticmaala waxan ku noolahay qurbaha wakhtigan isamaxayn dadka soomlida ee wadankii waxa ugu wacan hadaan qiyaaso waa baaramuudo markan soo galana waxan dawada youtube dad kooban alx

  • @HTS_252
    @HTS_252 ปีที่แล้ว

    Ha wll waxbadan ban kafaiday jazakllah,aniga markan madaxa Cabo wXan isku arkaa daciifnimo iyo jirgyga o anan melba shaqeyn xita dheebshidka o aniga dhan ba noqda nuuc minal japn .marka waxan ka codsanaa shikhow mawduuc geedaha ka hadlaayo Ina kuso darto ama sa utaqanid mariwanada thnks

  • @fathiabdi9056
    @fathiabdi9056 ปีที่แล้ว

    Wa arin sax ahh bro
    Dadka adunka kunol aad bay ika sameyn yartahy sidan anaga uu isticmalno
    Waqti koban ayay layihin amaba soba gali mayo hadu raba
    Lkn anaga somali ahhan waxad dhaf
    Hubal arinkana sameyntise ayu leyahy
    Tx ustad

  • @mubaarakarmanmalik7766
    @mubaarakarmanmalik7766 ปีที่แล้ว

    Mobelkaygii labo maalin kahor iska xareeyey run ahaanti wal wal badan iyo cabsi aan dareemi jiray waa iga ba en waana noqday qof productive ah

  • @abdiqaniomar-si9vw
    @abdiqaniomar-si9vw ปีที่แล้ว

    Bahadha cilmiyeey omarow reer galbeedka waan la noolnahay waxa sheegeesid iska turxaan bixi hadalkaada dumarka iyo raga yurubiyaanka iyagaa Naga isticmaal badan s.m anaana ka marqaati kacaayo

  • @ahmedmohamud62
    @ahmedmohamud62 ปีที่แล้ว

    8:27 walal omar inshaar. Midaas anaa huba waa runtaa
    2021-kii waxaan ku waalna aalada clubhouse taas oo iga xirtey appetiteka Kadib dhageysiga badan ee dadka ka hadlaya qabyalada.
    Kadib waan joojiyay anigoo isticmalka aaladas oo dhan

  • @BASHIRCabdi-z4r
    @BASHIRCabdi-z4r 5 หลายเดือนก่อน

    Masha alaaah❤❤❤❤❤

  • @uoub
    @uoub ปีที่แล้ว

    Mr ogaansho waxadka hadashay
    Wax loo baahna wakhtiga aad galisayna waankaga mahad celinayaa 💯💯💯

  • @Bidhanshe
    @Bidhanshe ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah ustaad chanelkan waa madaraso bulshada ku xidhan wax badan ka kororsato allaah haku barakeeyo akhii

  • @umuahmad2535
    @umuahmad2535 ปีที่แล้ว +1

    Aaaah carurteyda waa wada dhiil la aan cuntadaba wakhti masiiyaan

  • @isxaqiskoisxaqisko8130
    @isxaqiskoisxaqisko8130 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad anaad iga hadleysaa wallaahi
    Ilaahay haku.barakeeyo imikaan daynayaa wllo

  • @kawsargaduudo9584
    @kawsargaduudo9584 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsantahay wll🥰🥰🥰

  • @cagayaremucoow-it2xb
    @cagayaremucoow-it2xb ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @Asad_haaji_abokor_3007
    @Asad_haaji_abokor_3007 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll Omer inshar

  • @MaaidoAxmed-qk5qp
    @MaaidoAxmed-qk5qp 4 หลายเดือนก่อน +1

    ilahay imtaxanka dowlad hano fudedeyo❤

  • @asadtheking8170
    @asadtheking8170 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheir walalkeyow ❤

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 ปีที่แล้ว

    Masha allh
    Mawduuc tayo leh
    Alle haku barakeeyo cumar
    Inshaar

  • @bahzaneahmeth
    @bahzaneahmeth ปีที่แล้ว

    masha allah aadbaad u mahad santahay ustaad👍

  • @dirhamfaarax4326
    @dirhamfaarax4326 ปีที่แล้ว

    Keep going pro 💪🏾 👏🏾 👍 🙌

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 ปีที่แล้ว

    mhadsanid wll omer

  • @Zaki-bg6th
    @Zaki-bg6th ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @dmohamed
    @dmohamed ปีที่แล้ว

    Waa mowduuc loo baahnaa runtii, wax badan baan ka faa'iiday. Mahadsanid ustaad.

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +1

    Xiligaan u baahna buu imaaday video gan thanks. Wll❤ 🫵🏻

  • @iamenes5863
    @iamenes5863 ปีที่แล้ว

    Cumar walaal aadbad u mahdsanthy intaan kaa faaiday mahaa inyar, markaan waanadaada iyo wacyigaaga aan sidey tahy uqaatay waxaan arkay isbedel weyn oo xaga nafta ah MAHDSANID 🙏

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @mahdimmed7272
    @mahdimmed7272 ปีที่แล้ว

    M.a Allah ustaad

  • @ckaafiosmaan7677
    @ckaafiosmaan7677 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Wll Omar Alle ha kugudaro misaankaga xasanaadka. waa muuqaal dhaxal gal ah wll mahadsanid.

  • @ibrahimabdi3480
    @ibrahimabdi3480 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @maxamedclaahi-wh9bf
    @maxamedclaahi-wh9bf ปีที่แล้ว

    Horay u soco

  • @bad_facts7
    @bad_facts7 ปีที่แล้ว

    MasahaAllah walaal qaali,kadib markii aan dhawaday waxaa ii la muuqataa in aad aniga ila hadli haysa waayo intaa dhan oo aad sheegtay waan la kulmay, mahadsanid sharaf korka haa ahata sxb qali 👍👍