CIIDAMADA KUMAANDOOSKA DANAB OO WACDARO KA DHIGAY DHOOLATUS KA DHACAY KENYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 58

  • @AhmednorMuhumed-pk5wm
    @AhmednorMuhumed-pk5wm 11 หลายเดือนก่อน +8

    M.a Guuuuuuuuuuuuuul
    Ciidankeena Qaranka somaliyeed
    ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jaltul8909
    @jaltul8909 11 หลายเดือนก่อน +6

    Waxaan layaabanahay sidaad ugu farax santahay,dabcan waan bogaadinayaa CXD laakiin waxaan kuu'sheegaya iney ka'amar qaataan Mareykana marka lama dhihi karo waa ciidamadeena.

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove 11 หลายเดือนก่อน +8

    Waa ku taageera abdijalil wariye xirfad sare leh iyo muuqaal qurux leh oo iftiin wacan leh masha allah

  • @hidesideofficial212
    @hidesideofficial212 11 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah ❤❤❤💪💪💪🇸🇴🇸🇴

  • @Somalicd
    @Somalicd 11 หลายเดือนก่อน +4

    Waa mahadsantahay weriye c jaliil

  • @mahirmunir7394
    @mahirmunir7394 11 หลายเดือนก่อน +1

    Alxmudullaihi gulaysta Ciidankeena qaranka Somalia 🇸🇴 inshaallah anigana wan socoda hadho allaha igu siimo ❤congratulations ❤

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 11 หลายเดือนก่อน +5

    Mashallah guuul cxd Danab 🇸🇴🥷🏿 geesiyaashena si fiican bey u matalaan qarankeena

  • @IsmailhaniyaHalane
    @IsmailhaniyaHalane 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh guuleysta

  • @maryanmuhudin7774
    @maryanmuhudin7774 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah guuul somaliya ❤❤

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaalaah ilaahoow barakeey oo ilaali guuleeysta

  • @Football-fans327
    @Football-fans327 11 หลายเดือนก่อน +9

    M.a guuleeysta ciidan keeygiyoow

  • @ShamsudiinAxmed
    @ShamsudiinAxmed 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah

  • @AbdishukriMaxamed-tx3jy
    @AbdishukriMaxamed-tx3jy 11 หลายเดือนก่อน +1

    masha aalllh

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 11 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah ilaahay ha idin xifdiyo dhamaantiin waa idin soo ducaynaynaa

  • @teacherdahirahmed1331
    @teacherdahirahmed1331 7 หลายเดือนก่อน

    Horta sanadkan 2024 ciidan cusub miyeey qaadan rabaan bisheeysa qaadan rabaan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 11 หลายเดือนก่อน

    Alahu akbar mnsha allah somaliya guul

  • @MomtazDiomond
    @MomtazDiomond 11 หลายเดือนก่อน +1

    Intay Idin ilalinayan African-American maid maintain kuwina qadaadwayn ilayn waxba ma garato❤❤❤

  • @elmisaid4324
    @elmisaid4324 11 หลายเดือนก่อน

    Machalla Allah guul somaliya ❤🎉

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 10 หลายเดือนก่อน

    Danab is not easy 🦁🇸🇴✊

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 11 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalia cadawgeeda ha jabo soomaalia ha horumarto illaah idinkiis

  • @KaderAhmed-sg6qq
    @KaderAhmed-sg6qq 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allah guuul somalia

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb 11 หลายเดือนก่อน +1

    MAASHALAAH HORAY U SOCODA

  • @IDIRIISJAAMAC
    @IDIRIISJAAMAC 11 หลายเดือนก่อน +2

    Lama odhan karo waa ciidan somaliyeed waayo waxba ma dhamaana figner sbbto ah maraykan ka ayay danihiisa u fuliyaan ee maaha somaliya cidan ay ledahy😢

  • @abdullahiyusuf2015
    @abdullahiyusuf2015 4 หลายเดือนก่อน

    Guuul ciidanka soomaliya

  • @abrahman129
    @abrahman129 11 หลายเดือนก่อน +1

  • @axmedfaarax766
    @axmedfaarax766 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sawirka saaran ma ahan dannab ee waa askari ka tirsan kumaandoosta imaarada islaamiga ee afgaanistaan

  • @YusufcabdulahiMujerten
    @YusufcabdulahiMujerten 11 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliya. Guul tukiga. Guul ❤

  • @MaxamedCabdulahi-ej7zz
    @MaxamedCabdulahi-ej7zz 10 หลายเดือนก่อน

    Ok🇸🇴❤

  • @YusufYusuf-z9i
    @YusufYusuf-z9i 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walaal sare

  • @abdirizakAdan-b2e
    @abdirizakAdan-b2e 11 หลายเดือนก่อน +1

    💪💪💪💪💪💪💪

  • @Raz._Al
    @Raz._Al 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa tallaabo hore loo qaaday oo bogaadin mudan inkastoo dhanka kale ay ciidama shisheeye wali dalka joogaan dhowaan Somalia way ku filnaneysa iney sugato nabad gelyadeda
    Ereyga Islamiyiinta ha u adeegsan nimanka khawarijta/Argagixisada sbbto ah Islam waa diinteena suuban
    Nimankaa dadka soomaaliyeed gumaadayana ee argagixisada ah diin iyo dhaqan toona shaqo kuma leh oo anaga ka xigna ee dhankooda yeynan u riixin

  • @yasmiinhaji2119
    @yasmiinhaji2119 11 หลายเดือนก่อน +2

    mashaalh shakes its style the head . Thanks wariya😂 😂

  • @DaudAbdullahi-i2c
    @DaudAbdullahi-i2c 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidan somali maaha waa daba dhilif

  • @MascuudBashiir-b9t
    @MascuudBashiir-b9t 10 หลายเดือนก่อน

    National army forces 🇸🇴 🦾

  • @basheabdi3023
    @basheabdi3023 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊

  • @FadumoHassan-b8u
    @FadumoHassan-b8u 11 หลายเดือนก่อน +1

    Guulwacan

  • @mustaphmohamud8596
    @mustaphmohamud8596 11 หลายเดือนก่อน +1

    Guul ma aha ina gaal daba orodno e wa wajigabax
    Gaal marka an kaharno aya hormar aduun iyo akhiro garaynaa lkin inta an an gaalo tuugsananyno duligas aya kujiraynaaaa

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 10 หลายเดือนก่อน

    3:29 danaha Mareeykanka aa cajiib

  • @Sahan9474
    @Sahan9474 11 หลายเดือนก่อน

    Uma arko ciidan Somaliyed, kenya iyo maraykankuba, waa laba cadow, macquula maha in cadawgeenu ciidan inoo dhiso!

  • @ceebloibrahimyusuuf1120
    @ceebloibrahimyusuuf1120 11 หลายเดือนก่อน +1

    😵😵😵😵😵😵😵

  • @jaltul8909
    @jaltul8909 11 หลายเดือนก่อน

    Afrika goormey ka'koreysaa in'nin cadaana uu u'khudbeeyo tani waxay ku'xusuusinaysaa xiligii Guumaysiga sidaasaa nin cadaana ugu khudbayn jiray.

  • @abobasement346
    @abobasement346 11 หลายเดือนก่อน

    waa cidamadih kah haray danab cidamadah waxaa dhameyay mahad damer iyo xasan moryan

  • @Heimatar
    @Heimatar 11 หลายเดือนก่อน

    Drone iikoo lagu duqeehaayo aan arkooyaa modern warfare wuu is badalay.

  • @Heimatar
    @Heimatar 11 หลายเดือนก่อน

    And what are they up to justified accord is very suspicious name in this waring times

  • @AdanSantur
    @AdanSantur 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mahan Ciidama waa mooryaan garac oo waayeelada kufsada.

    • @ciiseabdul6127
      @ciiseabdul6127 11 หลายเดือนก่อน

      Oromo waalagu wasa

  • @Norabdik
    @Norabdik 11 หลายเดือนก่อน

    At End your report why you shake your head .,let me know 😅

  • @jaltul8909
    @jaltul8909 11 หลายเดือนก่อน

    Caqliga ah iney utababareen sidii ay colaadadaha gobolka wax uga qabtaan waa caqli liita waxaa loo tababaray iney qabtaan Dirty jobs lagu dumiyo wadamo.

  • @abdifataxcaashir-xx3jm
    @abdifataxcaashir-xx3jm 9 หลายเดือนก่อน

    guliyogobanimo gesiyasha qaranka Somaliya

  • @Abu_saalim2002-t1f
    @Abu_saalim2002-t1f 11 หลายเดือนก่อน

    Lkn caruur yar yar oo Magacooda ka bilowdo AL iskuma cilin karaan kkkkķkkkk.
    Markaan arko beenta ay isu sheegeysaan somaliyey aad baan u qoslaa kkkkkkkkkhhhhhhhhhhhhhhkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂

    • @AdoonAdoon-ei3dd
      @AdoonAdoon-ei3dd 11 หลายเดือนก่อน

      Maasha allah illahayoow soomali midee,cadawgoodana jabi

  • @abdullahimohamed7898
    @abdullahimohamed7898 10 หลายเดือนก่อน

    Masha'ALLAH

  • @teacherdahirahmed1331
    @teacherdahirahmed1331 7 หลายเดือนก่อน

    Masha'allah