ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

SHILALKA TALEEFONADA🤣 | AR SOMALIYA🤣 WA DADKA ADUUNKA UGU SHILALKA BADAN KUSO DHAAWADA FUNNY + QOSOL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2023

ความคิดเห็น • 594

  • @DirisleAbdi720
    @DirisleAbdi720 ปีที่แล้ว +192

    😞🇸🇴:Nasiib uma aana yeelan in aan Nabi muhamett scw ku arko aduunka korkiisa ilhy wxan ka paryaya in janada Nagu wada kulmiyo 🥺❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @ibraahimmuusexasan4410
      @ibraahimmuusexasan4410 ปีที่แล้ว +2

      Salalaahu calayhiwasalam

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 ปีที่แล้ว +2

      💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين للجمعينا 🤲🏻🤲🏻
      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @jihaanmohamed782
      @jihaanmohamed782 ปีที่แล้ว +1

      Aaamiin

    • @kokemaxamedxasan9007
      @kokemaxamedxasan9007 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin yaa rabi

    • @iftiinshefilms7104
      @iftiinshefilms7104 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin SCW SCW SCW SCW N.N.KH

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +64

    murugta bilaa Sababta Ah waa Salaad la.aanta🥺 dhalin yaro salada hala ilaaliyo🥺🥺

  • @zadaam6075
    @zadaam6075 ปีที่แล้ว +66

    Waziir sidan xal maaha shilalka Talefana noso padi 15___20 cml vedio so dheeere rapnaa hada nahay Team Zarakisha💪😂

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +147

    wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰

    • @ibraahimmuusexasan4410
      @ibraahimmuusexasan4410 ปีที่แล้ว

      Salalaahu calayhiwasalam

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 ปีที่แล้ว

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @mohamettahmet490
      @mohamettahmet490 ปีที่แล้ว

      صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم 🥰🥰🥰🥰🥰

    • @zubeirissackadan7384
      @zubeirissackadan7384 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @ifrahismail1110
      @ifrahismail1110 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 ปีที่แล้ว +49

    AAN ARAGNOOH INTA QOF EE JECEL SUUBANAHENA SCW SCW 🕋🕋🕋

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 ปีที่แล้ว

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 ปีที่แล้ว +85

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️

    • @maxamadxasan8344
      @maxamadxasan8344 ปีที่แล้ว +2

      Salalaahu calehi wasalam

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 ปีที่แล้ว +3

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 ปีที่แล้ว +1

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

    • @abdrahmenibrahimahmed9646
      @abdrahmenibrahimahmed9646 ปีที่แล้ว

      ﷺ ﷺ ﷺ ❤

    • @qanciyesubayrqanciye9939
      @qanciyesubayrqanciye9939 ปีที่แล้ว

      SCW SCW SCW

  • @raxmonuur944
    @raxmonuur944 ปีที่แล้ว +11

    Waxan ahy qof uku horeya ee wax soo qora team sarakiisha👋👋👋

  • @muhubomohamoud347
    @muhubomohamoud347 ปีที่แล้ว +24

    barnaamijka waa nagalasodahday waan kuhaystaa😂😂😂

  • @haithamward
    @haithamward ปีที่แล้ว +111

    اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آل سيدنا محمد

    • @mohamettahmet490
      @mohamettahmet490 ปีที่แล้ว +4

      صلي الله عليه وسلم 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @axmedzahid6030
      @axmedzahid6030 ปีที่แล้ว +4

      اللهم صلى على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @maryamoruun1532
      @maryamoruun1532 ปีที่แล้ว +4

      Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤️

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 ปีที่แล้ว +2

      Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 ปีที่แล้ว +4

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @Sezubj96
    @Sezubj96 ปีที่แล้ว +32

    Shilkii iigu xumaa wuxuu ahaa markaan vidioga daawadey ayuu mobilkii iga jabay 😂🤣 ma shil ka xun baa jira waziir mobil baan kaa rabaa 😊

  • @kanuuchannel7145
    @kanuuchannel7145 ปีที่แล้ว +30

    keep going legend zaki🇸🇴👍

  • @boojadheere
    @boojadheere ปีที่แล้ว +7

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @nasroCabdi-ww5xh
    @nasroCabdi-ww5xh ปีที่แล้ว +2

    Wasiir malin malmaha ka mid ah ayaa waxaa isoo wacay walashey saxibked wuxuuna isheegay in ay isku dhacsanyihiin kadib ayuu idhahay la hadal qoftaas cml qofti walaashey ahayd ayaan wacay waxaana usheegay in uu qofki isoo wacay iguna dhahay igala hadal waxey igu tiri cod uduub oo usheeg inaa rabin 😂kadib ayaan sidii sameeyay waxaana ku kuma rabto qoftaas kadib ayuu cod isoo duubay uuna leeyahay kama maarmo walaasha kadib intaa codkii qaday baan isdhahay iyada udir cml baan asagii udiray waxaana uraaciyay cod aan leyahay naaya dhulka ku jiid ninka wuu jilicsanyahee😂😂tan iga raacday qandho igu dhacday😂😂😂😂

  • @zaynabyuusuf5546
    @zaynabyuusuf5546 ปีที่แล้ว +10

    Wasiir shilkan magac u soo bixi😅
    Shilkani waa run waxuu igu dhacay 2018
    Anigoo gurigayaga ka maqanoo school boodhina dhigta waxaan la hadli jiray mid habaar qaba oo aan markaa is jeclay
    Waxa barigaa soo baxay oo aad loogu wad hadli jiray kaadh ka shirkada SOMTEl markii aan boodhinka u laabanay ayuu ii keenay midh si aan halkaa ugal hadlo jaba waa ka dan beeyeeh kadhka kaligii baan kal hadi jiray wax dhacday in aan is ku dhacnay oo aan dhawr week ka qaban taleefan
    ka oo uu malin iyo habeen ba i soo waco asna
    Habeen kii danbeh ayadoo xaldu igu kalkacsan yihiin oo madax xanun iyo buuq igu furan yahay baan aabahy wacay oo aan lacag waydiis tay
    Mar kaasuu igu yidhi lacagta zaad kuma hayeeh ee E- dahab ama kaadh ka shirkada somtel baan ku hayaa ma haysataa
    Is ma dhibin bee inta aan haa idhi baan u sheegay lanbarkii aan kii kal hadli jiray oo aan ayaamahaa u samaystay adeeg E-dahab ee lacagha lays kugu diro
    Cabaar ka bacdi aabahy wax uu ii soo diray lacagtii waa nuu i soo wacay si uu igu sheego in uu ii soo diray lacagta
    Lambarka aabahy si fcn uma aqoon maadaama oo ay shir kadu barigaa cusbay oo aan xoog loo si ticmaali jirin
    Shilkuba iminkuu igu dhici doonaaye
    2 ba jeer buu aabay igu soo celceliyay oo aan ka qaban waayay oo waax mooday xariif kii aan is ku dhac sanay oo mar ba lambar iga soo wici jiray
    Mar sadexaad kii inta aan ka qabtay anoo xanaaq la dhimanaay baa u dad jiyay asagoo waliba halow odhan aabahy baan u dadajiyay waar yaa talefan ka maad nala leedahy oo aan waliba khubad dheer dabad uga galay wadigii taa igu sameeyay ee taa igu sameeyay war miyaad i iibsatay madaan waxaa iyo waxaa iyo waxaa igu samayn cataab iyo cabsho iyo cay badan kadib qafkii isagoo wali juuq odhan baan taleefan kii ku jaray oo waliba xidhay qaf kii aan waxaaso dhan ku idhi waa aabahy sababtoo ah cid kaleh kaadh ka lalman hadli jirin manay aqoon in aan hadeer aabahy u sheegayna waan ilabay
    Malin ka bacdi ayaan fura talefan kaygii anigoo is leh al kii waad casharisay oo nafisay ayuun baan i shi aabahaa in uu lacagtii kuu soo diray ka eegoh
    Saa lanbarkii markan arkay baa xusutay in uu u daneeyay 777 lanbarkii haben hore waan is ku soo eegay saa waaba lanbarkii aabahy 😪 malinkaa hadii aan naxdin la dhiman way waligay ma dhimanay 6 bilood ma tagin gurigaygii oo bodhin kii baan joogay yiadoo xitaa fasaxa walin aabahy dub lacag u ma waydiisan waaba xishooda
    Lkn aabahy arin kaa marna ima waydii ilaman soo qadni waa rer magal aabahy
    Lkn wali ma la hadli karo man la sheekaysan karo maadamaan aabahy barigii hore is ku dhawayn
    Waayo wax waloo habeen kaa qalbigayga ku jiray waan ku idhi
    Kii badaa i galiyo inkaar kugu dhacady😅😅 wali qof dan baan shukan saday xitaa uma xanaaqo waxii iga gadhay baan ogahy😅😅😅😅 wasir waan ki salmay

    • @faizayar4235
      @faizayar4235 ปีที่แล้ว

      Maxa ninka dhulka miyuu jabsaday😂😭🙌

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 ปีที่แล้ว +5

    HABIBUNA MUHAMMAD S.A.W ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 ปีที่แล้ว +25

    Keep going my pro Zaki 👍

    • @mahadhomedia
      @mahadhomedia ปีที่แล้ว

      walal Mcn subscribe isaar

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +3

    Shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba walal zaki bin xaaji

  • @hipomaxamed3573
    @hipomaxamed3573 ปีที่แล้ว +9

    war barnaamijkaar wuu iga qosliyey🤣

  • @samiiraabdi597
    @samiiraabdi597 ปีที่แล้ว +6

    Wasiir dhalo kadawadaa wana saaarna nagaqalee😅😅😅🤣like ta usaara wasiirka team dhalo

  • @mahdidubow5935
    @mahdidubow5935 ปีที่แล้ว +5

    Wasir Salam Sare,
    Hada ka hore xili an jaceyl jilaaye aya waxa i qabsate qiso sida tan aheed,
    Xili Haben ah aya qof an shukansanaaye xafadooda igu balamise xili Haben ah kadib gurigooda abaheed iyo hooyadeed labadabo wa kala daran yihin ad adeeg si an guriga kugalo gabada meel ayu ka gaabna deerta waxa go an ku gaare inan halkas guriga ka Galo wana xili dambe ilen mesha Gaaban suuli aya ku tala wa anigii oo suuli kuso Dace oo meelna kaga bixi karin wayo suliga kor ayu ka xiran yahay wana xili dambe habeenki dhan aya suuliga ku jire oona saaqe waxa go an ku gaare inan qofki suuliga so galo an indha darbaaxo gooyo Ana baxsado kadib gabadhi hooyaded aya xili saq dexe ah suuligi so furte indha aya darbaaxo gooye kadhib maamadi wey suuxde anigi Hal mar aya fakade oo gurigeena ade subixi aya gabadhi an gad gadaaye walashey fariin igu so farte ee iledahay usheeg cml Hooyo aya manta Quran la saraya oo xalay jini musqusha ka darbaaxe ee no imaw ad Quran ka nala saartid hooyo bal wa anigii oo Guriga kuso noqde oo mamadi quranka dhinac ka saraayo 😂😂😂😂
    Cafis aya waydhisanaya
    #caaliya #
    #2009 # Ifo Nuura #B13

  • @hothanezxaaq133
    @hothanezxaaq133 ปีที่แล้ว +17

    Aniga maalintaay iigu darnaay waxay ahayd maalin aan schoolka kaso baxay aniga iyo labo aan saxiibo ahyn iyo hablo kale
    Kadib wxn fadhisanay kaabad gabadh yaro schoolka nala dhigata gurigoda hor ahayd saanu dad u xamanayna ayay sheekadii nala gashay mid schoolka nala dhigata OO macalinka xisaabta aad u jeclayd
    Macalinkay kuwaalatay na ma nin kale dunida ka weyda anigaaba ugu daran qoftii caadi baan ugu dhamaaday😂
    Jaba waka danbeeye sow qofta walaashedba nagu jirtaba kuwii kale markay arkeen way aamuseen anigana isha iga baaqayaa waxaas ba ma fahansani. Dee subixii markan schoolka imi baa waxaygiiba qolkii maamulaha nalagu xareeyey Saa inta nala tumay schoolkina week nalaga cayriyey😂😂

  • @ismailmohamedyusufalonepoi3190
    @ismailmohamedyusufalonepoi3190 ปีที่แล้ว +6

    War nabiga ilaahey like ta aad kuradineysaan miyanad ka baqeyn ilaaheygii jeclaa🥰

  • @HassanAli-cb2rv
    @HassanAli-cb2rv ปีที่แล้ว +7

    Zaraakisha wan kuwadanaa wllhi😂

  • @gulwadebaariyow927
    @gulwadebaariyow927 ปีที่แล้ว +6

    Shilkaas malintaaas igu danbeyse 😂😂😂😂kadib waan ka fiirsadaa

  • @AmeliaJION
    @AmeliaJION ปีที่แล้ว +3

    احب الشعب الصومال وأنا من هل حمص🇸🇴💛🇸🇾💯

  • @queenazia5730
    @queenazia5730 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan ahay qofkii ugu horeeyay✌😇❤🌏😇🌏

  • @maxamuudaxmed5868
    @maxamuudaxmed5868 ปีที่แล้ว +4

    Wasiir shilaalka waan tageera ee nosoo badi plz👋💯

  • @abduraheem397
    @abduraheem397 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣 wankusaray waziir Have Wlh waqosly👍👍

  • @hassancadde6115
    @hassancadde6115 ปีที่แล้ว +4

    Zaki bin xaaji waku salamay iyo ✌️🤞
    Team sarakiisha ,✌️🤞

  • @zubeirissackadan7384
    @zubeirissackadan7384 ปีที่แล้ว

    Shilalka taleefonada ani mar ugu horeysi an dawadi ayan isku dhaayi inan mar wlbo isku dhaya inan iska xubaay runtii maxadsanid zki bin xaji .....wa wiil sarakiisha kamid ah

  • @sidiiqfarxaan
    @sidiiqfarxaan ปีที่แล้ว +14

    Shilkii ugu xumaa wuxuu igu dhacay 2017 kii Mobile Baan soo iibsaday ka dib facebook baa lay sameeyey ka dib sawir Baan galay anigu aan u haystay kii ugu wacnaa sawiradayda ka dib sawirkii Baan gabadh aanu wada soconay u diray
    Anigoo ka sugaaya waad shidan tahay bay waxay iisoo dirtay sticker qosola 😂
    Waan yaabay waxaan u diray maxaad ku qososhay kulahaa curi baad u eegtahay Nala jooga
    Intaan xanaaqay Baan waxaan u diray
    Page dhan oo cay ah markii baa isugu kaaya dambaysay imika xitaa sawir ma galo waan joojiyay 😂🤣

    • @mouparekahmett9079
      @mouparekahmett9079 ปีที่แล้ว +2

      Emotional damage curiyow kkk

    • @maxamed9700
      @maxamed9700 ปีที่แล้ว

      @@mouparekahmett9079 🤣🤣

    • @sidiiqfarxaan
      @sidiiqfarxaan ปีที่แล้ว +2

      @Mouparek ahmett 😂😂😂 qac

    • @moabuukarkoor413
      @moabuukarkoor413 ปีที่แล้ว +1

      @@mouparekahmett9079 kkkkkk

    • @HooyoMcn-xe8qd
      @HooyoMcn-xe8qd 7 หลายเดือนก่อน

      Hada xita inad curri u eg thy 😂😂😂

  • @zulthan__model_s7869
    @zulthan__model_s7869 ปีที่แล้ว +3

    Wasiir wxan shill waa dhaafe😂

  • @xasancr4993
    @xasancr4993 ปีที่แล้ว +2

    Hada kahor anoo shukaansi usocdo ayaa naagte sidaan uwacaya oo aan udhahaayay ku aaway ku hayay marki danbo abaaya isoo wacda xili danbee aheede abyo markii isoo wacday hadal kama sugine xaan tagana hay Noloshyda kuma haayo ee ma iska laabta aan taga nahay abyo inee yaabtay ayee idhah day ha isku soo daahi😂😂😂😂😂😂

  • @mahadyuusuf4770
    @mahadyuusuf4770 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi bilaahi mar wal oo an wax dirayo wan iska hubiyaa xalay ayaa iigu dambeysey anoo qof cod u duubaya ayuu shilkii talefanadu igu soo dhacay 😂😂😂😂🤙

  • @najmoabshir7616
    @najmoabshir7616 ปีที่แล้ว +1

    Ani io walaashey waa islajifanjirnay haweenkii labo saac meesha lakukaro waa lajiifanah sababtoah school io duksi waxbaa la aasana haween haweenada kamida ayaa hurdo ikaimanwayday ayaa teelka ladhuuntay mar allala markiian shiday muuqaal baahal coddheerbuu ahaaye waxankawarhelay hooyo ikortakan qac wan minid bakusexday wallahi😴😴😨

  • @nimcojimcale8030
    @nimcojimcale8030 ปีที่แล้ว

    Zaki waa ku wataa pro hor mar wcn

  • @fardowsoaxmed4396
    @fardowsoaxmed4396 ปีที่แล้ว +5

    Ahleen wasiir wanku wadanaa guuleyso ❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @alexyuya9866
      @alexyuya9866 ปีที่แล้ว

      Waa capdi waaxid yarey😂🤣😍

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 ปีที่แล้ว +2

    Aniga wasiirka hadlkisa ku haysta iyo siduu wax nuuguso gudbiy ❤😊

  • @karyaqanmuhumed7600
    @karyaqanmuhumed7600 ปีที่แล้ว

    Walahi waa run midas Anika waxaan wax badan iska ilaliyaa Markan isticmalayo whatupka

  • @saalimcsamad736
    @saalimcsamad736 ปีที่แล้ว +1

    Barnamijka cwa hdii ad dqiiqado.laso hreysiinn lhyd kan an cwa ku dhcy ee an qadka uga mqnahy kuma dhcen wasiir.😂😭

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 ปีที่แล้ว +39

    🤣Shilkii igu xumaa true history waxuu igu dhacay 2018😂😂
    Shilkii ugu naxdinta badnaa family ilma adeero nahnay xoogaa isku dhacsanaa
    Gabadha adeerkadhalay isku fiicnayn
    waxa igu dhacday gabar aan wada soconay kaliya dhimanya meharka aroska bes anoo malintii galinka danbe habeenkii waqtiga hore la sheeko kaysnayaya soo gabagabeeyay sheekadii football aaday markaa ka imaday fariimo badan iiyalay what's appka marka gabadha adeerkay dhalay fariin isoo qortay ayada iyo sxbtayna isku sawir usarnaa sawir falastiin 🇵🇸 lagu tageerayay gabadhii aderkay isoo qortay isbuucyadaaa laguma arkee goormee imaanee xafada
    Sxbtay xafadeeda tagi jiray marmar markaa si vcn umaa fiirinee
    jawaab dag dag sii cml sii dhahay
    iska cashay kadib call 📞 ku wac waxaa uqoray arooska kahor maa kulalanka ka dhigana xiisa ba an ku haayo cml waa kulushahee anaba wa iscilinooyaa iscili arooska kahor arooska iska sug cml
    Arooska kadib hawsha ha ahaato 🤣🤣 isla markii liigu jawabay yeah hadlada noocaan maa laimaday saqar jaanimada kugumaa ogayn wa ogaa in noocaas tahay adinkaa walaalo ahee xumaan dhaxdiina yey imaan is dhahayay lkn
    Wasaq bilaa edab aa tahay gabdhaha walashaa kama xishoonaysid waana ikaa dhamatay waalal tinimadada block dhakab liigu dhahay waa fiirshay waa naxaa intaa dhahay korka dhan maasaa iga kacday 🤣🤣 habeenkaa casha ma cunin runtii, Lkn waa xaliyaya gabadhii gurigeedii tagay fariinmihii waaxii in isku ekayaan tusay hada gabadhii iyo xaskayga waa saaxibo hhhhhhhhh jaw jaw waziir😄😄

    • @munireDrNur
      @munireDrNur ปีที่แล้ว +1

      😅🤣😅

    • @farhancade9113
      @farhancade9113 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @filsandahir7129
      @filsandahir7129 ปีที่แล้ว +2

      😂🤣😅 jabkii kugu dhacay wad ka kabsatay awowe

    • @fadxaaragsan6735
      @fadxaaragsan6735 ปีที่แล้ว +3

      Wixii ku helaan la yaabay

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 ปีที่แล้ว +1

      🤣😂🤣🤣😂 ciyar mahin lamas in u ka_kaco wx gadhsiyay darajadas wa Familygi wejan, markas de wad isku naxeysa incroyable wejan 🤔🤨

  • @haygawaanaga5995
    @haygawaanaga5995 ปีที่แล้ว +2

    Manshalla wasir 🎉🎉🎉🎉🎉 hormar wacan

  • @sudaysisudaysi100
    @sudaysisudaysi100 ปีที่แล้ว +3

    weewe legend waan ku wataa

  • @faatimohusen4526
    @faatimohusen4526 ปีที่แล้ว +2

    Ar somaliya ado xanaqsan bayka qosliyanayn😂❤

  • @opk9121
    @opk9121 ปีที่แล้ว +3

    waziir see dareeme xagee marosa😂😂😂😂

  • @abdullahiesse7112
    @abdullahiesse7112 ปีที่แล้ว

    Wasiir mar Aan Dhiiqo inta Galnay waliba ku dhex rafanay Ayd Baraarujinta bilowday

  • @cilmi.side4632
    @cilmi.side4632 ปีที่แล้ว +2

    wasiirka wapa sugayay ka wrn

  • @shaaficiabdirahman3375
    @shaaficiabdirahman3375 ปีที่แล้ว +8

    Shilkii igu xumaa aanan ilaawin 2020
    Waxan ahaa ciyaalka shukaansigu ku cusub yahay waxa dhacdey gabadh aanu is shukaansan jirney ayaan balannay kadib mobilkayga wan katagay waxa ii qorsheysnayd markan iyada ka imaado inaan garoonka tago kobad soo ciyaaro hadaba kobada ama garoonka lacagtiisa waxa ii soo direysay hooyaday kadib intan mid aanu zhp nahay kawacay iyada ayaan ku idhi wan soo baxay ayaan hadana hooyaday wacey lacagta garoonka numberkan iigu soo dir ayaan kudhahey kadib ninkii aanu zhpka aheyn ayaa igu yidhi zhp midan inaan lahadlan doonayaaye ma zave gareystaa waa caadi zave gareysan ku idhi hadaba waxa dhacdey numberka uu zave gareystay waa kii hooyaday marka xaraf kaliya ayuu ku zave gareeyay hooyaday ayaa igu soo celisay waxey rabtey inay igu dhahdo lacagtii wan kusoo direy ala gabadhii ayaa kugu soo celisay ayuu dhahey ma eegin wan qabtuno xppi soo bax unban ugu bilaabay hooyaday miyaanay igu maydhan ma ilaabo wllhi 😂

  • @husseinabdul8290
    @husseinabdul8290 ปีที่แล้ว

    Zaki barnaamijkaada ugu qatarsan waakan soo badi walalkeey

  • @abdishakurali3324
    @abdishakurali3324 ปีที่แล้ว +1

    Team dhalo wan ka gar baxnay wasiir😀😀😀😀

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming ปีที่แล้ว +1

    Waziir midka caloosha leeh waa anii mana cafinayo gabdha iguu tirte qofti an wada socone

  • @mom-nn5zz
    @mom-nn5zz ปีที่แล้ว +1

    Hbeen hbeenada kamida aniga iyo sxbkey ayaa isasoo raacnay wxn tagnay meel qaadka lagu gadu kadip geed ayaan kasaarnay markaan dayaanay ayuu idhahay idhiib zhb waco qof lacagta inoo soo diree shaw ninka qotayda wallkeed waaye ana hayaan dhahay ayadii oo drs ahayd ayuu wacay kadip wuxuu arkay inay ku zev garaysantahay malap taydii intuu saa ii eegay uu lacagtii diray ayuu idhahay zhb madaxaa ixanuunaye macsalaama subaxdii baan eegay markaan hagaagay mise qotaydii baa lacagta soo tuurtay ileen ceep loma dhinto ex na waan ku waayay zhbna waan ku waayay 🤣👏zhb iska kay cafi iskumaan kiin aqoone

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂✌️waan iska huubiyaa alow shillka nucasa hana tusin waba beer xanuune 😂😂wasiir wan jeclaha baramijkaan noso badi plz

  • @barkhadkazim8636
    @barkhadkazim8636 ปีที่แล้ว +1

    Saraa kiisha waan salamay saaxipkay zaki 💪👋

  • @abdulahiabdiwali1959
    @abdulahiabdiwali1959 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂 waziir zaki wan wataaa😂

  • @nastehoomar6604
    @nastehoomar6604 ปีที่แล้ว +4

    Qisadaan waa run, 2021 bay igu dhacday, nin baa gaber aan saaxiibo nahay la guursaday, mobile kiisii bay u dhacday naagtii pictures bay igu soo dirsataya WhatsApp. Hadhow baa xariifkii i ga soo wacay number saxiibtaya anigoon iyadii u haysta baan xabadii cusbeed cay ku hurgufay. 😢 markaasuu igu yiri goormaad aragtaya. Naxdin mobile dhamaa waan danshay, subixiina laftii baan tiuray 😂

  • @aliomarhaaji
    @aliomarhaaji ปีที่แล้ว +1

    Wasiir mid zxb. Nahay gabar shukaansa jiray way isku dhaceen markaas iri lambarka qofta ii baas woow ii seve dhahay 2 week shukaansa naaye aan fiiriye lambarka waa walashey waxa iri qooq aqli laheen waa lacag qof waalan heesto❤😂😂😂😢🎉

  • @axmadnuur8165
    @axmadnuur8165 ปีที่แล้ว

    Parti2 wll

  • @NORADIN17
    @NORADIN17 ปีที่แล้ว +4

    wasiir waa hora waxa igu dhacday anigo aqoon saasa u lahayn shukansiga ayaa maalin anigo guriga iska jooga yar aan saaxiibnahay ii yimi markasu igu dhahay nio meelban u socdaye telephonka dabka ii gali ina sii ilaali ana haye aya ku dhahay
    cabaar kadib ayaa is dhahay bal iska fiirfiiri saan iskaga fiirfiirinayay ayaa fariin soo dhacday ah Asc mise waa gabar cusub oo link soo raacday markasa u jawabay markay iso jawabtay ayaa waxa kula hadlo garan waayay luuqadi soomaligaba waa iigoysay cabaar ano ka fikiraya waxa ku shukaamin laha ayaa qorshe keenay qoftisa qoraaladi uu kula hadli jiay ayaa ku shukaansaday coby and bast cabaar kadib iyado meel fiican noo maraysa ayay iga codsatay sawirkayga ana waxa u diray sawir uu laha yarki sxbkay aha iyado aan is fahanay oo meel mcn noo maraysa aya waxa dhamaday qoraaladi coby & bast aha jabba waakane sidi weel biyo laga cabay aya faaruq noqday qoftiina waxay ku haysa maxa ku helay 50 messages oo bila jawaba ana waxa ku waashay ilahaw yarki sxbkay aha maruun irida kaso gali caabaar markan jawaab iska wayay aya qofti ku dhahay wlley kaama helin ee block qaado maalinta kadib waxa goaan ku gaadhay ina ku dhaho sxbkay shukaansiga i bar si waxa ka codsanaya qoftas inay i cafiso aqoon la'aanba i haysay moye wllhi saaidban kaaga healay lkn fashilkan aad u necbahay sorry abaayo come back hada macalinban noqde kkkkkkkkkk

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 ปีที่แล้ว

      🤣🤣😂😂😅🤣 imika Professeur ayad noqotay markas de Come back wa iney so_sameyso .. Tu es vraiment rigolo 🤣🤣

    • @tazniimhupii8266
      @tazniimhupii8266 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh mnooli oo run ahaa aniga ahaa qoftaase😅😅

  • @ducaysane9315
    @ducaysane9315 ปีที่แล้ว

    Wll waa ku wataa ee keep going

  • @Newbanda
    @Newbanda ปีที่แล้ว +3

    Raali waa ka ahy wllshy wx kuma qabo hadii aan xaq u leyhy inaa iska cafiyo like plz 🙏

  • @yahyekaysar7204
    @yahyekaysar7204 ปีที่แล้ว +1

    Waziir niow waa fani ee qarbadan Noga zoo zamee 🙏

  • @guleedbadel5146
    @guleedbadel5146 ปีที่แล้ว +2

    Legend

  • @suban974
    @suban974 ปีที่แล้ว

    My Yung brother wali half million ma istahishiid billion ka badan aya istahisha

  • @abdiazizpaul1236
    @abdiazizpaul1236 ปีที่แล้ว +2

    From reer baydhabo

  • @tuunacali5976
    @tuunacali5976 ปีที่แล้ว +1

    Wasiir Bari baa anoo shukaansi barad Ayaan wxn ku bilaabay wiil walalahay sxb la ah wxn isku qoraynay waraq telefon ma haysan maalin maalmaha ka mid warqad uu isoo qoraa iga lunty walahay aa heleen way aqristeen markaasay ii imaadeen saana bilowday miyaaa aabe agtiisa ku aqrinaynaa waraaqda war waa idin baryaa markale lama hadlaayo aabe ha igu dirinaaa maalinkii oo dhan wn naxsanaa ayaga lee baryaayay 🤣🤣🤣🤣

  • @nimcacabdulaahi1557
    @nimcacabdulaahi1557 ปีที่แล้ว +1

    Aabaha indha sarcaadka. Zaki bin xaji baaquli kasoosaar jhhh

  • @bahjobilan5298
    @bahjobilan5298 ปีที่แล้ว +1

    Haaa wllhi 10maxay tahay 50 jeer ban iska eega

  • @guulwade503
    @guulwade503 ปีที่แล้ว +1

    Barnamijka shilalka telephoning kama kaftan wlhi aad bn ujclay

  • @libaansamater9598
    @libaansamater9598 ปีที่แล้ว +1

    HeYGa reebin Tareenka 1m ka wllkey 🤣🤣

  • @Nabaad70
    @Nabaad70 ปีที่แล้ว +1

    WaZiiir zaki

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed ปีที่แล้ว +1

    Wasiir waan ku wata ❤❤❤😂😂😂

  • @shamsudiin6500
    @shamsudiin6500 ปีที่แล้ว

    Wasiirka arimaha gudaha sxp zaki ma horan ugu shubay

  • @abdesaid4167
    @abdesaid4167 ปีที่แล้ว

    Slmullah aooe jabyaalo ba igasoo maray telfoonada
    Allow naxaji

  • @mohametcarte8548
    @mohametcarte8548 ปีที่แล้ว +4

    Wasiir Anigoo Internetka Dariska Isticmaalaya Ayaan Arkay Viodeo Aad Soo Boosti Garaysey Ayaan Daawaday Markaas Anigoo Iidhamaday Ayaa Tuug Aga Qaaday Telephone kii Ma Wax Kaxunbaa Jira😓

  • @abdalejamac971
    @abdalejamac971 ปีที่แล้ว +2

    Wasiirka keep going

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂😂😂😂

  • @ciiseciise9426
    @ciiseciise9426 ปีที่แล้ว

    zaki saxib waan layabay saxib mesha adiga aadjogtid intee jogtaa wll mcn

  • @CadaalaLyrics
    @CadaalaLyrics ปีที่แล้ว

    Sxb sare Zaki iyo dhammaan zaraaķiisha waan idin Salaamay.
    Saki Qormadaydii waad soo qaadatay.
    Shilal kale oo xaqiiq ah baan idiin soo wadaa.
    Team Sarakiisha Onelove

  • @jimcalejirdeasmarka
    @jimcalejirdeasmarka ปีที่แล้ว

    Keep going wasiirka

  • @yaxyemaxamed4990
    @yaxyemaxamed4990 ปีที่แล้ว +4

    Anigoo 2021 gabadh wadada kula hadlaya ayaa waxaa isoo hor maray walaalkeed oo xooga aan isyara naqaa ney kadibuu ila Hadley oo walaashi muu garaneyn anigibaa shakiyay oo naxdin😂 aamusay oo iska dhaqaaqey inantina maalintiiba iigu danbeysey🤣😅😍

    • @ixsaanmaxamuud9764
      @ixsaanmaxamuud9764 ปีที่แล้ว

      Sawtan garacay een dhahay ninka kuma arki karo heeh 🤣🤣🤣🤣

  • @AaminoShiikhMaxamed
    @AaminoShiikhMaxamed 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk faaarax xanta noo soo badi😂

  • @amaalcusman8277
    @amaalcusman8277 8 หลายเดือนก่อน +1

    wasirka malin aa waxa igu dhacday mamulaha ischolka baa is shukan sanjirnay hbn waxa dhacday ina xili danbo waco waxa telefonka ku sow kacday xaskiisa markas ii iga qawatay ana waa iska daldalmay Oo waxa dhahay nagti qurada badneyt cwo maa maqlowyo ee inte aday wax badan aan ka dheygay kadib ee waxe igu dhahday nagtey qurada badneyt aa kula hadlowsa ina yabay aa waxa iska gishtay hees isey isar lux bebay 😂😂😂

  • @jaamaccaliisxaqgaraad3231
    @jaamaccaliisxaqgaraad3231 ปีที่แล้ว +1

    Haa wlhi xada kahurba kudhcy ceebtii aduunka iga raacdey 😩🤣🤣

  • @mohawarsame8912
    @mohawarsame8912 ปีที่แล้ว

    Haa wasiir inta aad keenin dhoor mar ayaan shil gali jiray lkn hada waan iska ilaaliyaa keep going sxb

  • @maahirrashid8353
    @maahirrashid8353 ปีที่แล้ว +2

    i am very proud to be among team saraakiisha

  • @Zuhour157
    @Zuhour157 ปีที่แล้ว +1

    Shilkii igu xumaa haben ano live tiktok ku jiraa baa waxan so qabtay wiil aroos joga garowe joga marka baan waxa ku dhahay arooska qof caan ah haduu joga live igu gee marka sundus saciid igu geyey intaa iscrshot ka qaaday ano sundus saciid live laa saran baa waxan rabay inaa udiro gruop whasatpp oo gabdho leyhy saan waxa udiray gruopka dhan ee jamcda arday maamul maclin mamulka jmacda oo dhan ku jeeren waxan ku sii qoray naa caan ba noqday firinaya qoftaa live la saranhay naxdiin malintii ba jmacda igu danbaysey😂😂😂😭😭

  • @ilhaanilha2355
    @ilhaanilha2355 ปีที่แล้ว +3

    Haa wll zaki
    Aad ban kutakeraa
    Walahi waan dawadey
    Shilaalka telephoneka
    Barnaamijkii iku horey
    Ilaa io hada marka aan wax dirt
    Wan hubsanaa
    From bidoa janay
    Kaasosalamoyaa

  • @sacadmahmed9175
    @sacadmahmed9175 ปีที่แล้ว +3

    Maanta uunbaad iga mudanthy like 👍

  • @Abdullahinawawi
    @Abdullahinawawi ปีที่แล้ว

    Barnaamijkii sida Aad isku barateen Jaceelkaagii ugu horeeyey
    Maxaa usoo sameen weyday wasiir

  • @cabdulaahi2879
    @cabdulaahi2879 ปีที่แล้ว +1

    Maalin anoo imtixaan ka soo baxay baan rabay macalin aan saaxiibnahay in aan usheego kii imtixaanka igu adgeeyaba baan usheegay ustaado ustaadii waa igu adkeeyaya maanta markaas buu iyiri si daas baa cadalaad ah marka baan ku iri alle soo ma dhahin qofka aan dadka unaxariisan alle uma naxriisto
    Markaas buu igu yiri qishk waa xaaraan

  • @user-ji6bt4fl1f
    @user-ji6bt4fl1f 6 หลายเดือนก่อน

    Wasiir howshaan nosoo celi yaqeey😢😂😊

  • @apdirahmn
    @apdirahmn ปีที่แล้ว

    Zxp ani labada waa kadawadaaa📺📱

  • @aks4906
    @aks4906 ปีที่แล้ว +11

    Wazirka arimaha gudaha keep going
    Commentiga ugu horreya ana sooqora
    👇

  • @hogamisosadgirl2270
    @hogamisosadgirl2270 ปีที่แล้ว

    Waziir shilkan malin hore igu dhacay ani iyo hooyo aa qarabada ka wada imane Markas aa hoyo ku dhahay wax ban donane ee adi sibah marka hoyo kaso tagay ayaa mid daris a nahne oo tagsiile arkay marka is waraysane ayan dhahay hooyo sii socote hore u wad hada xafada u socoto markasu iyiri meel inta u socda xafada ma adayo marka tagay oo cabar kaso waregte hoyo wacay Hooyo ma baxday dhahay haa markay itiri hoyana wa dadka samecada telephonka furo markas an dhahay kii xuma ee dariskena ee fosha xuma ee madowga badna hoyo qad dhaho wu ididay 😂❤️Markay itiri asgaba i wado sidan u naxay marka arko hada waka dhunto

  • @simanxusein9825
    @simanxusein9825 ปีที่แล้ว +6

    Wad mahadsantahay wasiir👍

  • @user-il4ds2rc3x
    @user-il4ds2rc3x 5 หลายเดือนก่อน

    Bar naamish kaaga ad aya udawada❤❤❤

  • @user-cj2pk2hy1e
    @user-cj2pk2hy1e ปีที่แล้ว +1

    Sawirr noosoo badi barnaamijkaan

  • @zakariyaabdihashi1827
    @zakariyaabdihashi1827 ปีที่แล้ว

    Waziiir haa aniga markii comenti dirayo 10 hubiya wllhi

  • @macalinkascholka
    @macalinkascholka ปีที่แล้ว +8

    WaZiir Maalin Walba Qiso aYaan Qoraa BaL WaZiiR iGu QaaDo QiSaDan Soo Qaado👋🙊😁
    ShiLkii iiGu DaRaa Ee isoo Gaadha WuXuu aHaa
    HoRta Waligay anigoon gabadh shukansan aYaa waxan ShuKansaday Gabadh CiYaalka XaFadu Isku Wada XanTaan😁
    Markan 2maalin Lasheekaysanayay aYaa mid ciyalka xafada kamid ah iwaydiiyay lambarkeeda anigoo iskle kaqari ayaa waxan Tusay lambarkeeda Kale Kan aYaan KaHayaa Mid kale kama haayo😂😂😂😂 naagtaas way gacan gashay maalintaa ayaa iigu dambaysay😂😂

    • @maryuuma2662
      @maryuuma2662 ปีที่แล้ว +1

      Wxaa ma shilbaa mrkaa😂😂👊🙄

    • @macalinkascholka
      @macalinkascholka ปีที่แล้ว

      @@maryuuma2662 MaXaa Kaa Galay🙄😒😂

    • @mouparekahmett9079
      @mouparekahmett9079 ปีที่แล้ว

      Malaha tani wa iyadi @

    • @macalinkascholka
      @macalinkascholka ปีที่แล้ว +1

      @@mouparekahmett9079 iLama aHan Naag 6lix carur ah le inay hadalkan soo qori😂😂