protain ka ugu wanaagsan?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 183

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack  5 ปีที่แล้ว +260

    Protein waxba kuuma tarayo hadii aadan cuntada kudadaalin Muqalkan like saar siina share garey

    • @inacapdalleflims7779
      @inacapdalleflims7779 5 ปีที่แล้ว

      shuayb8pack
      Bro wxn ku waydina
      Proteinka ka ligiiz gym
      LA,aan ma izticmali karta cml🙏🙏

    • @yourchannel950
      @yourchannel950 5 ปีที่แล้ว +2

      Ma jiraa protein miisanka la iskaga dhimo murqahana kuu dhisaayo ii sheeg masuul 💪

    • @abdaleartan
      @abdaleartan 5 ปีที่แล้ว

      shuayb8pack orgain ayaan isticmaalaa ka waran

    • @hanadahmed4149
      @hanadahmed4149 5 ปีที่แล้ว

      shuayb8pack zxbow inta badan waxn arkaa dadka wayn oo isticmaalaya aniga wxn jiraa 17 sno hdna bilow ahy markaa nio nin cato ah ma ihi xogaha fat ayn leyhy mrkaa ma jiraa protein murqaha jar jaraaya oo anigana wax balaarn iiga dhigen ama shape kayga lumineen

    • @mubarakmoha4468
      @mubarakmoha4468 5 ปีที่แล้ว

      shuhayb wll aad ban k slamya waana marki ugu horeysay een kula soo hadlo wll waxan jeclaan lahaa inaad iga cawiso arin ugu horeyn anigu waxaan ahay qof aan aad u dhuubnayn buurnina haba igu sheegin runtii dad ku waxay igu idhaahdan inta sare ayaad u weyn tahy ciil ayaaaba iga qabtay arintaas waxanan jeclahy inaan gym ka bilaabo waxa lkn aad u jeclahay in dhexdayda weynato iyo lugahayga waayo garbaha iyo laaabta wey wayntay murqaha luguha iyo gacmha iyo dhexda wey yar yihiin marka wll prorein ka aad sheegtay magiciisa ee laydha casein kwrn hadii iska haben kii isticmalo kuna seexo waxad kalo ii sheegta protein ka matalan wheit protein oo kale xiliga aan isticmaali karo iyo cunada gymta ka hor aan cuni karo aad ayaad u mahadsan tahy waxanan jeclaan lahaa inaan arin kugu caawiyo adiga ahaan hadii aynu soo wada xiriirno

  • @ahmedhashi2145
    @ahmedhashi2145 5 ปีที่แล้ว +12

    Whey protein powder gold standard is the bes I agreed with you bro

  • @Hassanleftty
    @Hassanleftty 5 ปีที่แล้ว +6

    Waan kaa faidesday runtii masha Allah waxan uu share kareeyay waxan uu share kareyay Asxabtadeta walahi waan ku aminsanahay

  • @marwa5017
    @marwa5017 5 ปีที่แล้ว +19

    Walaalo dumarkana dee wiilashuun baad u faa idaysa inta badane jiim aanu isku caatayno nooso geli plz walaal

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 5 ปีที่แล้ว +13

    Huuuuuuuuuuuniye 8 pack one love pro supporting for you love from Switzerland keep going cdeh

    • @shafiabdifarah5129
      @shafiabdifarah5129 5 ปีที่แล้ว

      Sxb shuceyboy maaiga caawisid siaan miisan isu daro gym ban aadi rabaa ee qaabka birta maiishegi kartaa

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys 2 ปีที่แล้ว +2

    Thankz Wa Mahadsantahay Waxan Ku Weydiin Laha Mass Tech Protein Ka Waran Isagaa

  • @user-ug6ef1rr8g
    @user-ug6ef1rr8g 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid.

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 ปีที่แล้ว +1

    Thbxz my bro markasta waxa jeclay serius mass ilaa hada jeclah lakin wa bedela insha alh..

  • @Tungaabtv
    @Tungaabtv 4 ปีที่แล้ว +1

    21 markaad caffe cabto sidee loo seexan karaa halkaa ku noqo macalin
    Thnx talooyinka

  • @anwerabdikhalif349
    @anwerabdikhalif349 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb qali ah walee faa’iido fara badan ayaan kaa helay horay u soco❤️😍🔥🙏

  • @MohamedAbdi-cc9yx
    @MohamedAbdi-cc9yx 5 ปีที่แล้ว +24

    Heestan cida ubahan like haisarto waxa qaday neffex waxana ladha grateful ku yaca

  • @chanelkanewska3758
    @chanelkanewska3758 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabdho dhabtii uma baahnidiin inaat gym aadaan adigoo gurigaaga joga ayaat sameen kartaa workout at home ku qor youtube ka cun nah cunto fcn cab sidoo kle biyo fcn
    Aniga waxaan sameyaa maalin walbo workout waxaan ahay 18 jir waxaan ahay 47kilo lkn waxaan jeclahay mar dhow inaan is badalo
    Mida kle ee muhiimka ah sameyso wakhti xadidan aat cunteso aat sameen karto workout ka
    MAHATSANID 😊❣

  • @aminaa8418
    @aminaa8418 4 ปีที่แล้ว

    Proteinka maxaa kuqastaa caano mise biyo fadlan iisoosheek adigoo mahadsan

  • @yourchannel950
    @yourchannel950 5 ปีที่แล้ว +1

    Ma jiraa protien miisanka la iskaga dhimo oo murqahana kuu dhisaayo ii sheeg masuul

    • @itsfootballnotsoccer1415
      @itsfootballnotsoccer1415 5 ปีที่แล้ว

      Dhagool ma tahay waa whey protein

    • @yourchannel950
      @yourchannel950 5 ปีที่แล้ว

      Kaliya whey wuxuu anfacaa qof is waynaynaayo oo caato ah
      Waxaan doonayo waa weight loss commentiga sifiican u fiiri

  • @saluumisaid8471
    @saluumisaid8471 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxp kamirada fiiri waayo markaa adi isdaawato waxay dadka ku fiirsanayo moodaan inaad qofkale la hadlayso

  • @sadmusic5563
    @sadmusic5563 5 ปีที่แล้ว +1

    Shuceyb wll aniga waxaan qabaa sokor wll ma isticmaali karaa whey protein mise sokorta ayaa ku badan wll

  • @Mohamedukun
    @Mohamedukun 5 ปีที่แล้ว +6

    Zxb caato ayan ahay 55km hargeisa joga mar ayan gmy bilaaba 5 malin markan tagay ayan naca wan dhibsada
    Lkn hada wan dhiirada
    Wey ga ma isticmalikara

  • @mohamoudelmi3366
    @mohamoudelmi3366 5 ปีที่แล้ว

    Asc ma jira qof is ticmaala protein energy ga C4 Pre-workoutka oo jooga hargaisa xage laga helaya,C4 kaas

  • @djducayzane2494
    @djducayzane2494 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going Teacher🤙

  • @MADARA111
    @MADARA111 5 ปีที่แล้ว +2

    bro plz video sharaxaya serious mass ka plzzz

  • @amiraqurux
    @amiraqurux 5 ปีที่แล้ว

    Wllky gabdhaha ma istacmaali karaan protinkaan iso jwb wllky

    • @ahmedadowadam3525
      @ahmedadowadam3525 5 ปีที่แล้ว

      Tala ahaaantayda iska daa balse bag treaininka le same

    • @natashaasad2595
      @natashaasad2595 5 ปีที่แล้ว

      Amira Qurux haa abayo waayo aniga aya is ticmala waxan aha 90kg 6 bil ka hor lakin lakin hada waxan ahay 70kg waxan isticmala isaga iyo GYM iyo diet

    • @mrlaqanyo5621
      @mrlaqanyo5621 4 ปีที่แล้ว

      @@natashaasad2595 👌

  • @omermahamoud6462
    @omermahamoud6462 4 ปีที่แล้ว

    Sxb su,aal baan raabaa inaad iga jaahil tirto hadaad aqoonteeda leedahay. kolay waxan filayaa inaad waxbadan ka ogtaya
    Hadaba su,aashaydu waa
    Brotinka hadii aad isticmaasho
    Hadhaw mustaqbalka dambe jidhkaaga wax dhiba ma u keenayaa ama caafimaadkaaga mustaqbalka suu noqonayaa
    Mahadsanid
    Waxan raynayaa : jawaab wacan

  • @naimaabdirisak8657
    @naimaabdirisak8657 5 ปีที่แล้ว

    Pro shuceyb qofka dumarka ma isticmalikarA protein ka midkle gym xfded ayn adaa wxn ahy qof cato ah ila tali mxn sameya madama aad iga so horeysay wxdne uledahy qibrad buxda tankle marksto hory usoco cuntadana ishek cunto noce ayn cuna ani wxn raba inan kobciyo jirkeyga saaid marabo xita dhexdhexad cml ila tali pro mhddanis

  • @mshaafi473
    @mshaafi473 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid bro

  • @modarngym5403
    @modarngym5403 5 ปีที่แล้ว

    Thanks tankle waxan rabaa in aan ku weydiiyo kahor jiimka miyaan cabaa misse markaan ka imaado ayaan caawaa

  • @hamzekhalif2772
    @hamzekhalif2772 5 ปีที่แล้ว +1

    Sck wll anigu waxoga caato ahay marka kee ifican inaaa isticmaaalo whyprotein iyo serious mass?

    • @abdullahhassanwehlie7731
      @abdullahhassanwehlie7731 5 ปีที่แล้ว

      wllo proteinka ama serious masska effect tigoodaa badan siiba kidney failure and liver failure ey keenan wiil udhintay aan arkay I'm medical student take care u r my brother don't rash hve goood look for your decision pls.

    • @mahamedmawlid2272
      @mahamedmawlid2272 5 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi dhe wll waabn isticmaale ani acuudu bilah

    • @abdullahhassanwehlie7731
      @abdullahhassanwehlie7731 5 ปีที่แล้ว

      small amount kaisticmaal hdaadan iska dhaafi karin lkn wxa fiicnaanleheed inaa natural ahaan udhisanto adoo neutrals isticmaalaayo wllo.

  • @JEYTE09
    @JEYTE09 5 ปีที่แล้ว +1

    Nin aan taageero Keep going pro

  • @wardifilims
    @wardifilims 5 ปีที่แล้ว

    Thenkz bro

  • @H2Z_SUPER
    @H2Z_SUPER 5 ปีที่แล้ว +1

    anigo daawan aya like iyo comments kaso bixiyay👐 keep going full support❣️🏋🏿‍♂️🦍✅ duddy

  • @worldwide6104
    @worldwide6104 5 ปีที่แล้ว

    Sxp hadan awoodin protienka ama an joogin wadan laga helo maxaa sameyaa ama cunto an ku badashaa

    • @ahmedadowadam3525
      @ahmedadowadam3525 5 ปีที่แล้ว

      Digaga bardhada ukunta iyo hilibka inta cun

  • @hannaleyfstel9512
    @hannaleyfstel9512 4 ปีที่แล้ว

    Poartein wall majiraa midxalaxlaa midakale masticmaalikaraa qof aan jimka ciyaarin ❤❤❤❤

  • @mohamudabdiyare6921
    @mohamudabdiyare6921 5 ปีที่แล้ว

    shuayp tnx bro xayaakallaah

  • @neecawmedia3887
    @neecawmedia3887 2 ปีที่แล้ว

    Bro ma jiraa immika mid bedelay oo ka wanaagsan wax kale ood iisheegta goorma cabaaa

  • @abdikadarawes9296
    @abdikadarawes9296 5 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco bro

  • @bishaar2432
    @bishaar2432 5 ปีที่แล้ว +1

    Sxp ka wrn shortness whey protein

  • @cabdisalaan1496
    @cabdisalaan1496 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @abdiqorshaale9371
    @abdiqorshaale9371 5 ปีที่แล้ว +2

    Protein gaal sameeyey ma rabe si natural ah isku dhisaa

    • @tyank3705
      @tyank3705 5 ปีที่แล้ว

      Walle go over head

  • @amiindeeq7263
    @amiindeeq7263 5 ปีที่แล้ว

    Asc wll xagee ayaan ka helim karaa Whey proteinkan ma pharmacy ga mise dukaamada caadiga ah

  • @mohamedisse3514
    @mohamedisse3514 5 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @ciisecabdiciise1524
    @ciisecabdiciise1524 5 ปีที่แล้ว +2

    Shucayb saxiib numberkaaga ayaan rabay fadlan si khaas ah ayaan su,aalo ku waydiin laha hadii aad ii ogolaanayso saxiib
    Xooga dhib ah ayaa I haysta dhinaca jir dhiska mudana waan wada gymka Marka fadlan numberkaaga ayaan rabaa

  • @abdifataxxussen
    @abdifataxxussen ปีที่แล้ว

    Qofkaa catada ah protinkaa okuu fican ee uu istcmali karoo

  • @samiiralamiir7632
    @samiiralamiir7632 3 ปีที่แล้ว

    Sxb waxa wax iga sheegta Greatinka ma wanagsan yahay asaga

  • @elmikhalifaden2071
    @elmikhalifaden2071 5 ปีที่แล้ว

    Bro hadaa gym aan isticmeyneynin ma cuni karaa adoo mahsan jawaab

  • @iamguleitaden4444
    @iamguleitaden4444 5 ปีที่แล้ว

    wax badan an ka faiday bro hora usoco

  • @rahmadegan7762
    @rahmadegan7762 5 ปีที่แล้ว

    Wow horumar wacn bro

  • @theabdi2168
    @theabdi2168 5 ปีที่แล้ว

    Abti caado ahay ee protein kee i roon
    Waxaan rabaa inaan Caado iska badalo

  • @basfarfit
    @basfarfit 5 ปีที่แล้ว

    Wll hdii aaaan rabo weynin micnha weight gainer ma isticmaali micnha qof caato ayaan ahay

  • @abdikhaliqaliabdi1329
    @abdikhaliqaliabdi1329 5 ปีที่แล้ว

    Keep going pro

  • @Hafsoosman4545
    @Hafsoosman4545 5 ปีที่แล้ว

    Hardcore kwrn nio adoo mhsnid replyka iigu soo jawaab

  • @ciiloow9451
    @ciiloow9451 5 ปีที่แล้ว

    Shukrn wllky

  • @Said.Ahmed.
    @Said.Ahmed. 5 ปีที่แล้ว

    I love it thanks

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @sadiasadiaabdishirawac2282
    @sadiasadiaabdishirawac2282 4 ปีที่แล้ว

    Wow mashallh 🥰🥰🥰🥰

  • @yaasiinxabeeb1179
    @yaasiinxabeeb1179 3 ปีที่แล้ว

    Keep going pro AnagaNa wanku TagereyNaa I.A

  • @updykadirhassan419
    @updykadirhassan419 ปีที่แล้ว

    qufka bilaawga ah ma isticmaali karaa yacni quf hada jiim bilaaw ah

  • @duruussomali6163
    @duruussomali6163 5 ปีที่แล้ว

    What song u listen when u training

  • @suldaan2005
    @suldaan2005 4 ปีที่แล้ว +1

    Shuceyb 8 back eboow inaaa is wee neesiiyo aaa rabaaa talo keen

  • @najibmohamud2445
    @najibmohamud2445 5 ปีที่แล้ว

    good jobs

  • @awilabdishillal1369
    @awilabdishillal1369 3 ปีที่แล้ว

    C4 6:00pm isticmalay habenkii dhan ma jiifan maxaa xal ah wna joojiyay

  • @user-jc7dj8tt6w
    @user-jc7dj8tt6w 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll xalaal miyaa??

  • @feisaldakane5187
    @feisaldakane5187 2 ปีที่แล้ว

    Sxp creatin effec ma igu yelana mustabalka

  • @guyguy-qx8rb
    @guyguy-qx8rb ปีที่แล้ว

    Waxaa kuraka marikajooji ee narijelaaAan

  • @abdullahimohamed3800
    @abdullahimohamed3800 5 ปีที่แล้ว

    Asc bro waxan ku weydina bro waxan ahay 60kilo waxan rawa xawadka iyo gacmaha inan weyneyo marka maxa i fududen kara

  • @kaafitube8898
    @kaafitube8898 4 ปีที่แล้ว

    Anigoon jiim aadin ma isticmaali karaa protein ka

  • @superaj8826
    @superaj8826 5 ปีที่แล้ว

    Bro hadaa caato thy protien kee loo is tic maalaa plz 🙏🙏🙏

    • @newtech7519
      @newtech7519 2 หลายเดือนก่อน

      Mass gainer

  • @bushraabdi2207
    @bushraabdi2207 5 ปีที่แล้ว +1

    Wanku salamah shuayb 8pacak walalkey xis sana wlhi Ku xisnay anagana

  • @qaamuuskanolosha8179
    @qaamuuskanolosha8179 4 ปีที่แล้ว

    C4 ❤

  • @mohamedgure449
    @mohamedgure449 3 ปีที่แล้ว

    Ugaas waxan rabaa inan caloosha Iska jaro gym wan qadaa lkn wali caloosha packs igama sibixin ee maxan sameys

  • @kafeyaadbi3252
    @kafeyaadbi3252 4 ปีที่แล้ว +1

    ♥️♥️🥰🥰♥️

  • @djkhaledvevoofficial4878
    @djkhaledvevoofficial4878 5 ปีที่แล้ว

    Zxb waad mahadsantahay

  • @suldaanofficial9245
    @suldaanofficial9245 5 ปีที่แล้ว +3

    Full respect bro keep going💯

  • @karaamaaxmad4788
    @karaamaaxmad4788 5 ปีที่แล้ว

    Muqaal noo sosamee fadlan

  • @hibocabdiismaan318
    @hibocabdiismaan318 5 ปีที่แล้ว

    Aboowe naaga ahey deit aana ku jira ma i anfacayaya waxan trening Ma aado plz i so jwb bro

    • @shukriabshir5291
      @shukriabshir5291 4 ปีที่แล้ว

      Aby haisticmalin only gym tag oo cunto nafaqo leh isticmaal protein gabdhaha waa jilciyaaa hadey joojiyan

  • @cmcofficial2166
    @cmcofficial2166 5 ปีที่แล้ว

    creatine
    whey isolate
    bcAa
    😋💪
    Cuuno wacaan
    🥑🥦🥒🌶🥕🍓🍌🍋🍗🧀🥩🍳🥚🍲🥗

  • @abdalerashid7669
    @abdalerashid7669 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllo suhyB adoN wax gyM aH tagiN Ma donaNaN karaH proteiN weYgaN aH

  • @abdihaji6339
    @abdihaji6339 3 ปีที่แล้ว

    Whey protien ka cabistiisu waagoorma sxb

  • @cabdirisaaqmaxamed6057
    @cabdirisaaqmaxamed6057 5 ปีที่แล้ว

    shuayb inten kahelikara

  • @brofury5968
    @brofury5968 ปีที่แล้ว

    Originally waan ku waree ry

  • @premqaasiminho5030
    @premqaasiminho5030 5 ปีที่แล้ว

    Pro ina Gym pilaawo ayaa rapa mxaa iila talin laheed

  • @cabdim.h.h3652
    @cabdim.h.h3652 5 ปีที่แล้ว

    2 Protian mala isticmaali karaa?

  • @muusemuuse2171
    @muusemuuse2171 4 ปีที่แล้ว

    Shugaulaato camal ayuu udhadhamm

  • @abdullahishuriye6465
    @abdullahishuriye6465 4 ปีที่แล้ว +1

    Whey prutin see lo istimaala shuceyb

  • @gagswatch3160
    @gagswatch3160 5 ปีที่แล้ว

    Suhyp Hdii an ahy Skinny Keee ii fiican Wheyg ama Series Masska

  • @abdirahmanomarosmankabsool6963
    @abdirahmanomarosmankabsool6963 4 ปีที่แล้ว

    Bro caqabada nahaysata waxa weeye dalkii mayaalan waxyaalahan loo cumo Gm

  • @ubaxcaabiaxmed1673
    @ubaxcaabiaxmed1673 2 ปีที่แล้ว

    farqiga u dhaxeeyo creatine iyo c4

  • @khaalidhajjiabdullah4818
    @khaalidhajjiabdullah4818 5 ปีที่แล้ว

    How to make gold standard

  • @salmaanismaciil3522
    @salmaanismaciil3522 4 ปีที่แล้ว

    Zhb hadiba an boratin cabo wanku dibirayaa markaa wax dhibaato ah miyuu leyahy boratinku

  • @abdinasirissack26
    @abdinasirissack26 2 ปีที่แล้ว

    Sxp your Facebook inosodhig, waxa jira dadh oo talooyin gaar ah like me.
    Mahadsanid bro

  • @naxariisislamicmedia9278
    @naxariisislamicmedia9278 5 ปีที่แล้ว

    Shuceyb Allaha kuxafido

  • @MaariyaApdi-iv4ze
    @MaariyaApdi-iv4ze 6 หลายเดือนก่อน

    Ma raga jiimka ciyara unba caba dumarkana😅

  • @ahmedomer143
    @ahmedomer143 5 ปีที่แล้ว

    Bro sida loo isticmaalo aya rabaa

  • @abdinasirissack26
    @abdinasirissack26 2 ปีที่แล้ว

    Qr code maleyahay brother,to verify it's origin

  • @FANPROJ-pb5dr
    @FANPROJ-pb5dr 5 ปีที่แล้ว

    Pro inan is weyneyo Hdan donaYo kee I wanagzan pro👈

  • @abdalerashid7669
    @abdalerashid7669 4 ปีที่แล้ว

    Waa taH kleH wlleH imizqH maLgadoD baN ku sHubaN karaH

  • @abdirizackabdullahi641
    @abdirizackabdullahi641 4 ปีที่แล้ว

    Watching after one year!!

  • @wayel6515
    @wayel6515 5 ปีที่แล้ว

    Waal subiscirab iisar ane waan ku saraye

    • @abdullvlog3507
      @abdullvlog3507 5 ปีที่แล้ว

      Aniga isaar bro adigana wan ku sarii

  • @jejeyj9980
    @jejeyj9980 4 ปีที่แล้ว

    👍🏽👍🏽👍🏽

  • @ahmedmuniir1441
    @ahmedmuniir1441 5 ปีที่แล้ว

    Sxb wxaan jooga galkio mana lga heelo kwrn marka

  • @gurey-ology
    @gurey-ology 5 ปีที่แล้ว +1

    Nio protienkaz dhulka somalida malaga helayaa

  • @cknb8593
    @cknb8593 5 ปีที่แล้ว

    Bro sidee loo isticmalaa