"Dalka Idinkaa Baabiinaya ee waa in la idinka qabtaa..." Mayor Cawl (AHN)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Maxaa kala haysan-jiray Moyar Cawl (AHN) Iyo Geometry-dii dowladda Hoose ee Hargeysa
    Our Channel: / dhamaystv
    Subscribe: www.youtube.co...
    Website: www.DhamaysNew...
    Facebook: / dhamaysmediagroup
    Twitter: / dhamaysnews
    Instagram
    / dhamaysinc

ความคิดเห็น • 75

  • @abdilkarimjam2877
    @abdilkarimjam2877 4 ปีที่แล้ว +7

    Alle ha u naxariisto cowl cilmi cabdale waa maayirkii ugu fiicna ee zoo mara hargaysa waan xasuustaa diyaarada ninkii saaray ilaa hargaysa ilaa ishaarooyin ayuu ku xidhay meel waliba ninkaa oo kale ayaa loo baahan yahay

  • @abdiabdillahi6052
    @abdiabdillahi6052 4 ปีที่แล้ว +5

    Labada dislike saaray waa soltelco iyo cakawayne
    Nin adagbuu ahaa tuugbaad tihiin ninkii yidhi weeyaan hadana mid hadalayaa majironmaantana waad lasocotaan

  • @KosovoO-vt5gl
    @KosovoO-vt5gl 4 ปีที่แล้ว +7

    Alle haw naxariisto masuul buuxa ayuu ahaaa bal hadalkiisa macnaha le eeg danta guud siduu meel u saaray adag 👍🏼

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc ninkaas khudbadiisa iyo hadalkiisu waa in la daawadsiiyaa ama dhagaystaan nin kasta oo Xilkahaya ama xildhibaan ah si ay wax uga bartaan ama ay u hagaagaan kuwa so socdaa.

  • @muslimmiskiin-alle146
    @muslimmiskiin-alle146 4 ปีที่แล้ว +7

    Allah SWT Naxariisti janno haka waraabiyo

  • @wiilwaal1866
    @wiilwaal1866 4 ปีที่แล้ว +4

    Farqi weyn ba udhexeya mayir cawl (ALHN) iyo kan manta joga.

  • @hamsenuuriye6840
    @hamsenuuriye6840 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib mayar cawl aqoon uma lahayn balse iminka waan aqaan

  • @shiinedoller4736
    @shiinedoller4736 4 ปีที่แล้ว +6

    Ilahy haku naxariisto
    Ninba wax ayaa lagu xasuusta😢

  • @farxaanifarxaani3962
    @farxaanifarxaani3962 4 ปีที่แล้ว +4

    Allahaw unaxaniiso marxuum cawl cilmi cabdala (ccc)

  • @somalilandtayda3765
    @somalilandtayda3765 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah swt janatul fardawsa ha ku geeyo mayor kaagama dambayn hargeysa golaha deegaanka iyo mayorka dambe habka lagu soo doorto waa inaynu badalaa jailkana lageeyaa soltelco iyo inta kaloo dhan

  • @hannaarteh197
    @hannaarteh197 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow kuu naxariiso wallee nin rageed run sheeguu ahaaaailaahay janooyinkaaga hakugu casuumo

  • @shyusufcige6393
    @shyusufcige6393 4 ปีที่แล้ว +2

    Soltelco weli sidaa ma ula hadlay shaqaalihiisa

    • @cawaalebaashe6711
      @cawaalebaashe6711 3 ปีที่แล้ว

      Isagaa u baahan in sidaa loola hadlee muxu cid wax ushega

  • @quruxiyoqaraaxo
    @quruxiyoqaraaxo 4 ปีที่แล้ว +4

    Xabaddaa videoga dislike garaysay waa Soltelco ama ciidankiisii

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 ปีที่แล้ว +1

      Inta xaaraan cunka ee golaha deegaanka iyo soltelco weeyaan xaqiiq

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 4 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkk ala maxaan canaanta u xiisay waa canaan xalaal ah oo waxtar leh ninkii khaldana saxda allow ku naxariiso mayor cawil alle janatal fardowsa haku abaaliyo

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 4 ปีที่แล้ว +3

    Illaahay ha ku naxariisto Mujaahid ninkaas oo kale ayaa loo yaqaan Allahu Akbar Allahu Akbar Illaahay jano Fardousa ha geeyo Aamiin Aamiin Aamiin

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay haunaxariisto soolteko iyaa usheega

  • @juggin365tmg4
    @juggin365tmg4 4 ปีที่แล้ว +2

    Somlidu waxay hore u tidhi waari maysidee war hakaa hadho

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninka muwandinka waa kaa illahay hawnaxariidsto

  • @muxsinrashiid613
    @muxsinrashiid613 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow u naxariiso waxa yaab leh in maanta oo uu dhintay waxa uu ka hadlayaa wali ay jiraan tuugadani wali magalada qasayaan

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalaah.Maanta ayey taagan xaaraan iyo saqajaanimo in caruurta lagu koriyo.Illaahaw u naxariiso.Waa markii iigu horaysay ee aan daawado intaas yar ee ugu horaysa ayuun baan ka daawaday intaas ayaanan igaga filan yacnii 2:01 ayaan daawaday.

  • @cabaasmuztave9328
    @cabaasmuztave9328 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha u naxariisto lipax qaran ayu ahaye waxaynu u baahana hay ina lagu canaanto qof walba danbigu galo oo lagu ciqaabo oo lala dagaalamo musuqa iyo ku tumashada dadkena masakiinta oo ah waxa aynu ku babanay

  • @Cukaashe.
    @Cukaashe. 4 ปีที่แล้ว +5

    *Ninka Dislik saarey waa Solteco*

    • @samatartechnical2073
      @samatartechnical2073 4 ปีที่แล้ว

      Allah yacizak sxb

    • @cashaxuseen8436
      @cashaxuseen8436 4 ปีที่แล้ว

      Solteco mayar daciifa weeye waxaqabdkisuna Waa gabinaysa caasimadi santerkuna waa qashin kalb waxidcalooshi ushaqayste miidhan walaahi dad waa dadki hore oooooooh my good hadalka hore loo yidhi maanta la arka wixii laga hadlay hadii nin ajaniba laga daba shaqeeyo walaahi shirkadisa 10years kuma qaadateen casimadoo sida caasimadaha laga dhigo

    • @Cukaashe.
      @Cukaashe. 4 ปีที่แล้ว +1

      @@cashaxuseen8436 Caasha Waaruntaada wllo

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 ปีที่แล้ว

    Allah haw naxariisto nin jira ayuu ahaa madaxweyne ayuu ku haboonaa

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 4 หลายเดือนก่อน

    Alle ha naxariishto
    Cawl ku libaax biu ahaa. Waa tuntii bariga kharaab bay ahaayeen shaqaalaha dawlada hoose.
    Sidassay ahayd illaa mooge yimi nooca uu odaygi sheegayo ayey ahayd
    Mayer mooge ilaahay khayr badan haku siiyo wuxu hagaajiyey magaalo baa'bayday ayuu dib u hagaajiyey

  • @mukhtaardhako2483
    @mukhtaardhako2483 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha unaxariisto ragii raga ahaa

  • @NimcaanFarxaan-h2n
    @NimcaanFarxaan-h2n 10 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxariisto nin rageed

  • @abdifatahismael1632
    @abdifatahismael1632 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah how naxariisto adeer cawl cilmi cabdalah

  • @cabdifatax9125
    @cabdifatax9125 4 ปีที่แล้ว +1

    Haday somaliland ninka oo miidhan ahaan lahayd way hore mari lahayd

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha kuu naxariisto Ibnu xalaaal 😭😭😭😭😭😭

  • @jamaahmed3574
    @jamaahmed3574 10 หลายเดือนก่อน

    Aduunyooy xaalka ba,a manta iska daayo inanka laba sano jooga agaasinka magalada isaga yeesha maayarkana hadalkiisaba daa

  • @cashaxuseen8436
    @cashaxuseen8436 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow Ku naxariiso rabiyow jano kugu deeeq rijaal tariikhda ku xusaysa

  • @aminacalihodan3180
    @aminacalihodan3180 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waaruntii halaynagaqabto

  • @saedsara
    @saedsara 2 ปีที่แล้ว

    Cinwaanka Ka bedel Awful maaha ee waa Cawl

  • @juggin365tmg4
    @juggin365tmg4 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah yarxamah

  • @MustafeJacayl
    @MustafeJacayl 3 หลายเดือนก่อน

    Ninbuu ahaaa

  • @farhanabdi4571
    @farhanabdi4571 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha ku naxariisto mayor

  • @maxamedapdi8271
    @maxamedapdi8271 4 ปีที่แล้ว +1

    Alleh hawo naxaristo

  • @saeedjamal2243
    @saeedjamal2243 4 ปีที่แล้ว +2

    What a great legend

  • @mca.x9520
    @mca.x9520 4 ปีที่แล้ว +2

    Alah ha u naxarioso
    Rest in peace ⚘
    Maayar ☆ 》 cawil cilmi cabdale

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 ปีที่แล้ว

      Cawl cilmi cabdallah rabbi swt janatul fardawsa ha ugu bushaareeyo cawl weeye magaciisu cawil maaha

  • @juggin365tmg4
    @juggin365tmg4 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanidiin inamada taariikhda hayey

  • @dalmarhassan4549
    @dalmarhassan4549 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa rubtii alahakuunaxariisto aamiin

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah hakuu naxariisto

  • @mukhtaarhussein6671
    @mukhtaarhussein6671 4 ปีที่แล้ว +1

    Alah yaa raxma

  • @mmhassan8596
    @mmhassan8596 4 ปีที่แล้ว

    "Ictiraaf baynu doonaynaa, meel aynu safaarad dejino na ma hayno"

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 ปีที่แล้ว

    Waa run, laakiin waxa ka horreysa in shaqaalaha mushahar ku filan la siiyo. Ta labaad waa in shaqaalaha lagu soo xulo aqoon iyo tartan.
    Midda kale qorshaha ku darsada qof kasta oo muwaadin ah inu xaq u leeyahay dhul uu dago.j
    OGAADA CADAALAD uun baa inna deeqa.

  • @mohamedmohamoudaden757
    @mohamedmohamoudaden757 2 ปีที่แล้ว

    AHUN maayor cawil wuxuu ahaa nin run ay ka tahay shaqada uu haya oo aan shaqada u galin inuu dhuuni ka helo iyo wax lamida,waxaan xasuusta marki aan yara magalada siday u eekayd hada oo aynu joognana siday tahay oo aad ukala fog runti waxay u eekayd magaalo xaga public good ka ka koraysa lkn hada wax ka dhacay mooye wax ku biiray xaga public goodka lkn privateka aadbay u dhisantay,oo magalo leh inshaaro meelo quruxoon ayey lahayd alle ha u naxariisto cawil,

  • @adamalimaygag9903
    @adamalimaygag9903 ปีที่แล้ว

    Allah hownaxariisto 🤲 cawl cilmi cabdala

  • @yaxyamawlidomer6021
    @yaxyamawlidomer6021 2 ปีที่แล้ว

    Rapi naxariistii jano haka waraabiyo marxuumka waxa uu ahaa nin rag ah oon runta ka gaban geesi daacad u ah dalkiisa iyo dadkiisa allah naxariistii jano haka waraabiyo😥

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 4 ปีที่แล้ว +7

    Dhamays media inta ragan xalaasha ahi ay noolyihin dadka xasuusiya oo bara si qiimahooda iyo sharaftooda loo siiyo ifka inta uu noolyahay
    Ala ninku libaaxsanaya oo xalaal miirad sanaye, aduunkan nin walbo wanaagsan kuma waaro

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa walaal wacyi galin bay noqon lahayd haday sanqdkiiba mar soo saari lahaayeen intuu noolaa

  • @saedsara
    @saedsara 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto cawl cilmi cabdalah

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 4 ปีที่แล้ว

    Libaax rag kaasuu ahaa waan qiirooday walaahi wadani dhab ah ayuu ahaa sawirka waqtigaa iyo ka maantu kala durugsanaa

  • @galaydhyare7501
    @galaydhyare7501 2 ปีที่แล้ว

    illaahayow unaxariiso maayir xalaal cun ah

  • @burcokibir894
    @burcokibir894 4 ปีที่แล้ว +2

    Dislikers are : Handarab , soltelco, iyo buurmadaw

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto aaaamiin aamiiin

  • @garaadcarab4109
    @garaadcarab4109 ปีที่แล้ว

    Ilaahaw kuu naxariiso

  • @maxamedthanks3788
    @maxamedthanks3788 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto

  • @mubarikjama992
    @mubarikjama992 4 ปีที่แล้ว

    alle ha u naxariisto nin raguu ahaa

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 ปีที่แล้ว +3

    Berigaa waynu noolayn.
    Ilaahay daaqada Janada ha u furo.

  • @cabdinaasirsaalax3912
    @cabdinaasirsaalax3912 4 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxaristo

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 4 ปีที่แล้ว +2

    maantana inan yaroo xaafadiisa soo dhaafin baa mayor ka ah hargeisa waa taa dowladnimo farta waaweyn idiinku dhigay maayarka maayarada ee barta kuwiinan reer hebel ku waashay

    • @regalsnow9707
      @regalsnow9707 4 ปีที่แล้ว

      Hoyadaba buu sacad muse wasa naceyb scad muse ws landheere qnaga leh hargeisa maxad qaadi dee ilahay ba na baladhiyee o allah wax nasiyee horta siklkii hoyada wase meelkasta markan ku yasad cayda reerkayga meelkasta ku qorta orod wax qabso intad computer ku dul fadhidid havar awal is here to stay allah bad dhan ka dhigay landheere ah miyad dilaci macal nagta sacdmuse xiniyo leh wa nago walahi raga ka adag uska kadi dee abaha iyo ayaxad cubtan ba wase adiga iyo kuwan hilub layasha ah

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 4 ปีที่แล้ว +1

      Regal Snow cayda jooji oo sida raga u hadal dhedig fooqal dhedig anigu hooyadaa caayi maayo waayo waa waalid laakin kula yaabi maayo sababta oo ah kii idiinku weynaa ee madaxweyne 70 kor u dhaafay baa hooyooyinka dhintay ee sharafta leh caayaya bal adba

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 4 ปีที่แล้ว

    Hargeisa has be come big city, they divide it into four parts and employ young people from universitys

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 ปีที่แล้ว

      It was four parts to begin with
      26June, guryasamo,iftin & gacan libaax