Sabigii Aan Wali Dhalan:Codkii: Seyid Khaliifa, Dircted By Samatar Said Salah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @axmedjanuune4801
    @axmedjanuune4801 9 ปีที่แล้ว +2

    Amazing song waa heesta sanadka abwaan abwaanka heestan sameeyay ha kaa ahaado hadiikale ha kaa fargado

  • @ogaalradio
    @ogaalradio 11 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees xambaarsan sugaan culus iyo sarbeeb fog, laxan degen oo miisaaman lana socda isbedelka heeska iyo codkii dahabiga ahaa ee macalin Seyid Khaliifa Music loo tumay si hagar la'aan aniga heeskani waa heesahaygii ilaahay amarkii.

  • @Mohamoud2011
    @Mohamoud2011 11 ปีที่แล้ว +1

    Erayada iyo Macnaha ay sameynayso waxaa ka muuqata Abwaanimo aad u qoto dheer Macallin Siciid waan uga mahad celin iyo khalif oo ay Abwaanka isku koox ahaan jireen oo codkiisii sii laba kacleeyey thanks both of them

  • @husseinsaid8424
    @husseinsaid8424 9 ปีที่แล้ว

    mashallaah sayidi Khalifa

  • @faadilabdala1910
    @faadilabdala1910 9 ปีที่แล้ว +1

    Somalia ayuu la hadalyaa iyo dowlada, dunidan siyeeysani ilaa ay dhamaato jaangooyo lagu saxo dhalan maayo waa dowlada

  • @jesto12
    @jesto12 11 ปีที่แล้ว +1

    SABIGII AAN WALI DHALAN WAXUU YIRI SOKEEYOOW QOOSKA I SABOABOO MAXAA I SAB SABEEYSAAN? BAAHIDA AAN SOO SIDO QORHA MA U SAMEEYSEEN? SAD KALABA BAL DAAYO GURIGINAAN SALABKIYO KALA DHIMAN SARIIRAHA XAGEE BAN KA SEEXDAA