EXCLUSIVE | Kaabayaasha Dhaqaale, Doorka Culimada Soomaaliyeed Ee Hogaanka Dalka"3/3.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • EXCLUSIVE | Kaabayaasha Dhaqaale, Doorka Culimada Soomaaliyeed Ee Hogaanka Dalka"3/3.
    What's in my camera bag?! MY 2025 UPDATED KIT!!
    Maxaa ku jira Boorsadeyda oo aan wax ku duubaa?
    Halkaan hoose ayaad ka dalban kartaa dhammaan Qalabka aan isticmaalo ee aan wax ku duubo:
    Haddii aad isticmaasho Lifaaqa(link) hoose, waxaad taageertay Kanaalka oo waxaan helayaa Commision 🫡 💌🫡 Mahadsanid.
    📦 Order Below!
    My Amazon Links
    Yurub iyo America:
    Enjoy your journey!
    ------------------------------------------
    • MY CAMERA BAG! BOORSADEYDA:
    • Think tank airport navigator.
    • UK&YURUB: amzn.to/401N9RV
    • USA: amzn.to/4h1XHaw
    • MICROPHONE:
    • RØDE Interview PRO Wireless
    • UK&YURUB : amzn.to/40cuBQd
    • USA: amzn.to/40kewrY
    • Wireless GO II
    • UK&YURUB: amzn.to/4j5xWYX
    • USA: amzn.to/4fD6dvC
    • Shure MV7+ Podcast Microphone
    • UK&YURUB: amzn.to/4gX6Ykb
    • USA: amzn.to/4gVUgSK
    • Zoom H6essential Handy Recorder
    • UK&YURUB amzn.to/49ZHQXH
    • USA: amzn.to/4gE6dNi
    • Travel Mic I use:
    • Rode VideoMic Pro+ Camera-Mount Shotgun Microphone,Black
    • UK&YURUB amzn.to/4gAwXyg
    • USA: amzn.to/3W6cqsZ
    • Hollyland Lark C1 Wireless Lavalier Microphone for Android,
    • amzn.to/4fJaaPt
    Hollyland Lark C1 Wireless Lavalier Microphone for iPhone
    amzn.to/3DGMTAh
    • LIGHT: LIGHTKA AAN ADEEGSADO:
    • Neewer Dimmable 176 LED Video Light 5600K
    • UK&YURUB: amzn.to/4a4f9ZY
    • USA: amzn.to/40gO2ay
    • GVM 200W LED Video Light with Softbox,
    • UK&YURUB: amzn.to/4fHT3xh
    • USA: amzn.to/404PkUG
    • Speed light:
    • Canon Speedlite EL-5, Portable Camera Flash,
    • UK&YURUB: amzn.to/40kh5KC
    • USA: amzn.to/3PnVI4w
    • SD CARD MEMORY:KAARARKEYGA
    • UHS-II Card SDXC, Memory Card, Class
    • UK&YURUBamzn.to/3ZR40H6
    • USA: amzn.to/4gDtPlf
    • SanDisk 256GB Extreme PRO SDXC card, SD Card, V60 Memory
    • UK&YURUB: amzn.to/40ihCwr
    • USA: amzn.to/3W0wDR5
    • MY CAMERAS:KAAMIROOYINKEYGA:
    • Canon EOS R5 C (R5C) Mirrorless
    • UK&YURUB amzn.to/40fhQEt
    • USA: amzn.to/4fEa5MY
    • Canon EOS R8
    • UK&YURUB: amzn.to/4j4a1c8
    • USA: amzn.to/3BVPplS
    • Canon EOS R6 Mark II Full Frame Mirrorless
    • UK&YURUB: amzn.to/4a3kYH6
    • USA: amzn.to/3Pif1fM
    • Canon EOS R10 RF-S18-150mm
    • USA: amzn.to/3DDj2Zr
    • UK&YURUB: amzn.to/40kW0iQ
    • Sony NEW Alpha 7S III Full-frame
    • UK&YURUB: amzn.to/4j3eFr6
    • USA: amzn.to/4gZlCaJ
    • LENS :DHAMMAAN LENS-KA AAN ISTICMAALO:
    • Canon RF 50mm F1.2L USM Lens - L-series Prime Lens
    • UK&YURUB: amzn.to/4a7A9ij
    • USA: amzn.to/404fUxu
    • Canon EF 50mm f/1.8 STM Lens
    • UK&YURUB: amzn.to/424W6g9
    • USA: amzn.to/4gEuJhk
    • Canon RF 85mm F1.2L USM DS Lens
    • UK&YURUB: amzn.to/49YyGdY
    • USA: amzn.to/408HABs
    • Canon RF 15-35mm F2.8L IS USM
    • UK&YURUB: amzn.to/3BS7GAj
    • USA: amzn.to/4gDSjdV
    • DJIS GIMBAL
    • UK&YURUB: amzn.to/41WHGOR
    • USA: amzn.to/3DI7cNW
    • Tripod I use.
    • SMALLRIG 72" Aluminum Camera Tripod
    • UK&YURUB: amzn.to/4fM2Dzn
    • USA: amzn.to/4gZnKiO
    • RAUBAY 70.8" Professional Heavy Duty Video Camera
    • UK&YURUB: amzn.to/3DFUrDx
    • USA: amzn.to/4jg5fsr
    • VLOGGING CAMERA:
    • DJI Osmo Pocket 3, Vlogging Camera
    • UK&YURUB: : amzn.to/3Phztxp
    • USA: amzn.to/4gVTllg
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    for business inquiries, please contact
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

ความคิดเห็น • 39

  • @AishaHassan-d9m
    @AishaHassan-d9m 6 วันที่ผ่านมา +12

    Sheikh mohamed idris for president 2026🎉

  • @MaxamedcarabChannel-d9y
    @MaxamedcarabChannel-d9y 6 วันที่ผ่านมา +7

    Ad iyo aad San usobadi culimada Somaliyed❤❤❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 6 วันที่ผ่านมา +5

    masha Allah
    Masha Allah
    Masha Allah
    Shiikh Mohamed idiris waa shaqsi cajiib ah oo wax badan lava faaiiday
    Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal
    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 3 วันที่ผ่านมา

    Wadankan walaga shaqaystaa looma shaqeeyo dadka iyo dalka waxbo looma qabto allow xukun cadaalad ah allow soomaaliya u keen yaa allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @A.Hassan-h4t
    @A.Hassan-h4t 5 วันที่ผ่านมา +3

    i cannot wait to see again somalia standing on there feet vamoooooos 🤩🤩

  • @muqtaarcade7813
    @muqtaarcade7813 6 วันที่ผ่านมา +5

    Allah hayow wadakeena noo nohagaji😢😢

  • @hudiefireeradam9812
    @hudiefireeradam9812 6 วันที่ผ่านมา +1

    Hit program Mnchlh hambalyo abdi jaliil
    Mahadsanid sheekh maxamed idiris

  • @AbdirahmanMuscab-ps6ie
    @AbdirahmanMuscab-ps6ie 4 วันที่ผ่านมา

    Sh maxamed idiris madah wayne nonoqo🎉🎉❤❤ManshAllh

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 3 วันที่ผ่านมา

    Sheekh allaha ku xifdiyo sidey ahayd oo dowlad nimada ahayd ayad u sheegtay allaha ku xifdiyo madax mahaysano markay wadamada kale tagaan ma masayran miya dal nin facoda ah dhistay ayay baryo u tagayan wadan qayrkoda dhistay ayay caruurtooda iyo xasaskoda geynayaan allaha soo hanuuniyo dal iyo dad wan haysana madax mahaysano fikir iyo hal abuur malahan jeebkooda ayay ka fikirayaan cajiib cajiib 🫢

  • @abshirhabiib
    @abshirhabiib 6 วันที่ผ่านมา +5

    Sharci kasta oo khilaafsan shreecada islaamka sharci maaha sida uu dastuurka dalkeenu xittaa qabo 👍

    • @mohamud2907
      @mohamud2907 3 วันที่ผ่านมา

      Waxaasi waa iska beena hawaas walaal ee soo akhri xeerka ciqaabta somaliyeed kadib fiiri hadaad diinta taqaano adaa yaabi donee
      Tan kale haday isku mid yihiin maan diinta qaadano oo dastuurka la tuuro ileen waa isku mide ?!!!
      Macquulse ma tahay labo shay oo isku mid ah in lawada sito ?!! Oo aan waxba is dheerayn

  • @Baanaaproduction
    @Baanaaproduction 6 วันที่ผ่านมา +3

    Zaytuun Mogadishu wuu ka baxaa

  • @Fuaadaelmi
    @Fuaadaelmi 6 วันที่ผ่านมา +2

    Hada xita canaha ilmaha gazaca laga jojiyay adun weynaca ayey dumarka somaliyed ugu shekeyen naaska hoyada canahan aya ka fican.Wallahi wa ayaan daro halka gaalka xita anaan isticmalin in anaga nagala dhadhiciyo wa cafimad.

  • @KhaalidAxmad-n8w
    @KhaalidAxmad-n8w 6 วันที่ผ่านมา

    Wadanka waxaa inoo badbaadin kara waa culumada kaliya ii aamina fadlan wadankan waxaa badbadin kara waa culumadaa ❤

  • @RAHATUNAFSI
    @RAHATUNAFSI วันที่ผ่านมา

    Mashaa allh waxa uu sheegay sh idris dhamaan waa sax marka lagareebo dastuurka sababta oo ah kitaab udhigma kitaabka allaah lamasamaaynkaro
    Mida labaad khayraadka dhulkeena iyo maamulxumida siyaasiinteena waa lawada ogyahay qofkasta oo wax qora ama hadlaa wushegaa lkn waxaa dood ubahaan sidee xal dhaqangalnoqda oo aay fariidnimo kujirto lokeenikaraa doodu waa inaay noqoto bas sidee xal degdeg ah loohelaa

  • @BisharAbdi-tb9xh
    @BisharAbdi-tb9xh 5 วันที่ผ่านมา +1

    Sh idriis waa Nin Haldoor aH lkin waxaa k soo Horeeeya kooxa abaabulan oo qabyaalad iyo shisheeya kaal kaalnimo Lasoo taagan

  • @Dasiboy-tw6xy
    @Dasiboy-tw6xy 6 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaallah

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 6 วันที่ผ่านมา

    MANSHALAH SHEEKH MOHAMED IDIRIS

  • @RAHATUNAFSI
    @RAHATUNAFSI วันที่ผ่านมา

    Sharci kasta oo aan ahaayn sharciga Ale waa waxkamajiraan dheh sheekh jumlada aad adeegsatay waxaa laguyaqanaa kuwa kaso horjeeda sharciga allaah

  • @OsmanMungani
    @OsmanMungani 6 วันที่ผ่านมา +1

    Sheiq Maxame idiris ilahey haku xafido Amiin yaa Rabilcaalamiin

  • @phphphphphph
    @phphphphphph 5 วันที่ผ่านมา

    shiikh waan dooran laheyne yaa naga dhaqaajiya siyaasiinta qudhinka

  • @CabdiraxmaanCabdinuur-u3f
    @CabdiraxmaanCabdinuur-u3f 2 วันที่ผ่านมา

    Wll abdi jaliil osman waxaan uxiisney parnaamijka amniga qaranka iyo abdisalam guled ama sheq abdi hersy labadaba mid noo soo qabo adoo mahsan plees

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 6 วันที่ผ่านมา

    War somaliyey madax iyo minjaba ilaahay aan ka cabsano Kutaab iyo sunada rasuulka scw aan isku xukuno kaasaan badhaadhe ku gaadhaynaa waxii kasoo hadhay iyo democracy la sheegayo waa huuhaa iyo waxan jirin billahi tawfiiq.

  • @Baanaaproduction
    @Baanaaproduction 6 วันที่ผ่านมา +1

    Su aaal ninyow adi isoo sharax

  • @maankamuuse743
    @maankamuuse743 5 วันที่ผ่านมา

    Shaba. Waaye ninkaan

  • @fatimaahmed1584
    @fatimaahmed1584 6 วันที่ผ่านมา

    M. A shiikha io Engineerka a mahafsanodin

  • @cawaleliban6853
    @cawaleliban6853 6 วันที่ผ่านมา

    Saaxib waad ku mahadsantahay inaad weydiisay laba su,aal oo aan aad u daneynaayay.

  • @muqtaardaacad
    @muqtaardaacad 6 วันที่ผ่านมา +1

    Shareecada islaamka diyaar ayaan u nahay sheekh maxamed

    • @AyuzhAisha
      @AyuzhAisha 5 วันที่ผ่านมา

      Dowlada dadka maamula ayay qusaysaa shacabkeenana wxba kama qaban karan ila one man one vote ay garan

  • @ayubabdi7
    @ayubabdi7 5 วันที่ผ่านมา

    Acw.Macalinka iyo jaamicadda shaqaalahooda iyo 'bahdooda' (SMC) (abwaan,mu'alif,indheer-garad,codkar,aabo,halgamaa,dulmi-diid,garsoore,daryeele,mufakir,somaaliya-aqoon iyo Somaalidda-aqoon,(aqoonyahan lahjada afka-Soomaaliiga;May iyo Maxaa, )wacyigaliyaha ummadda,oo dadka dhibaataysan u hadla,Suxufi gaamurey,macalin,mutaxalil, ama gurfeeye siyaasi ah,Toosiyaha ummadda,waddani iyo aqoonyahan Soomaaliyeed.)
    Kheyr allaha kusiiyo adiga iyo shaqaalahaada,sida aad soomaalidda aad runta uga sheegto.
    Illaahay hakaa abaalmariyo sida aad ubaraarujiso,ama aad u wacyigaliso dadkaada iyo dalkaada, oo aan sida qabiyaaladda iyo ku oorkacsiga aan ku jirin,adiga iyo dadka ka shaqeeya waarbaahinta ee waddankooda iyo dadkooda jecel.
    Waxaan idinleenahay,Virus badan baa jira,ee waxaad kaashataan;(Cabsida illaahay,Sabirka,dadaala,illaahayna tallosaarta, ha caajisina), oo markaas waad liibaanaysaan insha allah.
    illaahay hanaga qabto codowga ummadda Soomaaliyeed,iyo kuwa diinta sharafta leh ee islaamka kugabanaya, ama ka beensheegaya ee ah Al-shabaab iyo wixii lamidka ah(IWM.)
    Illaahow naga qabo kuwaase.Ilaahayow, Soomaalidda qalbigooda isku jiid-jiid,oo walaaley oo Burcad isu mari. Dowladnimo wanaagsan Allaha-raxmaan ha na siiyo;aamiin,aamiin.
    ,

  • @waayoarag5099
    @waayoarag5099 4 วันที่ผ่านมา

    hada adis iyo rwanda midkood baan inaan maal hashado ku fikirayaa balse dhulkeena oo nabada meel kale kuma fikireen dalka ilaahay ha noo hagaajiyo

  • @dahaali7865
    @dahaali7865 6 วันที่ผ่านมา +1

    Wariye Sare, su'aalaha xagee lagugu soo hagaajiya aad waydiinaysid haldoorka si su;aalaha naga buuxa aanu kugu soo diri lahayn, iyo side ku ogaan karnaa shakhsiga aad waraysan doontid?
    Iiga soo jawaab, Fadlan.

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 6 วันที่ผ่านมา

    SOMALIDA ILAHEY HA FAHAMSIYO BURAHA.BADA IYO XOOLAHA INEY SI XALAL AH UGA TAJIRI KARAN. KURSIGAN XARANTA ADUUN OYO AKHORABA SEEJOYEY E INTO UGI DULISANEYD MADAX RABAN

  • @mohamedabdi5069
    @mohamedabdi5069 2 วันที่ผ่านมา

    Abdijalil waxaad tahay qof wacyi ahaan soo jeedda, beeralayda iyo xoolo dhaqatada , miyiga haayado waxaa jira lacag siiya si ay uga kaaftoomaaaan wixii ay qabsan lahaaayeen,

  • @hasanmohamed1840
    @hasanmohamed1840 3 วันที่ผ่านมา

    Adiga somali maba tihid shekihoow 😂😂

    • @elmimuhiyadiin7746
      @elmimuhiyadiin7746 วันที่ผ่านมา +1

      Kuwa waxaad tahay jecel Soomaaliya in aaynan horumarin yaahuu

    • @aqoonqaate8109
      @aqoonqaate8109 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaa soomaali lagu noqdaa ma dhiig mise u dhalasho oo dawlada ah?