Toos: Furitaanka Kalfadhiga Shanaad ee Baarlamaanka 11-aad.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    Licensee: Phostine M Wafula
    Registered Project Name: SSR
    License Date: May 6th, 2020
    Item License Code: C2E6PTUD4J
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 58

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ConfusedFireDragon-mq7xw
    @ConfusedFireDragon-mq7xw 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @omar_yare
    @omar_yare 3 หลายเดือนก่อน +3

    Bal fiiriya gabadhaa xildhibaanada ah heesta calanka ayaa laqaadayaa ayadana xanjo iyo dhadhaqaaq ayeey ku mashquul santahay mid kalena taleefoon ayeey busy ku tahay, ma dadka noocaas ayaa laga sugayaa in ay sharci inoo dajiyaan shame on them

  • @axmednuurmaxamedmuhamud1745
    @axmednuurmaxamedmuhamud1745 3 หลายเดือนก่อน

    ما شاء الله الحمد لله رب العالمين

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 3 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo dowlada somaliya ama midnimada umada somaliyeed masha allah 👍✌️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯

  • @malaboa591
    @malaboa591 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa Allaah Baarlamaanka Soomaaliya guuleeysta Inshaa Allaah

  • @nuurgedi
    @nuurgedi 3 หลายเดือนก่อน

    Horaa loo sii soconaa insha allah

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 3 หลายเดือนก่อน

    Guul somali Wayne!
    Down qabil iyo wax magarato

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 3 หลายเดือนก่อน

    Baarlamaanka iyo madaxwaynaha iyo Ra iisul wazaaraha dalka soomaaliya iyo dadka iyo diintaba ha uturaan intay ilaahay kabaqaan

  • @axmednasix3293
    @axmednasix3293 3 หลายเดือนก่อน +1

    3:20 maku waana qaadatan hdad shirka ku furateeen

  • @Qaali12
    @Qaali12 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allah yaxfdakum

  • @axmednasix3293
    @axmednasix3293 3 หลายเดือนก่อน +1

    29:15 waa hoogtay guuguurte

  • @axmednasix3293
    @axmednasix3293 3 หลายเดือนก่อน +2

    6:07 aduun iyo aaqiro ba waa guuldareesateenne

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 3 หลายเดือนก่อน

    Kalfadhiga 5aad ee Mooryaanta Federalka Somalia⛔️

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed4227 3 หลายเดือนก่อน +3

    Somaali oo dhan waa walaala hadana Muslim ah .

  • @Ismacil-f5z
    @Ismacil-f5z 3 หลายเดือนก่อน

    اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد

  • @LukmanAbdile
    @LukmanAbdile 2 หลายเดือนก่อน

    Hassan sh dalka haa laga qabta dalka haadaan bu ku socdaa bilaahi caleykum

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 3 หลายเดือนก่อน

    Hassan is highly stressed and tired when you read his body language.

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 3 หลายเดือนก่อน

    Kuwa xildhibaanada ah ee imaraatku lacagtay uu soo diray qaybinaya si somaliya loo kala qaybiyo Ethiopia loo hoos geeyo insha Allah somaliya waa guulaysan Ethiopia iyo imaraatka weeye kuwa qasaaray somaliya beec ma aha guulayso hasan hamza iyo dawlada Dan qaran

  • @theworldking4777
    @theworldking4777 3 หลายเดือนก่อน

    Dhiiqo Somalia God bu kuriday

  • @CabdikariimMaxamed-js2fg
    @CabdikariimMaxamed-js2fg 3 หลายเดือนก่อน

    Guul guul

  • @axmednasix3293
    @axmednasix3293 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aayada wlhi idinka ayey ni haysata 2:19

  • @axmednasix3293
    @axmednasix3293 3 หลายเดือนก่อน +1

    2:57 lkn waad baaniseen ood daaqut ayad raacden

  • @AxmedCabdi-g7t
    @AxmedCabdi-g7t 2 หลายเดือนก่อน

    ciidamada qalabka sida xagee ayay joogaa

  • @axmednasix3293
    @axmednasix3293 3 หลายเดือนก่อน +1

    7:14 yaa u sheegayo keena inuu 30 juz yahay

  • @axmednasix3293
    @axmednasix3293 3 หลายเดือนก่อน +1

    5:16 kadaab nahaaab allah ka goay kabihi fircoon cunay idinka fasaadka wado

  • @CabdikariimMaxamed-js2fg
    @CabdikariimMaxamed-js2fg 3 หลายเดือนก่อน

    Somali

  • @LukmanAbdile
    @LukmanAbdile 2 หลายเดือนก่อน

    Dal ba oow yaa ku leh War dalka saan udhaama bilaahi caleykum

  • @AxmedCabdi-g7t
    @AxmedCabdi-g7t 2 หลายเดือนก่อน

    waxaas ninkii qabtay waa la yaqaan laangaabyohow inaad magaciisa sheegto ayay ahayd

  • @ibnulqayim5022
    @ibnulqayim5022 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xasanow dalka dan kma lhide ,dilaalka ayaad rabtaa in aad afka gashato

  • @haboon180
    @haboon180 3 หลายเดือนก่อน

    Imika ayuu waagii u beryey moryantii Iyo faqash.

  • @AbdirahmaanqaasimCabdi
    @AbdirahmaanqaasimCabdi 3 หลายเดือนก่อน

    Hal booli ah nirig xalaal ah ma dhasho

  • @abdifatahaden6414
    @abdifatahaden6414 2 หลายเดือนก่อน

    Kan baarlamaan ma aha ilaahay dhuuunta ni wada qabay balaayo laaaluush qaadatayaal ah

  • @axmednasix3293
    @axmednasix3293 3 หลายเดือนก่อน +1

    6:34 misaniyada ya cunaya
    =xasan sheikh

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 3 หลายเดือนก่อน

    Ma xishoodayaal hal booli ah nirig xalaala Ma dhasho kuwani kumay imaan doonista shacabka waynu ogayn sidii ay ku yimaadeen ee corruption ahayd waxay doorteen madaxweyne ay laaluush ka qateen oo isaguna ku sifoobay tuugo iyo qabyaalad iyo inuu noqday qofkii ugu liitay ee soomali hogaan u qabta kuwan parliament sheeganaya xitaa moral issues malaha waxa dalka ka socda ee kan madaxweynaha ku dhaqmayo kuma dhacaan inay dawlada la xisaabtamaan oo gacanta ka qabtaan waxan uu walaaqanayo inkaari idinku dhacday ee soomali ka hor leexda tuugyahay ma xishoodayaasha ahi mustaqbalkii dhalinyarada soomaliyeed god madow baad ku rideene

  • @othmanabdi9626
    @othmanabdi9626 3 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne Qabuurihii maxaad uga gaabsatay

  • @AbdihafidAsad
    @AbdihafidAsad 3 หลายเดือนก่อน

    3:20
    3:40
    2:30

  • @LukmanAbdile
    @LukmanAbdile 2 หลายเดือนก่อน

    aaway aqoonyahan ku sheegii soomaaliyey aaway culamadii

  • @abdirahiimalimohamed2732
    @abdirahiimalimohamed2732 3 หลายเดือนก่อน

    Sacab caata ah ayaan dareemooyaa ma iila dareenteen

  • @axmednasix3293
    @axmednasix3293 3 หลายเดือนก่อน +1

    33:10 iyadu kula ma jeclo oday run isku sheeg

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed4227 3 หลายเดือนก่อน

    Asc somaliyey shaqo wacan

  • @LukmanAbdile
    @LukmanAbdile 2 หลายเดือนก่อน

    Aqoonyahan noow xaal qaada ma sidaan buu ku sheegtaa madax Wayne hii uga Aqoonta badnaa

  • @axmednasix3293
    @axmednasix3293 3 หลายเดือนก่อน +2

    31:32 nahaab kadaab kabihi fircoon cunay ala u ekaa fircon qowmkiisi ayu badiyeyay kana dhul iyo dad ba wuu laqay

    • @Qaali12
      @Qaali12 3 หลายเดือนก่อน +1

      Qof yahaw Allah ka baq, aflagadada waa xaram Wllhi aqlaq wanagsana kama mid aha

    • @axmednasix3293
      @axmednasix3293 3 หลายเดือนก่อน

      @@Qaali12 asante bro

  • @MohamedAbdo-yw8ee
    @MohamedAbdo-yw8ee 3 หลายเดือนก่อน

    Qoftaas telefon halaga qado baratkool mataqane meesha hala saaro

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 3 หลายเดือนก่อน

    Is Toosiya.?

  • @AxmedCabdi-g7t
    @AxmedCabdi-g7t 2 หลายเดือนก่อน

    horta odaygani ma iromaa

  • @CabdikariimMaxamed-js2fg
    @CabdikariimMaxamed-js2fg 3 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @AbdihafidAsad
    @AbdihafidAsad 3 หลายเดือนก่อน

    80:70:40:50:30:

  • @AxmedCabdi-g7t
    @AxmedCabdi-g7t 2 หลายเดือนก่อน

    baabinta ciidanka xooga dalka ee uudhisay madaxweyne farmaajo

  • @axmednasix3293
    @axmednasix3293 3 หลายเดือนก่อน +1

    أبناء الاستعمار

  • @Mahamed-i9e
    @Mahamed-i9e 3 หลายเดือนก่อน

    Waadogtahye sabobtye uu abiy ugamerysanyow kanoqoshada xadgudubka somalia adiga hassan gurguratow ayalogeee ucadeyey abiy waa ki idhi hassan wanisognhye

  • @MomaedAxmed
    @MomaedAxmed 2 หลายเดือนก่อน

    Qalab la sidaaba ma yaalanba been