galmud somaliland puntalnd juba land galmudug hodaneey intaaba waad u hestaye kuwa heesaha ku dhibaya 2015 hees jacayl ah maxay kugu dhibi wayeen teda kale awdal stete maxad ugu heesi wayaday ileen waa halkad kasoo jedaye mise waad cabsanaysa inay Isaqland ku kufasdan adeer waad halawdee heesahagi cadiga aha ku labo waxad noqotay doqonkii goraygu ka hadafay ee ku qabee ilahayba oge
Allaw carcaraf kadhowr allow calnkedu jirayee vivia galmudug wax laga masero weytahay galmudug somali dadka ugu magaca dheer aa kadhashy 👏👊👊💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
kuwa caaytamaaya waxey ka naxeen ereyga ah geesineey ku caan tahay waxa idin gubaaya saan ugaranaayo maka hesheen geenimo waa u dhalasho viva galmudug
hees xaqiiqada ka hadleeyso waa laogyahaay somali dadka kali ah ee wax lalacuni karo in eey tahaay galmudug guul iyo gobonimo
waa runta somaliland ayaan uu dhasho .waan jeclahay walaalday gal mudug
viva galmudug msge from somaliland
guuul galmudug
cadowgiin ha jabo gal mudug walaalo
waaW GALMUG HANOOLAATO
Galmudug waxeey ku caantahy Celdheer iyo Hobyeey ku caantahy Kanaxow Nafta waay Allow kor.dhig Dhulka aan ku dhaarto
farxiya markey😚hesey😙anjeclahayxxxxxxx
Amiga waxan kahelay boqol hodan farxiya iyo inata Kale onmagaceda garaney hada
masha allaah Allah barakeyo dowlada cusub galmudug
cay wey xuntahay please ha cetamin
gal mudug guulayso
Somali amaanjecel
galmudug xagee la dhahaa mesha isbarada la dhigtaya
galmug waxa aykucaantahay gabdhaha ukuquruxdabadan
Hhhhh way dhacda saan cml wixi la rawo mala isku sheega hee hayebo😂😂😂
hhhhh yaah idinkana maxaad dhacdiin dheerey
kii ka naxaayoow haba dhageesan
helo
Galmudug waxaa lagu diileey dad somaliyed oo masakin oo 14 qof kana soo jeedo KOONFUR GALBEED marka heestan waa been waxeey kuwan dhahayan.
wacadala Somali midaan jiri doonin nin walba goofkada joog oo u hees kaliga. kkkkjkkkkkkk.
moryaan ayey caan ku tahay
galmud somaliland
puntalnd juba land
galmudug hodaneey
intaaba waad u hestaye kuwa heesaha ku dhibaya
2015 hees jacayl ah
maxay kugu dhibi wayeen teda kale awdal stete maxad ugu heesi wayaday ileen waa halkad kasoo jedaye mise waad cabsanaysa
inay Isaqland ku kufasdan adeer waad halawdee heesahagi cadiga aha ku labo waxad noqotay doqonkii
goraygu ka hadafay
ee ku qabee ilahayba oge