ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

WAR ODAYGA WAA IGAADEY WAA CIYAALKI HORE WLHI 😂 | MUUQAALDI UGU QOSOLKA & QARAAXADA BADNAA ASBUUCAN😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2023

ความคิดเห็น • 317

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 หลายเดือนก่อน +37

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤❤😢😢😢 1️⃣

    • @ifrahismail1110
      @ifrahismail1110 10 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

    • @naazirqabyo
      @naazirqabyo 9 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-ce5lt7jt3e
      @user-ce5lt7jt3e 9 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw

    • @nasrociisedaahir4852
      @nasrociisedaahir4852 8 หลายเดือนก่อน

      Scw ❤

    • @user-pk4tn5bi3d
      @user-pk4tn5bi3d 3 หลายเดือนก่อน

      Scw❤❤

  • @user-fo3wo7kc5z
    @user-fo3wo7kc5z 10 หลายเดือนก่อน +8

    indhaheenu way daaleen ilintuna way ka dhamaatay yaa rabii
    muslimiinta uhiili aduunkaba ha dhamaado haduu doonee
    ilaahow yahuuda nooga hiili yaa rabi nasrigaga iyo guushaada
    nasii يالله ☝️😭🤲

    • @ladannuur3299
      @ladannuur3299 10 หลายเดือนก่อน

      Aamiin Yaa 🤲

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 10 หลายเดือนก่อน +30

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinnnig person all created by Allah is our prophet mohamed(sallallahu caleyhi wasallam)🕌🕋🥰❤

  • @MasterAmadi
    @MasterAmadi 10 หลายเดือนก่อน +35

    Phalastiin Allahu Akbar
    Guul falastin Palestine 🇵🇸

  • @user-ub6we7ng4j
    @user-ub6we7ng4j 10 หลายเดือนก่อน +14

    Waziir legend baa tahay taageere number one baan kuu ahay❤😊

  • @akramdaariq3990
    @akramdaariq3990 10 หลายเดือนก่อน +20

    Allah is one 💙

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 10 หลายเดือนก่อน +8

    Wlhi Ana dhibsdy😂😂aroskyga orod ba is laha waba lygaso hormry😂

  • @user-kf4zh3qn6p
    @user-kf4zh3qn6p 10 หลายเดือนก่อน +17

    Kkkkkkkk wasiiirka xariifka heesta hindiga ah qaadayay shaleema islafiirsan jirnay yuu kugaadin dhalinta cuslaatay waaye laakiin atarishada hada dhow uu baadiyo kasooguursaday ❤❤❤❤❤❤

    • @Guled1988
      @Guled1988 10 หลายเดือนก่อน +1

      Fashion wye😂😂😂

  • @Abdirisakhagio
    @Abdirisakhagio 10 หลายเดือนก่อน +16

    Legend of the legends Zaki binu Haji ❤❤

  • @maxamedqadarfan7
    @maxamedqadarfan7 10 หลายเดือนก่อน +8

    Waa dhibsanay ee naga daaya Aroosyada nuucaana🤣🤣🤣

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 10 หลายเดือนก่อน +5

    bari oo ah 19/10/2023 oo khamis ah aaan soono oo an uduceno wlaalahena falastin intaas u awoodnaaye❤😢

  • @sultan_maestro14
    @sultan_maestro14 10 หลายเดือนก่อน +4

    غزة تنزف💔وانت ترقص 😡😡😡😡😡😡

  • @JihaanbasharJihaan
    @JihaanbasharJihaan 10 หลายเดือนก่อน +4

    Aniga ugu soo horeyay manta ❤. Salaan sare wasiir

  • @user-zn8js4cj1n
    @user-zn8js4cj1n 10 หลายเดือนก่อน +6

    Waziir kula mid baan nahay waan dhibsaney wlhi wiliba saaid 😂

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 10 หลายเดือนก่อน +17

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 10 หลายเดือนก่อน +5

    😂😂😂😂 waad iga qoslisay runtii wasiir isku mid ayaan nahay aroos dhan madawado socodkaas dartisan umacay😂

  • @user-pm4el4dn3p
    @user-pm4el4dn3p 10 หลายเดือนก่อน +4

    wasiir barnamijki shilalka talefanada kama haayo inta igu raacsen like ta ❤😂

  • @Sezubj96
    @Sezubj96 10 หลายเดือนก่อน +1

    Alle dhibka haka dulqaado walalaheen Palastine
    🇵🇸 🇵🇸
    🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸
    🇵🇸 🇵🇸
    🇵🇸 🇵🇸
    🇵🇸 🇵🇸
    🇵🇸

  • @HamadCabdi-nd3ie
    @HamadCabdi-nd3ie 10 หลายเดือนก่อน +7

    Iga daa ciyarta wllhy dacad ban u qoslay wasirka is not easy 😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @sahromacalin4199
    @sahromacalin4199 10 หลายเดือนก่อน +4

    Waziir aad baan kuu tageera waxa tahay qof social media si fiican ufahmay❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 10 หลายเดือนก่อน +7

    Big legend always saki ibnu hajio another's levels tiktoko reactions 💯💯😎😊

  • @lukaupdy5766
    @lukaupdy5766 10 หลายเดือนก่อน +1

    IllahY wllwheen 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 alle ha u gargaaro

  • @abdizakanshax
    @abdizakanshax 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waziir kula mid Baan ahay ☝️☝️☝️

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 10 หลายเดือนก่อน

    Waa ciyaal shaneemo Somalia e hindi uun laga daawan jiray. 🌹

  • @user-xw9ct2qh3b
    @user-xw9ct2qh3b 10 หลายเดือนก่อน +4

    Wasiir kula mid baan nahay 😂 aroosyada 😂😂

  • @axmednuurkaad6966
    @axmednuurkaad6966 10 หลายเดือนก่อน +30

    u kalakici Baquli Bay🎉

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 10 หลายเดือนก่อน +5

    Wa shibsaday socodka caajiska ah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @wll___.zoola10
    @wll___.zoola10 10 หลายเดือนก่อน +3

    Goat of the reaction waziir zaki bin xaaji❤️🐐👑

  • @faisaleffendifaisaleffendi137
    @faisaleffendifaisaleffendi137 10 หลายเดือนก่อน +1

    Palestine 🇵🇸أَلاَ إِنَّ نَصٌرَ اُللهِ قَرِيبٌُ
    فلسطين الان في اشد الحاجه الي دعائكم🇵🇸
    اللهم كمَا جَعلْتها برْدًا وسلَامًا عَلى سيدنا إبراهيم؛ فاجْعلها بردًا وسلامًا عَلى عِبَادِك من أهل غَـ ـزَّة.🤲
    اللهم بردًا وسلامًا على #غزة وأهلها ياربِّ 🙏🏻
    🤲اللهم إننا نستودعك #غزه .. أهلها وسماءها ورجالها ونسائها وأطفالها وشيوخها وشبابها🇵🇸🇵🇸
    اللهم انهم مغلوبون عل امرهم فانتصر لهم يارب🤲🏻

  • @saciidlaki3336
    @saciidlaki3336 10 หลายเดือนก่อน

    Hooyo mcn Allah ha unaxariisto

  • @cabdilaahiballacke6718
    @cabdilaahiballacke6718 9 หลายเดือนก่อน

    Wallaahi waa run malinta kaliyee wax qaldaa wax walba baabiinaya

  • @nasricabdi5908
    @nasricabdi5908 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wazir big MøH reactionkisii kama haynee ze caml🇸🇴✨✨

  • @HalistaPoi
    @HalistaPoi 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wazir kula mida nahy

  • @aydarusflip
    @aydarusflip 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wanka qaday legend silamida wankusalmy 😂😂😂

    • @liibaanibrahim2507
      @liibaanibrahim2507 10 หลายเดือนก่อน

      War legenow banooni ha u joojin Naag darteed fartey rabto ha sheekto 😂😂😂

  • @KuusowmanuurMohamed-st1sq
    @KuusowmanuurMohamed-st1sq 10 หลายเดือนก่อน +6

    🎉waziir inbadan ayaan kutaagyeeraa laakiin from baydhabo janaay tiim salmaanow kamahadashid maxaa dhacey dadka aad waziirka utahay kamid ma,ahan miyaa boogo salmaan yiriisow❤❤❤

  • @naleycadey9610
    @naleycadey9610 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi wasiir kula mid ayan ahay

  • @user-ti9kg9xd8k
    @user-ti9kg9xd8k 10 หลายเดือนก่อน

    Yooh!!! Cabsi cabsi waaye wallahi.
    Wazirka all the way from south africa

  • @MohamedAbdullahiAhmed-od9si
    @MohamedAbdullahiAhmed-od9si 10 หลายเดือนก่อน +11

    Allah is one ❤❤❤❤

  • @user-pv6dt4ws9z
    @user-pv6dt4ws9z 10 หลายเดือนก่อน

    Wasiir 10hees ugu dawshad badan

  • @najmaabdi1736
    @najmaabdi1736 10 หลายเดือนก่อน

    Indho adag arooskeday ka jaasta team xishood aayar socod waan Idina wataa

  • @marwomaan4840
    @marwomaan4840 10 หลายเดือนก่อน

    Wasiir phalastin waa ilowdayeee sidee camal 🇸🇩🇸🇩

  • @user-vj2zm7ee6j
    @user-vj2zm7ee6j 10 หลายเดือนก่อน

    Team.iskabula hada nah sii Allah uwaada dhiib saane

  • @suluuali3262
    @suluuali3262 10 หลายเดือนก่อน

    Back to shalema raas in suqa xoolaha .....xasan soya thanks 100 % bro

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 10 หลายเดือนก่อน

    Wasiirka maanta qosol iyo kaftanku ma banaano waa Naga xidhanyahay

  • @abdullahisharifmohamed5207
    @abdullahisharifmohamed5207 10 หลายเดือนก่อน

    waziirow daqiiqadaha muuqaalada noo soo badi mar walbo bar go' noqonooyaa anigoo rawo ayuu iga dhamaanaa muuqaalada aad noo soo gudbisid. sharaf ii karaamo kor kaa ha ahaato.

  • @al-fatihiosman
    @al-fatihiosman 10 หลายเดือนก่อน

    Marhoraaan Astuuri lahaaye socodkaas guurguuradka ahaan kadhacaaayay lakin Hada wadaa furmatay

  • @cabdiwaliismacil125
    @cabdiwaliismacil125 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waziir adigiibaaba ku tuurtaye 😂😂😂

  • @Hussein_Mukhtar_10
    @Hussein_Mukhtar_10 10 หลายเดือนก่อน +1

    Legend of the Legends Zaki

  • @user-cl1um3cc9y
    @user-cl1um3cc9y 10 หลายเดือนก่อน +1

    Team kasi bini jaaxi wan idin wataa❣️🐐🤘

  • @ciisecabdiwaaxid4990
    @ciisecabdiwaaxid4990 10 หลายเดือนก่อน

    Waziir waan dhib saday socod kaas

  • @abdizakanshax
    @abdizakanshax 10 หลายเดือนก่อน +2

    Legend of zaki bin xaaji ❤❤❤❤

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 10 หลายเดือนก่อน

    Asc team saraakiil io wisiirkaba waxaan si sharafle idiinka codsanayaa inaad tiktogayga soo booqataan fadlan waad mahadsantihiin❤️❤️🙏

  • @umashapeel
    @umashapeel 10 หลายเดือนก่อน +2

    I also don't like weddings that are walked around like this tigtig😂😂😂

  • @konfurmedia7652
    @konfurmedia7652 10 หลายเดือนก่อน

    Barnamij ka diyaari walal dhibta iyo mushaakilka ey yahuudu ku heyso walaalaha muslimiinta falastiin allaha ku sharfo walal

  • @kingsiisoco
    @kingsiisoco 10 หลายเดือนก่อน

    Lenged zaki xaji 👏👏👏

  • @suusaanyuusuf3095
    @suusaanyuusuf3095 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi kolamid baa ahaya wasiiri 😂😊

  • @saqawadiin4855
    @saqawadiin4855 10 หลายเดือนก่อน +1

    ShiliLkA mobeladA ka dhacO lagama Hayo (Zaka binu Zaka-7)

  • @user-wb4gc7rh6q
    @user-wb4gc7rh6q 10 หลายเดือนก่อน

    Kulamudaanahay wasiir

  • @user-sk3pu4hs8m
    @user-sk3pu4hs8m 9 หลายเดือนก่อน

    Ani xiita wllhi labo malin kahor waxan dhahayay lcl aroskeyga suurahaas umasoconka

  • @abdullahiabdiqafar-rf6ge
    @abdullahiabdiqafar-rf6ge 8 หลายเดือนก่อน

    Zaki bin xaaji am your fance from Kenya keep going walal ........❤

  • @zayidcumar1
    @zayidcumar1 10 หลายเดือนก่อน

    Wasiir kula mid baan nahay waan dhibsanay waliba saaid

  • @niyaalabdi3393
    @niyaalabdi3393 10 หลายเดือนก่อน

    Nin raga wakii karti lahada foolxumadana ku lahaa😂😂😂😂ar zaki bin xajiyaa😂😂

  • @user-gp3hm4er7j
    @user-gp3hm4er7j 10 หลายเดือนก่อน

    Asc wasirka arinta adag ee kasocota qasa inad kahadashan sow ma fiicno dadkiina yourubarada ah bulsho badan aya idin kuxidhan sida darteed cod ahan wa inad kudifaacdan wllha qasa

  • @macaaneadan4460
    @macaaneadan4460 10 หลายเดือนก่อน

    Waa dhibsaday alaabta jiitinkaa wasiir

  • @naasirgarjaw1205
    @naasirgarjaw1205 10 หลายเดือนก่อน

    Ninkan bagekis hore ugal waa sharukhan somalia

  • @qaaliadoontialle3706
    @qaaliadoontialle3706 10 หลายเดือนก่อน

    Marki igu horeysay arosad miciwan xiran

  • @dj.maariya
    @dj.maariya 10 หลายเดือนก่อน +3

    Assalamualaikum warahmatullah wa barakatu wlalo 👑💉🩸🩸🩸

  • @user-rd8pd6yq4r
    @user-rd8pd6yq4r 10 หลายเดือนก่อน

    Wasiir waa iganaa kulamid baan ahay aroosyadas halacuno

  • @user-mu7il3uy8v
    @user-mu7il3uy8v 8 หลายเดือนก่อน

    Big legend zaki binu xaaji

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 10 หลายเดือนก่อน

    wasiir adiguba wad wad qodbanyde😅😅

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qofta 50cent isoo xasuusisay lafo hore waaye

  • @xirsimuxudiin5241
    @xirsimuxudiin5241 9 หลายเดือนก่อน

    Wasiir kula mid

  • @deptheast1196
    @deptheast1196 10 หลายเดือนก่อน

    3:22 waziir kula mid bn nahay waa dibsanay

  • @nuurcabdi4879
    @nuurcabdi4879 9 หลายเดือนก่อน

    Heat wadding lkn xalimo saa u bodaysaa may iga ilaali😂

  • @hindadeeq5610
    @hindadeeq5610 10 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkk gabadha ma qashafadah ayey dhibsatay waa maxay muraayadad madmadaw

  • @Cibaadu-raxmaan
    @Cibaadu-raxmaan 10 หลายเดือนก่อน

    الحمد لله

  • @user-bs8fp6fr4j
    @user-bs8fp6fr4j 10 หลายเดือนก่อน +1

    Faarax most is the best 😂😂

  • @SAMISIDIIQ
    @SAMISIDIIQ 9 หลายเดือนก่อน

    Mudane wasiir mayd socda wali ma aragtay oo aroosyada soomaalid meydka socda.👰🤵

  • @CabdullahiAlimaxamuud-xk3cg
    @CabdullahiAlimaxamuud-xk3cg 10 หลายเดือนก่อน

    Ad iyo aad

  • @maxamedabdiqadiraamiin5194
    @maxamedabdiqadiraamiin5194 9 หลายเดือนก่อน

    Arooska waa ciyaal xamar caadiya 😂😂✌💪💪🥰

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 10 หลายเดือนก่อน +5

    Hadii Aad jaceshahay barashada English Si Bilaash ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤

  • @AbdiraxiinAxmad-bb9fl
    @AbdiraxiinAxmad-bb9fl 10 หลายเดือนก่อน +1

    Falastiin Allaha ugargaaro aan uduceenno dhamaanteen

  • @user-un9hv8jy6u
    @user-un9hv8jy6u 8 หลายเดือนก่อน

    zaki bin xaaji is back❤❤❤

  • @user-zr3wc3df4o
    @user-zr3wc3df4o 10 หลายเดือนก่อน

    Wasiir kula midaaa ahay

  • @yuusufhasan7378
    @yuusufhasan7378 9 หลายเดือนก่อน

    Guulayso waziir ✅️

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ookiyaalahaaba idilay habeen madoow kii qoraxda😂😂😂😂

  • @AhmedFarma1
    @AhmedFarma1 10 หลายเดือนก่อน

    8:04 Waxaa dhibsadayba Socodkaas ajira wasirr xataa inta xanaaqdid hadaa jalaafo ubixisid ma dhacaayan😂

  • @khadarbinugacansaar
    @khadarbinugacansaar 10 หลายเดือนก่อน

    Di maria wajigiisa cabsi cabsi waaye

  • @cabdinaasir9991
    @cabdinaasir9991 10 หลายเดือนก่อน

    Wllhi run ee iiga tahy wan dhibsaday

  • @siyaadchannel1439
    @siyaadchannel1439 10 หลายเดือนก่อน +1

    Inta Shilalka Taleefanada u xiistay like ii saar

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 10 หลายเดือนก่อน

    Haye iwad sheeekada ana an dhageste

  • @user-jo3fn1gv5d
    @user-jo3fn1gv5d 3 หลายเดือนก่อน

    Zaki bro ❤ horey.usoco

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze 10 หลายเดือนก่อน

    Asc anigoo ka mida team saraakiil waxaan teamka io wisiirkaba si sharafle idiinka codsanayaa inaad tiktogayga soo booqataan fadlan waad mahadsantihiin❤️❤️🙏xaad qabaase waa magaca iigu qoran

  • @abdizakanshax
    @abdizakanshax 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb sare ❤keep going

  • @cumarxuseenjiinow1434
    @cumarxuseenjiinow1434 10 หลายเดือนก่อน

    Coming soon 650k ❤I.a

  • @fatimoadan6677
    @fatimoadan6677 8 หลายเดือนก่อน

    Allah is one❤❤❤❤

  • @MaxamedJeceel-sc6ee
    @MaxamedJeceel-sc6ee 10 หลายเดือนก่อน

    illaahey ha unaxriisto wllheen

  • @FartunAbdullahAli-zj9fp
    @FartunAbdullahAli-zj9fp 10 หลายเดือนก่อน

    Wlhi dacadaa u qoslay wn ku tageraaa saki hore usoco

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ameey mid ku kacdaa 🔥 oo dabka laga so dhex qabtaa 😂😂

  • @AYAN_JICIB
    @AYAN_JICIB 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wllkeyga salmaanow aroskada ilaa channel ka wasirka waa imaday anyway congrats bro🎉