Alle xaqa iyo wangaa ha nawaafajiyo Waxaaan ku suganahay wakhti ay inta xumi dheerayso lagu caan baxo inta wangsana lagugu nacayo lagugu caayayo heer ay gaadho in ay bulshada laga takooro oo layidhaa umada ka qabta yacnii xidha oo xabisa allow noo gargaar
Masha allah Masha allah wll mahsanid wllhi maanta cashir aad ii saameyay ayaa kahadashay aadan Alla kuxafido muuqaalkani waa mid saamenkoni leh waa rajeenaa ibadan in ay xasuusantonaan mahsanid
Waxaan Xasuustay Anigoo 14-Sano Jira in Reer Jaarkayaga ahaa Oo Reerkaasi Gabadh Ay Dhaleen uu Habaray Aabaheed Waxaana Gabadha La Habaaray Ee Aabaheed Habaaray Intii Aanu Habaarin Ku Yidhi Aabo Inantaydiiyee Isoo Qaad Koob Biyo ah Way u Keentay, Hadana Waxaan Daqiiqad Dhamayn Ayuu Odaygii Inantiisa Ku Yidhi Aabo ii Keen Wayso Biyo ah, Way u Keentay Hadana Wuxuu Ku Yidhi ii Keen Cidiyo Gur Deedna Waxay Iyadoo Hoosta Ka Leh Ish, uf, akh iyo wax la mid ah Ayey ku Soo Tuurtay Cidiyo Gurtii "Odaygii Aabaheed ahaa Wuxuu Yidhi Ubad La'aan Hakugu Dhacdo" Mudo Ka Dib Hadalkii Habaarka ahaa Oo Ay Gabadhu Xasuusan Tahay Ayaa La Guursaday Gabadhii Ilaa Hada Gabadhii Wax Ubad ah Ma Dhalin Iyadu Way Xasuusan Tahay Oo Aabihii Ay Cafiska Waydiisan Lahaydna Ma Noola Hada Waxay Dhib Kala Kulantaa Ninkii Qabay iyo Hooyadii Oo Ku Leh Ma Dhasho iyo Wax Gaf ku ah Nafteeda Balse Gabadhii Ayaa Tidhi Waan Ogahay Halka Ubad La'aantu Iga Haysee Hadaad ifuri Karto u Fur Hadii Kale Alle Ayaan Talo Saartay. Aadan Waxaan Ilaa Hada Ka Naxaa Hadalkaasi Waalidkuna Carabkiisu Waa Cajiib Oo Hadba Waxaad Ku Qaado Ayaa Lagu Qaadaa Allow Aniga, Adiga Iyo Qof Kastoo Muslim ah Garansii Nimcada Carabka Iyo Abuurta Alle ah Kan Ugu Saamaynta Badan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Maxaa Aduunka Nagula Nool Dad Aan Carabka Ka Hadal Oo Nimcada Carabka Dareemaya Allow Xaqa Na Garansii Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲.
Habaarka waalidka waa mid aynu ka keenay kolay ee aynu baadhno sababta ka horaysa in waalidku ina habaaro taasina waa muhiima si aynu uyarayno habaarka waalidkuna u yaraado
Walaal aad uqaali ah waxaanad tahay youtubers ka somaalida ka aan ugu jecelahay intii video ee aad soo dhigtayna badankooda waan daawaday waxaanan kusoo biiray waagii aad cod ciyaalka lahayd
Aadan Zhp anigu janalkan bilwgiisii Ayaan ku soo biiray video kastana waan u fiirsadaa markaad muuqaal iska soo duubto eed mawduuc ka hadlayso xiiso gaara ayuu leeyahay dadka nagu Soo biiraya way Bataan TUSAALE maalmihii dhawayd eed ka hadlaysay mulxidiinta muuqaalkana aad soo duubaysay dadku aad bay usoo badanayeen Zhp arinkaa bal ila fiiri
Aadan Sahan Aqoon yahanka Ummadda soomaliyeed rabbi midigtaada hagalo wllo
Wallahi dadkii xaqiiqadaad farta ugu fiiqdey ee khayrka allah hana solonsiiyo jizakallahu khayran walaal fillah
Bari iyo sanad guuradii labaad SAHANKA XOGAHA
Cidii u xiiso qabta like saar
23 march 👍
Waan kula Socdaa Walaaleeye Tv
Hanblyo
Hanbalyo hore socod wacan wll adan sahan
Waar sxb Beri xaflada sanad guurada channel ku xagay ka dhacaysaa???
Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun 😭😭😭😭😭😭 waxaa maanta geeriyoodayoo ladilay sxbky qaaliyaa oo cadku naga dhexeeyo walaalkii oo isku hooyo iyo aabo ay yihiin ilaahay ha unaxariisto,e danbigiisana ha dhaafo,e janatul firdawsil aclaana ha geeyo aammiin wallhi geerida degdegga ah wax ka xanuun badan ma leh adoo subixii soo shaqo tagay in duhurkii lagu xabaalo ax ax xaax 😭
iLaHaY Ha unaxariisto su aashana ha u fududeeyo samir iyo imana haka siyo
Salmaan Cabdi allah janada fardowso ugu bishaareeyo aamiin aamiin suaasha allah ufududeeyo samir iyo iimaan allah niga siiyo aamiin aamiin aamiin
Ale ha u naxarito aamiin Aamiin yaa rabi 🤲🤲😭
Alle xaqa iyo wangaa ha nawaafajiyo Waxaaan ku suganahay wakhti ay inta xumi dheerayso lagu caan baxo inta wangsana lagugu nacayo lagugu caayayo heer ay gaadho in ay bulshada laga takooro oo layidhaa umada ka qabta yacnii xidha oo xabisa allow noo gargaar
Wlhi waa arin khatar ah arintaasi
Adigoo markii horeba tacbaan ahaa markaad ummad la gasho afka ee aad qabiil caydo in aanay waxba kuu hadhayn ee aad faro madhan soo istaagaysid, soomaalideenana way ku badan tahay arintaasi oo mid aan salaad iyo soon aqoonin oo dhawr adhiya raaca ayaa maalin oo dhan qabiil saaran oo caayaya subhana allah
Jasaaka allaahu khayr wll
بارك الله لك وبارك علمك وبارك فهمك وعقلك وبارك شخصتك
الله يحفظك في الدنيا والآخرة
Mcha allH allow Hoooyo io AabO janatu Fordowza gee 🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️
Mansha allh wll adan aad ayaad ugu mahadsanthy xogaha qiimaha badan ee aad nala wadaagto jasaakallh
Mahadsanid walal Allah garabkada ha galo
ilaahay ayaan ka magan galnay erey aan naar ku mtaysanno
Allow #HOOOOOYO MCN janadii Geeey.
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
#AAAAAAAAAAMEEEN DHEH.
Wll illaaaahay dartiis #SUBSCRIBE iigu saar
حفظه الله ورعاه وبارك الله أخي
Masha allah Masha allah wll mahsanid wllhi maanta cashir aad ii saameyay ayaa kahadashay aadan Alla kuxafido muuqaalkani waa mid saamenkoni leh waa rajeenaa ibadan in ay xasuusantonaan mahsanid
Masha allah macailnka nolosha ❤👍👏
Mahad sanid walalkey aadan sahanka xogaha allaha ku xafido wll dhiragaliyahena allaha ku xafido walalkey aadan
Wllkey qli alle cimriga iyo caqliga caafimadka caqiiqadada alle ha ku barakeeyo wll Adam jasakallah wll ❤️💫🍀🥰
masha allah
malin wlpa cilmi ayaan ka korodhsoda nolosheydi wey isbadashey maalin wlpa markaan dhageysto erayada nafteyda carinaya
M.a will ilaah haku barakeeyo
Walal qerka nala jecel allah ku xafido
الله يعزك يا اخي الكريم
Adan wlll waxbadan noofaa iideeya nolol quruxbadan alle haku noooleyo akhiirana halkii roon
Barakallah sheikh adan
Wlhi waaqool xaqah wll baarikallhu fikum
masha alh nolow walalkeyga qaaliga ah
Subxaanallaah allow carabkeena noohagaaji oo hadalada wngsn inoogu hanuuni
ما شا الله. الله يحفظك يا اخي ادم سهن
mahadsanid ustaad qaali ❤
Waxaan Xasuustay Anigoo 14-Sano Jira in Reer Jaarkayaga ahaa Oo Reerkaasi Gabadh Ay Dhaleen uu Habaray Aabaheed Waxaana Gabadha La Habaaray Ee Aabaheed Habaaray Intii Aanu Habaarin Ku Yidhi Aabo Inantaydiiyee Isoo Qaad Koob Biyo ah Way u Keentay, Hadana Waxaan Daqiiqad Dhamayn Ayuu Odaygii Inantiisa Ku Yidhi Aabo ii Keen Wayso Biyo ah, Way u Keentay Hadana Wuxuu Ku Yidhi ii Keen Cidiyo Gur Deedna Waxay Iyadoo Hoosta Ka Leh Ish, uf, akh iyo wax la mid ah Ayey ku Soo Tuurtay Cidiyo Gurtii "Odaygii Aabaheed ahaa Wuxuu Yidhi Ubad La'aan Hakugu Dhacdo"
Mudo Ka Dib Hadalkii Habaarka ahaa Oo Ay Gabadhu Xasuusan Tahay Ayaa La Guursaday Gabadhii Ilaa Hada Gabadhii Wax Ubad ah Ma Dhalin Iyadu Way Xasuusan Tahay Oo Aabihii Ay Cafiska Waydiisan Lahaydna Ma Noola Hada Waxay Dhib Kala Kulantaa Ninkii Qabay iyo Hooyadii Oo Ku Leh Ma Dhasho iyo Wax Gaf ku ah Nafteeda Balse Gabadhii Ayaa Tidhi Waan Ogahay Halka Ubad La'aantu Iga Haysee Hadaad ifuri Karto u Fur Hadii Kale Alle Ayaan Talo Saartay.
Aadan Waxaan Ilaa Hada Ka Naxaa Hadalkaasi Waalidkuna Carabkiisu Waa Cajiib Oo Hadba Waxaad Ku Qaado Ayaa Lagu Qaadaa Allow Aniga, Adiga Iyo Qof Kastoo Muslim ah Garansii Nimcada Carabka Iyo Abuurta Alle ah Kan Ugu Saamaynta Badan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Maxaa Aduunka Nagula Nool Dad Aan Carabka Ka Hadal Oo Nimcada Carabka Dareemaya Allow Xaqa Na Garansii Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲.
Ala wa wlalkey
Keeeep goinG walaal👍👍
Walhi wallo waan ka helaa parnamij yadaada
Mahadsanid zhp
حياك الله الشيخ أدم
Mazha allah
Wll marka Hore waan ku salaamay
Aadan waxa Tahay wll qaliyaa
Sidaad marwalba Wax noogu iftiimiso sidaan Barnaamijkaaga ula socday (Sahanka Xogaha )
Waxyaabo BadaN kaa Faa iday
Alle Ajar iyo xasanaad Haka siiyo
Keen going wll qali
m.a adan sxb mcn go ahead
Aadan sahan wllkay qaaliya
Allow macsi naga hay iyo musiibo
bari insha allah waa sanad guuradii #sahanka xoogaha mxad se hadyad u diyaarisay ?? allaha ka yeele hadal fiican ooo dhirigalin ah ood u dir tid💌💌
.masha allah
Imikan maqlayey yadoo ereygaa (iimaanka lagaa qaad) maqlayey oo wn iska ilmeeyey runtii sppto ah dareen imaan xoog leh ayan dareemay
masha allah wll qli mahadsanid
Mnsha allah mahadsanid adan
shukran wll aaadan sahan
Aadanoow waad ila aragtay midhihii laga gurtay habaarka waalidiinta
inkaarta waalidka waa in layska ilaaliyo insha allah
Wll saaid kujecelahay eew muqalada faidada ah nooso badi fdln ❤🦁 tnx wllky
Aadan sahan qaonyahan👍
Mnsha Allah wllo keep going
walaal sidee loo baran karaa luuqada carabiga
fadlan kasoo diyaari Video
mahadsanid
Habaarka waalidka waa mid aynu ka keenay kolay ee aynu baadhno sababta ka horaysa in waalidku ina habaaro taasina waa muhiima si aynu uyarayno habaarka waalidkuna u yaraado
Wll qali ah rabi hkuxifdiyo 🤲🏻
sahanka xoga
kanaal ii ah shidaal .
Masha allaaah
Salalahu calehi wasalamam 🥰🥰
Allow aadNa kaaaga magana galayanay
Hadal ayaa wax dhisa
Hadalna waxbuu burburiyaa
Waa arin run ah.
Mufikir wanaagsanbaad tahay sxp
Nin raga sidaa uwad hawshaa
Sxp
Osman bin ertugrul
Harun rashiid
Labadaa suldaan barnaamij nooga soo diyari zxb . Weliba osman bin ertugrul
Mahadsanid
Wlh waa run afka umba inoo fakaraya garaadkuna wunatagnyahay
Ilhaahay qeyrka hanawaafajiyo
Mansha Allah
shan xogahA
Hadaad doneyso qof inaad ogato inu xunyahy iyo inu wanaagsanyey keliyata hadalkisa eeg!
Waa hadal lo bahnas
Shukran
Msh Allh wlloH adan sahan hore usoco
Mansha allaah wan ubogay muqalkan
Ale ayan ka magan galay hadal xun 23 marsa sanad guradada hambalyo
asc asxpta mashallah
Walaal aad uqaali ah waxaanad tahay youtubers ka somaalida ka aan ugu jecelahay intii video ee aad soo dhigtayna badankooda waan daawaday waxaanan kusoo biiray waagii aad cod ciyaalka lahayd
M allah wllky
Baraaruji oonta bisil
M sh allah
Masha alaah mcalin
#Zax #RunTii #HadaLku #Zida #La #Zheeego #Xapada #La #Rido #Mararka #qaar #Wuu #Ka #KuLuL #YahaY #WaaaNa #XaaLada #Immika #Uu #AduuuuNku #Ku #SugaN YahaY #Ee #La #YidhaaaHdo #DagaaaLka #Qapaw😒 #MiCNiHiizuNa #YahaY #ZiYaaazada #Qapaw #Oo #La #mid #Ah #IN #HadaL #LaYsku #Weeraro👊☝️👊
#Dar #iLaahaY #Subscribe #Iigu #Saar #Wll❤❤❤🙏
Waxaad ka hadashaa boqortooyadii portugal
Go forward
Sxb waxan raba in an isku barto
English iyo arabic siden ku barta 2 luqad adigana side ku baratay jwb
Muuqaal ayaan ka diyaaroyay wll
Sidee ku baran kartaa luuqad cusub
Msha allah
Zxp runtan kugu jeclahay
SOO bookho CHANNEL kayga haddii aad isleedahay waxbaad ka faaiidaysaa subscribe saar
Asc sthy sxb qali
,لميكن خيرآ اوليسكد
Ww mawduucan wn kasoo dahay kwrn mahadsanid adam😊Ayeeyday baan ku ag shidayaa😂
ilaahey ramadaanta haku gaadhsiyo hadaad subscribe isaarto
Wll sahanka xogaha waxaan ku weydiin lahaa maxay ku kala duwan yihiin naf iyo ruux
Yacni far iyo suul lagu qaaday
legend✅✅✅✅
Been maad sheegin aadanaw
Afkanool ayaynu nahay
Wlhi waa xaqiiq
kaliye aniga waxa halhees ii ah "balaayo ku aragtay" ilaahayoo iga gooy inta aan waalid noqon.
Allah afkaaga wax khayr ah iraahdo kadhigo amiin aamiin
@@omaarabdulkadir7610 ha wll lkn hadii aan qof ila siman aan saas ku iraahdo xaq kuma lihi so marka habarkeyga lama aqbalaayo
@@hafza2135 blse mr wlba waxa fiican inaad khayr kuhadishid aad afkaaga khayrka bartid mhdsanid
@@omaarabdulkadir7610 mahadsanid aboowe omaar.
@@hafza2135 adigaa mudan wlshy waan isku leenahay allah khayrka hana waafajiyo aamiin aamiin aamiin yaarabi
Waar sxb Beri xaflada sanad guurada channel ku xagay ka dhacaysaa???
Thanks wll
wleee waxa aan hada aan ku wada suga nahay waaaye
Lkn hno {inkaari kugu dhacdy} wey ku hapaara walidku sibahaan hooyooyinka 👩👧👦
Sc. Waad mahadsantay Aden
Telefonkaga ama emailkaga iisoodir. Arimo badan ayaan kulawadaagiye
Habaarka intaa inkasii badan oo aad usii faahfaahsan inlaga hadlo ayuu mudanyahay eemar 2aaad
Kasoo hadal fadlan
Waad asiibtay kahadalka habaarka
In buug lagaqoro ayuu mudanyay
Xadiiskii nebigaa kahadlay
M.a zhp
Aadan Zhp anigu janalkan bilwgiisii Ayaan ku soo biiray video kastana waan u fiirsadaa markaad muuqaal iska soo duubto eed mawduuc ka hadlayso xiiso gaara ayuu leeyahay dadka nagu Soo biiraya way Bataan TUSAALE maalmihii dhawayd eed ka hadlaysay mulxidiinta muuqaalkana aad soo duubaysay dadku aad bay usoo badanayeen Zhp arinkaa bal ila fiiri
M.a
I will stop I will stop