Sayid Khaliifa - iyo heestii BARARIYAAQ

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Sayid Khaliifa - iyo heestii BARARIYAAQ

ความคิดเห็น • 44

  • @aducaale328
    @aducaale328 8 หลายเดือนก่อน +1

    Barariyaaq one of the best songs made by AUN Abwaan Hadrawi

  • @mohamedhussein8447
    @mohamedhussein8447 8 ปีที่แล้ว +1

    Baashaalka sheekada maku barariyaaqdaa, maku bara riyaaqdaa. Habeen barkii oo tagay maku baraarugtaa.
    Axsan hees. Really it touches me hardly, feeling with sadness regarding than beautiful dream!

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 11 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan waxaa sameeyay Cabdi weli Jaamac Cawaale
    waxaana laxanka saaray qaadayna Sayid Khaliifa
    waxeeyna jawaab u aheeyd hees ka horeeysay> ee uu tiriyay cabdi qafaar oo ina adeer la ahaa cabdi weli
    marka heestaan shuqul kuma leh cabdi qeeys ama hadraawi
    anyway is very nice song and I really love it

  • @abdirahamanshegow3560
    @abdirahamanshegow3560 11 ปีที่แล้ว +1

    QOFKA BAADI KAMAQAN BEEGSADAY MAHEEE............. walahi waan ku heestaa dhamaan heesaha uu qaado sayid qaliifa inkastoo aan xilaan aad u dayarahay hana waxaan jeclahy inaan heesaha uuqaado milamid ah u dhiibo haduu diyaar yahay sayi qaliifa

  • @AmalOmarHassan
    @AmalOmarHassan 3 หลายเดือนก่อน

    Abtigeey 🎉👏💕💕

  • @abdikarinadan7063
    @abdikarinadan7063 4 หลายเดือนก่อน

    Abwaan: Cabdicasiis Jaamac Cawaale.

  • @xirsihirabe923
    @xirsihirabe923 9 ปีที่แล้ว

    waxaasaa fanana axsan fanan siid qaliifa waa xuusta dadka somaliyed

  • @caalamiboy3510
    @caalamiboy3510 5 หลายเดือนก่อน

    Heestaan waxey jawaab u aheyd heestii sheeko baraleey oo ay qaaday qadra daahir cige qaado

  • @Qoordheere.
    @Qoordheere. 11 ปีที่แล้ว +1

    heesta inaba caadi maaha waxa su'aaal ka buuxa wali cabdi qeys jawab uma helin aan filaa

  • @aducaale328
    @aducaale328 2 หลายเดือนก่อน

    Heestaan waxaa sameeyey Abwaan Hadraawi oo u jawaabayey Abwaan Cabdi Qeys hestiisa Barisamaad ee Khadra Daahir qaaday.

  • @lt2528
    @lt2528 9 ปีที่แล้ว

    sayid qaliifa hees mcn wayay runtii

  • @beelo2010
    @beelo2010 12 ปีที่แล้ว

    ax yaa xilwa waa jawaab aad u wacan kuna haboon qof kasta oo geysta godob jacayl

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 ปีที่แล้ว

    Mirihii c.wali J.cawaale laxanka iyo codka sayid khaliifa

  • @mohamudmohamed954
    @mohamudmohamed954 6 ปีที่แล้ว

    Wiil Murusade, walee Murusade fan waa loo daayay

  • @xaashixaashi3453
    @xaashixaashi3453 8 ปีที่แล้ว +1

    jawaab Culus cabdow Berti aan limay haddii aaney geed bixin haddii beydanteydii badweynta iyo xeebaha Ka talaawday buuroo aaney II bidhaameyn hddiise aanan basaastii bacaadkiyo kuleylaha dhibta Kula baqooline I bogsiisa aan helay sow leyma Sama bixin

  • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
    @GEEDISHAAMBOWSTUDIO 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan waxaa iska leh cabdiqafaar muuse cagoole reeer mudug ah waana jawaabtii heestii inuu beer jacayloo oo ay qaado khadra daahir uuna sameeyay bagaag oo reer maxamuud mj ah waxaana sadex ku ah heesta baxasaney hargaysay oo uu sameeyay ninkii qisada jacaylku ku dhacday. Oo la oran jiray cabdiqafaar oo reer mudug ah reer. Bicidyahan mj

    • @caalamiboy3510
      @caalamiboy3510 4 หลายเดือนก่อน +1

      Saaxib heesta waxa iskaleh saciid saalax ahmed in uu dhulbahante yahy baan filaya

  • @hajifarah5512
    @hajifarah5512 3 ปีที่แล้ว

    Faanaan

  • @aliawaale9063
    @aliawaale9063 7 ปีที่แล้ว +1

    waxaa qudulka geenyada jeeda loogu baacshaa kabadiso weyaan ragna balan fur nageed koleey kama baxsanayee

  • @alihaji6601
    @alihaji6601 11 ปีที่แล้ว

    Baro-riyaaq, hees qiimo badan.

  • @xaashixaashi3453
    @xaashixaashi3453 8 ปีที่แล้ว

    axsan hees erayada sida loo sameeyay ayaa cajiib ah

  • @ibrahimabdulle8206
    @ibrahimabdulle8206 5 ปีที่แล้ว

    Viva....Xadraawi

  • @zakariyemohamed473
    @zakariyemohamed473 8 ปีที่แล้ว

    axsan sayid khaliiifa

  • @AwooweSomali
    @AwooweSomali 11 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi

  • @lt2528
    @lt2528 9 ปีที่แล้ว +1

    biyo aadan liqin wali ma ba,shaan haradoo ma ku barad qabowdaaa

  • @ALWADAN1
    @ALWADAN1 7 ปีที่แล้ว

    woooow inaba caadi maaha

  • @abdikadirasadnoor3772
    @abdikadirasadnoor3772 7 ปีที่แล้ว

    viva hadraawi

  • @sharifahmedali5147
    @sharifahmedali5147 9 ปีที่แล้ว +3

    heestan waxaa alifey siciid saalax axmed sugule,waana macruuf muran uma baahna

  • @mohamedhusseinfarah7517
    @mohamedhusseinfarah7517 8 ปีที่แล้ว

    axsan hees

  • @munamuse9104
    @munamuse9104 8 ปีที่แล้ว

    asc khalif omaan abdi

  • @marab1052
    @marab1052 10 ปีที่แล้ว +1

    Heesta waxaa curiyay abwaan siciid salah ahmed lxnkii sayid khaliida anaa goob joog ka ahaa

    • @ALWADAN1
      @ALWADAN1 7 ปีที่แล้ว

      m arab
      adiga been badnidaa isla youtube ka ayey ku jirtaa ayado sayid khalifa naftirkisa qaadaayo oo leh meeshi abwaan aheyd !!!!!!!

  • @mohamedkarani2889
    @mohamedkarani2889 9 ปีที่แล้ว +1

    lol Sayid Khalifa .. Sayid iyo Siyad ayaa la nacay anigu ma nicin lakin CAQLIGA aduunka nacay .. lol adigana yaan lagugu darin is ILAALI ..

    • @xirsihirabe923
      @xirsihirabe923 9 ปีที่แล้ว +1

      +Mohamed Karani sxb xisho inta ad wax ka fahanto gariga mel dhaw ayad karacday

  • @yasingeeddi5231
    @yasingeeddi5231 10 ปีที่แล้ว +4

    Bukaan socodka liita
    Rag in uu ku badan yahay
    Adigaa ku baaqee
    Biyo aadan liqi weli
    Ma ba’shaan haraadoo
    Maku bara qabowdaa?
    Roob bari guntii helay
    Beelaha galbeed dega
    Maku baahi beelaan?
    Hadal waa bad weynoo
    Dhex butaaci maayee
    Ma is baadhayoo nabar
    Bi’i waaye mays tidhi
    Baradaadi soo eeg?
    Waxaa budulka geenyada
    Jeedal loogu baacshaa
    Haka badiso

  • @nimcunixaaji8239
    @nimcunixaaji8239 8 ปีที่แล้ว

    jdse

  • @aliabokar4983
    @aliabokar4983 6 ปีที่แล้ว

    Roob bari guntiis helay beelaha galbeeb daga ma Ku baahibeelaan !!? Abwaan Cabdi qeys wali jawaab uma helin su'aalahan

  • @aliawaale9063
    @aliawaale9063 7 ปีที่แล้ว

    waxaa qudulka geenyada jeeda loogu baacshaa kabadiso weyaan ragna balan fur nageed koleey kama baxsanayee