Dagaalku Adiga Ayuu Kugu Socdaa...! Islaamka & Liddigiisa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 258

  • @maanraacchannel7572
    @maanraacchannel7572 4 ปีที่แล้ว +11

    Asc walaal mafiicanthy aadan sahan waallaal aadbaan channelka ula socdaa waan jecalahy inaan barnamijyadaada daawado inan sidaada oo kale umada islaamkaa uwacyi galiyo ayaan doonayaa insha allaah khayrbaan kuurajaayynayaa wallal channelka th-cam.com/video/hLFq27_2ThA/w-d-xo.html igu dhiirigalintu waa xagiina subscribe

  • @dragonwarrior4047
    @dragonwarrior4047 4 ปีที่แล้ว +25

    Waxan Hami ka Dhigan Dona Sidan Gaalada Habkay Nagu Weerarayan An U Weeraro Waxanan Noqon Donah Halyeyga Gaalada Ka Qarsoon Intaaspa Wa Fikrad An ka Faaiday Adem Khadar Cali Roople ❤

    • @qamarcali974
      @qamarcali974 4 ปีที่แล้ว +1

      maashaa allaah halyeey guulasyta alle hakaa dhigo waad gaari inshaa allaah

    • @rukiashhasan217
      @rukiashhasan217 4 ปีที่แล้ว +2

      M.a walal wad fikirtay bqollal waad kafiicantahay guul baan ku rajeyneenaa waana ku garab taganne

  • @abdi-azizabdi-rahman674
    @abdi-azizabdi-rahman674 4 ปีที่แล้ว +17

    Adan arin kasta oo waaqica tagan ka hadlaya oon maskaxda ku qabto habenka isla habenimdka dambeba wan daawada oo wad soo galisa
    Nio ilahay khayr badan ha ku siiyo
    Shaqo culus bad haysaye

  • @alsacaadamedia6516
    @alsacaadamedia6516 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waxan kuu rajaynayaa in aad kamid noqotid kuwa aakhiro suaasha cilmigiisu dhib yaraato insha allah 🤲🤲

  • @AhmedAhmed-us3ll
    @AhmedAhmed-us3ll 4 ปีที่แล้ว +5

    Diinta islaamka waad uhilisay. ilahey hakuhiliyo malin walbe . Amiin amiin

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 4 ปีที่แล้ว +11

    ربي أشرح لي صدري وفكك عقدة من لساني يفقهي قولي 🙏😀

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 4 ปีที่แล้ว +5

    hadii aan raaci lahayn caqiidadii uu ilaahy ina amray cadaw kasta waan ka adkaan lahayn alaah xaqa haina tuso 😭😭😭😭😭😭

  • @godgalmedia2355
    @godgalmedia2355 4 ปีที่แล้ว +35

    asc Sooduceya Somaliyeey in U iLahay #Coronavirus naga BadbadiYo Amiin

  • @abdishakurhaibe3416
    @abdishakurhaibe3416 4 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah, kumnaanka urur ee dunida qarqiyay ee magacyada kala duwan sitaa waa Warmo ay gaaladu ku tuurayso Muslimiinta

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 ปีที่แล้ว

    Islaamku Waa nimco Waxay mahadi u sugantahay illaahii naga yeelay muslimka Jasakallah khyr Sxp Aadan sahan

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu akbar diinteena macaan badanaa illaahoow noo barakee aamiin yaa allaah

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 4 ปีที่แล้ว +9

    ربي أرزقنا حلال النعمة والصحة والعافية

  • @xigmadiyotariq9128
    @xigmadiyotariq9128 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazaka Allah qeyr walal qali codsigeygi I tixgali walal o aha inad barnamij noga sameyso cajiska iyo dib u digashada hadan nahey dalanyaro arintaas ad ban ogu imtixamanahey

  • @tarrapianchannel5347
    @tarrapianchannel5347 4 ปีที่แล้ว +1

    Ximadle iyo waaya arag dhalinyaro ah alle cimriga iyo camalkaba ha ku barakeeyo🤲🙋‍♂️

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 4 ปีที่แล้ว

    yaa allaah illaahoow noo gar gaar yaa allaah islamka waa dad liidan illaahoow noo gar gaar yaa allah

  • @awraabi9338
    @awraabi9338 4 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خيرا واحسن الله اليك ورزقك الجنة

  • @dhigaaltv7437
    @dhigaaltv7437 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah wllo mahadsanid rabbi garashada hakuu barakeeyo.

  • @xaqiiqadanoloshacalamka3468
    @xaqiiqadanoloshacalamka3468 4 ปีที่แล้ว +31

    Aadan sahan waan ku tageraH .inkastoo nagu tidhi cidna hataageerinaH😂

    • @maxamedaadan390
      @maxamedaadan390 4 ปีที่แล้ว

      Allleee haynaga qabtooo dhib ooo dhan isha alllaah

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 4 ปีที่แล้ว +1

      Hamze jama UHK99 Alle ka sokow Wllka kaso qaad una tager In uu Wanaga iyo faidada uu Jilka hada uu iftiminayo Midna ku darso Alle swt wuxu yidhi qoof hadi aad jeclaneyso Daar ilahay ujeclow marka Kaba soo qaad ado Daar ilahay utagera Adan madama uu qoof Marksta Wanaag iyo xaqiqoyin Ubahan in Aay umada somaliyed fahman uu ka hadlo 🙏Peace and love ❤️

    • @xamsesamaale6389
      @xamsesamaale6389 4 ปีที่แล้ว +1

      Hamze jama UHK99 I think sifiican umadan fahmiin wuxuu kawaday anu sidaan u arkay waxaay ahayd wllalayal wixii saxanen sheego igaqata wixii qaldana iskadhafa tageerayal iyo subscribes idiinku yedhi maye waxaa tihiin asxaabtaydi waxaanan umalayn in uu meel tageeraha kasaraysa inageyay oo ah asxaab

    • @hasencabdi1252
      @hasencabdi1252 4 ปีที่แล้ว

      @@xamsesamaale6389 I love him

    • @runsheegewaxhalabarto4674
      @runsheegewaxhalabarto4674 4 ปีที่แล้ว

      Bro Video yada dambe laso qabso so baro cadowga Islamka Illuminati

  • @mohmethlover.smedia825
    @mohmethlover.smedia825 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadzanid macaliN..
    IZka MOSAYA INSHA.ALAH...

  • @halabso1
    @halabso1 4 ปีที่แล้ว +22

    Nin xikmad leh ❤
    Masha Allah

  • @sigadyare9032
    @sigadyare9032 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sxb intaas dad badano wax ma garata ah inay dhagestaan ba fiicnaan laheed

  • @wardaismail2064
    @wardaismail2064 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah walal alle haku barkeeyo cashar bilaasha ayaynu qadana malin wlpa masha allah
    jazakallahu khyr

  • @LiibaanPro
    @LiibaanPro 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a akhii keep going.

  • @Ahmed-li4bw
    @Ahmed-li4bw 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad hore u soco

  • @MOHAMEDALI-tj4yd
    @MOHAMEDALI-tj4yd 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah jazaakallaahu kheyraa wll, run ahaantii hab fikirkaaga aad buu iso jiitay

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet1206 4 ปีที่แล้ว +3

    Sahanka xogaha
    Wlhi nin an cilmi fara bdan la faidey oo maskax badan ❤

  • @aladhiifibraahim3750
    @aladhiifibraahim3750 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah wakhtiga aad galisey alle ajar hakuugu bedelo

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 4 ปีที่แล้ว +10

    لا اله الا الله سبحانك إن كنت من الظالمين

  • @mrpirate3020
    @mrpirate3020 4 ปีที่แล้ว +2

    Kabaha Maskaxda Iyo garadka #Austaad Adaan Sahaan #Faylasoof Aqoon iyo xeel dheri, wax ku Falanqeya. Qodobo aad uu wangzan ayad ka hadashay MnsheAllh Horeey usoco Macalinki Dahsonayoow 🥰🥰

  • @fahadrashid786
    @fahadrashid786 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaaah
    Allaw caafimaadka kuusiyaadi zxb

  • @deeqamohamud3927
    @deeqamohamud3927 4 ปีที่แล้ว

    walaal aaden xaqiiq qof qiimo leh ayaa tahay weliba hanti ay tahay inaan ilaashanno ayaa tahay. ilaahay haku xifdiyo walaal

  • @ebrahim6189
    @ebrahim6189 4 ปีที่แล้ว +1

    Mach Allah waan aragna arinkeen noqo ama aqbal keen Mark imika ayeynan qiil u samayne wxy marayza xagayn wax ka bilowna ama bal fakarkiina waa muhiim sida aynu odhanayno

  • @adenseed9388
    @adenseed9388 4 ปีที่แล้ว

    Allaha ku karaameeyo wlle aadanoow. waxaad tahay dadka fara ku tiriskaa, ee run abaarka ah.
    rabbi ha ku karaameeyee.

  • @apdi_majiid3511
    @apdi_majiid3511 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah ,Alle ha ku xafido Aadan

  • @abdalleaddaani6129
    @abdalleaddaani6129 4 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا أخي.

  • @najmaali8565
    @najmaali8565 4 ปีที่แล้ว +5

    Ale dartis ayan ku jeclahay halkas kasiwad brnamijyadad wanagsan wll

  • @abdirasakali3299
    @abdirasakali3299 4 ปีที่แล้ว

    msha Allaah Illaahey ha kaa ajarsiiyo wll waa arin la mooganyahay cadowgiina muslimiinta dhakrayaan dalalka muslimiintana badanaa waxaa xukuma dad ku soo dhaqmey dalalka reer galbeedka iyagana muslimiinta loo adeegsadaa dhibaateyntooda Illaahey xaqa ha fahan siiyo madaxdaas iyo dhammaan muslimiinta aamiin

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +1

    MANSHA.AALLAH WALAL ADAN
    Waad Mahad Zan Tahay Walalo

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad8413 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wadfahan tay dhagarta muna faqiinta allaha kudhowro

  • @mustafeshiine3667
    @mustafeshiine3667 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay haku xafido wll Adam khadar

  • @muniircabdimc966
    @muniircabdimc966 4 ปีที่แล้ว +1

    Hamiga iyo himiladad ledahay
    Alle ha kurumeeyo wll
    Pls subscribe isaar alle dartiH 😯🤒

  • @mubarakbarkhad6439
    @mubarakbarkhad6439 4 ปีที่แล้ว +3

    Indheer garad Adan sahan

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan rajeynayaa inaad barnaamij ka samayso cidda uu u xidhanyahay cabdimalik coldoon👍

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah mahadsanid adan

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid aadan sahan

  • @faysalali8282
    @faysalali8282 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaah haku barakeeyo cilmigaaga cadowgana ilaah hakaa qabto bulshada soomaaliyeed oo dhan min raaskani ilaa raascaseer ayaa kugu taxan

  • @zanadinzidane1998
    @zanadinzidane1998 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Adan welcome to lasanod

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 4 ปีที่แล้ว +6

    i love adan sahan bro. keep going

  • @liibaandaahir9864
    @liibaandaahir9864 4 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wll aadam sahan mhdsanid ilahy haka jaaizeyo

  • @iifiyechannel6868
    @iifiyechannel6868 4 ปีที่แล้ว +4

    #InTa #iLaaahaY #iYo #Napi #Muxamed #JeceL #Like #Haizaaarto🥰🥰🥰🥰👏👏👏

  • @ahmedsahalsahiin9079
    @ahmedsahalsahiin9079 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalka qer nala jecel allah ku xafido

  • @faysalali8282
    @faysalali8282 4 ปีที่แล้ว

    Mashallh aadan wxn noo soo diyaarisa xikmadooyin

  • @ahmetqani2271
    @ahmetqani2271 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wllo ilahy cilmiga hakuu siyadiyo

  • @raxmamaxamed7755
    @raxmamaxamed7755 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah

  • @awraabi9338
    @awraabi9338 4 ปีที่แล้ว +2

    Sxp aadan waxaa ka codsanayaa tarakhdii tabicigii c/laahi ibnu mubaarig

  • @cilmikhader674
    @cilmikhader674 4 ปีที่แล้ว +3

    Waan kahelay sahanka xogaha horay usoco

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 4 ปีที่แล้ว

    Alla Qosol iga dhamaday Aadan Alle haku xifdiyo

  • @zakariyeibrahim3256
    @zakariyeibrahim3256 4 ปีที่แล้ว

    Asc walaal aadan Aadan shukran lak

  • @yaxyecali3167
    @yaxyecali3167 4 ปีที่แล้ว

    Aadan guul insha.allaah

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad8413 4 ปีที่แล้ว +1

    indheer garad dhab ah afkada caano lagu qabay💪💪💪

  • @sedeimvocal3761
    @sedeimvocal3761 4 ปีที่แล้ว +2

    Nin xikmaDiza meel lagu marO ♥️😘

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 4 ปีที่แล้ว +4

    Mahad sanid qofkii 31aad baan ahay allaha ku xifdiyo walale adan #Xogaha#Sahan

  • @sundusmohamud5424
    @sundusmohamud5424 4 ปีที่แล้ว +1

    manshallah wax fiican baan ka faaiiday videogaan

  • @cismaanshiwaali7817
    @cismaanshiwaali7817 4 ปีที่แล้ว +2

    AdaN shp ma waxaa jira
    Mulxidin somaliya

  • @kaderabdiadam9443
    @kaderabdiadam9443 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll indhahaad noo Furta jasaaka allah khayr

  • @m.daadaliye4315
    @m.daadaliye4315 4 ปีที่แล้ว +2

    Alaha Ku sharfo walaal aadan ala maxaad tahay macalin wngsan

  • @abdirahmaanmahamed1755
    @abdirahmaanmahamed1755 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh alle haku dhwro sxb khyr badan ayaan ku rajynya

  • @wahibabdi8782
    @wahibabdi8782 4 ปีที่แล้ว +1

    mahadzanid Wll aadan

  • @kowsarabdi2708
    @kowsarabdi2708 4 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢insha.allah wn ka bixi donaa inkastoo sufahadena yeey badanthy🤔🤔

  • @calicilmi9208
    @calicilmi9208 4 ปีที่แล้ว +2

    Amisom aa udaran zxb jabuutina way kuraacsantahay

  • @maxamedabokor6994
    @maxamedabokor6994 4 ปีที่แล้ว

    Dr naika somalida hambalyo sxb sida gantalaha ula dhac galada nacdali kortayga

  • @ahmedmohamudjama2132
    @ahmedmohamudjama2132 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan kula qabaa arinkaa oo idil waan daren sanahay

  • @mohammadabdi3106
    @mohammadabdi3106 4 ปีที่แล้ว +1

    Adam mashaallsh Allah dambigeena hadhaafo

  • @abdikaniegeh5000
    @abdikaniegeh5000 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa runtaa saxiib runtaan kuugu jecelahay

  • @jacaylwadhabwadhab4435
    @jacaylwadhabwadhab4435 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah wll alaah hakubarakeeyo aduun.iyo akhirobo alaah hakuxifdiyo hore usoco

  • @marwaancagaarane3969
    @marwaancagaarane3969 4 ปีที่แล้ว +1

    Maancha Allah mawduuc wacan

  • @cumarmaxamuud709
    @cumarmaxamuud709 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaaran miidhan. Mansha llah

  • @zalmaahmed2667
    @zalmaahmed2667 4 ปีที่แล้ว

    Wa runta wll marwalba way isla saxsanyihiin ilahay aya inoo sahana dagalku inagu inagu socda

  • @saidnachi3066
    @saidnachi3066 4 ปีที่แล้ว +3

    Xaqiiq wll

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 4 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء لله

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 4 ปีที่แล้ว

    ربي أفتح أبواب الخير

  • @awraabi9338
    @awraabi9338 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha barakeeyo cilmiga caqligaba

    • @awraabi9338
      @awraabi9338 4 ปีที่แล้ว

      Alle ha ku xiftiyo akhii

  • @sacdiyamahamed8139
    @sacdiyamahamed8139 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll mahsanid

  • @shaqalecabdikariim7123
    @shaqalecabdikariim7123 4 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله :استفدت ُ مالم أعلم

  • @kobciye0907
    @kobciye0907 4 ปีที่แล้ว +1

    Mcha allh mawduuq qiimo leh

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll adam

  • @mohaderoch8011
    @mohaderoch8011 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going sahanka xogaha

  • @ahmedsahalsahiin9079
    @ahmedsahalsahiin9079 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @raxmamaxamed7755
    @raxmamaxamed7755 4 ปีที่แล้ว +5

    Warun🤗🤩🤩😍

  • @mustafehuseenasc1387
    @mustafehuseenasc1387 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc aadan lanbarkaga isoo qore

  • @suldaanabdirahman7731
    @suldaanabdirahman7731 4 ปีที่แล้ว

    Hore u soco saaxiib

  • @saadaqmaxamed3397
    @saadaqmaxamed3397 4 ปีที่แล้ว +2

    Taagero koowaad u ahee like ii saara

  • @mubarak_hugur
    @mubarak_hugur 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa allaaah help your muslim wherever they are

  • @تلاواتتقشعرمنهالأبدان
    @تلاواتتقشعرمنهالأبدان 4 ปีที่แล้ว

    Caawa si cajiip ah ayad u akhriyaysa hadalka sidaa ku wad sxp codkaagu wuba iga dhex baxaaye waxan ka faa.idanya warkeeda daa

  • @abdikanitigerdr1357
    @abdikanitigerdr1357 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaa walhi wallo

  • @mohamedsuuriya9512
    @mohamedsuuriya9512 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc wll-ka Qaaliga ahoow wax aan ku weydiinaya su'aashan.
    Maxaa Aqooyahandii hore u suura gelin jiray in ay ku tashasusaan Dhowr Fani.Tusaale sooyaalka,Suugaanta,xisaabta,Diinta,Geography-ga, & in ka badan, aynu maanta Aqooyahanada joogaa fani keliya ugu takhasusaaan???? Jawaab wacan wllo Aaadan sahan ...
    Mahadsanid
    Asc wll-ka Qaaliga ahoow wax aan ku weydiinaya su'aashan.
    Maxaa Aqooyahandii hore u suura gelin jiray in ay ku tashasusaan Dhowr Fani.Tusaale sooyaalka,Suugaanta,xisaabta,Diinta,Geography-ga, & in ka badan, aynu maanta Aqooyahanada joogaa fani keliya ugu takhasusaaan???? Jawaab wacan wllo Aaadan sahan ...
    Mahadsanid
    Asc wll-ka Qaaliga ahoow wax aan ku weydiinaya su'aashan.
    Maxaa Aqooyahandii hore u suura gelin jiray in ay ku tashasusaan Dhowr Fani.Tusaale sooyaalka,Suugaanta,xisaabta,Diinta,Geography-ga, & in ka badan, aynu maanta Aqooyahanada joogaa fani keliya ugu takhasusaaan???? Jawaab wacan wllo Aaadan sahan ...
    Mahadsanid
    Asc wll-ka Qaaliga ahoow wax aan ku weydiinaya su'aashan.
    Maxaa Aqooyahandii hore u suura gelin jiray in ay ku tashasusaan Dhowr Fani.Tusaale sooyaalka,Suugaanta,xisaabta,Diinta,Geography-ga, & in ka badan, aynu maanta Aqooyahanada joogaa fani keliya ugu takhasusaaan???? Jawaab wacan wllo Aaadan sahan ...
    Mahadsanid
    Asc wll-ka Qaaliga ahoow wax aan ku weydiinaya su'aashan.
    Maxaa Aqooyahandii hore u suura gelin jiray in ay ku tashasusaan Dhowr Fani.Tusaale sooyaalka,Suugaanta,xisaabta,Diinta,Geography-ga, & in ka badan, aynu maanta Aqooyahanada joogaa fani keliya ugu takhasusaaan???? Jawaab wacan wllo Aaadan sahan ...
    Mahadsanid

    • @sahanka97
      @sahanka97  4 ปีที่แล้ว +1

      Kuwii hore in ay waxbartaan mooyaane waqrigooda wax kaleba kuma ay bixin jirin, innagana waqtigeeena waad ka warhaysaa
      Mar labaadka xilligaas waxbarashadu ma qaydnayn oo xillina laguuma qabanayn warqad shahaado ahna laguma siinayn lkn hadda labadaasaa meeshanwaalay

  • @kanaalkadunida1062
    @kanaalkadunida1062 4 ปีที่แล้ว +1

    .
    Wallashey Ama Wallkey haddey soomalinimada Kula weyntahay isoo booqo oo igaarsii 1k subscribers somali bes igaarsiin karo kaliye waa

    • @madaromar9660
      @madaromar9660 4 ปีที่แล้ว

      Aniga waad iga helaysaa sub.

  • @abdisamadmohamed1987
    @abdisamadmohamed1987 4 ปีที่แล้ว

    Asc aadam Sxb waa kusalaamay Waxaa kuwaydiiyay hay'adaha Wadanka kajiro oo lcgta iyo badarka iyo daawada ku wado maxay kawadaan hadey muslinka necebyihiin ani Waxaa aaminsanahay inaa Anaga isdhignay Meshaan oo qof nagu qasbin .

  • @amiinocusman9407
    @amiinocusman9407 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah keep going pro

  • @hiboali2743
    @hiboali2743 4 ปีที่แล้ว +3

    Aadan keep going pro 😍😊