MUUQAALDI UGU QOSOLKA & QARAAXADA BADNAA ASBUUCAN | FUNNY😅 + MUCJISOOYIN 😳 + QOSOL 🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2023

ความคิดเห็น • 601

  • @Khayrwade825
    @Khayrwade825 ปีที่แล้ว +97

    Quraanka inta jecel salaamulaahi saaxiibayaal 🙏🙏

  • @AmeliaJION
    @AmeliaJION ปีที่แล้ว +291

    يا هل شعب صوماليون أنتم هل طيبون وأنا من هل سوري وخاصة من بلدحمص والله أنا احبكم في الله نلقى الله الجنة لفردوس العلي 💛💯🇸🇴💛🇸🇾

    • @isaxaaqjamaal
      @isaxaaqjamaal ปีที่แล้ว +1

      Thanks my sisther

    • @abdirahmanhassanaden5284
      @abdirahmanhassanaden5284 ปีที่แล้ว +8

      انا اقيم في سوريا حاليا ياأختي
      وحتى انا احب الشعب السوريون الطيوبون المسلمون ياأختي
      انا رجل من الصوماليون

    • @deeqcalitifoow3937
      @deeqcalitifoow3937 ปีที่แล้ว +4

      الله ينصركم اخواننا في سوري 🤲🤲

    • @Abdullahi1433
      @Abdullahi1433 ปีที่แล้ว +2

      M.a wllaha suriaya wa idin jecelnhy illhy dhibatoyinka ha idinka dulqaado🙏🙏

    • @mahadhomedia
      @mahadhomedia ปีที่แล้ว

      Subscribe

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +40

    aawey dadkii nabiga jeclaa scw😭❤☺Heesaha iyo fuxshiga iska daaya walalayaal oo badiya digriga alleKU SALI XABIIBKEENA SCW❤

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said ปีที่แล้ว +46

    Hadaa Adoo Aamusan
    Comment tiyada Aqrineyso
    Like ta ha iLa Dhaafin👍👈

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 ปีที่แล้ว +92

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️

  • @nasri.official
    @nasri.official ปีที่แล้ว +3

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhhamed❤️🤴🤲

  • @asturan8948
    @asturan8948 ปีที่แล้ว +22

    Halka ay wiilasha bdn joogan waa hargeisa gaar ahan xafada jigjiga yar 🤤😂❤️

  • @hanafarax2239
    @hanafarax2239 ปีที่แล้ว +78

    wasiirka meezhay dhalinyaradu ku baashalayso waa hargayza 🥰

    • @cawoxasan9272
      @cawoxasan9272 ปีที่แล้ว +1

      H iska ha gaaji

    • @cabdiraxiincabdinaasir5868
      @cabdiraxiincabdinaasir5868 ปีที่แล้ว

      Heestaa iga gadan yaaqaday sxb

    • @hassanawil537
      @hassanawil537 ปีที่แล้ว

      Muhiimadu waa in ay somaliland gobol thy

    • @cawoxasan9272
      @cawoxasan9272 ปีที่แล้ว +2

      Muhiimadu waa inuu shisheeye ku ilaaliyo Adoo dalkaaga jooga

    • @maxamedyariisow6483
      @maxamedyariisow6483 ปีที่แล้ว

      @@cabdiraxiincabdinaasir5868 heesta waxaa qaade cabdiqaadir jubba

  • @Baliil87
    @Baliil87 ปีที่แล้ว +31

    NABIGA KU SALIYA SCW ❤

  • @shako_y22
    @shako_y22 ปีที่แล้ว +38

    4:30 WAA XAAFADAHA CALAAMADAHA EE HARGEISA ❤

  • @maxamed2858
    @maxamed2858 ปีที่แล้ว +29

    Meshan Dhumasho Majirto marba Hdii Shabalala Lakeeney😂😂

  • @Idiriznabaal1122
    @Idiriznabaal1122 ปีที่แล้ว +17

    Goat of social media zaki bini hajji coming soon 500k

  • @nasraahmednasra4253
    @nasraahmednasra4253 ปีที่แล้ว +9

    Wiilasheena raga kale way soocanyihiin somalilandernimo🥰😍

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +14

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @miloak656
    @miloak656 ปีที่แล้ว +2

    Waa xafada calamadah ee hargeisa 🤼🤼🤼

  • @ahmetyuu8802
    @ahmetyuu8802 ปีที่แล้ว +8

    #waziirow Away ßalantii Aheyd #300k Hadii Aan garno comments reply Away hee #waziir like Ha Arko #sarakiisha 😂😂😂

  • @Maxamednaasir09
    @Maxamednaasir09 ปีที่แล้ว +1

    Manta
    wAa jimce aan kusalino xabiibkeena Muxammad SCW Scw

  • @shaadiyaabshir9180
    @shaadiyaabshir9180 ปีที่แล้ว +11

    shaabalala iga qosliyey 😂😂😂😂🇸🇴💯

  • @apdimajiidabiib1354
    @apdimajiidabiib1354 ปีที่แล้ว +2

    new world hargeysa😱🤩

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 ปีที่แล้ว +4

    4:22 Hargeisa weye iyo taxi layaashi🚖

  • @mankamaida4123
    @mankamaida4123 ปีที่แล้ว +4

    TH-camrka kaliya aan tageeraa wariiska Zaki bini xaaji love you boowe half milyan coming soon ❤🎉🎉🎉

  • @sawdaladan3076
    @sawdaladan3076 ปีที่แล้ว +2

    Awuladu casima hargysa siba jigiga yar 👑👑

  • @caalin2529
    @caalin2529 ปีที่แล้ว +7

    Wasiir marka hore ku bilow soo kaaja intanan bilabin qosolka🤣🤣

  • @hodamustafe8658
    @hodamustafe8658 ปีที่แล้ว +2

    Duriyadiii weeyi wasiiir🥰

  • @samiiyamuuserooble2199
    @samiiyamuuserooble2199 ปีที่แล้ว +1

    Ku sali nabiga scw scw 👈👆

  • @KUMAANDAR
    @KUMAANDAR ปีที่แล้ว +2

    qofkii ugu horeeyey ee ku dhaha congratulation million times pro

  • @liban1903
    @liban1903 ปีที่แล้ว +4

    Waziir kuwa wax fiirinya waxa ka daran ka albabka faraha isaga xiray e xaga danbe ku dhaawacan😂😂😂

  • @jamanour9662
    @jamanour9662 ปีที่แล้ว +3

    saki wasiir caawa kal iyo laab ayaa u qoslay like team iskaa bulo, team baabulaahi mr diyaanada gaar ugu qoslaya

  • @asmahasnabaas9088
    @asmahasnabaas9088 ปีที่แล้ว +14

    Waziirka wn ku wataa muqaala daada joodariga leen ku dawadaa sn ugu qoslo sifiicn inta ila midka ah isoo raaca 500k💙💜

    • @nimaabdulqadir7093
      @nimaabdulqadir7093 ปีที่แล้ว

      Joodari maxaa la dhahaa wlaaleey

    • @asmahasnabaas9088
      @asmahasnabaas9088 ปีที่แล้ว

      @@nimaabdulqadir7093 waxaa ladhahaa wax dadka aan gara naynin aan lo shegin

    • @nimaabdulqadir7093
      @nimaabdulqadir7093 ปีที่แล้ว

      @@asmahasnabaas9088 😮😮 alaa mayee wllo Asmaay iisheeg cid u sheegi maayee waa balane🤐🤫

    • @asmahasnabaas9088
      @asmahasnabaas9088 ปีที่แล้ว

      @@nimaabdulqadir7093 macanbadney waa sir dee sirtana in la sheego maba naana iga raali noqo ani xataa raali kama ahayn ina ka qarsho, 😢😔🙏

    • @nimaabdulqadir7093
      @nimaabdulqadir7093 ปีที่แล้ว

      @@asmahasnabaas9088 haye qaliyeey 🙂 soo raadin

  • @cbdixakiinibrahim3047
    @cbdixakiinibrahim3047 ปีที่แล้ว +3

    wasir wad salamantahay

  • @zekobowy7493
    @zekobowy7493 ปีที่แล้ว +2

    Codkah ugu shubey wazirkenah🔥🙏🙏

  • @amuunahmed3857
    @amuunahmed3857 ปีที่แล้ว

    Wasiirka waa ku salaamay aboow.
    Sheikhaan soomaalida aad ugu baahantahay cimri dheer iyo caafimaad Allaha siiyo runtaa ku jeclahay

  • @maxamudkimmich14
    @maxamudkimmich14 ปีที่แล้ว +1

    EMOTIONAL DAMEGE--YADII wakhtigoodi waa fogaaday 2 weak ayuuu sii dhaafayaa WASIIR

  • @Jamaaxmed2660
    @Jamaaxmed2660 ปีที่แล้ว +2

    Walhy wazir qosol iguma harin

  • @shankaronxaaji7757
    @shankaronxaaji7757 ปีที่แล้ว

    Waan kusalaamayaa waziir allaah ha ku xafido wll

  • @japoutipoi
    @japoutipoi ปีที่แล้ว +1

    500K comming soon waziir zaki bin haji ❤️👑

  • @princemeham5862
    @princemeham5862 ปีที่แล้ว

    Bientôt 500k Zaki big man félicitations 🎉🎊🎈🍾

  • @Km.carloz
    @Km.carloz ปีที่แล้ว +4

    Saraakhiisha 500k wax yaraa ino ga Dhiman 😊🙏

  • @DV9329
    @DV9329 ปีที่แล้ว +5

    Waziirka lagend👏👏

  • @ibraahincade5266
    @ibraahincade5266 ปีที่แล้ว +3

    Shiiqaa iga qosliyay😂

  • @habsamouse5994
    @habsamouse5994 ปีที่แล้ว +8

    Wasiir aroos ayaa ku daawanay videoka hooyo ayaa igu tiri bas ilaa arooska maa ku daawane zaki bin xaaji waa ku waalatay 🤣🤣🤣

  • @aryangaming6437
    @aryangaming6437 ปีที่แล้ว

    Finally 500k congratulations waziir 🎉🎂

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 ปีที่แล้ว +2

    ‏‎﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱'

  • @zuualfatupe1560
    @zuualfatupe1560 ปีที่แล้ว +2

    Shabalala umadeNa maxaN 😂

  • @hothobadan981
    @hothobadan981 ปีที่แล้ว +2

    Waa Hargiesa Cadeey Meesha wiilashu ku bashqlayaan

  • @mohamedaliabdiyaraani1537
    @mohamedaliabdiyaraani1537 ปีที่แล้ว

    Taliye shaa mahan sha leee dheh🤣🤣 Shaba Laala

  • @jihaanofficially7977
    @jihaanofficially7977 ปีที่แล้ว +1

    Waziirka always you made my day

  • @omofadum5893
    @omofadum5893 ปีที่แล้ว

    Ragu way cuud sadan sarkal wad iga qoslisa ilahay haka farxiye one and only youtop ka aan dawado tahay saki bun xaji and balding 😂❤️

  • @nasriabdi7045
    @nasriabdi7045 ปีที่แล้ว +1

    Wasiirka dhalinyarada baashaalaysaa waa hargiesa xero awr legends✋️

  • @salaxclahi9476
    @salaxclahi9476 ปีที่แล้ว

    Waziirka hambalyo🎉hambalyo🎉 500k🎉

  • @ibraahimsancho7815
    @ibraahimsancho7815 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 ปีที่แล้ว +1

    Goobtasi waa Germany 🇩🇪
    #Shabalale xaga falan qaynta kuma xuma 😇

  • @Sacdiyoahmed2007
    @Sacdiyoahmed2007 ปีที่แล้ว

    Wadadi half Millionka way buux samirab taa sogara
    Yaysan idinka busxamin🙋‍♀️🏃🏃‍♀️

  • @burhaanboyofficial
    @burhaanboyofficial ปีที่แล้ว +3

    zaki bin xaaji 🎉congratulations 🎊 500k

  • @mohamedbashiir5837
    @mohamedbashiir5837 ปีที่แล้ว +2

    Hargeysa awlaadul caasima

  • @maxamedcasayr291
    @maxamedcasayr291 ปีที่แล้ว

    😅😅wasiir hadalka wa badashay wuxu ahaa " dhulbahantana waa ku haya illahayna wa ku hayaa"

  • @foosalimohammedfoosqalbita4491
    @foosalimohammedfoosqalbita4491 ปีที่แล้ว

    Congratulations mi bro 500k horo marwacan wllkyga

  • @BUUQ__SIRAATE
    @BUUQ__SIRAATE ปีที่แล้ว +1

    Meeshan waa badhtamaha hargeisa gaar ahaan dhakhtarka wayn agtiisa deero mall legend

  • @jabuutaawiyare815
    @jabuutaawiyare815 ปีที่แล้ว

    Shabalaala io shiekh abdul xayi baa saaid igaga qosliye😅😅

  • @herocadde
    @herocadde ปีที่แล้ว

    Waziir 500k coming soon insha allah❤

  • @apazade1220
    @apazade1220 ปีที่แล้ว

    Alla maxa sugayay shaballala videogisa wlhi saacad ban qoslayay 😂😂😂

  • @galadfarahqanciye5097
    @galadfarahqanciye5097 ปีที่แล้ว +2

    Warda xaashi ninkeda mesha lagu qariye waye waziir🤣🤣🤣🤣

  • @naasirmj3839
    @naasirmj3839 ปีที่แล้ว

    commin soon sxb 500k

  • @LUCAZH23
    @LUCAZH23 ปีที่แล้ว

    Waziirka dhalinyarada ad ban ku salamay shb🔥🤞

  • @cawoxasan9272
    @cawoxasan9272 ปีที่แล้ว +1

    Hargaysa laysku helay❤🤍💚

  • @ahmedasalaam3776
    @ahmedasalaam3776 ปีที่แล้ว +1

    Gaariga dhawaan baan soo raacey
    Waa kaaley arag

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 ปีที่แล้ว +2

    SARAKISHA 💕🙏💕
    ALABTA LAANGARAHA ANOTHER LEVEL JAZ✅

  • @anabhassan7229
    @anabhassan7229 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣video ga sheeqa, 🤣🤣🤣 dhiiga biyo ma ahan, su'aal iska fudud la wareegeysay mid ka daranaaba la hor keenay yaaaa

  • @nimaabdulqadir7093
    @nimaabdulqadir7093 ปีที่แล้ว

    Qofkii 3aad war manta soo dheereeyay😁

  • @munayusuf8832
    @munayusuf8832 ปีที่แล้ว +2

    Meel kale oo sidan loo qaraxaysto ma jirto oo aan duriyadii ahayn hargeisa 💚🤍❤

  • @Mohmett_Durran
    @Mohmett_Durran ปีที่แล้ว +2

    4:23 Hargeiza Weeyi Walipa jigjiga Yar Wazirr🙌🦁♥️

  • @abdullahibeezaani8246
    @abdullahibeezaani8246 ปีที่แล้ว +16

    Legend always Legend zaki bin xaji our legendary

    • @kaaficali3375
      @kaaficali3375 ปีที่แล้ว

      Meesha ay dhalinyaradu ku bashalaysa waa hargeisa xafada jigjiga yar wasiir

  • @suldaansameofficial6748
    @suldaansameofficial6748 ปีที่แล้ว

    Hargysa jigjigayar gaar ahan goolda daba imara 😂😂xafadayada agteeda😂😂

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan ปีที่แล้ว

    Wadada aad hayso yaanay meel kale kula galin!!!! ( team left)

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale ปีที่แล้ว

    Waziir muuqalka shekha Saaid igaqosliye Toos uu nolasafte kkk
    Ooo hada masameyna kakente wllhi 😂

  • @cabdirashiidmaxamed8005
    @cabdirashiidmaxamed8005 ปีที่แล้ว +2

    Legend zaki bin xaaji

  • @user-dn7sn5oz5t
    @user-dn7sn5oz5t ปีที่แล้ว

    Sheekh usuuli waan wataa wllhi

  • @abdifatahali1318
    @abdifatahali1318 ปีที่แล้ว

    Half million coming soon wazir

  • @aptiasiisxasan3011
    @aptiasiisxasan3011 ปีที่แล้ว

    Wasiir waa hargaisa gaar ahaan xaafada jig jiga yar 😋

  • @apdirahman.ali.ismail4744
    @apdirahman.ali.ismail4744 ปีที่แล้ว

    The legend zaki xaji🥰🥰

  • @guleedahmed662
    @guleedahmed662 ปีที่แล้ว +1

    Su'aasha shiikha iga qoslisay runtii mar danbe gabar wax Barbaarta yaan la arkin kkkkkk

  • @niciimaawil8726
    @niciimaawil8726 ปีที่แล้ว

    Keep going wll zaki

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 ปีที่แล้ว

    Legend Waziri🙏❤❤❤

  • @yuusufhasan7378
    @yuusufhasan7378 ปีที่แล้ว +3

    Saraakiisha love saara nooh 😔

  • @caaishoaxmed519
    @caaishoaxmed519 ปีที่แล้ว

    500k coming soon wasiir 😍😍🙏

  • @khazpaayeplyric892
    @khazpaayeplyric892 ปีที่แล้ว

    Hargaiza weeye waziir

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 ปีที่แล้ว

    500k coming soon wasiir salaman

  • @zakiadem9440
    @zakiadem9440 ปีที่แล้ว

    Waziirka walhi shaball falnqeyo weyn waye ✅

  • @adanali171
    @adanali171 ปีที่แล้ว

    🤣🤣 war sh. Xabad wuu no ridey midee wax galafta allaha kadhiga ee

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 ปีที่แล้ว

    Muuqaalka iyo hadalka shaqo iskuma laha, Bisle Hasan Allaha gaarsiiyo🏃‍♂️

  • @decoexchange24
    @decoexchange24 ปีที่แล้ว

    Wasiir Zaki. The Goat 🐐 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙌

  • @alialiyooo1449
    @alialiyooo1449 ปีที่แล้ว

    Waziir wiji malihid wlhi iskabulada faraha ka qaad 😁😁

  • @bashirjamac1458
    @bashirjamac1458 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂 unsiga waxan modeyay inay hawenku shitan eh ilayn walawadashita

  • @ramlaosmenmohamur7424
    @ramlaosmenmohamur7424 ปีที่แล้ว

    Hamplyo 500k wasiirka

  • @saciidoahmed4570
    @saciidoahmed4570 ปีที่แล้ว

    Waziir unsiga qamiiska waye lifta aaaa ka daaa🤣🤣🤣🤣

  • @ibaadoafroow9002
    @ibaadoafroow9002 ปีที่แล้ว

    Maasha allhu uusi ninkeed waa loo suubiyaa cuud jimcah waa marwo qatara la soco

  • @nacimaqaali2495
    @nacimaqaali2495 ปีที่แล้ว

    Wasir waa hargeysa wye hore uu so soco wasiir🥰🥰🥰

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 ปีที่แล้ว

    Barnaamijkii ugu xuma asbuuca waaye kani qumanoow

  • @moayman8077
    @moayman8077 ปีที่แล้ว +1

    Waa hargaysa wasiir

  • @sakiyabarre
    @sakiyabarre ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk ninka uunsiga loo shiday marka arkay qebtaas walhi qosol dartiis naqaska igu dhagay kkkkk #Zaki yow dhib badnidaa bro 😂😂😂😂😂