DEG DEG: Dhagarqabayaal Google Map u isticmaalay dil ay geysanayeen - Maxkamadda Ciidamada.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 มิ.ย. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 83

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 10 วันที่ผ่านมา +55

    Mid walba markii la soo qabto ayuu cabaadaa
    Argagixisada wax asxaan ah ma lahan nimaankii dilay nabadoon dad masaakiin ah caaawinaaye waa in la dilaa ayagana
    Mahadsanidiin bahda garsoorka shaqo wacan ayaa noo haysaan
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 10 วันที่ผ่านมา +36

    Ku sali Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 10 วันที่ผ่านมา +7

      Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @JAPHETKIVUYO
      @JAPHETKIVUYO 9 วันที่ผ่านมา +3

      Salalahu caleyhi wasalam salalahu ceyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

    • @suralowgasomalistar6514
      @suralowgasomalistar6514 9 วันที่ผ่านมา +2

      scw

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 5 วันที่ผ่านมา +1

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v 10 วันที่ผ่านมา +17

    Waxaan ku talinya in Niman kaan aan la dilin ee meel gaar lagu xiro qolka ay seexdan dhulka, waa in la siiya cunna ahaan Caar kooda ayago maalin kasta la siinaya waa in la cabsiya biya badan si ay u kaadiyaan kadibna la cabsiiya? Marka uu jirada waa in Indhaha laga baxshaa ama Guska laga gooya si Qof kasta dembigaa oo kale galo ❤

    • @zakibuuni
      @zakibuuni 9 วันที่ผ่านมา +1

      Cadowsanidaa adigu😂😂

    • @nin-geed-saaran
      @nin-geed-saaran 9 วันที่ผ่านมา

      Raganimo😂😂😂

    • @Haffyy
      @Haffyy 9 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😂😂😂cilka qawarijta aya iskuka gargaray legenow

    • @meyremeyre8078
      @meyremeyre8078 9 วันที่ผ่านมา

      Waa kugu raacay hhhhhhhh

    • @IsmaelAtlas
      @IsmaelAtlas 9 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂 Maxaa waaye silicaas, qofka in la silciyaa ma fiicna halmar hala dilo bas 😂😂

  • @muslimgoldengirls8218
    @muslimgoldengirls8218 7 วันที่ผ่านมา +2

    😮 Dadka uu dilay xaas iyo ciyaal ma laheyn miyaa ...ma kaligiisaa leh intaas, marka aad leedahay wa miskiin.

  • @abdifitahahmed3243
    @abdifitahahmed3243 9 วันที่ผ่านมา +4

    Xabsiga lagu xukumayo halaga daayo tiirka halageeyo

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 10 วันที่ผ่านมา +18

    Raggani waxay khatar ku yihiin shacabka iyonabad gelyada ha sii dayn dembiile yaasha

  • @ciiseak6897
    @ciiseak6897 10 วันที่ผ่านมา +4

    Dhamaantood tiirka la geeyo cidaa waxaan qabaa midkasta oo wax basaasa ama caawiyo ayaga hala dilo.

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 10 วันที่ผ่านมา +19

    shuute nimankan dil ku xakuun xabsi ha ku xakuumin kuligood

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 10 วันที่ผ่านมา +2

      Toos xeebta la gaheyga subax kasto waa la sii sidaa

  • @cabdifarey2562
    @cabdifarey2562 9 วันที่ผ่านมา +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤shuute waad hasaa gudoomiye ee kologood waa diltooshu😂😂😂😂😂❤❤❤ ee ku xukun jawarajta waliba dhigmirata 😂😂😂😂ee hala dajidajiyo dilkoda🎉🎉😂😂😂❤❤❤❤

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 9 วันที่ผ่านมา +2

    Shabaab mayahay haa dil toogasha ah tiirka hala geeyo

  • @mohamedmuzamil1592
    @mohamedmuzamil1592 9 วันที่ผ่านมา +7

    Dil lee lagu xukumaa mana ladilaayo waxaa fiican in ciqaabtooda lamarsiiyo.

  • @xirsixassan3811
    @xirsixassan3811 10 วันที่ผ่านมา +5

    Ilaahay haka qabto uma soomaaliyeed khawaarij taaan dhiiga soomaaliyed baneeysatey 😅😅😅

  • @queenilhaan5901
    @queenilhaan5901 8 วันที่ผ่านมา +2

    Abniga mada al Shaba so ogata rag madax u aha waxa siyo hada run shegasana bento arka

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 10 วันที่ผ่านมา +10

    Dowlada horumar masameyn karto hadii ay shaqaaleysiin dhalinyaro nadiif ah o aan qamri, qaad iyo sigaar midna cabin, hanajoojiso dadka in ay kushaqaaleysiiso qaab qabiiil.

    • @JamalJeylani-yn6yo
      @JamalJeylani-yn6yo 10 วันที่ผ่านมา

      Dowlada hadaad u shaqeyneyso waa inaad ahaaraa nin qamri cabaaya xashiish cabaaya qaadkana. Cunaaya kaagadaran waa masti inaad zaani thy

    • @OMARCHANNEL9
      @OMARCHANNEL9 9 วันที่ผ่านมา +3

      ​@@JamalJeylani-yn6yobeenta aad maanta sheegosid khiyaama abaal marintiisa helee

  • @RaageAli-hh9cn
    @RaageAli-hh9cn 9 วันที่ผ่านมา +3

    Maxkamada wali qaan gaar ma noqonin sababto ah raga baxsaday waa laga qariyaa ragaan la qabtay sii loogu gaado kuwi baxsaday balse hada waxaaba macquul ah in ay fiirsanayaan muqalkan

  • @rsomali2860
    @rsomali2860 9 วันที่ผ่านมา +2

    Eedaysanaha 5 shanaad waa nooleeye cadowga umada somaliyeed haduuna quudin ama cuno inaad siiso Saad doonto ku siiye waa Dambi lagu muteesan karo xabsi daa'im noloshaada xabsi cadaadad ayaan ka sugeega Garsooorka 😢

  • @selenafan786
    @selenafan786 9 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Alaah qarenkan shute kuma qancsani shabaab gacma gosa and biliyin siinaa mafamin hadi ow tiirka gay laa shabaabka waa la weenlahaa

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 9 วันที่ผ่านมา +1

    17:35 taliyahaan waa libaax libaax dhalay illaahey ha ku xafido

  • @Kbsl621
    @Kbsl621 10 วันที่ผ่านมา +3

    Dhamaan dadka ku lugle danbiyo ka dhana alshabaab yaan la cafinin Alle uma naxariistee

  • @mahad9555
    @mahad9555 9 วันที่ผ่านมา +2

    Nin dhagarqabe la shaqeeyay miyaa cadaalad rabo? Walee aduunyo waa yaab iyo ax ka daran.

  • @fuaadcaabijimcaale8253
    @fuaadcaabijimcaale8253 10 วันที่ผ่านมา +8

    Awal Ma Alshabaab ayaa Arxan lahaa Waa Dad Diinta Dalka iyo
    Dadkaba ku soo duulee

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 10 วันที่ผ่านมา +2

    War ashayaadiin waa lagu shaqaystaa yuhuud u soo marta carabta yaa maal gelisa
    Iyaguna waa cawaan diinta looga been sheegay

  • @englaabsalax1577
    @englaabsalax1577 9 วันที่ผ่านมา +1

    Arsenal waaba Update
    Nashqad cusub ayay keenaan markasta dawlada wayka hormarsan yihiin waxaasna USA

  • @user-xh6zy3dy6c
    @user-xh6zy3dy6c 10 วันที่ผ่านมา +2

    Dadka dilaasha maala togto warka iska daaya

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6s 10 วันที่ผ่านมา +4

    Hala dilo argixiso tirka hala geyo din wadan ma jirto wa galo madow loso dir diga shcab ka somaliyed kowa la sha qeyo wayo galo kall qaye dinta beyn ka shegan wa dalamin argixiso qawarij nacalada ilahey ha ku dacdo balayo madow ha ku dacdo

  • @user-kd6tu1xh4l
    @user-kd6tu1xh4l 8 วันที่ผ่านมา +1

    Bajaa oo dhacn waa ina sharci adag kasoo sara dawlduna ha qoorto dhalin yaro badan oo askar ah hasiiso lacaga 500 oodolra iyo xisaab adaga hal daaba dhigo

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 10 วันที่ผ่านมา +2

    Nimankaan lama toogato canshuurta shacabka lagu biiliya kuwa shabaab 4kahor laxu kumey ayaa xabsiga ka buuxa maxaa didaaya in la toogato kuligood hadii kale ruwayada dhaafa xaku mina xasan shiiq Waa dila qofka qof kale dilo kama balse shabab madilo

  • @AbAhmed-st1tp
    @AbAhmed-st1tp 10 วันที่ผ่านมา +5

    Google map wa direction app side wax lagu dilay off location hdo dhaho qof ka wba intaas

  • @abdirahmanrashid6592
    @abdirahmanrashid6592 10 วันที่ผ่านมา +2

    Kuwan ha la laayo

  • @selenafan786
    @selenafan786 9 วันที่ผ่านมา +1

    Waa diltoogsho

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 9 วันที่ผ่านมา +9

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 5 วันที่ผ่านมา

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @AbdikariinMohamedsiidoow-rx3lj
    @AbdikariinMohamedsiidoow-rx3lj 9 วันที่ผ่านมา +1

  • @SiyaadAskar
    @SiyaadAskar 9 วันที่ผ่านมา +1

    Shawab waa shawab hadii u wax diilo ama yusan dilin wa xukunkiisa waa diil

  • @MuscabMuscabcabdi10-rh3op
    @MuscabMuscabcabdi10-rh3op 9 วันที่ผ่านมา +1

    Khawarij naar ku tashta

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 10 วันที่ผ่านมา +3

    M.sanid .

  • @user-op4xz1bt3u
    @user-op4xz1bt3u 10 วันที่ผ่านมา +8

    Khawaarij qareen mlhn😂😂😂😂

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 10 วันที่ผ่านมา +2

    Maxaa loo dili waayey ninkii
    Siraaji dilay iyo kii xaaskiisa dilay
    Hadaad cadaalad haysaan

    • @GaroonMedia
      @GaroonMedia 10 วันที่ผ่านมา +2

      Ninkii wasiir siraaji dilay waxaa la toogtay 22/10/2022...

  • @NIMOAbdi-nr8wu
    @NIMOAbdi-nr8wu 9 วันที่ผ่านมา +3

    Kii kuwa waxa dilaaya la shaqeeya konton sano halagu xukumo yaan jeelka laga soo dayn waa dalimiin

  • @daarali
    @daarali 9 วันที่ผ่านมา

    Application sida uber oo kle weeyi

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 9 วันที่ผ่านมา

    Waligeey ma arkin askari la iska dilaayo oo askartii ayaaba la ugaarsanaya meesheey ayaga wax ugaarsan lahaayeen waxey cadeyn utahay in somalia qeyr kasoo soconin

  • @JamalJeylani-yn6yo
    @JamalJeylani-yn6yo 10 วันที่ผ่านมา +1

    Madaxweynaha lama arko miyaa yaaab

    • @CabdiqaniRoorshe
      @CabdiqaniRoorshe 9 วันที่ผ่านมา

      Madaxwaynaha maxkamada qaban lahayd kuma taalo dalka waa mida dastuuriga ah mana jirto

  • @HamseFarah-ms5sd
    @HamseFarah-ms5sd 9 วันที่ผ่านมา

    Wxaan cml ma,ahan in waqti lugu lumiyay horay halaga toogta

  • @user-xd9ib1ym7b
    @user-xd9ib1ym7b 9 วันที่ผ่านมา

    Kulii halawada toogto

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 9 วันที่ผ่านมา

    Kuwan waxa kadaran kuwa qabuuraha faganaya

  • @user-wb4zq1kw5b
    @user-wb4zq1kw5b 10 วันที่ผ่านมา +1

    Hala tuugto qawarijta umadeena way kala reebeen

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 10 วันที่ผ่านมา +2

    Horta waxaad xukuntaan
    Maxaa loo dili waayey
    Wixiinu ma filimbaa???

  • @hilaacmedia8210
    @hilaacmedia8210 4 วันที่ผ่านมา

    Qof u dodi qof iyaga babin xita u dodi ma oga inu isku qarxin dono war dalka dadka alle uga baqa

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 9 วันที่ผ่านมา

    Ilahayow dulka lagoo al sheydan, walahi xabadcayan lagu dufaan ee hala gowraco wacaladha

  • @maxamedibraahim3751
    @maxamedibraahim3751 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wᴀʀ ᴀᴡᴀʏ ɴɪɴᴋɪɪ ᴄᴀʙᴅɪ Qᴀᴅɪʀ ɪssᴇ ᴀʜᴀᴀ

  • @selenafan786
    @selenafan786 9 วันที่ผ่านมา

    Dhagar qabe ha lagu radiyo 3 maqan asag oo xaninyaha koronto laga hay kkkksi ay ku tusleqatan ma toogsho

  • @user-kd6tu1xh4l
    @user-kd6tu1xh4l 8 วันที่ผ่านมา

    In taatogto anaa lawarisan baa fican tuuga dad dhibayi

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 4 วันที่ผ่านมา

    Gudomye kis muslimaka somali waa jaceel kiss

  • @CadowibrahimmursalCade
    @CadowibrahimmursalCade 10 วันที่ผ่านมา +1

    Askari markii ladilo waa nin muhiim ah lakiin family ga uu kadhintey cidna madaryeesho markaasey ileeyihiin muhiim ayuu ahaa meeqa saxibadeyda ahaayen ee dhintey cidna wax u qaban

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 10 วันที่ผ่านมา

    Hadii ay waxan sheegaysaan run uu yahay waa in ciqaabtooda la mariyaa hadii dadkale lagu bedelayana oodafkan masaakiin la nabsanayo yihiin ilaahay umada ha idinka qabto umada

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 10 วันที่ผ่านมา

    codka ma ebar mse aniga xageyga waye😂😂