Dib Umilicso Dardaarankii Cawl Cilmi & Dhacdooyinka Somaliland Maanta Ka Taagan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 12

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 4 ปีที่แล้ว +6

    Mujaahid Cawl Illaahay ha u Naxariistee Dadka wuu ka horeeyey.
    Illaahow Janatu Fardawsa kugee.Aamiin

    • @alijama8648
      @alijama8648 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahay ha u naxariisto kama daalo waanooyinkiisa dhegaysigooda

  • @abdirahmanbarud9560
    @abdirahmanbarud9560 4 ปีที่แล้ว +1

    Mujaahid Awil Cilmi Abdallah maayirkii hore ee caasimada Hargeisa ilaahay hakuu naxariisto 20sano kahor ayuu si dhaqan wanaagsan oo wadaniyad leh iyo daljacayleh

  • @aminayusuf9852
    @aminayusuf9852 3 ปีที่แล้ว

    mansha allaah soomaalilandar alloow dhaawr aamiin

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 4 ปีที่แล้ว

    Eesh calaa maayer geesi alle naxariistii jano ha ka waraabiyo

  • @salebancabdifaarax2190
    @salebancabdifaarax2190 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilow kuu naxariisto

  • @abdihakiimahmedahmed5138
    @abdihakiimahmedahmed5138 4 ปีที่แล้ว +1

    Alaaha ha naxariisto, wadani dhaba ayuu ahaa .

  • @abeessharmarke5089
    @abeessharmarke5089 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaahu somaliland samadey hehaabaysaa oo dayaxay saraadanaysaa oo walibana xidigahay salaamaysaa markaa sidaad u dhantihiin dhunka hoostiisa siigada iska dhex seexda viva somaliland

  • @abdijamanuur9797
    @abdijamanuur9797 4 ปีที่แล้ว +4

    Wadaniga ruuxiga .waryaadha war aynu u kacno qarankeena walaalayaal .war cadaw badan baynu leenahay .war dhexdeenii baa laga shaqeynayaa burburkeena waryaadha war meeye wadaniyiintii ruuxiyiinta ahaa?? War hooy intay goori goor tahay aynu difaacno dhaxalkeena iyo dhaxalka caruurteena .

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 4 ปีที่แล้ว

    Mudane cawil
    Mudane cawil wuxuu somaliland ku leedahay taarikh weyne.
    Cawil wuxuu istaahilaa xasuus qore weyne.
    Ball siwacan u dhegeystaa.
    Ilaahay ha naxaristo cawl cilmi

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 ปีที่แล้ว +1

    Ala ha u nxariisto wuu ka qaalisanaa jagada maayerka maskaxdiisii iyo hadalkiisa

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 4 ปีที่แล้ว +1

    Geesi qaran buu ahaa