ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

MUUQAALDI UGU QOSOLKA & QARAAXADA BADNAA ASBUUCAN | FUNNY😅 + MUCJISOOYIN 😳 + QOSOL 🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ค. 2023

ความคิดเห็น • 513

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud ปีที่แล้ว +188

    Hadaad U jeedo Magaca Allah Like saar 👍💙

  • @KeisGamingYt
    @KeisGamingYt ปีที่แล้ว +77

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 😢❤

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 ปีที่แล้ว

      Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

    • @abdirahimaliadow234
      @abdirahimaliadow234 ปีที่แล้ว

      Walaal ducadan qaleelka ah intaad joojisid wax la chanalkaaga asaga guryaheena hanagu soo booqdo

  • @listen_quran_10
    @listen_quran_10 ปีที่แล้ว +79

    Hada quraanka jeceshahy isooqabo 💗

  • @WAXGARAD0606
    @WAXGARAD0606 ปีที่แล้ว +31

    ilahay kacabso wll nabigeena muxamed kusali wll likena saar wllkay thanks 😊😊😊❤

  • @mulkisharif9318
    @mulkisharif9318 ปีที่แล้ว +25

    Kusali xappkena muxamad🎉❤salalahu caleyhi wasalam 😊

  • @abdirisak_buskulaawi
    @abdirisak_buskulaawi ปีที่แล้ว +22

    Inta jiif ku dawaneyso😂😂😂😂

  • @user-dz5qn1gf7w
    @user-dz5qn1gf7w ปีที่แล้ว +10

    Saki 2years vedioyada dawanayay cwa replay iso gal faraxnimo😂😂

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 ปีที่แล้ว +6

    ku saliya nabiga scw ❤❤

  • @jok-manhb9610
    @jok-manhb9610 ปีที่แล้ว +7

    Wan ka qaadnay salanta wasiir reer Djibouti qaar saraakiisha ka tirsan jira horay usoco libaxa guulayso from djibouti 🇩🇯🇩🇯

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +12

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 ปีที่แล้ว +3

    Wallee xusuus dheeraan galay caawa, 1976, waxan ahaa dhallinyaro halka igu macaan. Waliba ciyaal xamar baan ahaayoo wanku dhasay. Mahadsanid Adeerkiis Zakiyoy

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 ปีที่แล้ว +1

      oo hada imisaa jirtaaa

    • @adenhassanbashir4930
      @adenhassanbashir4930 ปีที่แล้ว

      @@umumascuud3307 Ilmaheyga carruurte dhaleen baa Jaamacadaha Muqdisho kaqalin jabiyay. Awoowe waxa kuxigaan ahey.

  • @Haofficiel
    @Haofficiel ปีที่แล้ว +45

    Thank you brother from djibouti 🇩🇯 your are the legends 😂 I support you my brother continues to make us laugh😂😅

  • @RidwanMed-vp2hg
    @RidwanMed-vp2hg ปีที่แล้ว +6

    Intaad Djibouti salantaan iga qaabo 😂❤ from Djibouti 🇩🇯 ♥️ 😢😮😮

  • @user-zg9bd8bh9b
    @user-zg9bd8bh9b ปีที่แล้ว +28

    Allah is one ❤❤

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 ปีที่แล้ว +8

    Woow mashaallah super vidéo bro fourn Djibouti 🇩🇯 ❤❤😂😂😂😂😂

    • @guulfarnado8905
      @guulfarnado8905 ปีที่แล้ว +2

      Meeshaan waa boorama vedio ga soo daawo

  • @user-zg9bd8bh9b
    @user-zg9bd8bh9b ปีที่แล้ว +7

    Hadii aad u jeedi magaca alah like saar
    الله اكبر❤

  • @ashrafqadar5799
    @ashrafqadar5799 ปีที่แล้ว +2

    Macalin jiir al maxoo cinjida igala baxay 😂😂 manta Vaar maa Laga keene

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 ปีที่แล้ว +3

    Dunida masoo marin qof lamida nebi muhammed scw 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @cabdixamiidyahayi3600
    @cabdixamiidyahayi3600 ปีที่แล้ว +9

    Haddii aad ujedo magaca Allah lik saar ❤

  • @guluuz_songs
    @guluuz_songs ปีที่แล้ว +3

    War manta ana u horeya ee like wada sara legends😂

    • @hargaysamanta6690
      @hargaysamanta6690 ปีที่แล้ว +1

      Ana sidan Chanelka leyahay ayan dadka like uwada saray awoowo

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan ปีที่แล้ว +5

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdihakiimAbdullahi-mh5di
    @AbdihakiimAbdullahi-mh5di ปีที่แล้ว +2

    Qoraal keyga waa adiga aqrinayee wall kusali xabiikeeyna muxamed S.C.W ❤

  • @KhadarXariir-rh9nh
    @KhadarXariir-rh9nh ปีที่แล้ว +26

    Zaki bin xaaji always legend❤

  • @dekalul3979
    @dekalul3979 ปีที่แล้ว +5

    Zaki wlhi hal video ima dhaafo
    Qosol adaa igu filan waa ku wataa❤❤

  • @xananmawlid1377
    @xananmawlid1377 ปีที่แล้ว +4

    Faarax is uuf 😝

    • @ahmedabdi9092
      @ahmedabdi9092 ปีที่แล้ว

      Xaliimo calool kuus joog😅😅😅😅😅😅

  • @purhaanaweysmohamutt-ot2fv
    @purhaanaweysmohamutt-ot2fv ปีที่แล้ว +2

    SHEEQAAN FOORTEENBO WAYN AYUU. BAXAY😅

  • @profalcadaala
    @profalcadaala ปีที่แล้ว +4

    1 A S C 🎉Akhyaarta sharaf badan waxan challenge kula jirnaa Kenyaati fadlana nagu soo biir kana mid noqo asxaabta 10k nagaarsiin doonta insha Allah

  • @moussamahamedaden5117
    @moussamahamedaden5117 ปีที่แล้ว

    Sxb wa mahadsanthy Djibouti 🇩🇯 wn kagadnay Alle hanokuwado nimcada nosoducee somaliya na alle hakadhiiko Djibouti 🇩🇯 okaleh ilove ❤somalia 🇸🇴

  • @mawlidhassanfarah6308
    @mawlidhassanfarah6308 ปีที่แล้ว +19

    We salute you too from Djibouti 🇩🇯

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr ปีที่แล้ว +1

    #Wazir 😅hh Astaqfirullah madiga leh lugtayda ma aragten sowti rer dhiiqo challenge kaso sameyen adigo fadhiya war somaalay soqabta waziirka😅war ya Toooooooleeeeeeey FBI AWAY

  • @A_karaama
    @A_karaama ปีที่แล้ว +3

    Coming soon 600k
    Wasiir pin 📌 alle hku sharfee ❤

  • @AxmedMoola
    @AxmedMoola ปีที่แล้ว +1

    War faaraxyaasha isku lug ma ahan 😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiwaliabdiwali196
    @abdiwaliabdiwali196 ปีที่แล้ว +2

    zaki big fun ku.ahay pro next video commentgyga soo qado igu sharaf wllka👏👏😎

  • @saadiaali9720
    @saadiaali9720 ปีที่แล้ว +2

    Thanks bro from djibouti ❤️

  • @user-ch1os2tq5y
    @user-ch1os2tq5y ปีที่แล้ว +3

    Muqaalka u danbeya jabuti maha waa borama gaar ahan maandeeq hotel❤

  • @burhaanboyofficial
    @burhaanboyofficial ปีที่แล้ว +2

    Congratulations Zaki bin xaaji 600k🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 insha Allah 1M

  • @nawaalali9715
    @nawaalali9715 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂faarax wax loo hiiliyo maaha viva dumarland❤😂😂

  • @user-zk2rz4fd8z
    @user-zk2rz4fd8z ปีที่แล้ว +2

    Sheekha wax kala niyadisa ku jiraa😂😂😂😂😂

  • @hayatquruxomar3305
    @hayatquruxomar3305 ปีที่แล้ว +7

    Hello team zaki 😂 from jubuti ❤❤❤

  • @user-bg3ty9qd2d
    @user-bg3ty9qd2d ปีที่แล้ว +1

    Wax walboo ay kuu tahat adna wanaagsan❤

  • @SabriinMohamed-hm9qh
    @SabriinMohamed-hm9qh ปีที่แล้ว +11

    Keep going My bro ✊🏾

  • @fardsohussein7136
    @fardsohussein7136 ปีที่แล้ว +1

    Waa Soo maray jamhuuriyada dimoqraatiga somaliya

  • @mulkisharif9318
    @mulkisharif9318 ปีที่แล้ว +2

    Comment iga horeeye majira plzz pin igu qabo zakiyoow🎉❤😂

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 ปีที่แล้ว +2

    Saliga nabiga sareedo leh SCW.❤❤❤❤❤

  • @aminagoudone9457
    @aminagoudone9457 ปีที่แล้ว

    Waan kaa qadney waziir from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว +4

    Kabtan Paars Kantaalkaas Gabdhaha Waa Oogu Gafay 😂Raali Ahada

  • @user-np3gc2oz5x
    @user-np3gc2oz5x ปีที่แล้ว +1

    M a wasiir caqliga ninka shiikha kugaraty alle hakuu siyaadiyo ❤

  • @hanadbazhe1563
    @hanadbazhe1563 ปีที่แล้ว +1

    Layaab layaab 😂😂😂😂asta weri wiri aa ru manba say tirahdo day😂😂

  • @warmooge9978
    @warmooge9978 ปีที่แล้ว +1

    kkkk sheeqqa shanta gus waa ka fakatay miyaaa kkkkkkkkkkkkkkkk

    • @ahmedabdi9092
      @ahmedabdi9092 ปีที่แล้ว

      Haa nio😅😅😅😅😅😊

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂farax lugo baasto kal iyo laab baan ugu qosley😂😂😂😂

  • @mohamedabdi3043
    @mohamedabdi3043 ปีที่แล้ว +1

    Zaki bin Haji wankusalami

  • @Yahye.xiish1213
    @Yahye.xiish1213 ปีที่แล้ว +4

    Waziiir wlahi You are Funny😂😂😂

  • @ahmedrashid9129
    @ahmedrashid9129 ปีที่แล้ว

    Wallahi macallin primaryga ii dhigi jiray ban xasustay Carabida oo Guska dhihi jiry.

  • @naasirgarjaw1205
    @naasirgarjaw1205 ปีที่แล้ว +1

    Commin son 600k waziir fast hampalyo ani waa

  • @aayanaffi8281
    @aayanaffi8281 ปีที่แล้ว

    Wan ka qaadnay from djibouti thx legend

  • @Burhanich
    @Burhanich ปีที่แล้ว +2

    Inaa lilaahi wa ka naxay Qac lugo lee ma lamorooyaa 😂😂😂

  • @KadarAhmed-gg4vm
    @KadarAhmed-gg4vm ปีที่แล้ว +1

    Masha alleh ilahy haku xafido asxbta nabigena ku soliya

  • @stay-modivated
    @stay-modivated ปีที่แล้ว

    Qofka ma'isagaa is abuuray. Soo illahay ma abuurin. Somali illahay abuuristisa xitaa kama xisoodaan. Umada lugohooda iyo xabadkooda ama wixii la halmaala qaabdhismeedka maqal iyo muuqaalba waa qalad inlooga xishood siiyaa calaamad ceebeed ahan illahay kaxishooda isaga abuurtaye 😢

  • @moubarakmahad6979
    @moubarakmahad6979 ปีที่แล้ว

    Barnamijkan wan ku hayssa wazir😅😅😅😅😅

  • @AadanAxmed-eg9nv
    @AadanAxmed-eg9nv ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂 shanta gus miyaa laga wadaana 😂😂😂😂😂😂

  • @Wiki-abou
    @Wiki-abou ปีที่แล้ว +1

    My Man Zaki from Djibouti

  • @saredomahdi1569
    @saredomahdi1569 ปีที่แล้ว

    Waan ka qaadnay salaanta waziir❤
    Somali idalkodna waan so salamayna 😘salaanta muslimka ayaan niqu so salamnay all brothers

  • @naimaali9121
    @naimaali9121 ปีที่แล้ว

    Hoyadey idawanee kulahaa Allaa hoyoday anoo vedio aan asturanahay hadaan isk duubo oo hesaa mudo bil Ah way isheeg shegee asaa vedio danbe ha iskaduubin iqabee😂😂😂😂

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 ปีที่แล้ว

    Wcs wrx wbr sxb kow kow iwad sheeekada ana an dhageste maxad sheegiidonta allahayow qeerkadhik amiin

  • @amaaniab5175
    @amaaniab5175 ปีที่แล้ว +1

    Intaan aqaanay ma maqlin inuu Sheikh Crizaq jir Masar wax kusobartay
    Masaridana (u ) ma isticmaalan ee goz ayay dhahaan
    Lakin Waa qof ibna adama oo Afka wuu kaxadikaraa hadal uuna waxkale ka wadin.
    Aduunka qof aan qalad galin ama hadal uu dhihirabay sikale udhihin maba jiro

  • @AbdallaNasir-21
    @AbdallaNasir-21 11 หลายเดือนก่อน

    Queen harly ayu ka afdubtay kashka ciilkaas aya hayay🤣🤣🤣

  • @SalinaGomez-uq3xy
    @SalinaGomez-uq3xy ปีที่แล้ว +1

    Waa markii ugu horeysey ee aan fiirsado fiidoyowgaaga waziir ZaRe oo 7 min baz yaala plz pin igu qabo mi prime minestry

  • @cabdinaasircabdullahi3528
    @cabdinaasircabdullahi3528 ปีที่แล้ว

    Wallhi caadiyaa u qoslay war odayga caadi maahan siduu ugashty aaba iga gadan zaki bin haji is not easy
    What a legend you are

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 ปีที่แล้ว

    Gear number 4 buu ku riixdaY ku lahaaa😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ZahraYusuf-fr6km
    @ZahraYusuf-fr6km ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo Hambalyo insha allah 600 🎉

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว

    Cabdirizaaq jiir shaydaanaa ag taagnaa miyaa 😅😅😅😅😅😅

  • @radwoayaancabdicaziz3979
    @radwoayaancabdicaziz3979 ปีที่แล้ว

    Waziir background kaan naga bedel bal adi😅😅😅

  • @user-cr9dd4mw8w
    @user-cr9dd4mw8w ปีที่แล้ว +1

    😂😂 wlh markan shiqan dhageystay wan qoslay lkn carabta oo dhan ayaa jada iyo qada ga u isticmalo wasiir

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 ปีที่แล้ว +1

    Wazir zki boxaji waku lasocdaaa

  • @nura6
    @nura6 ปีที่แล้ว

    😢waxaan iş weydiin jiri kinkii qifood hal qof Ayaa jano galaya inta kale naar ayey u aroorayaan ayadoo saladii soonkii lasameynaayo maqaldame waa allaah ereygaas yarka waxaa faafin karo waa munaafuq muslimka illahey wuxuu faray in ceebaha dadka la raacraacin xumahana lafaafin😢😢😢😢

  • @user-ol6gm9kj1p
    @user-ol6gm9kj1p ปีที่แล้ว +2

    Walaka wn ku fanana forme Djibouti ❤❤❤❤

  • @awoowejalaal-vd1lw
    @awoowejalaal-vd1lw ปีที่แล้ว +1

    Zaki bin sheikha dhankas io masar oo wax kuso bartay😂😂😅

  • @user-sn8tz4mv6p
    @user-sn8tz4mv6p ปีที่แล้ว +2

    Zakiyoow waa I qayaantey😂

  • @farxiyobalcad4236
    @farxiyobalcad4236 ปีที่แล้ว +1

    4.6k 36 min ago team zaraakiisha snot easy❤🎉

  • @yasminhussein9256
    @yasminhussein9256 ปีที่แล้ว

    Waansax wlahi masar j waxa lo aqriyaa g😅

  • @Malwax
    @Malwax ปีที่แล้ว +1

    Harry maguire waye waziir kashka

  • @Ahmedsalbayare
    @Ahmedsalbayare ปีที่แล้ว

    Sheeqa fortempo ayuu baxay 😂

  • @Luul_Ally
    @Luul_Ally ปีที่แล้ว +2

    Farax mijo basto Dee qaladbad ka fahanteen anigu waxn u aqaana ka Jishka inta kle dhisey Ee lugaha ilaabey balse farax miskinka Ee catada halku ka keenya lugahad radineysan lugta wax ka horeeya jidhkeed in la keeno 😂😂

  • @halimahassan6688
    @halimahassan6688 ปีที่แล้ว +1

    Wasiir waan ku wataa ❤🎉

  • @IbrahimHajir-sy2kt
    @IbrahimHajir-sy2kt ปีที่แล้ว

    Zakiyow anigu waan ku taageera lknse waxwaliba oo laguugu soo mishin-gareya hasoo dhigin, sida sheekha (عبدالرزاق)

  • @xuskabowyofficial864
    @xuskabowyofficial864 ปีที่แล้ว

    𝐀𝐝𝐞𝐞𝐫 𝐬𝐞𝐞 𝐜𝐚𝐦𝐚𝐥 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚 🤣😜

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 ปีที่แล้ว

    Bismilaah hooyo day baa daawanaysa aaaa

  • @ciyowcabdi9968
    @ciyowcabdi9968 ปีที่แล้ว

    Zaki bin xaaji sxp aaway barnaamijkii fanaaniinta todobaadle

  • @XaawoxasanIsaaq-gu1ko
    @XaawoxasanIsaaq-gu1ko ปีที่แล้ว +1

    Aan ku salino nabigeeyna❤ mohamed

    • @MuniizaaPpe-zv8ie
      @MuniizaaPpe-zv8ie ปีที่แล้ว

      𝐒𝐚𝐥𝐚𝐥𝐚𝐡𝐮 𝐜𝐚𝐥𝐚𝐲𝐡𝐢 𝐰𝐚𝐬𝐚𝐥𝐚𝐦

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 11 หลายเดือนก่อน

    Salamulahi calayk wasiir from Djibouti 🇩🇯

  • @farhiyodagan9329
    @farhiyodagan9329 ปีที่แล้ว

    Wlhi daacada u qosley thanks pro keep going

  • @muslimianodefalastiniano1497
    @muslimianodefalastiniano1497 ปีที่แล้ว

    Wasiiir lugtayda grealish way kawentahee hadan soduubo come back makuhalaynaa hadaynu nahay faraxyasha

  • @axmedkalluun9228
    @axmedkalluun9228 ปีที่แล้ว +2

    Maanata meeshaan waa nalagu garbaashay 😂😂😂😂😂😂

  • @hannadlove4997
    @hannadlove4997 ปีที่แล้ว

    Mama du happy kuma aha waa say wlhi tayari way dacwaynay saa haday istidhaho wax kaqabo waziir fir tepada paxday

  • @user-rt2is8db9g
    @user-rt2is8db9g ปีที่แล้ว +1

    Wr waziir 10minutes 553 like 82 commonts 🙀 💯lgnd thy wllhi

  • @Cabbudi1233
    @Cabbudi1233 ปีที่แล้ว

    Shanta gas ayuu dhihi laha hade lahjada masar katahe 😂😂😂

  • @maariyacabdulahi7433
    @maariyacabdulahi7433 ปีที่แล้ว +1

    Wasiir wan ku wadnaah 😅😅

  • @liban6486
    @liban6486 ปีที่แล้ว +1

    Kabtan Bara is not easy

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 ปีที่แล้ว +2

    Farax dal daloolo badnaa xaliimo iyadu waa is ilaalinee😂😂😂😂😂

  • @mahir_eid1910
    @mahir_eid1910 ปีที่แล้ว

    Vidio-gan ugu danbeya ee caruurta ma jabuti ee waa borama hotel maandeeq weeye