WAREYSI XASAASI AH:-Maxaa kala qabsaday Gen.Indha Cadde iyo Wariye Anas?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • “Madaxweynaha waxa uu Tuute u qaatay in uu dhinto ama Guuleysto,Aniga Macawiisley ma ahi,Adiga wariye tahay Dowlad ma ihid Aniga ayaa dowlad ah” General Indha Cadde.

ความคิดเห็น • 32

  • @amransiyaadwarsame-vn1ki
    @amransiyaadwarsame-vn1ki ปีที่แล้ว +8

    Xasan Shiikh, Alla siiyey gusha.

  • @amransiyaadwarsame-vn1ki
    @amransiyaadwarsame-vn1ki ปีที่แล้ว +3

    Shaqale dowladda maba tahay. Masha'Allah. Shabelaha hoose, ka sii bilow oo soo kici dadka. Macawisley, isku soo aruuri oo hor kac. Adigii general ka aha aa shah iska cabaya. Sidey dadkaw kale u dagalamayan. Sh hoose ilaa Jubooyinka ka buxan al shabab.

  • @amransiyaadwarsame-vn1ki
    @amransiyaadwarsame-vn1ki ปีที่แล้ว +3

    General Indha-Cadde, shabelaha hoose,ka biloow. Khawarijti is ka Xorey.

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah JN Indha Cade salaan sare guul

  • @amransiyaadwarsame-vn1ki
    @amransiyaadwarsame-vn1ki ปีที่แล้ว +5

    Laba shabab waa isla shaqeyan

  • @ahmedhashim2895
    @ahmedhashim2895 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allaah waa mooryaan keeyni waynaa oo aan ku faaneynay ilaahey hanoo kaadaayo

  • @saacidfeysal6396
    @saacidfeysal6396 11 หลายเดือนก่อน

    Very good

  • @abdikadirwarsame3477
    @abdikadirwarsame3477 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtii

  • @amransiyaadwarsame-vn1ki
    @amransiyaadwarsame-vn1ki ปีที่แล้ว +1

    Waa Runtis, macawisley waxy ka dagalamayan degankoodi wana isku qabil.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 หลายเดือนก่อน

    Tuug Guryaha Jabsanjirey haddii uu General xirto somalia u dhamaatey

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 ปีที่แล้ว +2

    Generalka webiga xaajira 😂😂

    • @qeysqeys8736
      @qeysqeys8736 ปีที่แล้ว

      Wabiga waagii uu asagu joogay beeraha ayaa lagu waraabsa jirtay oo lagu tacba jiray hada maa lagu tacbado oo lagu waraabsado waa uu kasoo tegaye

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 ปีที่แล้ว +3

    Wax aad Heoro Nooga dhigtid maa weysay Markaad Nin Habaar qabe ah OO Muuryaan xaaraan ku naax ah aad nooga dhigeysid.
    Gen indhacadde Sow maaha ninkii Biyaha Wabiga Shabeelle Ka iibin jiray Masaakiinta.
    😂😂

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 ปีที่แล้ว

    Tuugo hawiyoow shalay iyo maanta anigey wax rabaan noshegayaa ayagaa shabaab ah

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox ปีที่แล้ว +1

    Warkan alaareebay haduuraacilahaa halmeelna lamaqabteen mooryaanimo usheeg

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 ปีที่แล้ว +1

    Dowlada anaa ah kuye yaa isagaaba ahe biyihii webiga uu ilaalinaa 😂😂

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 หลายเดือนก่อน

    Mooryan dhiigyocab ah Dad iyo duunyaba qaba General MOORYAN dhiigyocab ah ayuu sheegtaa

  • @AbdirashidHussein-g4z
    @AbdirashidHussein-g4z ปีที่แล้ว +1

    General ka biliqada tahay

  • @khaliifculusow2935
    @khaliifculusow2935 ปีที่แล้ว +1

    Walaale hadaad wariyetahay afsomaliga saxda ah isticmal madaxwaynaha sharaftiisa wax ha udhimin ( madaxwaynahaa horbodaaya masaxantahy....waa maya) fadlan iskasax erayada.

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 11 หลายเดือนก่อน

    Shaafta maasugee dowlada kusiiso kasugee xamarba lagagamawicin waataad fakaneeysa yaakusiiyay shaaftada markaas noosheeg

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 ปีที่แล้ว

    Insha Cadde “anigu qabiil maaha”????😂😂😂😂😂

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 ปีที่แล้ว

    Maxaa loo arka la’yahay inaad trite qaad ato oo aad sagaalka hor kacdo? Waa sua’aal haboon in la waydii yo Insha Cadde - laakiin jawaabtiisu ma aha mid uu runts ka sheegay.
    Dagaalkan waxaa lagu dhisayaa dowladnimo iyo qaranimo. Indha Cadde Qatar ayuu sida loo dumiyo yaqaan ee sida Quran loo dhigo ma yaqaan.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 หลายเดือนก่อน

    Sh/ hoose ayuu biyaha wabiga ka gadaa tuugani xamar la dagey asagaba shabaab ah

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 หลายเดือนก่อน

    Mooryan dhiigyocab ah oo dad iyo duunyaba qaba indhacde waakii ilmaha ku gowracayey tarabuunka Daarood xoolahooda waa xalaal kiilahaa sow maba ahan tuug guryaha jabasanjirey

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 ปีที่แล้ว

    Anigu Waxaan ahay “ Janaraal”??????😂😂😂😂

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 ปีที่แล้ว

    👨‍✈️

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 ปีที่แล้ว

    Webiga hadii lacag laga helaayo dadka dhan aya aadilahaaye qof faqri ahna lama arkeen shabaag aya qofkasta sameysan lahaa laga so jilaaban lahaa lacag e beenta iyo dacayada dadka ka daaya

    • @billeabdi1061
      @billeabdi1061 ปีที่แล้ว

      Wuxu ka hadlaaya waagi degaalada bacan ka jirey somaliya waa sax dadaka biyo laanta ka jirtey ayuu dadka ka ibin jirey

  • @FadumoHassan-o4o
    @FadumoHassan-o4o ปีที่แล้ว

    Sax

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk hawiyoow waa wareerten warbaa idiin dhiman hadaad war kasugayaa xasan culusoow iyo siduu uliito

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk jaranaal nimo moryaa nimo ayaad ku shegatay waa iska shegataa ee yaa jaranaal kaa dhigtay horta

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Dani ninkarabo boska xasan shiq lagaliyo dagalku kudhintay marmarsiyo malakalameed cabdi wali gaas iyo keenyaa laweydina nin hubkis lagaqaday ee kursi gurigiis lakeenay