Ciil Badanaa- Ruwaayad reer Jabuuti

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 92

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 2 ปีที่แล้ว +28

    Waa riwaayad runta ka turjumaysa👍💯
    Dumarow hadda ninkiina haysan waydan waa laydiin hayn😋🥰❣

  • @hayataden6499
    @hayataden6499 2 ปีที่แล้ว +18

    Reer jabutii dadkii ruuwayadaaha laguu talo galey waagi runtii noosoobadiya

  • @aaribraahin6119
    @aaribraahin6119 2 ปีที่แล้ว +9

    Universal Saaxiibayaal waan qoslay aad laakiin guri fiican ku sameeya Ruwaayada oo fadhi qurux badan leh.

  • @rodadhool4447
    @rodadhool4447 2 ปีที่แล้ว +3

    Ruwaayadaha Reer Djabuti waa Top noo soo badi

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 2 ปีที่แล้ว +8

    Djibouti 🇩🇯 love you mon pays Djibouti ❤️🥰

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 2 ปีที่แล้ว +5

    Ma hayaad bad tahay wan qoslay👍👍👍👍👍👍👍👍👍🤚🤚🤚🤚🇩🇯✋✋💯

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa dumarka qayila ee reer kooda ka mash quulsan

  • @abdihakimchine7952
    @abdihakimchine7952 2 ปีที่แล้ว +5

    Best comédie of horn of Africa

  • @bigayzcadayz4951
    @bigayzcadayz4951 2 ปีที่แล้ว +6

    Ree Djibouti markooga horeba waxay ahaayeen dad loogu talagalay ruwaayada.

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 2 ปีที่แล้ว +7

    masha Allah no so badiya filinada dadkaugii reer jabouti 💚💜💚

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 2 ปีที่แล้ว +4

    Very nice film

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ina abti kahor baad hore usocotay

  • @Jankoukmilia
    @Jankoukmilia 11 หลายเดือนก่อน +2

    C pas son mari meme si c un "acting". C haram de toucher un homme qui fait pas parti de ton mehram. Faute attention les gens qui prepare les scene et scenario

  • @cagomaalmc3515
    @cagomaalmc3515 2 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhh reer jabuti waa funny

  • @abdisamadabdiraxman9181
    @abdisamadabdiraxman9181 2 ปีที่แล้ว +3

    Dadkaan sidii dad isqaba udhaqmayaane

  • @iltiredoualeibrahim
    @iltiredoualeibrahim 7 หลายเดือนก่อน +1

    Elle raison cette femme

  • @muxudiinshafeec4995
    @muxudiinshafeec4995 2 ปีที่แล้ว +1

    Agah seey wax leedahay...war jabuuti igeeya

  • @cissaregionsitti4559
    @cissaregionsitti4559 2 ปีที่แล้ว +3

    kkkkkkkk waa jabuti iyo ruwayad aya ku gaadhayo kkkkkk hasocoto yaakhi

  • @7TH-JUNE
    @7TH-JUNE 2 ปีที่แล้ว +3

    Naag wafdi ah mala qabo.

  • @arashiidmaxamedcolow1070
    @arashiidmaxamedcolow1070 2 ปีที่แล้ว +3

    Eeesh calaa ruwaaayad

  • @Paradis_77
    @Paradis_77 ปีที่แล้ว +2

    Love you my dadkeyga reer djibouti

  • @abdillahiawaleh7948
    @abdillahiawaleh7948 2 ปีที่แล้ว +1

    Haaa reèlement cest vrai une famme qui regard ps sont ma marie ily a une famme qui px regard plus que à elle les fait attentions a sont mari okay😊😊

  • @herofliveTV
    @herofliveTV 2 ปีที่แล้ว +1

    Naag meeraysata fiidkii kuwa balwadda leh waa dhilo noocaas
    Funny waad soo dhigteen. 🤣

  • @Asad_haaji_abokor_3007
    @Asad_haaji_abokor_3007 2 ปีที่แล้ว +2

    Waalaguu dugi waa lagaa dugii kulahaaa

  • @hasankaafi340
    @hasankaafi340 2 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhhhh wlhi dumarka oo dhan waa ka siman yihiin inay bahasha yar mcn noga dhigaan hadii laga danestana way xanaqayaan

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 2 ปีที่แล้ว +3

    Waad na heysa weydey kulahaa ma alaab aan leeyahaa 😂

  • @yousufqalbiaxmed8132
    @yousufqalbiaxmed8132 2 ปีที่แล้ว +1

    inaba caadi maha

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 ปีที่แล้ว +2

    Reer jabuuti salaan sare 😂😂😂😂

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 2 ปีที่แล้ว +2

    Shandadaada qaadoo iska bax buu iga yiri mise igu yiri haahaaaaaaaaa

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 8 หลายเดือนก่อน

    Garissa iyo Jabuuti ragga kunool kuleyl iyo kaneeco kama soo haraan

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว +2

    Degen love iyo habsan daahir
    Kkkkkk Kkkkkk qudhqudhi labada

  • @ahmedburhaan3132
    @ahmedburhaan3132 ปีที่แล้ว +1

    War tan raaliyo way dhaaftay ee xitaa jilaa ka ma ahan 🤣🤣jah

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 2 ปีที่แล้ว +3

    Qur quriye ciyaarta dhaaf

  • @herofliveTV
    @herofliveTV 2 ปีที่แล้ว +1

    True 👍

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 ปีที่แล้ว +3

    🥰🥰🥰❤❤👍

  • @minaseaadjama
    @minaseaadjama 11 หลายเดือนก่อน +1

    Iyara dhunkoo 😂😂😂

  • @mustafaabdullahi5031
    @mustafaabdullahi5031 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaa Ciise waraabe kkkkk
    Lahjadooda ayaan garanayaaa.

    • @mouniyat
      @mouniyat 2 ปีที่แล้ว +4

      Ilmo xaram wax la dhalay oo laga dhaqaaqay yaa tahay. Afxumada jooji oo umada illahay amaan sii.

    • @yasermohamed3284
      @yasermohamed3284 2 ปีที่แล้ว +3

      Cisse waa qaran qabilb mahaa bro

    • @cissaregionsitti4559
      @cissaregionsitti4559 2 ปีที่แล้ว +2

      waa runta ee iska seen eeg inan ku cunine sxp cisse warabe cay mahan ee waa raaganimo szp doqonaw

    • @fadxiyahassan3406
      @fadxiyahassan3406 2 ปีที่แล้ว +4

      Ha caayin reerka waa gobe

    • @charmakeelmigoumaneh2721
      @charmakeelmigoumaneh2721 2 ปีที่แล้ว +2

      warya ilma haram inika Issaka aya ah fourouh reer habar awal iyo habar shealo irahda. hassss

  • @momoney00can
    @momoney00can 2 ปีที่แล้ว +2

    More more more

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 ปีที่แล้ว +1

    Reer jabuuti wan idin wataa 😂😂😂😂

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 8 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk wan qoslay

  • @abdifatahpashe608
    @abdifatahpashe608 8 หลายเดือนก่อน

    Hysan weydo waa loo hayaa

  • @abdisamadabdiraxman9181
    @abdisamadabdiraxman9181 2 ปีที่แล้ว +2

    War hedhe marada cesho yaadhaha ninkaan wayn nimanyahaw

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 3 หลายเดือนก่อน

    NAAGTII NINKEEDA HAYSAN WAYSA WAA LOO HAYNAYAA WAA RUWAAYAD XAQIIQA KUFADHISA

  • @aden.a5495
    @aden.a5495 2 ปีที่แล้ว +2

    Ina abti xabiibi 😂😂😂😂😂

  • @hussienkenyajesh336
    @hussienkenyajesh336 2 ปีที่แล้ว

    Cumrein hoyadiis iyo abahis waaye jaar beynu nahay tankle na waa edadii

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 2 ปีที่แล้ว +8

    Ree jabuuti waa ni jeclahay lkn riyaawad jilow ree Somaliland laguma gaaro, xoogaa mudug soo racdo lkn burco waxas dhan iska reebtey

    • @yahyamahdi5892
      @yahyamahdi5892 2 ปีที่แล้ว +2

      Yanan lagugu qoslin ruwayado ma gafane alayarhamou gadhaysaan iyo deegan.

    • @cissaregionsitti4559
      @cissaregionsitti4559 2 ปีที่แล้ว

      jabuti cisse burco isaq soow indinka dhaho ila isxaq ma beenbaa inay isla dhashen ayan moodayay isaq iyo cisse yaaa burcow

    • @fatumaahmed4947
      @fatumaahmed4947 2 ปีที่แล้ว

      @@yahyamahdi5892 mya lkin hlka sida qrxda ruwyda iyo khmta Dhnka Somaliland ba le

    • @mohammedibrahim3490
      @mohammedibrahim3490 ปีที่แล้ว

      Ulaabo tarikhdi hore ee ina hybo laanbad iyo gaafane reer jabuti waa shacab dhano fani ah

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 ปีที่แล้ว +1

    Ina abti goormee MUXARAM ka noqtay jabuuti kkkk ajnabi bay ka tahee ninka.

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว

    Ax

  • @MahadOsman-wk2je
    @MahadOsman-wk2je 2 หลายเดือนก่อน

    Wan qoslay whli😅😅

  • @zarayou8560
    @zarayou8560 2 ปีที่แล้ว +1

    Ina abti xabibi 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 4 หลายเดือนก่อน

    Waligaa afcaana maluugu qabtay kulahaa

  • @abdirisaaqelmisiyaad9637
    @abdirisaaqelmisiyaad9637 2 ปีที่แล้ว

    Ww

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 2 ปีที่แล้ว +3

    Cajaa ib gabadha danbe🤣

  • @mohammedkhaderxaamud9988
    @mohammedkhaderxaamud9988 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhh

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma naagaha Jabuutii ma noocaan baa? Alow bayeey. “Waa fiid meerto”

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 ปีที่แล้ว +1

    🤣😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣😂😂😂😂

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk

  • @habiba5957
    @habiba5957 2 ปีที่แล้ว

    And I

  • @boonnaan5236
    @boonnaan5236 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk

  • @PourMoi-pi3bc
    @PourMoi-pi3bc 3 หลายเดือนก่อน

    Nm.

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 ปีที่แล้ว +5

    Zero ODF clts horn of Africa

  • @degan4
    @degan4 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhaqanxumaa

  • @nimcanbashir4566
    @nimcanbashir4566 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhh

  • @cumarcalicusmaan2630
    @cumarcalicusmaan2630 2 ปีที่แล้ว

    Ccc

  • @muhacllaahi9564
    @muhacllaahi9564 4 หลายเดือนก่อน

    🎉kjfnlllppp😊

  • @muniiramaxamedcabdi681
    @muniiramaxamedcabdi681 2 ปีที่แล้ว

    Maxamedcabdi.muumin

  • @DeqaAhmed-l6q
    @DeqaAhmed-l6q 22 วันที่ผ่านมา

    Hh

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 2 ปีที่แล้ว +2

    Very nice film

  • @MahadOsman-wk2je
    @MahadOsman-wk2je 2 หลายเดือนก่อน

    Wan qoslay whli😅😅