Wooooof Dhagaysiga Heestan Kama Daalo Al Ustaad Hamud ubax Aabaha Jacaylka Ee Aan ku Xasuusto Aabiihii Jacaylka Ee Waaberi AUN Cumar Dhuule Cali Horay u soco Hamud Codkaaga iyo Codkagaba Waa Nasiyaha Qalbiyada Dhaawaca Jacaylka Soo Maray 👍👍
Dadka noocan ah waxa la dhaha: finishing especes, wa dadka naadirka ah Ee qarnigiiba mid ka dhasho. Codka, laxanka, music-ga iyo hal Abuurnimada intu ba wa la tacajabay. Axsan sawt al fanan ubax
Afku jooq ma odhankaro Aamuskaan ka doorbiday Alaylehe cataaboo unugladay Cadawgee ma nigaa dhitaystoo Nabsi Ax iga itaal roon ayan maray dhibkiisii mise omasku waa idayn Oo waan heli midan rabay.! Alle inama kala fogeeyo Inaga marwadayda N/m❤ Misanka ay heestani ku fadhido waxa dareemi kara qof ku jira xaladan ama somaray Afkaaga cano lagu qabay alfan Kam wxaba xaamud ubax gacan sare plz like
WELCOM TO ADFAN PRODUCTIONS CHANNEL SOMALI IN NORHT AMERICA PLEASE SUBSCRIBE MY CHANNEL THANKS
😊😮
Wooooof Dhagaysiga Heestan Kama Daalo Al Ustaad Hamud ubax Aabaha Jacaylka Ee Aan ku Xasuusto Aabiihii Jacaylka Ee Waaberi AUN Cumar Dhuule Cali Horay u soco Hamud Codkaaga iyo Codkagaba Waa Nasiyaha Qalbiyada Dhaawaca Jacaylka Soo Maray 👍👍
Hal-keedaad dhigtay.
Dadka noocan ah waxa la dhaha: finishing especes, wa dadka naadirka ah Ee qarnigiiba mid ka dhasho. Codka, laxanka, music-ga iyo hal Abuurnimada intu ba wa la tacajabay.
Axsan sawt al fanan ubax
I thought so!
@@nobleinsaan you are right so
À@@nobleinsaan
Ax yaa hees
Ax yaa sawt
Ax yaa kaban
Ax yaa laxan
Guulayso xaamud ubax
Rugcadaagi soo rogal celi xamud ubax king singer of Emirates big man of fanaaninta reer Emirates keep gowing guy's
Sowtu
Raxam macal kaman
Maxamed mooge ooyar weeeyi
Dhamaantiin waad mahadsan tihiin
Samatar siciid thanks my pro
Masha alah tabarakalah ilahay haku barakeyo cod ilahay waku siiyey dadka dhalin yarta ah oo fananinta shegtah bad indho iyo tusaale u tahay 💯💯💯🫂🫂🫂❤️❤️❤️
🎶🎶🎶🗣🗣diamonds signers
Fanan dhamaystiran waxa Ka muuqata daganan iyo kalsooni iyo fan hibo dabada Ka riixayso ...ragii hore caleek caleek ayay odhan jireen hore uso brother
A one band singer songwriter and musician really gifted
Afku jooq ma odhankaro
Aamuskaan ka doorbiday
Alaylehe cataaboo unugladay
Cadawgee ma nigaa dhitaystoo
Nabsi Ax iga itaal roon ayan maray dhibkiisii mise omasku waa idayn
Oo waan heli midan rabay.!
Alle inama kala fogeeyo
Inaga marwadayda N/m❤
Misanka ay heestani ku fadhido waxa dareemi kara qof ku jira xaladan ama somaray
Afkaaga cano lagu qabay alfan
Kam wxaba xaamud ubax gacan sare plz like
Axadkaan tabayaa
ani iima tudhayoo
Imaba tixgaliyee😢
Another level voice alfanaan mulaxan and musician hamid ubax 👏🏻
Saaxiibkay Xaamud Ubax legend.hibadii oo caga leh, hore usoco saaxiib.
Maashaa allaaah abwaan_fanaan xaamud ubax.
Sxp waxaad noolaysay fankii 👏👏👏
Walaal subscribe igu kaalmee
Alaale Cataabo unug Laady Cadow Gii , 😭
Eesh qiyazak waad fanan dhaftay heestan kama dalo 🥰❤👏
wooow xaamud ubax nice song 👏👍👏
Illin iga awood badan
Baaa ihibitiqaysoo
Afku juuq ma odhan karoo
Aaamuskan ka doorbidey😢😢😢😢😢
Wllo ismaciil ubax ama
codka ubax
Ma walala inankan ?
Xaamud ubax cinaamaddiisa lama haysan karo waa fanaan dhamaystiran
Ma anigaa dhitaystoo napsi iga itaal Roon ayaan maray dhipkiisii mise omozku way dayn😢🥺🥹
Of caleek Abwaan xaamud ubax 🙏💯👍💥
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢urkan ka oyaaaaaaaa
Ax qof aad ujeceshahy asigane boqol naag dawa ordayo hadane kuleh ada ku jeclahy kuwan mara wa lkn daradada udeen wayay maxaa dawadiisa ah plz😢
Amuskan ka door biday😥
Djibouti oo gargara inikana ILLAHAY aya ni gargari
Iga gadan heestani afkaaga caano lagu qabay
Caleeeeek heesyaaaaalo 💯❤️❤️❤️
Xaamud Ubax waa fanaan dhamaystiran oo aan la loodin karin.
😢😢😢😢
The best song ever ❤
Waaaaah yaa .xaamud ❤❤❤
Mise omusku weydeyn
Wana heli midkaan rabey
(M❤️🤴)
Codku inama caadi maaha , iyo hees dareen leh..❤♦️
alayle cataabo unug laaday cadawge😭😭
The best 👌 fanaan
Great voice
Deern jacel baa igaly walhi😢😊
Axadkan tabayo anı ıma turayoo ımaba tıxgalıye😢
wwwww salan sare xamud ubaax from sanaag badhan
Afku juuq ma oran karo aamuskan ka doorbiday😭💔
3:40 walaahi heestaan sikhaasa Ahaay igu socotaa.
😢😢😢 wll talo ayaan rabaa inaan kuweydiiisto
@@hibomohamed3532soo daa wll
😢😢😢😢
My Fav Song😢❤
Afku juuq ma Odhan karo
Aamuskaan ka doorbiday
Ash cala fanan
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Heestan markan dhagaystaba wn ooya marka waxan xasuusta my ex 😢
So sorry wll
May Allah bless you
talent✨✨✨
Xààmud quruxlow ii nooloow
😍😍😍😍😍😍😍
I still with me attached me😢
Aamus-kaan ka doorbiday
Jah qalbiga💔💔💔
😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️
Axyaa axyaa xamud
❤😂🎉😢😮😅😊
Ax waa hees daren leh😥
Wowwwww
Uurkaan ka ooyaa 😢
Ww
Inanti yaare ee muna ee nabsiga ad ka gashaye wilyar oo qaaryad ah aya qaba oo wiil ayay ku urataye muna xamud adiga islanti wakala taagtan soow maha
Wll ma halka laga-raacay bad ogtay
Nimcaan
Wawaw
Caadi Mahan al fanan ubax
Guul❤💚🤍💯