Waa kee Safarkii ugu khatarta badnaa ee uu galo Wariye C/salaan Hereri ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • WAREYSI XIISO BADAN: Waa kee Safarkii ugu khatarta badnaa ee uu galo Wariye C/salaan Hereri ?

ความคิดเห็น • 281

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 8 หลายเดือนก่อน +51

    Cabdisalaan Hereri in badan ayuu wareysi sameeyey ee hada kadib asaga halawareesto👍🙏

  • @TheSamale
    @TheSamale 8 หลายเดือนก่อน +4

    MaashaAllah brother Hanoolaato waa Gobe 🎉🎉🎉MaashaAllah my brother Ina Hereri.

  • @Diri-ml7lk
    @Diri-ml7lk 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi wa lba libaaax oo is helay
    Ninka abdisalan ilhy cimriha ha udaye
    Somalida waaa dadk ugu legend san ee ingu hdhy wlhi❤oo sawr pos+viction ah ka bxiya

  • @AbdisalanSamawi
    @AbdisalanSamawi 8 หลายเดือนก่อน +7

    Nin waayo badan soojoogay abdisalaam hereri

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 8 หลายเดือนก่อน +7

    Wallaahi wariye Cabdisalan Hareri wax uu soomaray taariikh mudan in laga sheekeeyo. Horay baa looyiri ragna waxaay kasheekeeyaan jab-kooda dumarna baraara-hooda.

    • @DG-eg4qi
      @DG-eg4qi 8 หลายเดือนก่อน

      Beenta Mahan

  • @mohameddugsiiye7929
    @mohameddugsiiye7929 8 หลายเดือนก่อน +1

    hadalka iyo weedhaha saaxafadu waa kuwo qofna aan turayn cid gaar ahna wax ka sheegayn ee ka waramaya xaalada uu arkay wariyuhu isagoon wax caadifada ku darayn. Cabdisalaan Hereri wariye sax ah weeye. ha ju daydaan kuwa wariyaasha sheegtaa habka tabinta warka.
    Aqoon iyo waayo aragnimo bada baa ku duugan

  • @abdijamamahile6992
    @abdijamamahile6992 8 หลายเดือนก่อน +40

    Please make geographic documents. Thanks to philosopher HERARI ABDO SALAAM,

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 8 หลายเดือนก่อน +1

    Barakumu Allah jamiican. Scare stories 😢😢😢😢. Xafidakumu Allah jamiican ❤️ ❤❤❤❤.

  • @maxamedabdi9266
    @maxamedabdi9266 7 หลายเดือนก่อน

    Waa waraysi fiican oo iftiimiyey wixii jiray berigaa ee dhibaatooyinka soomaray bulshada, waa in buug laga qoraa.

  • @siradm
    @siradm 8 หลายเดือนก่อน +3

    Waalli maahee waa geessinimo, ragga Soomaaliyeed waa sidaas dee, waana sababta goobaha dagaalka ay ugu guulaystaan, cid Soomaali ku dhiiran kartaa majirto. War Cabdisalaan wax baa helay, waa ka xumahay. Buurgaabo mahadsanid

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 7 หลายเดือนก่อน +1

      Sowta dhulkooda la haysto wa maxay geesinimada aad sheegaysa iyaga uun ba isdala xata dhalinyarada soomalida ee qurbaha jooga iyaga uun ba is dila way ka baqdaan dadka kale

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 7 หลายเดือนก่อน

      Markad ledahay sowta dhulkoda la haysto dhulka somali o dhan ba daga e rer gara ma dago wa lo badan sax teda kale xududka u n ta lagama gudbi karo wadan hadad ka tirsan tahay macnahedu maha in lagu haysto wayo iyaga is mamula

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 8 หลายเดือนก่อน +1

    Abdisalan wlhi wuu iga qosliyey taariikh buu soo arkay

  • @yassinmoussa4771
    @yassinmoussa4771 6 หลายเดือนก่อน

    Meilleurs histoire abdisalam hereri 🎉🎉🎉

  • @qader1519
    @qader1519 8 หลายเดือนก่อน +6

    What a painful story 😢

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 8 หลายเดือนก่อน +2

    Burgabo Media ku soo dhowow CAASIMADA SADEXADA EE SOMALIA 🇸🇴 BOORAMA AHNA CAASIMADA AWDAL_LAND 🇬🇹🇸🇴 SXP

    • @BurgaboMedia
      @BurgaboMedia  8 หลายเดือนก่อน +1

      Waa dhawnahay wll

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@BurgaboMedia mahdsnid bro dhulka hooyo Marmar badan soo booqo bro

    • @am3nkaldar833
      @am3nkaldar833 8 หลายเดือนก่อน

      Ku soo dhawawo Jamuurayad soomaliland Gobalka Awdal garahan casimadiis Boorama ❤️🙌🏽

  • @XamdiAbdulaahi-i7o
    @XamdiAbdulaahi-i7o 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib

  • @DG-eg4qi
    @DG-eg4qi 8 หลายเดือนก่อน

    The One and Only abdisalam ibrahim Herreri Painfull Story Raguna Jabkooda ayey Ka shekeyan Dumarna Badhadhahood

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 7 หลายเดือนก่อน

    Wlh waa qiso cajiib ah naxdin iyo murugo is wadata

  • @sharmaarkecabdi1775
    @sharmaarkecabdi1775 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib!

  • @MaahirMuhumed
    @MaahirMuhumed หลายเดือนก่อน

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kkk😅😅😅😂😂 ninku waa tariiq miran

  • @Baby-991
    @Baby-991 7 หลายเดือนก่อน

    Qiso

  • @benin9773
    @benin9773 8 หลายเดือนก่อน

    An experience of Fun and pain

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 หลายเดือนก่อน

    Hagaag

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 8 หลายเดือนก่อน

    Isaga oo dhibka og ayu waligi xaqiiq degaanka ka sheegin dhibka ka jira

  • @Cirguje2023
    @Cirguje2023 8 หลายเดือนก่อน

    Waa xaadaw

  • @abdinasirhassan8352
    @abdinasirhassan8352 8 หลายเดือนก่อน

    Nolol ama geeri ku mar bey aheyd qofkii soo marey uun baa xasuusan kara 🥲🥲

  • @mohamoudabdi45
    @mohamoudabdi45 8 หลายเดือนก่อน

    Cajaa,ib wariye ruug caddaa ah

  • @mubarikdodi8450
    @mubarikdodi8450 8 หลายเดือนก่อน

    Boorama iyo kilalka maxaa iska galay

  • @marwaanapdiqaadireidle5745
    @marwaanapdiqaadireidle5745 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @SaamiyaSitiin
    @SaamiyaSitiin 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhh

  • @cabduqaadirmacaani1532
    @cabduqaadirmacaani1532 8 หลายเดือนก่อน +19

    Wariye hadaad maqashay waa raggaan oo kale anshax iyo aadaaab saxaafadeed oo micno iyo muhiimad leh ayay soo gudbiyaan aad baad u mahadsan tihiin

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 8 หลายเดือนก่อน +4

    Inatay dhabubtiyo ahmaradu ila sheegan dhagaxbuur dirdhaba iyo doolana udhaxjogto gaaladu inan dheefta cuno oon dhashado xaq maha show dhimashada Roon

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 8 หลายเดือนก่อน +18

    Wariye cabdisalaan hareeri ILLAHAY ha xifdiyo, waa wariye soomaaliyeed oo qaali ku ah inta afka soomaalida ku hadasha

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 7 หลายเดือนก่อน

      Afsomali cid kasta way baran karta e dadka somalida wa sheko bilabatay 30ki sano e laso dhafay

  • @caaisha4176
    @caaisha4176 8 หลายเดือนก่อน +13

    C/salaan hareeri allow caafimaadkaaga iyo cimrigaba kuu barakee rug caddaa wayn waaye inbadan hala wareesto cilmi waayo aragnimo baa kuduugan

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 8 หลายเดือนก่อน +12

    Mansha allaaah abdisalan herer iyo burgabo waan idin salamay somaliya waxa ku qata waxad so marteen ilaahyo nimca no siyadi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @KawsarJama-b9v
    @KawsarJama-b9v 8 หลายเดือนก่อน +15

    Nabada la'aan wa nolol la'aan ILAHAY haw siyadiyo inta haysta inta kalena ha siiyo

  • @IsmailabdiChannel
    @IsmailabdiChannel 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadaas waxa iska leh Cabdi Mohamed illley from reer bari man la’aantiz you’re nothing like Jigjiga maydkeda ha sida to 😂😂

  • @aymanxcabdi7544
    @aymanxcabdi7544 8 หลายเดือนก่อน +2

    C/salaanoow.maalinkaan ku ARKO
    IGA HADH WAA HADN KAA YELO
    Wa.ligaab ila meereyso ..sheeko macaana ninku Alle ha i.iskeen tuso 😅😅

  • @koosmohamud-s2y
    @koosmohamud-s2y 7 หลายเดือนก่อน +2

    Bal eeg iminka nin somali ah oranayaa itoobiyan ahay inkaar qabayaal ma umulba ilowsha dhawaa akh

  • @MotivationNuter
    @MotivationNuter 8 หลายเดือนก่อน +3

    @BurgaboMedia MAHADSANID WAXAA ISOO JIIDAY WALAAL 26 GAARI EE SOOMALIDA DARAWALKA KA YAHIIN GEESINIMDA KU SOO TASHADAY SOOMALI WAA SOOMAALI .

    • @BurgaboMedia
      @BurgaboMedia  8 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid wll

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 8 หลายเดือนก่อน +5

    way igu dhacday arinkaas oo kale
    Guri ayaa ka kuraystay addis ababa
    markay bishu labaatan marayso ayuu idhahay keen lacagta ETHOPIA clander ayaan xisaabinaaye😢

  • @abdis4930
    @abdis4930 8 หลายเดือนก่อน +10

    Aad baan ooga helay taariikh wax uu sheegayo oo dhan waa wax jiray.
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 8 หลายเดือนก่อน

      Marada xune dhiga leh raga mxd kala daba cabada aday wax ku qaban waydaye😂

    • @YoundIjust
      @YoundIjust 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@karimhasan8967look. This ignorance living 20s century I hope your mind back

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 7 หลายเดือนก่อน +1

      Guuul somaliland

    • @YoundIjust
      @YoundIjust 7 หลายเดือนก่อน

      @AbdirahmanMohamed-hm8nd Somaliland isn't Earth of Somalia man? I can't find it on the map wait write you saying in reply like this 🇸🇴

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 7 หลายเดือนก่อน

      @@YoundIjust dawolda al daroodia iyu al hawiye ee duulniga kuu sameeysan waye dhamatey guul somaliland

  • @saajinyare
    @saajinyare 8 หลายเดือนก่อน +9

    Maansha allaah waad mahadsantiin labadiina wariyey ee heerka sare ah runtii program aad iyo aad aan uga helay oo aad marmarka qaaar aad yaabaysid ama aad fakaraysid ama sidan ka duwan aad qoslaysid weeye heersare ayaa loo soo bandhigay programkan

  • @NasserHassan-xd2fc
    @NasserHassan-xd2fc 8 หลายเดือนก่อน +17

    Waa sheeko cajiiba oo xiiso badan Abdisalaam Herari saxafi weyn oo waayo araga
    Ismaaciil Buurgaabo aad iyo aad u mahadsnatahay
    Barnaamijyadaada face book iyo youtube waan ku xidhanahay sheekooyin xiiso leh iyo dhacdooyin dareen lehba waa isagu jiraan
    From Hargeisa

    • @BurgaboMedia
      @BurgaboMedia  8 หลายเดือนก่อน +4

      Mahadsanid wll soo dhawoow

    • @NasserHassan-xd2fc
      @NasserHassan-xd2fc 8 หลายเดือนก่อน +2

      @@BurgaboMedia mahadsanid ismaaciil Buurgaabo wll

  • @abdirahmannur5984
    @abdirahmannur5984 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhh inkastoo runtii uu waraysigan Abdisalam Hereri aad uga duwanaa kuwiisii horay looga bartay, xiisaha ka kosowna xilligan kuu ka sheekayn ninkii garanaya unbaa garan, waase dhacdo ku suntan xilligaas iyo xaaladda dhabta ahayd ee deegaankan ka jidhay.
    Waxaanse aad ugu labad qoslay khattinta ninkii Dalxiisahaa ahaa ee Ismael Hereri, oo ilaa iminka AANAY KA BAARIXI GAROOBIN kk

  • @jaahiltirechannel9976
    @jaahiltirechannel9976 8 หลายเดือนก่อน +7

    Bismilaah, War Cabdisalaan Waxbaa Helay Wlhi😮😮😮

  • @ameinrealone6852
    @ameinrealone6852 8 หลายเดือนก่อน +26

    The legend him self abdisalan Harari tearful story!😢

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 8 หลายเดือนก่อน +2

    Buur gaabo hadaad comentigaaas aragto wxn kaa codsanayaaa inaad noosoo marti qaado markale ustaad bustaale hdy suurtowdo oo waliba dhanka taarikhda muqalo ka soo gudbiso

  • @Xaajimukhtar
    @Xaajimukhtar 7 หลายเดือนก่อน +1

    Buur dhoobo was weriyihi xamar kuwareystey madaxweyne farmaajo

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 7 หลายเดือนก่อน +3

    24:15 wakhtiga Dhagaxbuur baan joogay😮. Sheeko yaqaan weeyan Herari

  • @yuusufcabdilaahi9580
    @yuusufcabdilaahi9580 8 หลายเดือนก่อน +6

    Cabdisalaan hereri waaba taariikh socota mhadsnid buurgaabo media

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 8 หลายเดือนก่อน +4

    Abdisalaan hereri runtii waa wariye aan taageero waayo aragnimo aqoon wanaag karti iyo geesinimo ay ku kulmeen waan jeclahay waraysiyo badan in laga qaado waayo aqoon badan sheekooyin la yaableh ayaa ku duugan alle haku xiftiyo wariye wax ku dhibaateeyana ha arkin aduun iyo aakhiroba❤❤

  • @abdihussein8917
    @abdihussein8917 8 หลายเดือนก่อน +6

    Maasha Allah aad ayaan idiin slaamayaa waanad mahadsantihiin sida quruxda badan ee hereri inoola wadaagey sheekadiisaa xiisaha badneyd....

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 8 หลายเดือนก่อน +6

    C/Salan aad buu mahadsanyahay iyo adiga wariyaha ah.

  • @mohamedliban6124
    @mohamedliban6124 8 หลายเดือนก่อน +3

    Lagend waxa walba ugu imo reer waqoyi

  • @SaynabmohamedAli-js3un
    @SaynabmohamedAli-js3un 7 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallh I like his voice, i remember when i grew up it was the first time i heard his voice. God bless you Hareri

  • @Naamir03
    @Naamir03 8 หลายเดือนก่อน +4

    Abdisalan Hereri Waa dadka aan jeclahay inan ka sheekaysto, sababto ah khibrad badan ayaa ku jirta,❤

  • @FatahJama-z9e
    @FatahJama-z9e 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ruug cadaagii saxaafada afka somaliga ku hadasha, waayaagi saxafinimo qayb yar oo ka mid ah, iyo sida aad u sawirtay aad ban kula socday

  • @yacqubabdi9613
    @yacqubabdi9613 8 หลายเดือนก่อน +8

    A man has to have a story to tell.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 7 หลายเดือนก่อน +1

    👋 Weriye C/Salaan Hereri&Ismaaciil,Waxaan Odhan Lahaa Barmaamijkani Wuxuu ka mid Yahay Kuwa Ugu Qaalisan,Waana Taariikh Dhab Ah Oo Jirtey.

  • @samredia1395
    @samredia1395 8 หลายเดือนก่อน +1

    27:44 haa daakhato ayay u egtahay tilmaantu. Jabhaduhu way jecelyihiin maadaama difaac dabiici ah ay leedahay. ONLF ba way gali jirtay

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane หลายเดือนก่อน

    Alla qosol iguma harin Hareri BBC kuma fiicna barnaamijyada noocaan ah iyo waraysiyaduu ku fiicanyahy 😂😂

  • @mohanadhifyussuf1996
    @mohanadhifyussuf1996 7 หลายเดือนก่อน +1

    He is very hilarious and a superb storyteller 🫡💯✍️🔨

  • @Cirguje2023
    @Cirguje2023 8 หลายเดือนก่อน +2

    Tuulada uu sheegaynaa ee riiga u dhawin waa higlalay, giglada

  • @RobleOmar-v6r
    @RobleOmar-v6r 8 หลายเดือนก่อน +4

    Asc saaxiib kay abdisalaan sheeko cajiiba ayuu kashee keeyay insha allaah anagoo is hor fadhina ayuu iigu cilin wariyaha waraysanaya aad baan usalaamay thanks

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 8 หลายเดือนก่อน +3

    C/salaan herari waa wariye ruug cadaaya

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 8 หลายเดือนก่อน +2

    Halis kaste waxa ka xun markaaad safartahay in caloosu ku xanuunto, wa cadaab yar oo ifka la saaray, ama iyo markaad jabantahay eed kala laalaado

  • @abdimuse6171
    @abdimuse6171 4 หลายเดือนก่อน

    Isaaqu aad uma yaqaano xasadka haday wax afgaran waayaan sidii nabi mahamed swt ayay haajiraan meesha lagu dhibay sida somalilada kale ma sii fadhiyaan meel kale ayay shitaan ragaasi malin iyo habeen wax loo kala garan waayey bay bbcdii ka dareereen isaga iyo cowke ilaa aad aragteen inay ragii ay meesha ugaga tageen ka oohiyeen inantii fariida ahayd ee amina nuur weheliye sidaad wada daawateen
    Abdisalaan hereri illahay ha ku xafido adiga iyo inta wanaaga u saaxiiba cowke iyo intii muslimiinta ee inaga hoyday illahay swt ha u naxariisto janatul fordousal aclaa ha igeeyo dhamaanteen allaahuma amiin

  • @yahyeadandubad7104
    @yahyeadandubad7104 8 หลายเดือนก่อน +3

    Cabqari weyn weeye abdisalan hereri
    Waa mid kamida haldoorka bulshada

  • @Burco.
    @Burco. 8 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdisalaan in badan bu waramaayay war iyo taarikh badan ba ku duugan ee aad ha lol waraysto 2024 ka

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 8 หลายเดือนก่อน +7

    Boorame maansha alaah Adam from Norwey

    • @LMI-cs5qw
      @LMI-cs5qw 8 หลายเดือนก่อน +1

      Borama not Borame thanks

    • @Zailatv
      @Zailatv 7 หลายเดือนก่อน

      Isaga ayaa kaa sax san ma orom afsomali bartaa tahay Boorame Weeyi ​@@LMI-cs5qw

  • @ZeylacIbrahim-cc8nm
    @ZeylacIbrahim-cc8nm 8 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah Wariye C/salaan waa wariye aan lahayn mucaarad runtii Soomaali oo dhan baa jecel Allah ku xafido

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 7 หลายเดือนก่อน

      Waxa samayn ku yelatay waxan maqlay konfur inu ku koray

  • @DALMARXasan-us3qo
    @DALMARXasan-us3qo หลายเดือนก่อน

    Tolow waxaan markasto isweydiiyaa goomee lagavaxayaa shuqul somaa ligaan ❤❤

  • @hassanarab7873
    @hassanarab7873 8 หลายเดือนก่อน +2

    C/salaan haddii uu buug qori lahaaa waayoaragnimo badan ba laga faaidi lahaa.

  • @CumarMuxyadiin
    @CumarMuxyadiin 8 หลายเดือนก่อน +1

    Tigray waxey soomaali ka gooyeen 27 Sano iyagiina 2 Sano ayaa laga gooyay in ka badan alxmdu lilah

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hereri Waa History soconaya Alle Cimriga hakuu barakeeyo waa dadka an ka fekero tolow buugiisa nolosha Goorma ayuu so bixi doonaa oo ad akhrisan doontaa

  • @ismailyusuf2656
    @ismailyusuf2656 หลายเดือนก่อน

    Wlhi abdisalan hareri layaab ayaa qabsaday. Raguna waa kuwii tariikhda. Adag ka sheekeyo

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 8 หลายเดือนก่อน +5

    Iyadoo Xaaladahaas qalafsan ee halista badan ay dadka dawlad deegaanka
    ( soomaali galbeed ) soo mareen oo kasoo gudbeen waa Allah mahadii , mar uun inay xoriyad buuxa helaan waan u rajeynayaa , from hargeisa
    Dad halgan ku suntan weeye , Allah ha idin xafido
    Ethiopia wax lasoo dhaweysto maaha.

  • @MaahirMuhumed
    @MaahirMuhumed หลายเดือนก่อน

    Masha allh anbti cabdisalan herari nin aqoon leh wlhi weriyaha somali oo dhani ledahay weye

  • @mohaharbi1425
    @mohaharbi1425 2 หลายเดือนก่อน

    Deganaka waxa magaalo ahaa godey dhanan qabridahar dhagaxbuur jigjiga diridawa

  • @rooblebashir5980
    @rooblebashir5980 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hereri khatartaa Godey ilaa jijiga iyo tii dhowaantan dalka suudaan markii dagaalku ka bilaabmayayba isagoo jooga uu ku dul bilaabmay dagaalkii labada kornayl kala hogaaminayeen, laba khatarood oo kala daran ayay ahaayeen siiba 1995 ayaa sii halis badnayd. Ismaaciil Buurgaabona seedigay isna waan salaamayaa.

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 8 หลายเดือนก่อน +9

    Amazing story.

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 8 หลายเดือนก่อน +1

    C/salaan Hareeri waa iga 😂😂😂😂Wlhy waxaan soo xasuustey Amina Muse Wehliye 😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 8 หลายเดือนก่อน +4

    Thanks for sharing with us, brothers 🙏

  • @jabartiinadabshid2044
    @jabartiinadabshid2044 8 หลายเดือนก่อน +4

    waa waraysi xiiso badan leh

  • @suldaancaydaruus9352
    @suldaancaydaruus9352 8 หลายเดือนก่อน +1

    Rugcadaa,cabdisalaan hereri wuu u soo jabay. Saxaafada salaan sare cabdisalaan iyo ismaciil buurgaabo. Laba saxafi oo qiimo badan

  • @UbaxbudisteJano-ef9ki
    @UbaxbudisteJano-ef9ki 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ismacil burgaabo walal igu qaali ah hanbalyo 🎉

    • @BurgaboMedia
      @BurgaboMedia  8 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid ubax wll

  • @kayseali9510
    @kayseali9510 8 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdisalaanoow arbacada raga iyo geela toona xerada lagama saaro

  • @EngkhadarEid
    @EngkhadarEid 8 หลายเดือนก่อน +1

    cajiib c salaan waxbaa soo maray walhi nin aan dhul marin daayala ragana waa kii jab kiisa ka sheekeeya

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waan kudili lahaa markii layidhi ayuu shuban kudhay 😂😂😂

    • @adamsaciid4919
      @adamsaciid4919 8 หลายเดือนก่อน +1

      sow insaan maaha naftiisa jecel sidaaado kale

  • @DowladYuusufMuxammad
    @DowladYuusufMuxammad 8 หลายเดือนก่อน +2

    Safar halis badan ayuu ahaa.

  • @maxamedxaashi6197
    @maxamedxaashi6197 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hereri waraysi badan halaga reebo taariikh baa ku duugan

  • @khaledbuzkit9483
    @khaledbuzkit9483 8 หลายเดือนก่อน +1

    jigjiga iyo godey 12saac baa loo kala socdaa c salanow🙂

  • @geelecaligeele5412
    @geelecaligeele5412 8 หลายเดือนก่อน +4

    Lagend Hareere Fully Respect

  • @iqramohamed9841
    @iqramohamed9841 8 หลายเดือนก่อน +3

    Reer ddsi halaag bayso arkeen😢

    • @koosmohamud-s2y
      @koosmohamud-s2y 7 หลายเดือนก่อน +1

      Markasay oranayaan itoobiyan nahay wlhi meel ixnunta markan arko wixi lasoomaray ax

  • @CSheeko
    @CSheeko 8 หลายเดือนก่อน +1

    Abdisalan hereri what a pain history allah keep you

  • @Ibraahinhanuuniye
    @Ibraahinhanuuniye 8 หลายเดือนก่อน +2

    Manshalah sheeko csjiib ah

  • @loyerabdala9366
    @loyerabdala9366 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ragna jabkooday ka waramaan dumerna badhadhohooda

  • @xamdiumal
    @xamdiumal 8 หลายเดือนก่อน +2

    waa sheeko cajiib ah Thanks Hareeri is good person

  • @SuldaanYusuf
    @SuldaanYusuf 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kalmada joonyad maxaa laga wadaa bal iisheeg cidii igu dhaanatay

    • @somalinetflix3533
      @somalinetflix3533 7 หลายเดือนก่อน

      Jooyad = kiishka Bariiska ama sonkorta lagu keeno Weliba midka ugu weyn ee 50KM qaada.