(PART TWO) 10-kii Sheeko ee ugu qosolka Badnaa Sheekh Cabdi Xayi {Midee si aad ah kaaga qoslisay}

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 680

  • @Dirir-t1l
    @Dirir-t1l ปีที่แล้ว +6

    Sheekhaan waa Mashallah,,dadkii ayakoo qoslaaya buu fariinta wanaagsanayd u dhiibin. Diinta in wajiga lakaduudu cunahana la buuro kaliya maahan. Waa in noocyada gaarsiinta iyo aftahanimadana la marsiiyo fariimaha.

  • @ilyassaid3799
    @ilyassaid3799 5 ปีที่แล้ว +367

    Allah iyo nabiga ma jeceshahay Asc iyo Subhanalahaa Iyo like Isa soo raaci 🤗👏

  • @halimasaid673
    @halimasaid673 2 ปีที่แล้ว +13

    1.1M m.a allow inta qayrka jecel noo badi😍

  • @hajialiinthehouse8170
    @hajialiinthehouse8170 2 ปีที่แล้ว +15

    Wow 😯 Amazing 1M views
    Inta kheyrka jcl allah usiyadiyo.
    Weli ma arag. Sheikh 1M dawatay kan ka hor.
    Masha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰

    • @banodakore254
      @banodakore254 ปีที่แล้ว +1

      Waaa Aftahan ,waxaana lagu jeclaaday qisooyinka habka ow ugud binaayo khudbadiisa

  • @fatumosayid2580
    @fatumosayid2580 5 ปีที่แล้ว +79

    Ax daacad baan u qoslay wlhi 🤣 sheekh ilaahy khayr haku siiyo

    • @mustafecumar6679
      @mustafecumar6679 4 ปีที่แล้ว +1

      Macalin Mustafe he can teach quran if you’re in different country or in Africa he can teach you on the online Mustafe Cumar Alxaatim his number is +252634086843 contact him on this number Inashallh 🥰❤️
      Quran barasho hada rabtan hada daganthy africa amo mele kale wuu kuu bari kara Quran kaa garimka xiri laa hadal Inashallh

  • @jirdemohamed1913
    @jirdemohamed1913 5 ปีที่แล้ว +22

    Masha allah hadalad aad arkisan Maa ahaa qosol waxuu kaa hadalayaa dhabtoo iyo xaqiqdaa
    Wayuu hadii sii tos wax uu shigoo waaa arin xaqiq ah
    Jazaka allah qer

    • @0smanwakere651
      @0smanwakere651 5 ปีที่แล้ว

      Walal} wa xikmad} blse} somali mafahansana

  • @moyahaji2964
    @moyahaji2964 4 ปีที่แล้ว +43

    Sheik xayi Ilahay dartisa ujeclahay he's so funny 😂😂😂😂💯

    • @smile-db6bv
      @smile-db6bv 2 ปีที่แล้ว +1

      No xayi that is our god name do not call him xayi yacni asiga waa adon eehadhihin xayi

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh Cabdi Xayi is the best Somali sheikh and my only one. who started to listen. Soomalidu waxay u baahantahay 100 sheekh oo isagoo kale ah.Waayo aqoon fiican ayuu diinta uleeyahay. Sidoo aqoon dheer ayuu leeyahay dhaqanka, luqada ama lahajada Somalida iyo cudurka qabyaalada ee afeeyey. Sidoo lale wuxu fahmaya wacyigalinta siyaasada ee shacabka soomalidu ay aad ugu baahnaayeen mudu dheer.
    Allah ha xafodo sheekh.

  • @ismaipmusic
    @ismaipmusic 4 ปีที่แล้ว +22

    Best sheikh ❤️❤️❤️💙💙🙏🏽

  • @rihadreymu1691
    @rihadreymu1691 4 ปีที่แล้ว +37

    these are the kind of Sheikh we need somali to have so we can be united, not tribal shiekh's.may you be blessed sheikh Xayi.

    • @hassenahmed8031
      @hassenahmed8031 4 ปีที่แล้ว +1

      manshallah

    • @Aana_artz
      @Aana_artz 2 ปีที่แล้ว +2

      Exactly ❤️

    • @hunainmedia
      @hunainmedia 2 ปีที่แล้ว

      True walahi
      Ameen

    • @Ouzyman
      @Ouzyman 2 ปีที่แล้ว

      United? You're already creating division among the people yet you're the one calling for Unity. Why don't you just speak in your own Somali Language? Ayadaa kuu ficanee ku hadal.

  • @suldaansadaam6381
    @suldaansadaam6381 4 ปีที่แล้ว +7

    Maasha Allah sheekha 95K Boqolka aan gaadhsiino

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 5 ปีที่แล้ว +158

    Sheikh ilahay jannadii fardowsa haka waraabiyo waan kukejecelnahay wallee rabi hanoo kaadaayee

  • @mahadmohasheikhdon9095
    @mahadmohasheikhdon9095 5 ปีที่แล้ว +28

    M.a alle haku barakeeyo sheikh abdi xajil wx badan wn kaa faaiday jazakallaahu qeyr

  • @fuadalinaji5107
    @fuadalinaji5107 4 ปีที่แล้ว +18

    Sheikh cabdi xayi allaha ku dhowro ❤😍

  • @الشيخأبوعادل-ر4ن
    @الشيخأبوعادل-ر4ن 5 ปีที่แล้ว +41

    Maasha allaah اللهم بارك شيخنا وطول له عمره بطاعتك

  • @alijama1027
    @alijama1027 2 ปีที่แล้ว +7

    Sheik Abdul-Xayi waxa u ahaa macalinkeyga tafsiirka ayan ka dhegaysan jirey, waxa u ahaa nin ku fiican barida ardayda tafsiirka Quraanka aad ayaan uga heli jirey sida u wax u fasiro iyo fahamkisa inkastoo aan dhemaysan. Masaajidka Jidcadaha Madiino.

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 4 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah sheikan wa jeclahay runtii Allah xafid Kum shiekh

  • @amiircabdikariim6145
    @amiircabdikariim6145 4 ปีที่แล้ว +16

    inta 2020 dawanysa sheekha like ku qabta

  • @qays6522
    @qays6522 5 ปีที่แล้ว

    shiikh cabdi xayi wadaada waa ka duwanyahay waa codmady sh.
    cilmi nafsigana wax buu kayaqaan, waayo sheekooyinkiisu waa sheekooyin sarbeeban oo qoto dheer
    masha allah
    aad baan ugu qoslaa waxayna leeyihiin xiiso gooniya

  • @Sal-lb1sf
    @Sal-lb1sf ปีที่แล้ว +5

    Mashallah 1.2m Allah kuxafido sheikh anaga na allah najeclesiyo dintena suban 😂🤣

  • @ahmedfaras8193
    @ahmedfaras8193 5 ปีที่แล้ว +10

    Maansha’allah sheekh waa run waxa aad ka hadlaysid Oo Dhan 😁😁😁 ✌️✌️✌️✌️

  • @manasharif8471
    @manasharif8471 5 ปีที่แล้ว +10

    ManshaaAllaah my favourite sheikh. Nooloow inshaa'Allaah

  • @Salma-Ibra
    @Salma-Ibra 5 ปีที่แล้ว +137

    Macalinkeyga iskuul Khadijo Dharkenley 2002. cimridheer iyo Caafimad

    • @maryamashariif6851
      @maryamashariif6851 5 ปีที่แล้ว +9

      Maashaallah ustaad cabdi xaye ilaahey kheyr ha siiyo shiikha

    • @mohamedyaretv6667
      @mohamedyaretv6667 5 ปีที่แล้ว +4

      Masha allah maamulah khadiijo iyo sheekh masaajidka asalaam

    • @jmohaz9711
      @jmohaz9711 5 ปีที่แล้ว +2

      Salma Ibra

    • @Abdiwahidburhan
      @Abdiwahidburhan 5 ปีที่แล้ว +2

      Salma Ibra msha alah

    • @Abdiwahidburhan
      @Abdiwahidburhan 5 ปีที่แล้ว +1

      Kuuk

  • @saidraamjey6845
    @saidraamjey6845 3 ปีที่แล้ว +4

    Xikmadaha iyo maahmaahyada uso qaadanayo shiiqa wa dareemi kartiin ulajeedada uu kaleeyahay tusaalle mida ugu dambeysay dhowr dhinac yaanan nagala xukuminee halawada fariisto hana lagu hishiiyo in la isku xukumo shareecada islaamka 🙏🙏🙏🙏❤💥👌💋🌿⚘🌹

  • @طالبآدممعلمإسحاق
    @طالبآدممعلمإسحاق 2 ปีที่แล้ว +16

    ماشاء الله تبارك الله
    يؤتي الحكمة من يشاء ومن يؤتي الحكمة فقد أوتي خيرا كثيرا

  • @fartuuncalixaji5774
    @fartuuncalixaji5774 5 ปีที่แล้ว +15

    Sheq allh yaxfadaka walhi waa iga qoslisay

  • @khalidhusni9914
    @khalidhusni9914 5 ปีที่แล้ว +13

    Jazakallah sheykh kabir
    Allaha kaa ajar siiyo anagana kuwi kudhaqna wanaaga aad noo sheegtid

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 5 ปีที่แล้ว +24

    😂😂😂🤣🤣 Walaahi sheakh cabdilXay caadi ma'aha gacan u'taagey 🤚🏾

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 5 ปีที่แล้ว +46

    Wlhi walikey radiiin jirey sheikh saan ah wayo sheikh yashaa somaliyeed walikey ma arkiiin sheikh saan uguu shekenayo umada lkn sheikh yashaa kalee waa dad ayako dhaan is dagalsaan ooo happy ehen kana farxinen dhalinyarada

    • @ibnuahmed2023
      @ibnuahmed2023 4 ปีที่แล้ว

      Sheikhyada qalbigooda saafiga yahay sida sheikh mustafe iyo sheikh abdirashid Ali soufi

  • @phantom-_-1515
    @phantom-_-1515 3 ปีที่แล้ว +29

    The funniest sheikh ever 😂😂😂

  • @sakariyedalmar5255
    @sakariyedalmar5255 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah shiikheena allah cimriga kuu barakeeyo runtaa sheegtaa somali hadaan nahay meel naloo raaco garan mayno

  • @omarmohamedahmed9737
    @omarmohamedahmed9737 5 ปีที่แล้ว +14

    Masha allah allah daayo sheikh cabdi xayi 6aad iga qoslosiyay sheilh funy ahn

  • @hajiomarabubakar5260
    @hajiomarabubakar5260 5 ปีที่แล้ว +4

    Allah ku dhowro Sheekh Tusaalooyin dhab ah oo Soomaalida haysata ayaa nooga warranty Guul Adiga oo kale Allah noo badiyo Aamiin

  • @abuubakaralbaqdaadi6369
    @abuubakaralbaqdaadi6369 5 ปีที่แล้ว +41

    Kusaliya nabiga likena iisaara waligeey lkn maliisaarin

  • @siyadmahamuabdinuur1967
    @siyadmahamuabdinuur1967 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikh abdixayi

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 5 ปีที่แล้ว +23

    SHEEKHA KHEYR ALLAH HA SIIYO..

  • @bashiirahmed4363
    @bashiirahmed4363 2 ปีที่แล้ว +2

    ALLE haku barakeeyo SH ABDI XAY👋

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 5 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh Cabdi xayi funny 😄 Masjidka Sow denbi maaha in lagu qoslo sow maaha in lagu faafiyo xadiiski nabiga salalaahu calayhi wasalim Sheeq Ilahow denbigena iyo kawaalidken cafi

  • @sadiaali3488
    @sadiaali3488 5 ปีที่แล้ว +26

    Sheikha Shactirada 😂
    Jazakallahu qeyr Sh.❤

  • @abdisallamsheik1178
    @abdisallamsheik1178 5 ปีที่แล้ว +11

    Sheik cabdi xayi sheik aaan taagero Allaha ku xafido

  • @saadiafarah4919
    @saadiafarah4919 5 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah sheikh caadi ma ahan xikmado badan ayaa ku jirto hadalkiisa

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 5 ปีที่แล้ว +14

    Sax maansha allaah waa wax xaqiiqa ah

  • @zahruuni220saara7
    @zahruuni220saara7 5 ปีที่แล้ว +35

    Allow jahilnimada naga bixi baraka Allah sheq c/xayi

  • @saadiasundus5748
    @saadiasundus5748 5 ปีที่แล้ว +8

    Mash Allah jazakllah sheikh abdi xayi ilahay haku xifdiyo adeer macan👍❤😘

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 5 ปีที่แล้ว +17

    Shiiqaan jiliyaa af somaaligiisa kkkkkkkkkkkkkk mansha alla

  • @safarle9284
    @safarle9284 5 ปีที่แล้ว +5

    Jazaaka Allah kheyr sheikh, Allaha naga dhigo kuwii wacdigaaga ee Talo iyo Tusaalooyinka wata kuwii ku waana qaata.

  • @acubemuhmoodyusuf5466
    @acubemuhmoodyusuf5466 3 ปีที่แล้ว +12

    Kindly refer the second story's full lecture

  • @aaminamohamed8098
    @aaminamohamed8098 5 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah sh cabdi xayi Allah ku xafido ❤💯🙏

  • @maryanaadan820
    @maryanaadan820 5 ปีที่แล้ว +11

    Istaaqfurullah adna maxaa ka qaadayhee weyso la'aan dukan jiree kulahaaa nabee feero iguma harin🤣 like inta qososhay

    • @anasirmaan6197
      @anasirmaan6197 5 ปีที่แล้ว

      maryan Aadan it’s my fav one 😂

    • @maryanaadan820
      @maryanaadan820 5 ปีที่แล้ว +1

      @@anasirmaan6197 hhhhhh caadi maaha🤣🤣

  • @SAMO-TALIYE
    @SAMO-TALIYE 5 ปีที่แล้ว +9

    maaaansha allaaah
    sh-Cabdi xayi

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 2 ปีที่แล้ว +7

    Xaafadii dhan isaga lee Yaasiin kakasaayi😂😂😂😂😂

  • @jidkarajada6880
    @jidkarajada6880 4 ปีที่แล้ว

    Maanshaallaah sheekhaaan waa ehlu diin waana Dhaqtar diinta Nafsiya Dadku waxay u baahn yihiin in la fur furo oo farxad la dareensiiyo si ay wax u fahmaan...maanshaallaah. nooloow sheekh.

  • @Hanan-oi9ej
    @Hanan-oi9ej 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallah shekhan xita caafimaad ahaan ayu dadka udawaynayaa ayagoon is ogayn inta khudbada ay ku jiraan allaha ku barakeeyo yaa shekh

  • @abdullahidris6611
    @abdullahidris6611 5 ปีที่แล้ว +18

    Masha allah sheq qeer badan allaha hakusiyo

  • @quruxmeeltaagan1100
    @quruxmeeltaagan1100 5 ปีที่แล้ว +5

    Shiishu wlhy waa funny dadkii masaajidka joogay wuu ushactireeyay manshallah shiikh diinta aad nabarayso iyo intaad naga qoslinayso wad kumahadsan thy

  • @ilyasfarah5070
    @ilyasfarah5070 3 ปีที่แล้ว

    Wallahi shiiqa xayi daawada muqdisho iyo soomaliya dhan waaye

  • @yahyelibangudle7942
    @yahyelibangudle7942 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sheq cabdi xayi ilaahey subxaanahu watacaala hku xfido yaa rabi

  • @abdulleali6599
    @abdulleali6599 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh allha ustadgeyga schoolka khadijo cimri dheer io cafimad

  • @maajiddhunkaal6273
    @maajiddhunkaal6273 5 ปีที่แล้ว +24

    5:20 Wa xasan sheikh maxamuud o kale

    • @soomaaliweyn215
      @soomaaliweyn215 4 ปีที่แล้ว +1

      stupid, xasan shiikh afkaaga ka leexi ma gaartide, ma lacagtii facebook ayaa kaa kor hadleee

  • @araniyaa3s155
    @araniyaa3s155 5 ปีที่แล้ว

    Sheekoyin Qosolbadn Misana Xikmadaysan Oo Xirfada Hadal ka Iyo Siyaasad Qurxoon Laga Dheehan Karo M.a Alle haku daayo oo cimri Dheer Haku Siiyo Sheekh

  • @nimcattudunya5308
    @nimcattudunya5308 5 ปีที่แล้ว +10

    Sheikh allaha kaaa raali noqdo Maashaa allaah

  • @abdiato21
    @abdiato21 5 ปีที่แล้ว +13

    Mansha Allh Shiiq Funy😃🙏🏼

  • @hamdanuura1660
    @hamdanuura1660 5 ปีที่แล้ว +103

    Walee cidaan Yasin la.aanay udhiman Doonaan😂😂

  • @bile-25
    @bile-25 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Hal milyan oo daawasho sheekooyinkaan waan u xiisnay Sheikh

  • @majidhoofficial2019
    @majidhoofficial2019 5 ปีที่แล้ว +148

    Mnshallah ❤🙏🏼

    • @maslaxmarkaawi5383
      @maslaxmarkaawi5383 5 ปีที่แล้ว +1

      Asad hagio usheer gareey please

    • @abdirizakadam1557
      @abdirizakadam1557 5 ปีที่แล้ว +1

      Mnsha allah wlh waa sheeq la jeclatho wacthigisa igo hadalkisa

    • @sahromohamed4375
      @sahromohamed4375 5 ปีที่แล้ว +1

      MashaAllaah 👍😀🇸🇴

    • @Pentoncomedy
      @Pentoncomedy 5 ปีที่แล้ว

      Subcrbe isaar plz asad tagerahga ahay

    • @shakiraasaldhalad9845
      @shakiraasaldhalad9845 5 ปีที่แล้ว

      ASAD HAGIO niyada qeer usheek walalkey

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +7

    wll naftada waxala jeceshahay❤❤wllka la jeclow❤❤subscribe like nosara nagu mamuusa mhdsndiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismailwardiidleibrahim3788
    @ismailwardiidleibrahim3788 2 ปีที่แล้ว

    Barakallahu feekum Akhi sheikh cabdi xayi

  • @abdirahmanbashir5680
    @abdirahmanbashir5680 4 ปีที่แล้ว

    shiekh Allah haku barkeyo inta ad utagantahy inta ad utagantah maslaxda umada somaliyed io wnaga dadka ugu yerisd Allah kulagarab galo

  • @somaligeesinimo5165
    @somaligeesinimo5165 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah aniga na subscribe ii sar

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 ปีที่แล้ว

    Allahu akibar KUSALIYA RASULKA salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @wacdi958
    @wacdi958 2 ปีที่แล้ว

    NAXARIISTA ALLE HAKA QUSAN ALLOW U NAXARIISO HOOYO MCN🥺🥺

  • @Arabianseaholder
    @Arabianseaholder 5 ปีที่แล้ว +11

    Sheikh waanu ku jecelnahay hadaa nahay dadka jecel kheyrka

  • @Nature_motivation.2024
    @Nature_motivation.2024 5 ปีที่แล้ว +65

    6 Waaa arinta Kaliya See Dhaba Dadkeena Ugu Dhex jirta Waayo Siyaasiga Marka Ey Is Fahmi Waayaan kuwii Ey isla qowleysan Jireen Ayuuu Wuxuu Sheekada ka Bilaabaa Qabilkeyga Ayaa Cadow lagu yahey Asaga Laga soo Horjeeda Walow Waxaa laga Yaaaba Inuusan Qabiilkiisa Waligoos Booqan Tuuulo ey Dagan yihiiin

  • @husseinaden4509
    @husseinaden4509 5 ปีที่แล้ว +8

    mnsha Allah ilaahow ku xafid

    • @abdiraxman4087
      @abdiraxman4087 3 ปีที่แล้ว

      Mashaallah sheikh cadi xafida kum laahu

  • @AliAli-oh9nc
    @AliAli-oh9nc 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah wadadkan waa xigmad miiran

  • @abdinasirmohamed2516
    @abdinasirmohamed2516 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah ilaahey haku xifdiyo oo hanoo badiyo culino sidaada u fakar badan adiga umul sheikh xusein Jabuuti mustafe dirir maxamed idiris

  • @sucdimahamed7644
    @sucdimahamed7644 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allaha shiiqu run bushegay

  • @cisiidsaalax716
    @cisiidsaalax716 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah tabaaraka alah ku xafido sheikh cabdi xayi 😍😍

  • @gaatamoowyare9259
    @gaatamoowyare9259 5 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah sheekh jisaka llaah

  • @bashirmohamed8285
    @bashirmohamed8285 5 ปีที่แล้ว +7

    Mashaa Allah Sheikh Abdixayi

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 ปีที่แล้ว +4

    wlhy shikha waruntisa aniga ayey haben iku dhacday tugo aya iheshay dadka neh wey na maqlayen markey tugadi ika tagen ayey dadki xafada ikuso yacen maxey ka qaden ayey idhahen aniga xanaq waxa niyadeyda kuso dhacday marki lagu baranayay maku iman hadeyku dhahayan maxa laga qaday cil ayeey iku dileen 😢😢

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah shiikh Alle hakuxiftiyo

  • @muusemohamut7088
    @muusemohamut7088 5 ปีที่แล้ว +4

    Shaikh Waa Laga Fiicanyahay In Masajidka Allah Qosol iyo Sheeko
    Lasameyey Laga Dhex Sheegshego
    Masaajidka Waa goob Allah Lagu Xuso
    Lauskuna Xasuusiyo khayrka Iyo Shegshega Allah Sw Laakin In sheeko Iyo Qosol Loo Yimaado Maaha
    Waxa Laga Yaaba Dadka Qaar Inay Usoo Xaadiraan Inay Madadaalo Ka helaan

    • @abdihalimyusufmohamed8903
      @abdihalimyusufmohamed8903 5 ปีที่แล้ว

      adiga waxaad tahay cilmaani, sheeko iyo qosol iska dhaafee xittaa ciyaaraha dhaqanka iyo hidaha ayay saxaabadu ku ciyaari jireen.

    • @muusemohamut7088
      @muusemohamut7088 5 ปีที่แล้ว

      Runtii Adaa Cilmaaniya
      AFlagaadada Jooji Asxaabadu Waxaad Ku Sheegayso Malahayn

    • @MS-vz4ep
      @MS-vz4ep 5 ปีที่แล้ว

      Siyaabo badan oo khayrka lagu gudbinkaro ayaa jira walaal. Macalimiinta oo kaliya ayaa fahmi karta. Qosol lama diidana haday dadka shar ay caadaysteen oga tagayaan. Mahadsanid.

  • @fatmahassan7902
    @fatmahassan7902 5 ปีที่แล้ว +39

    Midba mida ka dambeyso wey ka sii qosol badantahay 😂😂😂

  • @leylodahir4877
    @leylodahir4877 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah walahi alle dartiiii ayaan ku jeclahay adiga iyo culumadaaa kale

  • @bashkanoor9729
    @bashkanoor9729 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Shiek....Allah bless you...

  • @Maxamed_Aweys1
    @Maxamed_Aweys1 5 ปีที่แล้ว +51

    Watara kuuk
    Sheeq Funy wlhi 😍😍

  • @abdullahigeedi1541
    @abdullahigeedi1541 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah sheekh cabdi xayi

  • @abdallaabdi7417
    @abdallaabdi7417 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi wa shiikha kliya ee ka hdlo xaalada lagu jiro maanta.. shiiqow waan ku xiranahy.. Allah ku xafido

  • @shirkaddabiyaha4018
    @shirkaddabiyaha4018 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhii aa noo soo baxay haddaa nahay reer muqdisho, illaahay ha inoo dhaafo

    • @abdulkadirahmed9230
      @abdulkadirahmed9230 5 ปีที่แล้ว

      Sheikhan waligisa waa joogey ee adaa hada bartey live ka

  • @abdullahiyussuf566
    @abdullahiyussuf566 4 ปีที่แล้ว

    Allaha hano dhaafe sheeq Cabdi xayi xigmad iyo deganaan wax fahansiin aya kudhaatay alaha xafido

  • @hassanarifhassanarif9946
    @hassanarifhassanarif9946 4 ปีที่แล้ว +3

    Alla haku
    Bara keeyo

  • @ciiltireciiltire2547
    @ciiltireciiltire2547 5 ปีที่แล้ว +17

    M.a sh. Alllaha ku barakeyo ❤

    • @cabdhullhiahmed8328
      @cabdhullhiahmed8328 2 ปีที่แล้ว +1

      Walhi shiiqa waron wax osheegayo waye xolha mat kii dhur waga xerda usogalo dhmatooda wee cararyn hal oo qabdanyaa kuwkale wee dawnayaa somalda waa saas

  • @hiigsimedia1008
    @hiigsimedia1008 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh TH-camr keep going

  • @khadijoboorow4662
    @khadijoboorow4662 5 ปีที่แล้ว +13

    Maasha'allah Alle hakuu siyaadiyo

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah rabigeen ha barakeeyo shekhena

  • @waxdagurmadkaddgbanadir4482
    @waxdagurmadkaddgbanadir4482 5 ปีที่แล้ว

    Sheikhaan caadi ma aha xikmad badan ayuu illaah siiyay Maasha allaaah

  • @maxamed_kuus7159
    @maxamed_kuus7159 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha alh sheikh keep going well funny and wacdi

  • @Abujacfar
    @Abujacfar 4 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا

  • @caadilmustaf1235
    @caadilmustaf1235 3 ปีที่แล้ว +2

    ماشاءاللہ