ManshlHhh. Who is 2021 watching. Allah Ku dhowro sheikh mustafe wa murayada ummada somaliyeed. Our president our sheikh our imaam our history book. Of Umah Muslimah.
MashaAllah sheikh mustafa ilahey ha ku xafido kuwii wax kaa bartana ilahey ha naga dhigo amiin yaa rahman Hadid dhageysatay in badan aniga cml plz like me
Sh Mustafe ilahy hku xifdiyo aduun io aakhiro
After 10 years ya dawanyo 3 April 2024❤
Zxpow wan jifne subax wangsan
masha allah sh.mustaf ilaahay janadii haku geeyo
Aamiin Yaarabi
KaAflax Channel å
Hur går bra
+hooyo112233 amiin dhamanteen
hooyo112233 أمين يا أخي
Ninki qisadan dhageysto e waxan mamul goboledyada laleyahay si tagero wlhi wa nin ilahey fahamki ka xiray
Right walhi😂
*Sh mustafe xaaji ismaaciil ilaahay cimrigaaga hakuu barakeeyo*
*jannada kuwa bilaa xisaab ku gala alle hakaa yeelo aamiin*
I'm watching now 20/8/2024 Allaha bless sheikh mustafa who's behind me 🖐
mansha Allah waa qiso cajiib ah oo lagu cibro qaadanayo Sheekh mustafe Alle janada hakaa waraabiyo sidaad cilmiga nooga warabisay
mukhtar isma cil
Somalida waa dada hiisa ale qiiri ha kadhiigo 🤲🤲🤲🤲🥰
am I the only person who still has to listen and watch
mashaAllah ustadh Mustafa
Maashaa Allah
Hell no am addicted too !
Hassan Omar no brother
No
Ilaah hanoo xifdiyo sheikhena i.a ❤
ManshlHhh. Who is 2021 watching. Allah Ku dhowro sheikh mustafe wa murayada ummada somaliyeed. Our president our sheikh our imaam our history book.
Of Umah Muslimah.
Waxan maanta dawanayaa tariikhdaan cajiibka ah 29, JUN, 2024, sheikha allaha xifdiyo.
masha allah ilaah ha barakayo shiikheena mustafa haji ismaaciil haaruun
abdulkadir Said mhdsnd waa siyaasiga soomaliyed ee shaakir yare
Masha alllah sh mustafe taarikhyahan somaliyeed allah ku dhowro
Masha allah shiikh illaahay haku xifdiyo❤
Allaha ku xifdiyo shiikh
Aamiin
جزاك الله خيرا يا شيخنا الحبيب الغالي ❤❤❤
Ilahay sheekh Mustafe Khayr ha Ka siiyo waa muxaadaro aad u qayim ah e
MashaAllah sheikh mustafa ilahey ha ku xafido kuwii wax kaa bartana ilahey ha naga dhigo amiin yaa rahman Hadid dhageysatay in badan aniga cml plz like me
sheekh mustafe alla yaxfidak qisadan raadkeedi waxa ku socda somaliya ilahay haynoo gargaro waa qiso xanuun badan wllhi
من يشاهد الآن 😍😍
I’m m
Somali brilliance. I would love to study under this man....
who is watching 17/04/2024
mashalah shiiq mustafe alaha kuxifdiyo
Sh Mustafe Xaaji allaha barakeeyo
Noloshayda wax badan buu ka badalay dhagaysigiisu allaha janada ha inagu kulmiyo
Alle dartiii baaan ujeclahay
Wallaha tarikhda tan somalia u eektahay ALLAH na badbaadsho
Ma'am shall Allah waa muxaadiro qaaliya. Allah you Barack sheikh mustafe having ismail
Allh cimriga io caafimadkaba ha ku barakeyo anagana ha nagu anfaco
الله يرزقك الخير يا معلم
masha allah sheekh alle haku dhawro
Mansha allah sheekh mustafe xaji ismail
Mazha allah alle cilmiga hakuu barakeeyo
Alle hanaga dhigo kuwa ku cibra qaata wacdiga
I listening until now 10/12/2017 Alxm
Masha Allah Allahu akbar
masha allah sh mustafa xaaji ismaaciil haaruun allaha kuxafdiyo shiikh janada allaha kuugu bishaareeyo
Masha Allah sheekh balaaqo leh weyan if iyo aakhiraba liiban
Wali ma aan arag Soomaali kaga wanaagsan hal-tabinta taariikhaha Islaamka. Mahad badan sheekhow. 🌹
sheekh kheyr Allaha ku siiyo.
Masha Allah sheikh Mustafa Allah ajar Iyo xasinan Allah ku siyo
Maa sha Allah Jazakalah kheyr Sheikh Mustafa Miisaanka Xasanaadka Alle hakuu siyaadiyo
mansha Allah shiekh
mansh allha ilahay haku soo cilyo quuwadi muslimta
mansha allah haku dhawro sh mustafa
Insha Allh Andalus way so laaban
mansha allah sheeekh mustaphe jasaakallah qisdan io xlad soomaliya hada waa same alle hanoo sahlo
Mnsha allah jazaka allahu qeyr sheikh m/
mashallah allah ku xafido sh mustafa
Who is listening with meh 2022🥰🥰
Sheeq mustafa xaaji ismaaciil ilaahey xaku xifdiyo sheeq
Definitely tariikh wax barsho mudan marka aad udhagesato tariikh andulus oo kataagan wadamaha muslimiinta gaar ahaan somalia Allow cibri qadaasho naguyeel iyo wax fahan
Masha Allah sh mustafe
masha allah shiekh mustafe ismacil♥♥♥♥ jazaakallahu ♥♥allah♥♥haku♥♥xafido♥♥aamiin
jazakalah sheikh allah ku xafido
manash aļlah allow ku xafid
ماشاء الله بارك الله فيك جزاك الله خيرا
Masha allah shekh mustafa ilahay haku xifdiyo
M.a sheikh 👍
Allow kuu Barakee Cimriga iyo caqliga wxd tahay shiikh aan aad u jeclahay ilaahay dartii oo naga haqab tiray cilmiguu bartay😍😍😍
Waaa xalku somalia iyo somalida ku jirto😢 gobol gobol iyo state state
I am watching 1/6/2024✔️
Who is still watching in 2018
MAASHA allah yaa dawnayaa 2019
ماشاء الله
Sh mustafe alle haku xafido
alle ha ku xafido sheekh
Allaah abar mansha allaah
illhey ha ku dayoh
Ya dhegeysanaya 2023
manshallh mustafe wllhi waxa thy mufti diinta ku taqasusaya
mashaa alaah
30 June 2024❤
masha allah sheik ajar allah ka siyo
ajar Iyo xasanaad Allah ku siyo
masha Allah allaha kaa ajir siiyo
Mashallah sheikh mistafe
Manshaallh Manshaallah sheikh mustafe
18/11/2024 😢 exactly Waxa soomaliya ka jira haatan bay ku sugneyd andalus xiligaas ale hana samata bixiyo
Who is watching December in 2022
mash alh
maasa alaah waxa shiikhu usoo qaatay masaladaan waxeey ila tahay waa waxa naheeysta hada oo aan usuubsanay waxakan tirada badan oo aan ula hoos joognaa gaalada.
Who watching in 2018 Ramadan kariim (13ka soonka)
جزاك الله خيرا
masha Alan alah haku xifdo
mnsha allh shiikh
mustafe allaw
udanbi dhaaf anagana
naga yeel kuwi Ku cibraqato
allha xafido sheekha
🎉علامة الشيخ مصطفي حفطك اللھ
Soomaali maanta wadadii andulus ayay haysaa عصدر الملوك والطوائف
Listening 07/08 /2023
Masha Allah
mashllh sheikh mustafe
2019/01/15
Mshlh
AllA hakubarakeeyo
Masha allah Allaha kaa abaalmariyo anagana hanaga dhigo kuwii ku cibra qaata
Waa qiso cibro qaadasho mudan
amanshalah
jazaka allahu kheir
I live in al Andalusia what a sad history! !!
mzha allh sheikh
Ma sh A allah
Mshallah
Waa waxa hada dowladaha islaamka ka jiro dowlad walbo mid gaaledbay ku tiirsantahy wadamada muslimiintana kula duulan fiiri bal Afghanistan , ciraaq, siiriya , yaman iyo somalia. wax lo adeegsaday dowlado gaala kuwa muslimka sheegtana waa ku taagerayey walee tarikhdu dibay isu qoraysa, waliba somalia waxay kaga duwantahy qabilayba u wataan Ethiopian ka .